Iiduuceeya qofkii arka walaalayaal,waxaa iheysta waa xanuun laabta ah doctor waa tagey waxna leygama sheegin, nolosha waxaan isku arky business ma wadi karo, oo waxbarasho ma wadi kari, culeys kaasa jira Alaha na wada caafiyo. Aamin aamiin
7 years ayaan xanuun sanahay shiiq quraan Quranka intas Waan dhagay sanayay markay iga baxaan way igu soo dhonayaan wlh jirkayga meel aysan quraanjo iyo kulayl ku socon mahan xanuun badana waa i hayaa dhibkaas ayaa i haysta. Markaan Quran kaan ku raysto is lamarkii ayaa wax duulaya I soo galayaan 😢
Jazaka Allah Sheeq shukran laka walahi Alle baan kudhaartee Sidaa nogu nastexesay Allah aan Nastexu kaweyn kagarajeyna…Allhamdulilah Allhamdulilah Allhamdulilah ☝🏿🙏🏿🤍
asc shekh ceyduruus allaha ku barakeeyo adiga iyo labadii waalid ee ku dhalay shekh adigoo mahadsan noo soo gali ruqya ka hadleyso sixirka lagu duugo qabuurta waalidka kii dhintay aabaha ama hooyada allaha ku xifdiyo jazaaka allah qeyr insha allah
الهم صلي علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد الهم بارك وعلي محمد وعلي آل محمد كمأ باركت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم آنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc sheeqa waxn kacodsana inaad iso doceeso Ilaahay haku naxaaristo aduyo iyo aqiiro , Sheekh aniga waxa laygu dhibatey sixir iyo sheydan 4 caruurta aya leygu dilay sixir aya la siyay gisacaa canaha aya leygu daray 2 isbuuc ayey igu dhinteen aniga sheydan aya leygu so diray hawenki wu istcmal ninkeya wa igu diren aniga riximkaa sixar ayey iga dhigen madhasho ayey iga dhigeen sheq owlaad ayan uu bahaana isodocey ee waxan jooga saa,uudi carabi gorma imaesa Sheekh qisooyin wa ku haya oo an kahely. tasbixda laay ilahaa ilalahuu waxdahuu lasharikala lahul mulku walahul camdu wahwa cala kuli shehin qadir 1000, mar malin weliba ayan aqriya ee waxan la kul may qiso ad iyo ad uu yab badan ,ee lambarakada iso qor wa saa,udi carabi
Allahu akbar wall cadawga SAS ku galay musiibo allaha ku rido adigana allaha wayn ee boqorka awlad hakugu irsaaqo kuwa indhaha ad ku nursatid farxad an nusqamin allaha ku siiyo runti wan ilmeyay tas bixda halka kasi wad wall
Asc shekh hargaysa ayaan jooga waan ku imaan alaah lkn lacag badan ayaan lay sheegay in aan hayn waan iska daayay fadlan lacagta nala saayir dad ma wada hayaane
Sheekh kheyr Allah ha ku siiyo ! ducadan allah noo aqblo commenta hadii aad aragto sheekh Guur kheyr qab igu soo ducee! 5 jeer in ka badan baan markaad meher u diyaar noqo ee wiilka xaafada la soo hadalo dhaho baan is bedelaa😢 allow block iga dulqaad ayaa Allah nolosheyda wax ku badan dadka xaasidka ah kuwan igu dhow ee aan saaxiib nahay kow ka ah😢
Asc shiiq waku salamay halmid baa i haysato ma hurdo cabsi weey ii dher tahay 2bil baa lii qabaa malinta lii gursaday ilaa hada jirka wuu i dhagleynaa si in dharka wax iga socdaan oo kale kababiso jirka iga jirta quranka waan ku xiranahay wana nafisaa markaan dhagesto lkn quranka markaan jojiyo walii qabanaa markaan dhagestana waan ilmeynaa ii duceya in uu alle iga qado dhibatadaan ameen 🤲 جزاك الله shiqoow
Shekh jazakallaahu khayr manta suuratul anfaal aqriyay ruqyadaana waan dhagestay waana soomanaa manta afurka ka hor ducestay wlhi Alx arin malmahaan dhan igu cakirneed isla maqribki aan helay faraj dadki xitaa wexey idheheen malaik ayaa alle kuu soo diray arinkaan Sida sahlan aa kuheshay malmahaan dhan kurbo igu haysay alx
Wall Nala wadag qisadada😢
❤❤❤🎉🎉🎉
@@Sadiomohamedomar wll qoral maku kobi karo cafwan lkn muhiimada aan uso qoray wexey tahay waxan ku faiday inan lawadago dadka ayagana ay ku faidan, inta kurbada hayso allaah kaqado kurbada kuna dadala anfal iyo ruqyadaan insha,allah
Amiin abay haye inshllh@@jawhara4154
Suratul anfaal waan aqaana lkn ruqyadana maxa kawadaa wll pls isheeg waqtigee aqrisay guurka cules iiga saran shaqo ma aqrikaraa 😊
Thnkis wllhi waqisada ihaysata Allow cafimaad ban kuwaydistay anigiyo inta ilmidka Allow nacaafi 🤲🤲😢
Amiin allh hana cafiyo😢
@@xafsaabdilahi9130 Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii yaarabii 🤲
Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii Aamiin yaarabii yaarabii yaarabii 🤲
Allah haku caafiyo wll one year anigu farxad ma dareemine wanaag badane ilahay hayna caafiyo
Aamiin yaa Allah
Iiduuceeya qofkii arka walaalayaal,waxaa iheysta waa xanuun laabta ah doctor waa tagey waxna leygama sheegin, nolosha waxaan isku arky business ma wadi karo, oo waxbarasho ma wadi kari, culeys kaasa jira Alaha na wada caafiyo. Aamin aamiin
Allaha ku cafiiyo
Illahay haku caafiyo wllo u tag sheekha xanunka labtu waa xanunada ruxiga ah
Masha Allah tabarakalaha jazaklhu khayar shiekh caydarus ilaahay haku xafido aduun iyo Aakhiraba Ruqyah, Aan sugayay in badan Allhamdulilah Mahdznd wllky❤👍
Masha Allah sheekh Alle cimrigaaga hakuu barakeeyo Aduun iyo Aakhiro Alle hakaa raali noqdo wax kudhibo Alle kuma tuso🤲🤲
Mash Allah thank you may Allah protect you
Jazakallahu kheyr sheikh xili an ubahna balso galisey tilabo kasto an qaado wey soxirmeysa kheyr faro badan allaha kusiyo sheikh ❤❤❤
Jazakallah qeyr shequna fidunya wal aaqira ..wankula socdaa marwaliba waxbdana wankaafaiday Alxamdulillah calaa kulli xaal❤❤❤
Jazakalaah kheyr shiikh cayduruus cimriga allah ku barakeeyo Aamiin yaa rabi
Ilaahay waxan kaga baryay sheekh caydaruus cimridheer o cafimaad leh ❤
7 years ayaan xanuun sanahay shiiq quraan Quranka intas Waan dhagay sanayay markay iga baxaan way igu soo dhonayaan wlh jirkayga meel aysan quraanjo iyo kulayl ku socon mahan xanuun badana waa i hayaa dhibkaas ayaa i haysta. Markaan Quran kaan ku raysto is lamarkii ayaa wax duulaya I soo galayaan 😢
Adigu akhriso quraan abaayo
Jasaakumulaah sheekh runtii dhagaysiga ruqyadan iyo akhrinta quraanka waanku faaiiday ❤
Jazaka Allah Sheeq shukran laka walahi Alle baan kudhaartee Sidaa nogu nastexesay Allah aan Nastexu kaweyn kagarajeyna…Allhamdulilah Allhamdulilah Allhamdulilah ☝🏿🙏🏿🤍
Allahuma ameen yaa rabi caalamiin yaa rabi allow naga qabow yaa rabi caalamiin yaa rabi accept yaa rabi
asc shekh ceyduruus allaha ku barakeeyo adiga iyo labadii waalid ee ku dhalay shekh adigoo mahadsan noo soo gali ruqya ka hadleyso sixirka lagu duugo qabuurta waalidka kii dhintay aabaha ama hooyada allaha ku xifdiyo jazaaka allah qeyr insha allah
Jazakallahu kheyran sheekhanaa faadil Allaha ku xifdiyo ❤
Alle mahad iska leh icaafiyey xanuundheer kadib sanadka hadii aanan alle xagiisa ucararin walhy waan waalanlaha lkn alle wuxu igu ilhaamiyey caqli iyo in aan xakameeyo nafteyda alx
Masha allah
Wlle se noqotay ana hada xlad ku jiro
Allaha kusiyadiyo wllo maxa qasa ood kuficnatey
@BashiirAbdi-cl9qm muuca wada teenka oo aan badiyey iyo suurad maryam iyo cilaajkale qofka xanuunkuu doono weyka caawinayaan haduu badiyo suurad falaq iyo suurad naas iyo aayatul kursiyi
Kula midban ahay😢
Masha allah sheikh idrees
والله يبارك فيك وجزاك الله خير يا شيخ عيدروس شكرا لك اخي ❤
Alxm ale aya mahdle rabi mhad celinta ubadi wll@@IqraAbdulahi-dv1tl
Janadii fardawso alahakugeeyo shiikh cadaruus markaste wxn arkaa wllo bdn oo kaga mahadcelinya cilajinta iyo talooyinka aadsiiso jazakalashu khyr
Jasaka allh shiikh caydarus wax bdn ayan kafaiday wlhy miisanka xasan adika Allha hakugu daro🤲
Ilahayow intoi xanuunsan caafi inta culeys dareemee rabiyoow ka dulqaad qof kasto mashoow ka ooman yahay ka oon dir yaa raxmaan aaamiiin
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ ❤❤
Sheikh jazakallah wllhi ruqyadan xili aan aad ugu bahanahay ayaad soo aqrisay abaalkaaga jano i.a
Jazakallah kheyr sheikh allaha ku barakeyo
الهم صلي علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد الهم بارك وعلي محمد وعلي آل محمد كمأ باركت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم آنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah qeer alla haku siyo macalin alla ha ku xafido ❤❤❤
Masha Allah sheikh ceydurus Allaha nokaa xifdiyo
Mahadsanid anaa nolosha kaxirxiran wlhi cabsi iyo walwal dadka xitaa waaka cabsadaa inaa lahadlo
Walal suratul baqaraa dagaaha hakabiixiin anasomare xaladaa weysaa kusexoo
Jin canshaq iyo il xasad waye xabadsowdada miraha isku uumi
Maashaa Allah illaahey haku xifdiyo aduun iyo Aakhiraba shiikh taladaadana Allah ha nagu anfaco
Mashlllh. Shekh caydurus wa shekh uhagar baxa dadka ku dhibateysan xanunada ruuxiga
Thanks Sheekh Caydarus May Allah reward you 🤲
Masha.allaah sheikh allaha ku xafido
allah jano hagugu abaalmariyo caydaruus taladada wa ku liibane❤
Sh qeeyr Allaah haku siiyo
Ajar iyo xasanaad Allaah hakaa Siiyo Allaah haku xifdiyo adiga iyo Ubad kaaga❤
Jasaka laah qayr sheikh Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabi
WAX KASTOO KHAYR AH ILAAHAY HA KUUGU DEEQO SH CAYDARUUS anagana ilaahoow na,wada caafi Alow adaa wax walba,arkaya yaa Rabbi 🤲
Jazaka Allh qeyra sheikh saameyn ka daremay ruqyada
Sheikh masha allaaah alle haka awal mariyo sheikhena alle dartiis aya kuu jecelnahay barakalaahufik
Allow naga daalimiinta naga qabow yaa rabi caalamiin yaa rabi accept yaa rabi
Jasaakumullahu qaran jasaa sheeq ilahay ajar haa kaa siiyo jsnadadaallaaha kugaliyo🎉🎉🎉🎉🎉❤
Jazakalaah kheyr ya shiikh caydarus
Jazaa kullah SheeQ caydaruus ilah hanoo aqbalo ♥️🤲🏻♥️🤲🏻♥️♥️🤲🏻
Asc walal yal waxansomary marxalaad aad uu adhaag labaa jeer buu guurkaa igaa fashiilmaaay anigoo aroos ah bilooyiin alxamdulilah mudoo ayaan single ahaa waxaan badhaasaadhi dhikrigaa Allah swt alxamdulilah oo wangursadhi oo waxaan heelay mid anigaa iyo asigaa beeytkaa Alle xaramkaa door jeer Allah subhana wataxaalla anuguu azumee alxamdulilah oo hadaa Allah yaaan kabaaaryayaa oowlad baraakeeysan
Masha allah allahuma baarik❤❤ xbbt nimcadada qarso xasadku wuu badanyahe mar kastana ilahay u mahadceli❤
Masha Allah. Allah kuu barakeyo rerkaga walal. Awlaad salixa Allah idin kala siiyo 🤲
Abaayo ilahey hakugu arzaqo awlad baari ah aduun iyo aaqiraba ku anfaca
Masha alaah tabaraka laah shiikh caydaruus
Allah kubarakeey
الله يحفظك الشيخ
wad mahadsantahy sh caydarus waxa tahy sh ugu horeye e allab alle igu fura tahy waxa ihaye ku ogade
Masha allah shekh alle haku xafido ❤
Masha Allah Sheikh Ceydaruus Wadmahadsantahey
Sheikh caydruus ALLAH ha kaa farxiyo sidaad noogu hagarbaxday
Masha Allah wll allah ha ku xifatyo aamiin aamiin aamiin
Illhy khayr bdna haku siiyo sheikh mhdsanid ❤
Mashallah ❤❤ allahay haku xifdiyo shiekh
Masha allh allh hakubarakeeyo adi iyo familkaaga anagana allh hanagu caafiyo
Ilaahay ha ku xifdiyo shiikh Cayduruus
Illahay haku barakeyo sheekh caydaruus
Allahuma Aamiin Aamiin yaa rabi
Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus
Jasa allh khyr shekh caydaruus❤
Shukran sheeq jazaakallhu qyr ❤❤
Sheekh jazakallah kheyr
Allaah ya baarik sheekh
Baraka allah
Manshallah sheikh allaha kubarakeyo
Asc sheeqa waxn kacodsana inaad iso doceeso Ilaahay haku naxaaristo aduyo iyo aqiiro , Sheekh aniga waxa laygu dhibatey sixir iyo sheydan 4 caruurta aya leygu dilay sixir aya la siyay gisacaa canaha aya leygu daray 2 isbuuc ayey igu dhinteen aniga sheydan aya leygu so diray hawenki wu istcmal ninkeya wa igu diren aniga riximkaa sixar ayey iga dhigen madhasho ayey iga dhigeen sheq owlaad ayan uu bahaana isodocey ee waxan jooga saa,uudi carabi gorma imaesa Sheekh qisooyin wa ku haya oo an kahely. tasbixda laay ilahaa ilalahuu waxdahuu lasharikala lahul mulku walahul camdu wahwa cala kuli shehin qadir 1000, mar malin weliba ayan aqriya ee waxan la kul may qiso ad iyo ad uu yab badan ,ee lambarakada iso qor wa saa,udi carabi
Allahu akbar wall cadawga SAS ku galay musiibo allaha ku rido adigana allaha wayn ee boqorka awlad hakugu irsaaqo kuwa indhaha ad ku nursatid farxad an nusqamin allaha ku siiyo runti wan ilmeyay tas bixda halka kasi wad wall
Sheekh caydarulow alleh waxaan kaaga baryay cimri barakaleh iyo caafimaad barakaleh iyo cibaado barakaleh iyo irsaaqad barakaleh iyo owllaad barakaleh inshaa allaah
M.a sheqeyna 🥰 Allaha kubara keyo
Sheeq ascSheeq xanuun waaa I haayaa suuratul anfaalna ma kasaaayi ee ciyaalka ma igu tufikaraan
Shaqa iyo guur laiga hortagan yhy ya allah
Illahow ku caafi
Halkee kala soo xariira sheeq caydaruus❤
Asc shekh hargaysa ayaan jooga waan ku imaan alaah lkn lacag badan ayaan lay sheegay in aan hayn waan iska daayay fadlan lacagta nala saayir dad ma wada hayaane
Imisa laguu shegay wll
Shikh wa u Banah Walahi thanks 🎉
Jasaka laah qayr sheikh
Jazaakallah qer
Jazakalah
Jazakalaahu khayr
Sheekh jasaakallah
Masha allah
Shiekh tacdiilka ay sameyan xasadka nosoo duub khaasatan qaraabada ❤❤ruqyooyinkaga ilaahay caafimaad buu iiga siiyey mahadsanid dhab ahaantii
Masha allhaa ❤️❤️🤲
Asc shekh gawar naga xanuunsan muqdisho joogna inaa kula xariirno rabnaa illah qayer haku siiye
Jazakllah shekh
Jasakalah Qayr sheikh😊
Sheekh gorm Nairobi imana ilahiyahakuxifdiyo
Shiikh jasaka allah
شكرا استاذ
Ajar Allah kasiiyo shiiqoow
Illow nagu caafi yaa rabi
Sheekh kheyr Allah ha ku siiyo ! ducadan allah noo aqblo commenta hadii aad aragto sheekh Guur kheyr qab igu soo ducee! 5 jeer in ka badan baan markaad meher u diyaar noqo ee wiilka xaafada la soo hadalo dhaho baan is bedelaa😢 allow block iga dulqaad ayaa Allah nolosheyda wax ku badan dadka xaasidka ah kuwan igu dhow ee aan saaxiib nahay kow ka ah😢
@Habon-y6m amiin Alle hakadu qaado wllhi anigaba qisadadi way ihaysata Alle hay naga dulqaado🤲
Alle ha ku siiyo guurkhayr qaba iyo awlaad khayr qabta yaarabii 🤲
Amiiin
@@xafsaabdilahi9130Aamin aamin yaa Allah adiga iyo aniga iyo dhamaan waa jimce caawa Allah ha inaga soo farxiyo
@@Xamdamohamud518aamin aamin wllo
Mashallah adrus ❤❤
Sheikh kheyr ilhy haku siiyo waxn raba ina iiga jawabto malinta jimcaha uun ba cabsi dareema saa ujoogo
Asc shiiq waku salamay halmid baa i haysato ma hurdo cabsi weey ii dher tahay 2bil baa lii qabaa malinta lii gursaday ilaa hada jirka wuu i dhagleynaa si in dharka wax iga socdaan oo kale kababiso jirka iga jirta quranka waan ku xiranahay wana nafisaa markaan dhagesto lkn quranka markaan jojiyo walii qabanaa markaan dhagestana waan ilmeynaa ii duceya in uu alle iga qado dhibatadaan ameen 🤲 جزاك الله shiqoow
Xaladan 5sanadod ban kujiray juhdi farabadan wan galiyay saan kucafimadi lahaa hada xoga wa ronahay waa jin caashaq iyo xasad
❤❤❤❤❤❤❤Halkin kala soo xidhiidh naa
😢inaad iga hadlee mamooda 😭😭ilaahow iga furfur
MashaAllah sheikh kher badan Allah kusiyo ruqyadha wankufaide❤
Mashallah ❤
Ilahow ino xafid shekhena anagana naga dhig kuwi kucafimaday tuftisa
❤❤❤😊😊😊
Masha’allah