Maandeeq oo 10sano kadib wacdaro ka dhigtay London

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Maandeeq oo 10sano kadib wacdaro ka dhigtay London

КОМЕНТАРІ • 81

  • @FatimaAbdiyoussouf
    @FatimaAbdiyoussouf 5 місяців тому +10

    Allow khatumada kheir noga khatim mandeeq sacadadii fanku way dhamatay orod tusbaxa iska qaado mamo Allah cimriga haku dhereye❤❤❤

  • @garyqaandhago-libaax7699
    @garyqaandhago-libaax7699 3 роки тому +2

    Faadumo claahi kaahin Maandeeq axyaa fanaanad Qaran masha allah masha allah

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 6 місяців тому +13

    Y’a Allah Unaxariso Abahay. Xudaydi aaamin ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

    • @mustafka1237
      @mustafka1237 5 місяців тому +2

      Nin weyn oo qiimo badan baa ku dhalay. Hubaal wuu janno galayaa inshaa'Allah

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 5 місяців тому +2

      Aamiin yaa Rabbi 🤲

    • @hanadofficial2793
      @hanadofficial2793 5 місяців тому +2

      Allahuma Aamin Alle hawnaxariisto wuxu aha qof aad u qalbi wanagsan Alle marti la jecelyahay haka yeelo.

    • @zainabhudeidi9938
      @zainabhudeidi9938 5 місяців тому +1

      @@mustafka1237 mahadsanid walaal aaamin ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

    • @zainabhudeidi9938
      @zainabhudeidi9938 5 місяців тому

      @@hanadofficial2793 mahadsanid walaal aaamin ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 5 місяців тому +1

    Allaha u waasico mar kasta naxariista rabbi ha deeqsiyo xudeeydi iyo inta dhimatay ba

  • @Calansida143
    @Calansida143 2 місяці тому

    Micrifoonka ii dhiib saas looma qaadee oo cad waaye 😂😂😂
    Alle ha xafido Maamadii Codka dahabiga lahayd maandeeq❤

  • @Winner1995-d5r
    @Winner1995-d5r 5 місяців тому +2

    Masha Allah quruxdu wa u dhalasho

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 Рік тому +1

    Alaha unaxariisto

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 4 роки тому +2

    Waayo waayo maandeeq

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 11 місяців тому +2

    Markey fanaaniintu heesi kariwaayaan ayuunbey ku oranayaan fankii waan kafariisanay prank waaye

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Рік тому +1

    maandeeq io codkii macaanaa❤❤

  • @basi5860
    @basi5860 4 роки тому +2

    amar ale waan jeclahay

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 4 місяці тому +1

    Wow❤❤❤❤

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 2 роки тому +1

    Wooow

  • @nasiim4968
    @nasiim4968 4 роки тому

    Wow purely soul xidigtii hargeysa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 11 місяців тому

    Aun mamo qaran mandeq

  • @axzabchannel6929
    @axzabchannel6929 4 роки тому

    xudaudi amiirul cuud alle how naxariisto
    mandeeq iyana ilahay cimriga how dheereeryo

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 4 місяці тому +1

    Rest in peace, adeer Xudeydi.

  • @ZayidkaHajjio
    @ZayidkaHajjio 4 роки тому +7

    Allow qaatumada noo toosi 🙆‍♂️😁

  • @Asmaib800
    @Asmaib800 5 місяців тому +2

    Ma xajigedi ba odaygan yari 😂❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 місяців тому +1

    Kkkkkk hiw old is she .i think she is 105 old .

  • @MustafeJacayl
    @MustafeJacayl 3 місяці тому +1

    Cod wacnaydaa yaraantii

  • @mrtaajir7570
    @mrtaajir7570 4 роки тому +7

    Inta aan aqon like iisara

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 місяців тому +2

    Mandeq ma nooleyt waxan modey inay adunnka ka tagtey.ayeyo towxidka qabso xili ad hesto ma joogtide.

    • @CumarxaashiCali
      @CumarxaashiCali 5 місяців тому

      ADIGA. INAADAN DHIMANEYN. MIYEY KULA TAHAY INAAD KA HORMARTO. WAA MACQUUL. ALLAHA NOO XIFDIYO HALYEYAD. MAMO MAANDEEQ

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 5 місяців тому +1

      @CumarxaashiCali
      Dhimashadu wa xaq eeqof ba igu yiri hada ka hor naftu gacan illah bey ku jirta age kuma xirna adigu ma dhimashadad jka cabsaneysa maxaad igu soo boodey. Kulinafsi daa iqaltu mowd. Wa wayel ee ha iska deyso fanka cimri ay hesto ma joogto wa abuulan.

    • @CumarxaashiCali
      @CumarxaashiCali 5 місяців тому

      @@warsamemohammed9422 MALAKAL MOWDKU. MAYAQAAN. WAAYEEL. IYO DHALLINYARO. SAA UFAHAN. DIFAACA YAREE. KHALAD BUU AHAA HADALKAAGU. ALLAH IYO ADDOMIHISA. LAMA DHEC. CARARO. TAADA KA ADKOW. MAHADSANID

  • @abdikaniabdillahi2350
    @abdikaniabdillahi2350 Рік тому

    Axyaaa mom maaandeeeq isagana jacaylkana😢

  • @rabiibrahim7893
    @rabiibrahim7893 5 місяців тому +1

    War Odey mahaakugu dheey

  • @zlsports5427
    @zlsports5427 4 роки тому +2

    Ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waba qof da, ah mxa dhipaya

  • @jamamusemohamoud5868
    @jamamusemohamoud5868 Рік тому

    Axyaa fanaanad maxay fanka quruxdiisa so qaadatay

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 11 місяців тому

    Aduun hadu faaido leyahy mandeq watas codkedii iyo jirkediba ebar noqday

    • @feyrussiad9549
      @feyrussiad9549 5 місяців тому

      mandeeqdu watee ma fanaanad bey ahayd mandeeq maxaa loogu daraa aan youtubka ka fiiriye

  • @runige6608
    @runige6608 5 місяців тому +1

    You laugh with ladies you you not yell at them that is the meaning

  • @xarfonews3203
    @xarfonews3203 4 роки тому +2

    Ilaahaw khaatumada noosuubi

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 11 місяців тому +1

    Wa oysay aun iyado xanun sana Hal mar u tagay aqon badan uma laheyn edadey meymun bele cadow deris ahayen iyo mulki muse racay hesaheda xiseya 😂😂😂 ad u daruf sanryd dowlada shiq sharif shiq axmed aheyd xiliga ad u maril sarir saran aheyd 😂😂😂

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 10 місяців тому

      Mamadu ilmo maledahay wllo

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 4 місяці тому

      Way nooshay huuno mamadu

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 місяців тому +2

    War ileen fanan ma weynaado . Ayeyo goback your bed .dnt come out .

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 5 місяців тому +1

    Waaaw

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 місяців тому +1

    We cll this age gold girls.or glod age.

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali 6 місяців тому +1

    MAAMO. MAANDEQ. FANNAANAD. QAALIYE. SOOMALI. WEYN KU ILLAAWI. MEYSO. MAAMO. HALGANKII IYO. ILAALINTA. HIDDAHA. SOOMALIYED. KAALINTI. MUGGA LAHEYD. MAAMO. IYO. AL USTAD. XUDEYDI A U N

  • @Wararka-dunida
    @Wararka-dunida Місяць тому

    Aqalkaan ku ooyaa adiguna xafiiskaa murugada lajoogtaa

  • @huzzeinapdilyrics6104
    @huzzeinapdilyrics6104 4 роки тому

    Well

  • @mahamudsahal5969
    @mahamudsahal5969 5 місяців тому +1

    Maandeeqeey Codkii Xataa waa isbadalaye Toobada ku Da,daal

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 місяців тому +1

    I feel shame.

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому

    Ninkaa yaree heesta uur hooyo qaadaya iisheega magaciisa

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 4 місяці тому

      Xudaydi mise faarax murtiile walaal ninka cuudka garaacaya eeheesta qaadaya alahaw naxariistee xudaydi weeyaan

  • @AbdulkadirAhmed-cp1mv
    @AbdulkadirAhmed-cp1mv 5 місяців тому +1

    Pnkn

  • @basi5860
    @basi5860 4 роки тому +2

    Nimca dagan ayaatageero u ahay

  • @nawaalali2553
    @nawaalali2553 4 роки тому +3

    duqdaan iyo duqaan wada ilkaha la aantaa hadambajina

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 роки тому

      Nawaal Ali naayah waad edabdarantee afka kala bax dadka waaweyn

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 Рік тому +2

      Ka xishoo dadka wàlidintaada leeg waxan taarikh laheyn baa tahye

    • @Bytity35
      @Bytity35 5 місяців тому

      Iska aamus doqonyahoow aan asluub lahayn

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 Рік тому +2

    Waxad kuso tabacdey oo inan yari kufsaneyso wax loo adkeysto maaha😢

    • @daruusmedia9655
      @daruusmedia9655 11 місяців тому

      Hhhhh ben ma ahan

    • @halimamohamed415
      @halimamohamed415 5 місяців тому

      Hhhhhh wlhy waan qoslay dhigaaa kukacay islaantaa

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 4 місяці тому

      Hhhhhhhhh been maaha

  • @mohamedmuhyidin869
    @mohamedmuhyidin869 4 роки тому +2

    Allaha kaso hanuuniyo fanka Abwan xudeydi

    • @susum9099
      @susum9099 4 роки тому +2

      Wuu ka baxay, maantan wuu dhintay Allah ha u naxariisto jannadii Allah ha ka waraabiyo marxuunka