DegDeg Ciidamo Hub Culus Wata Oo Kasoo Goostay Huwanta Lascanod Fosziya X Aadan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 тра 2024
  • DegDeg Ciidamo Hub Culus Wata Oo Kasoo Goostay Huwanta Lascanod Fosziya X Aadan
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

КОМЕНТАРІ • 156

  • @Janno190
    @Janno190 Місяць тому +8

    Yaan la aaminin Waa waqtigii ay basaasi jireen ciidamada qaranka halaysasoo dhaafiyo nimankaasi aamiin Malaga Beto markay dhergaan ayay dib u sii ordayaan Waa basasaiin

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Mahadsanid Madal Furan.

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN Місяць тому +2

    Yaan laa Amiinin dhulbahantee Amiin maalaaha

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Місяць тому +1

    Ilahay haydin guuleeyo aamiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Місяць тому +2

    Waa Basaasiin ee erya

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +7

    Ciidamada qaranka guul insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому +4

    Kuwasi Cidan ma aha wabasasiin Cqaranka hakafojidhnadan ❤❤❤

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye Місяць тому

    waddaniga dhabta ah. Jazaka Allahu Kheyrn.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Місяць тому +1

    Yaa aaminaya Huwan

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali Місяць тому +3

    Legend hore usoco inaadeer from H.jeclo

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Місяць тому +2

    Insha Allah Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💪🏾💚▪️❤️💪🏾🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому +1

    Masha allah gull slnd❤❤

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому +2

    Waa basaasiin kuwa goostaa

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 Місяць тому +2

    Wa basaasiin ee ha laxidhxidho

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 Місяць тому +1

    Thanks bro❤❤❤❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +6

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x Місяць тому +11

    guul soomaaliland insha Allah
    ciidamada qaranka soomaaliland guul insha Allah

  • @abdirahmanismail3854
    @abdirahmanismail3854 Місяць тому +1

    🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤❤🎉❤
    Luv U my dear brother

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Місяць тому +1

    Gull slnd ❤❤❤

  • @user-pn6lc6zl4n
    @user-pn6lc6zl4n Місяць тому +2

    Msha allah guul iyo gobanimo somaliland geesi qaran inabti hore u soco ❤️❤️🌺🌺

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Місяць тому +2

    Yaa laaminin waa iin lageeya meel foog Hargeisa halageyo waa khayamiin

  • @user-vk2gl7eh6w
    @user-vk2gl7eh6w Місяць тому +4

    Waa inaan lasoo dhaweyn wabasaasiin

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 Місяць тому +2

    Allah haydin caawiyo insha allah🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️💚💚❤️🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️💚💚😇😇😇😇😇😇

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Місяць тому +2

    Jaw waar waa basaasiin

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому +2

    Guul cidanka Qaranka❤️💯

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Місяць тому +7

    Waa in ciidanka isasoo dhiibey hub ka dhigis lagu sameeyo.

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому +2

    Guul Vidanka Qaranka Somaliland❤️❤️❤️🤍🌹🌹🌹💯

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому +1

    Guulayso taliye Madal furan Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Місяць тому

    Ku saliya nabiga ❤

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Місяць тому +4

    Dhulbahante aamin ma laha waa in loo bedelo xeryaha ciidanka ee gobolada galbeed.

  • @Hooda36
    @Hooda36 Місяць тому

    Ciidanka Qaranka Soomaaliland Guulaaysta illaahay Haidin Dhowro 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Місяць тому +1

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🥰💪💪🥰💪💪💪💪👍👍👍👍

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Місяць тому +2

    Waa kuwii laayey ciidanka

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Місяць тому +2

    Yaan la amiini

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleyso walo abal ayan ku hayaa

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Місяць тому +2

    Waa in laiska'ilaliya waxbaa kamaa run'ahaa inaa laiskailaliyo

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Місяць тому +3

    Foosiya waa gabadh reer sheikh saxaaq cadowgeeda ha u noolato❤❤❤❤

  • @user-un6iv4gc7m
    @user-un6iv4gc7m Місяць тому

    Guul Reer sheikh isxaaq🔥🫀

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому +1

    Guuuuul guuuuuul somaliland isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Місяць тому +1

    Foosiya waa Huwan No 1

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Місяць тому +1

    Well done

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Місяць тому +1

    Hal geeyo meel kale oo ahayn meesh ay ciidamada qaranku ay joogan ,viva somaliland

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsraKhadar-zi8bl
    @IsraKhadar-zi8bl Місяць тому

    😍😍😍❤️❤️

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 Місяць тому +1

    Maansha Allah halaga reebo waxay matalaysaa qaddaad wayn 😅

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Місяць тому

    ❤❤❤❤somaliland guul ❤❤❤

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 Місяць тому

    Halo dido habartan 😂😂 Good Xasan sheikh

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 Місяць тому +1

    Wlhy anigu ma soo dhawaynaayo nimanka kolba siicararay marna soo cararay balayad in lasoo dhaweeyo maah

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 Місяць тому +3

    Kuwii soo goosta hala geeyo berbera.ama hargaysa ,halaga soo gogeeyo sool.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Місяць тому +1

      Meeshii la geeyoba waa fitno yaan la soo dhoweyn waa cadow meeshooda ha joogaan

  • @user-rs6jp8vt8k
    @user-rs6jp8vt8k Місяць тому

    Asal madal furan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +2

    Yaan la amaanin galbeed gunteeda halaga tuuro filin ayey wataane

  • @ahmedyasiin5755
    @ahmedyasiin5755 Місяць тому +1

    Soo daaya dhabar jabin haydinku sameeyaane

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Місяць тому +1

    Wax xiligan soogoostey yaanla aaminin hubka halaga hadho

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Місяць тому +1

    SOMALILAND GUUL

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Місяць тому +1

    Fosiya xaaji Adam waa qof aqoon leh

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline Місяць тому

    Waa doqonimo hadii la ogolado Basasiintii kolna sii cararijiray kolna
    Socararijiray hubka halaga dhigo

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 Місяць тому

    Erya eyda

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz Місяць тому

    WAABASAASIIN WAAR ISKA GARTA HAIDIKA DHEX TOOSAAN

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN Місяць тому

    Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Місяць тому +1

    This is so sad that they are expecting ciidanka huwata just like that. Nuux tani needs to protect our ciidanka qranka and not put with huwata ciidanka kids they are not innocent 😇 put them in jail right a way.

  • @user-tc1iy7uv3e
    @user-tc1iy7uv3e Місяць тому

    Ninkan waan taageeraa qabyaalada iyo qudhuka kama Hadlow. Guulayso isaagaan dhegeystaa

  • @Xiingalool
    @Xiingalool Місяць тому +1

    Tani meel gaadhi mayso waayo slandbay necebtahay

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Місяць тому +1

    Xasan shiikh Maxamud ba ka danbeya

  • @Janno190
    @Janno190 Місяць тому

    Illahay cadawga somaliland ha jabiyo mid dhaw iyo mid dheerba

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon Місяць тому

    Don’t believe them don’t trust them they out let them be out Somaliland without the is good

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому

    WAR IS KA ILAA LIYA WA MUNAFIQ ILAAHAY KA GO AY SOMALILAND HA SO DHAWAY😊 NINA

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Місяць тому

    hhh horta islaantu xil jecela

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Місяць тому

    😂😢😮😮😅😅😅😊

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +1

    Kuwa isa so dhibaya gaaja kentay Hubka ka reba dabaded erya

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 Місяць тому

    Isaaq ncaayb maaha ee waa calooshooda ushaqaaystayaal cadho alaah aay kudhacday

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    inaga ilaaliya inaga ilaaliya noocaa waa caadadoodii in ay qaar isasoo dhiibaan hadhoowna dhabarka ka tooganayay

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892 Місяць тому

    waa basaasiin ciidanka in lagu daro maaha waa in la xidhaa waa kuwii ciidanka dhabar jabiyey

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Місяць тому

    Waxba xassan nama necba ee ilaahay ka xishood foosiyana caruurteedu waa hawiye naagina waa dhaxdin

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Місяць тому

    TAAN WAA TUUGO KKKKK

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Місяць тому

    ayaamo ayaa ka hadhay xiligi dhulka lalasimi laha huwaanta argagaxisada ah filo dhawan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому

    Naagtaa Madaxa adaahiyale Allah
    Masiiyo Jagadaa Isaaq Waye kasoo
    Hor jeedaaye Bagaa Xasan Shiikh
    Kursiga uga qaaday qadaad weyen
    Haday ku qabaan weli Isaaq baad Tahay doqon madaxta dibiley

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Місяць тому

    garbasaabtii ayaa xitaa kadhacdey. kkk

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Місяць тому

    Halaysja ilaaliyo wa laso diray

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому

    Yaanye iino imaan saxiirintu koole sii socoda koola soocda dulmahante maa raabno

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Foosiya waxba uma soo sito sland

  • @allahbawayn
    @allahbawayn Місяць тому

    Waxasi wa wixii 25 08 basaasay waxba ha soo gosanina basasnimadiina LA maqnaada

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Місяць тому

    Waar yaan la aaminin waa dhabar jebine ciidankan soo goosanaya.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Viiva somaliland

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому

    WAR FOWSIYA WAY OGADO IN AN LA DOONAYANIN. NIN DAD KI SI KA TAGAY YAAAAAA RABA.... FOWSIYA COME TO SOMALILAND

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 Місяць тому

    Waar waa sirdoon oo waa ragg mushahar so doontay

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 Місяць тому

    huwanta lagama yaabo in somaliland ay aaminto

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому

    CIIDAMADA LA LEEYAHAY WAY SOO GOODSTEEN HUBKA HALAGA DHIGO DHAMAANTOODNA HALA SAARO MAXKAMAD MILITARY .
    DHULMAHANTAHA LAASCAANOOD KA DAGAALAMAYA MAAHA SOMALILANDE WAA CADOW .

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому

    Kolka horaba is sharaxad sax
    Ah ma ahayn ee kinya ayaa
    Lagu xodxodanayay kusabn
    Jsl inay kinya fogayso

  • @abdiqaniibrahim5959
    @abdiqaniibrahim5959 Місяць тому

    Waar waaa basaasiin. Xasuuso ka hor 25 August, waxa soo goostey sarkaal kamid ahaaa CQS oo degaalka ka qeybgaley ayaaa soo goostey dabadeed basaasnimo dabaded watii ciidanka lajabiyey

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Місяць тому

    Warya dhufaysyo mah ee wa xabalahoodi.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Ciidanka qaranku wixii isasoo dhiiba waa in laga.qaado hubka kaliya waa in ambnigooda la ilaaliyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому

    hawiye waxa isku diray wiil yar oo mj ah waydiiyaay muqdisho yaa leh waakas ka dib halakasi marayaa caqligooda alla african goormay ilamaxayan

  • @daallonetwork8486
    @daallonetwork8486 Місяць тому

    Mahelaysi ee haysdaali 🍼afrika uma baahan naag Somali ah 🍼🍼

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 Місяць тому +1

    Abaa niraa usi oromo fooqal oromo

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 Місяць тому

    Ciidanka buurta fuupay iyo kuwan Dhulbahante ee soo goostay labadaba waxa ay khatar ku yihiin Ciidamada Jamhuuriyada Somaliland, waa in meelo kale la geeyaa oo aan la gayn furinta dhinaxa bariga.

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Місяць тому

    Waxa soo baxayaa ma jiraane waa basaasiin meel ha lagu ururyo

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Місяць тому

    Waxay u soo galeen inay ciidanka sirtooda bixiyan hayska celiyaan