PRANK || WALAALKEE OO OOYEY GURIGA WAAN KA TAGAA || SORRY BRO 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2022

КОМЕНТАРІ • 329

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +270

    inta markay prank maqashay soo carartay ismujiya 😂😂✌🏽 Hhh team prank jaceyl wan idin salaamay.

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 роки тому +115

    Amira maxamed abal marin siii
    abti waye wan la naxay abti maskin waye in la dhibo ma fcno next vedio iyo abal marin insh allh ka farxi ani reero comment ma ahi balse abti dartiis aan uso qore keep going beautiful family hooyo neh cfmad aa urajeynaa insh allh

  • @ifraaxnuur6622
    @ifraaxnuur6622 2 роки тому +51

    Hhhhh maama calwiya Raali maka ahan wlh prankigan wiilkeeda lagu sameenooyo inee ka xunthy aa dareemooyaa wlh hooyayaasha wiilasha zaaid ujecelyihiin wlh🤣🤣

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 роки тому +59

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 роки тому +32

    Maxamed cade waad ka xanajisay amiiraay😂😂
    maxamed waxaan leeyahay soo aarso sidaas haku dayn waan ini wataa wllahay farxad iigu noolada❤❤❤

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 2 роки тому +24

    Mamo Calwiyo waa Qatar Wlhi prank seey kula wado ayaan ka helay manshallaha illahay idin xifdiyo Manshallaha a❤️💕♥️ quruxlow yar baa idin soo baxayo Manshallaha Babysitter kaga ha isku dirin ( baby asiim heynyiisa yusan jiiq kaga dhihin ee majogtidoo amiiroy kkkkkk) best prank keep going dear illahay hooyadaa Iyo walaalkaa Iyo Walashaa kama qado wehel Bey ku noqdeen Manshallaha 👌💕

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 2 роки тому +17

    Hhh keep going my sister 😍😍🥰🤣🤣🤣pran soo bdi 😂😂

  • @amrandualejelle5582
    @amrandualejelle5582 2 роки тому +136

    Hhh ala amira abayo video yada nosobada wan kutagera ana u horeya

  • @saafiyuusuf1185
    @saafiyuusuf1185 2 роки тому +4

    Alla wiilka maskiin waaye amiiro raali gali

  • @xamdaqueen9557
    @xamdaqueen9557 2 роки тому +6

    Keep going my queen 👑💕

  • @farhanyare7487
    @farhanyare7487 2 роки тому +9

    Fantastic Wnku wataa sister Madaxa ii saran thy ❤❣

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 роки тому +22

    Wlhi waan sugi karilaha inta maxamed prankiga lagu samaynayo 😂😂 Amira qurux soobadi prank yada

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 роки тому +6

    Masha,allaah wuuba ku xushmeyay wiilasha qaar wey isku kaa soo taagayaan

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +4

    Masha allaa amiira xabiibti maxamed waka gashatay wlh 😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamaden6685
    @zamzamaden6685 2 роки тому +8

    Surprised usame walalka amira 🥰

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 роки тому +5

    Amiiro yutube waa ka caajistay 🥰

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 2 роки тому +1

    Masha allha amiira cade maxamsd waka gashatey hor usoco❤️❤️❤️❤️

  • @ayaancabdirazaaq4572
    @ayaancabdirazaaq4572 2 роки тому

    First amira qurux🥰

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 2 роки тому +5

    Mamada xita prank aya barteen keep going 😷😷😷😜😜😜

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 2 роки тому +23

    Ceeb waaye abyo walalka wow ku jecel yahy martina wow ku yahy

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 2 роки тому +7

    Asiimkeena wuu noo weynaday Manshallaha Illahay ku xifdi Hooyo Mcn ( Baby cade) ❤️♥️💕🌹 Amiira qurux keep going dear

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 роки тому +5

    Allaah assiim ayeey diis buu u egyahay

  • @Princessahme
    @Princessahme 2 роки тому +3

    Ayy wiilka maskiin waye😢😢😭😭😥😥😰😰😰😰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 роки тому +3

    Hhh amiiro sixuna u gashen wilk tankale abayo ishi ku xanuneysay waxba ka qaldan dhaqter tag Love you more

  • @kimsamira9606
    @kimsamira9606 2 роки тому +25

    Hal Mar siniyada iiguducey wll wxa lgayawa inu ilaah ducada I aqbalo tnx

    • @hudanuura8661
      @hudanuura8661 2 роки тому +2

      Wll illhy muradkaga oon macsiyo iyo muslin dhibkii ahyn midigta hagka siiyo

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 2 роки тому +1

      Waaxd jeceshay ilaahay hakuu sahlo

    • @xamdixuseen2936
      @xamdixuseen2936 2 роки тому +1

      Wll waxaad jeceshahay Allaha ku siiyo

    • @nastehahassan6692
      @nastehahassan6692 2 роки тому +1

      Waxaad jcshahy Allah haku sahlo🤲🤲🤲

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 2 роки тому

      Muraadkaga o macsi la,an ah ilaahy Haku sahlo😍

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 роки тому +2

    hooyo mcnto allaha ku caafiyo🤲🤲🤲

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +23

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💞

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +1

    Keep going ma brother srry wllkey mcn Mohamed ahh♥️💯❤❤🥰🥰🤣😭

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 2 роки тому +1

    Allh Waa rafty😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rukiaabdukadir9301
    @rukiaabdukadir9301 2 роки тому +8

    Amiira wiilka sas ha Ugalin yaqeey😢

  • @luulcali4897
    @luulcali4897 2 роки тому +6

    Hooyo m.a weye waxy dhahday igarkey tuug maaho🥺😪

  • @xiisinahasanxiisinahasan990
    @xiisinahasanxiisinahasan990 2 роки тому +3

    Amiira wiilka waa abti ha dhibin ilen abtiga wax kanaxa lama dhaho blz ubax wiilkaga

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 роки тому +1

    C/lahi shiiqaalow amiira cida lee maa qamiis xirato 😁😁😁

  • @xiisinahasanxiisinahasan990
    @xiisinahasanxiisinahasan990 2 роки тому +16

    Hooyo calwiyo yarankeda waa kanaxe aniga yaran ahay Hooyo ina layga xanajiyo majeclo ilahaygii yaran iga dhigay alx

    • @DeeQa04
      @DeeQa04 2 роки тому

      Nasiib ledahay ani xitaa yaran ahay lkn ooyinteyda iyo in lai dulmiyo ayey farxad kaqada الحمد لله على كل حال

  • @elmaaz_2745
    @elmaaz_2745 2 роки тому +6

    Wlhi asima baa kayabay saa abtigiis u galeyso suu kufirshay masha allah allah ha kudayo

  • @ramliinamuzamil8631
    @ramliinamuzamil8631 2 роки тому +1

    Prink yada so badi nh😂😂amiira

  • @xamdidagan311
    @xamdidagan311 2 роки тому +11

    Amiiro maxaa yaranka mama calwiyo maasan ugalee aqwan abti waaye dhaaf wiilka aaybadkana run runaa ogadee ogow wan idin jeclahay my fmiliy 🥰👏❤️

  • @najuucabdalla2263
    @najuucabdalla2263 2 роки тому +2

    Amiira abayo filtarkan saidka Naga yarees🥰🥰🙏

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 роки тому +65

    Abyo qurux badinadaa M.a wale kii ku dayacay doqon buu ahaa😂😂😊😊😂😂😂❤❤❤

    • @qalbifuran7750
      @qalbifuran7750 2 роки тому +4

      🤣🤣🤣doqon kaas wa ka daran yahay

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 2 роки тому +3

      ha i caayin wlhi qoftan waan kool koolsan lahaa..xitaa qruxay

    • @queennaaju4618
      @queennaaju4618 2 роки тому +1

      Oocadaa 😂

    • @qalbifuran7750
      @qalbifuran7750 2 роки тому +3

      @@Kaluu09 adi maku caanoyi macnaha kii furay

    • @qalbifuran7750
      @qalbifuran7750 2 роки тому +2

      @@queennaaju4618 🤣🤣🤣

  • @fosiyashire9646
    @fosiyashire9646 2 роки тому +4

    heey boqoradayda walaashay iga yar 😘

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 2 роки тому +1

    Keap going sis

  • @cabdicade7786
    @cabdicade7786 2 роки тому +3

    ninka wa degan yahay nice nin raga wa kii walashiis nacas u ahaada shisheeyana nacab u ahaada

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel3257 2 роки тому +5

    Prank walan iga dheh waan ku salaamay adiga hoyo qali iyo brother iyo asaxabtada qaliga ah waxan inka codsanayaa subscribe isar channel somaliyey inta aya walal lagu yahey😘😘😘

  • @lulali4439
    @lulali4439 2 роки тому +4

    Macalin xaliye Soo xasustey marku kahadlaya gabdha prankiga sameya🤣

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 роки тому +1

    Amiiradeyda abayo sedagey ssan maxa iyeshay abayo masha alh ilah ha iga kadayo

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 2 роки тому

    M,a prank facn waya keep going Amra

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +1

    Wacaleykum salam 🥰

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 2 роки тому

    Amiira hayeey abti!!!!

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +2

    Asiim Yare edo Soo waynow Soo bar baar ❤️❤️❤️❤️💋😘 wu yabnyahay hhhhh

  • @fardowsoshire4260
    @fardowsoshire4260 2 роки тому +1

    Habrteey run run uboxoyaa🤣

  • @fadumozahra3901
    @fadumozahra3901 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 amira wad iga qosli say wlhi

  • @maryanmohamed8918
    @maryanmohamed8918 2 роки тому

    Waa jaceladi amiiro wllkeeda

  • @maxamadabuukar9289
    @maxamadabuukar9289 2 роки тому +2

    Wow amazing

  • @zaharamaara2829
    @zaharamaara2829 2 роки тому +1

    amiiro horay osco my sister nolosha ku ma ciisho

  • @hala20056
    @hala20056 2 роки тому +2

    Maxamed raaba ani 😩😂❤️

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 роки тому +1

    Baby Asim 🥰😍

  • @hoodomo7789
    @hoodomo7789 2 роки тому +4

    Hooyo maacaan maxaan u xiisay 🥰

  • @sacdiyamohamud3775
    @sacdiyamohamud3775 2 роки тому +3

    Amiira wilka dhibka kadhaaf🤣

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 2 роки тому +1

    Yareey wiilka rali kli😮

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 2 роки тому +3

    Wllo wiilka iska daa amiira qurux

  • @ayanshurie3509
    @ayanshurie3509 2 роки тому

    Alla sorry wan kaxumah wa abti abayo san kada yaq

  • @seynabcumar591
    @seynabcumar591 2 роки тому +4

    😂😂😂😂😂dhibley

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 2 роки тому +1

    Hhhhhhhhh zaida uqoslay amira far yariista Mx kagadhacay

  • @MohamedHassan-gq2et
    @MohamedHassan-gq2et 2 роки тому +2

    Kkkkk sorry kaso arso adigana

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 2 роки тому +5

    Adunka wax kaxun majiro adigo waxad arkin wad qaday lagu idhi

  • @umamohmet7450
    @umamohmet7450 2 роки тому +6

    Wiilka xaal mari maskiinka si xun ugashay🥺

  • @hodonismacil360
    @hodonismacil360 2 роки тому +3

    Miskiin ka yar dhiikarkaad ku kicaysay wlhyi

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 7 місяців тому +1

    Sorry maxamed ❤😂😂😂😂😂

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q 4 місяці тому +1

    Ar amiira dhib badanaa miskiinka ha ciilin😂😂😂😂😂😂😂

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial 2 роки тому +1

    Keep going

  • @axmedkhayr3590
    @axmedkhayr3590 2 роки тому +1

    Misaajid make saayi 🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩

  • @maxamaddeeq7600
    @maxamaddeeq7600 2 роки тому +2

    Wll Amiiro waa Abti

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 місяців тому +1

    Sorry Maxamed miskiin weeye😢

  • @sareedomire8265
    @sareedomire8265 2 роки тому +8

    Maxamed sorry Amiira Asiim abtigiis si wcn u raali gali ❤️

  • @ladanxaji3364
    @ladanxaji3364 2 роки тому

    More vidéo amiira 😍😍😍

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 2 роки тому +1

    WiiL kiina rabaa ani😉😋

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 2 роки тому +3

    Wiil msknka ah haka ohiin 😢

  • @user-pp7nf4kk6o
    @user-pp7nf4kk6o 4 місяці тому +1

    Car prank kusamee wiilka 😂😢😢😢😢😊

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483
    @mohamudmohamedabdiwahab6483 2 роки тому

    Amiiray hooyo haka xanaajin wllo way xanuunsanasaa

  • @cayuunmostapha5565
    @cayuunmostapha5565 2 роки тому

    Wallahi daacad u qoslay shiikhaalow aa kulah

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 2 роки тому +4

    Gabdhayahow wadna xanuun aad ku rideesiin hooyo walaahi qiimaha hooyo leedahay ma ogid hadalka caadiga ah hadaad dhibkuhaayo hadaad murugsantahay hadaad xanaaqsan tahay xitaa waa laga qariyaa wax lagu dheedhelayo hadeey wadnaha laxanuuno, shalaay wax kuuma tareeso ilmo aad tahay hooyo prank ineey idinkaaga tagtaan ka cabsanaa.
    Amiiro maxamed waa Abti Abti yaraan ma galo iska dhaafa prank waa iga talo.

  • @khadiijaabdiazizali8168
    @khadiijaabdiazizali8168 2 роки тому +1

    Ar abti wAye yan laga oy siin quruxee

  • @xabiishcali2726
    @xabiishcali2726 2 роки тому +1

    Abti waaye wlhi cunuga yow dabaal kanoqon intaa abtiga kasoxanajisay

  • @hodanqaalihodanqaali1703
    @hodanqaalihodanqaali1703 2 роки тому +3

    abyo abti waa uur nugulyaahy blz dambo Haku samey nin😫😫😫😫😫😫😫😫

  • @nimcomaxamuud679
    @nimcomaxamuud679 Рік тому +1

    miskiin soryy😭😭

  • @umuabdalla8222
    @umuabdalla8222 2 роки тому +4

    naa cunugaaga abtigiis waYe isku xishoo parnkga aaba qalad ufahanthyee

  • @xaawocabdirahmanaadan3981
    @xaawocabdirahmanaadan3981 2 роки тому +2

    Naa wlle gun baa tahye wiilka ino daay

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 2 роки тому

    Miss allwaax eh Malaysia Malaga helaa yaab

  • @asmaadan9558
    @asmaadan9558 2 роки тому +1

    Amiira qurux MCN badn

  • @amiirahofficial4146
    @amiirahofficial4146 2 роки тому +7

    Amiira wiilka ka day ciyaarta🤣😍

  • @samiracadnan5177
    @samiracadnan5177 2 роки тому +1

    Amiira wiilka abti waaye u gad iPad ka

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 2 роки тому

    Abti waye k xishooo abyo abti ciyaar ciyaar m galo isha wiilkaga ugu cabso abyoy

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 2 роки тому

    Maskiin way ka gashatay amira

  • @najmomaxamuud6003
    @najmomaxamuud6003 2 роки тому +1

    Ko xfda jogo shiiqalw aa la dhaha😂😪aa tusiyey all manoli shiiqalow

  • @hodanabdirahman807
    @hodanabdirahman807 2 роки тому +2

    Saan xaaraan walaahay amiira wiilka yarkaa maxaa saan 😭😭

  • @user-dw2ry5dg2j
    @user-dw2ry5dg2j 7 місяців тому

    Prank kusoosameey cimraan

  • @sadiaismail803
    @sadiaismail803 2 роки тому

    Amiiro waanaga qoslisiisay kkkkkk

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 роки тому +1

    Amiira wiilka abti waye maxa sidas ugusaneysy

  • @aishaabdiaishaabdi3055
    @aishaabdiaishaabdi3055 2 роки тому +1

    Amiira prank waali ah

  • @ruqiyogediruqiyogedi4087
    @ruqiyogediruqiyogedi4087 2 роки тому

    Abaayo ilmaha yarkaa hortiisa wax hakusameen