DegDeg Xogta Qasaraha Dagaalka Ogaaden iyo Canfar Bal Eeg Munafaqada Xasan Sheekh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #jigjiga
    DegDeg Xogta Qasaraha Dagaalka Ogaaden iyo Canfar Bal Eeg Munafaqada Xasan Sheekh
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

КОМЕНТАРІ • 89

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 3 місяці тому +7

    Guul wadanka Soomalind ❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 місяці тому +6

    Somaliland guul iyo gabanimo

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 місяці тому +6

    Somaaliland waa del madaxbanaan ❤waa ❤1960❤qaatay❤xoriyada❤26❤juun❤loov ❤🎉🎉I 🎉🎉❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤

  • @mahadibrahim4278
    @mahadibrahim4278 3 місяці тому

    Halyey qaran noolow sxb

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 місяці тому

    Munaafaq xasan DUUFLE mooryaan isbaaro argagixiso

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 місяці тому +1

    wax walba halkisi ayu ku noqonaya somaliland dauladnimadedi ayay ku noqonaysa hawiye iyo darod jarernimadi ayay ku noqonayan

  • @SuhuurAbdiwahab
    @SuhuurAbdiwahab 3 місяці тому

    Xassan gurguurte waa khaa in
    @haarkujoog

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому

    Xasan qoslaaye Xasan dhiiqo Xasan Sagxada Sotabto 😂😂😂😂😂😂

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 3 місяці тому

    Abti maxaa kugu dhacay anna ciise ah waxaan nahay Somali dhab ah canfartana ma kala guursano 540 sanno oo xidhiidh ayaan canfar isdillaynay manta ka horna kama soo caban sababta 2021 keentay innay canfari guul ku faantana wa hubkii cusla ee Ethiopia 🇪🇹 ay canfata u siisay dagaalkii tigrey iyo galbeedka sitti oo abaar xunni ay ka dhacday

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 місяці тому

    Odayaga gurguurte ma waxa buu cabaa ma nacasanimada biya dhigataya miyuu waalana yahaya waxaa lagu ducayasata illaahaya haa iyo maya meela hanaga wada yeedha siina waxaasa madaxa weyana

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 місяці тому

    😂😂😂😂❤❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому

    Horta qofkani imisa waji ayuu leeyahay? Aduunka Xassan sheekh qof ka liita maan arkin. Gurigisii Yaa canshuur lagaga qaadaa, markaasu leeyahay badda Somaliland iyo M.O.U. ga Somaliland yaan diidanahay. Iminkana wuxuu leeyahay raali yaan ka ahay. So this guy is totally confused to an extent that he doesn't even remember what he said the previous day. Subhanallah!!!

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 3 місяці тому

    how Ethiopia is going to reach the sea by musa bx 😅

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 3 місяці тому

    🤣🤣🤣❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤😂😂😂x.sheekh waa is hortaagi kari waayey heshiiskii slland iyo itoobiya

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Wlee groupkii xàsan garguurteh Waa fashilmeen mou Waa is hortaagi kari wayeen wlee hada dhulka Ayey usoo dhaceen wlee 😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +7

    ISAGA IYO CALOOL WAYNE WAXAY KA EOO HORJEEDAAN IN SOMALIAND LA AQOONSADO

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 3 місяці тому +10

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤🤍🤍🤍🖤💚💚💚💚👁👁👁

  • @samiakheyre762
    @samiakheyre762 3 місяці тому +11

    Waa munfaq xasan

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +11

    Xasan ii kaalmeeya wey soo dhamaatay ithoipia somalilnd ayey u baahan tahay VIVA ITHOIPIA AND SOMALILND

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 3 місяці тому +1

      OO MAA DHULKYGA NAAGU HEEYSTE MIISE XAAYOW BAA LEEH
      XASIIDNMO CUUDUR KUUGU NOOQOTYE

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      @@safiaibrahim8513 kkkkkkkkkkk dhulkaagu wakee inabti ?

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 3 місяці тому +7

    Insha Allaah Guul Soomaaliland, illaahaw Jabi oo illaahaw Fashili Dhagaraha Cadawyada Jamhuuriyadda Barajaysan ee Somalilad, illaahaw Dadkayaga Midnimadooda noo xooji oo Nimcada noosiyaadi aamiin

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 3 місяці тому +1

      Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +4

    Madal furan wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +5

    DIDIR XABAALE QODE WAA XAASID

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 місяці тому +3

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 місяці тому +8

    WA MUNAFIQ XASID SOMALILAND KA HOR JEEDA

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 місяці тому +2

    Xasan duuufle xaar xaar dhslay

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 місяці тому +3

    Guul guul guul Somaliland 😂🤍❤️☀️☀️☀️☀️🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому +3

    Wuxu raba bada garcaad amba bossaso laga kirayo ta Somaliland albabada lo xidho si jabuuti uu shagayso

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 місяці тому +1

      Nin reer jabutiya iyan ka haaya afkisa warkaas oo walhiya inay nabadi ka dhalato Ama la dhiso wayo meeshayadu aad bay uu yartay irsaqada iya naga wareegaysa isgo leh oo ilaway inu ilahay irsaqada bixiyo nin faransisa iyu la shekeysanayay tarnka aniguna wan ag fadhiyay oo carbta yar madow iyi ii haystay wayo somali uma eegi waan dhagaysta anigo qalalay walhi marka ka dib qof reer jabutiya markan arko hadlki iya igu so dhaca

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 3 місяці тому +2

    Madal furan❤❤❤ 👍👍👍

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 3 місяці тому +2

    somaliland guul guul cadugad walalka dhigatay wa xasidkaga kobad ilahay hanaga qabto💚💬❤💪

  • @sulyyyy7889
    @sulyyyy7889 3 місяці тому +2

    guul somaliland

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 місяці тому +1

    oo saasi waa maxay ma waraabe raq helaybaa neef cunay😅😅😅😅

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 місяці тому +1

    Ma jecli somalida in la jabiyo wayo markasana anaga nala jabsanayaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому +2

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +1

    Xassn dameer waa dameero xaarmaajo

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 3 місяці тому +1

    Madal tv you are wrong to advertise empty isse and ogaden. Because they are the enemy of Somaliland

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂xasaan waa laba wajiile mana diidana iitoobiya ee waxa uu rabaa in laaluus lasiiyo 😂😂😂😂😂😂😂 xasan munaafaq waa fashilmay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 місяці тому

    WAR XASAN DHIIQO ISAGAA BADDA IYO DHULKABA IIBIYEY HADAL KAMA TAAGNA WAA MID ISKA CAD OO AAN HADAL KA TAAGNAYN waxaana dillaal ka ahaa odayga caloosha weyn cumar geele ee jabouti waqtigii ay jabouti ku wada sugnaayeen ayey heshiiskan saxiixeen m.o.u. baddana lagu iibiyey iyo berrigaba. Xasan dhiiqo ayaa gacantiisa ku saxiiay.

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 3 місяці тому

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому +1

    😂😢😢😮😮😅😅😅😊

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op 3 місяці тому

    Xasan.hurdaaye.maalmo.kabacdi.masheegandontid.dhimo.ama.qarax.

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 3 місяці тому

    Somaliland guul ❤❤❤somaliland guul ❤❤❤❤hassan sheekh down hassan sheekh down ❤ no one can not able to stop the goals of somaliland

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 місяці тому

    xuduuda beenta ay sheegaan maxay ahayd kooxda mooryaanta isbaaro argagixiso moqdisho xasan DUUFLE

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 3 місяці тому

    Ninkii jiray wuxuu yidhi ilaahayow afkayga Haa Iyo Maya mar haka wada yeedhsiin. Waa calaamatul munaafaq.
    Walee Somaliland nin dulmi iyo munaafaqad wadaan waxba kaga Helin isagoo sidaa Xasan Shiikh u arkaysaan u jaba mooyee.

  • @MohDegelle
    @MohDegelle 3 місяці тому

    Xasanow wax kaa quseeyaa JSL iyo badeheeda ma jiraan ee M-wayn somalia iyo muqdisho u tali oo beenta ka daa haduu dagaal kugu hadhay
    21 October iyo darood u diyaar garow darood sheikh iyo waranle wuxuu lahaa Nairobi ku tashanayaa ee u toog hay

  • @Farhiyaaweys-r2b
    @Farhiyaaweys-r2b 3 місяці тому +1

    Reerkan waalan ilaahaw maala dhameeyo

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому

    Guulysta Ciidanka beesh Ciisa Guul iyo gobanimo ku Socda 😮😮😮

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому

    WAAR OODYGAN WAXA UU WAASHEYE 1 JANURY 2OO4 ISMACIL CALOLWEYNE MEEYU KUU QAABE

  • @AXMED-kj4mf
    @AXMED-kj4mf 3 місяці тому +1

    A

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Waar ninkaan xassan sheikh iyo dawlaadisa riye kujiraan waar baada Somalilland iyaga iskaale shuquul kumalaha konfour Hoyaddin waasa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Gurguurte waa nacas lkn waxa ayaandaran ciduu xukumo😅😅😅😅😅

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 3 місяці тому

    Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪💪

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 3 місяці тому

    Xasan wu washay oo Somaliland ayu ku washay waxa layidhi nin daad qaday xubo cuskay bada adeer Somali ma laha ee waxa iska leh Somaliland miyad riyoneysa Somaliland ragii lahaba u tashaday ka samir jibadi 60 kii anu ku riyonaya waratah cunay Barbara ana leh tolka wad walatay haku qabtan

  • @MohDegelle
    @MohDegelle 3 місяці тому

    Xasanow waxba iskuma haystaan idinka iyo Ethiopia ee waa beenta aad u bahan tihiin in aad ka Korean hawiyow qoladii darood beri hore ayeey ka quusteen badan iyo heshiiskeeda

  • @raafxero527
    @raafxero527 3 місяці тому

    Sow digi/ lahaa Ethiopia aniga siinay dakad intay raban.😮 Ciise waligii tarkh da manan maq dagal aay galeen.iyo ciid aay la dagaala men.
    Ciidan ka iminka dagalameysa, wa liu police.😮

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 місяці тому

    Sax wll nooga sheeke dagalka canfarta inkasto ay muslimin yihin lkn waxay raban inay isku baladhiyan dhulka somalida si ay xudud ula yeshan somailand badana uguso dhowadan inagana in la karbasho aya ino fican oo anay somali so hawaysan saldhigana laga siiyo meel an xadudoda u dhowayn oo badhtamaha ah si ay dhexdena u galaan waxan u malaynaya intasi cashar ugu filan ilaa oromodooda

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Xassan sheikh shekadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah Hoyadda Usheeg Nacaas yohou

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 місяці тому

    xuduud been ahi haday jirto dee ethiopia badda tagaysaa cid ka celin kartaana ma jirto

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 3 місяці тому

    guuul SL
    talking somali la odhan jiray qabiil kaste isagaa meeshiisa ka taliya

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 3 місяці тому +1

    Ma bixin karo sland bad iyo saldhig lkn xasan ahaan anaa siinaya badda sland ma jabuti bay doonayisaa inay baabado waar xamar goorma jabuti noqtY

  • @هناءمحمد-ل4جي
    @هناءمحمد-ل4جي 3 місяці тому +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~:-◖-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛▪︎;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.~:~¡~¡¡~;I.i.i.i.i.i.i.I.|-◖:`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`\&-•}&-•}&-•}&-😢🎉😢😢😢😢%%&&&\|√|_√|-√_√|_√_√|√|√|_\|√\|√|°\°||\°\√|√|`•_`•~^•~|π^|~^~•~^•.,..,,.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 місяці тому

    Muga ma Bada Somaliland ayaad sheeganeysaa Hassanoow?

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому

    WAAR CAWANTAN CEEYSE MAXA INAAGA GAALYE QUUDHUNKA

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 3 місяці тому

    Canfarey jooga dhulka malihidin

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому

    Somali Xabashi waa ka adaktahy 😂😂😂😂

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 3 місяці тому

    Guul Somaliland Guul Somaliland ❤❤❤

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому

    Xasan laba Wajeele 😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 3 місяці тому

    Xasan haciyane nacabku haska ciyane

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому

    Kkk xassan duufle
    Xaarka isku xaji

  • @raafxero527
    @raafxero527 3 місяці тому

    Sowkii lahaa aniga dakad idiinsinaya.😮

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 місяці тому

    Hassan wuu waashey, ee Cid qabtaa ma la waaye?

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 місяці тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 місяці тому

    Haiska celiyan daa❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Nin kaare shisheeye lagu ilaaliyo oo xabashigii joogo gurigiisa hadana indhihiisu soomaalilaan arkayaan maxaa lagu tilmaamaa

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      ka iyaga ilaaliya shisheye uma yaqanaan iyo nin dal kale kayimid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @yasmindirir5962
    @yasmindirir5962 3 місяці тому

    Waa Runtaa wllo

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 3 місяці тому

    Kkkkk

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 3 місяці тому

    Kkkkk

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 3 місяці тому +1

    Waa musiibo in dad Islaam ihi sidaas foosha xun u dagaalamo .

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 місяці тому +1

    Hooyada xasan siiLkedi wasa inadhilo 😂😂