Yaa Awood badan Labada Diyaaradood Ee F-35 & Su-57 ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

КОМЕНТАРІ • 186

  • @CabdiLaahi-p2p
    @CabdiLaahi-p2p 9 місяців тому +6

    Ibarbardhigi and aheegtay maraykan ka all. Foogaan aragasii ❤❤❤❤jolted lags ilhoreyo maracade shaw mahaadsaid

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 9 місяців тому +6

    Adiga ayaan kaaga danbeynaa caalamka ustaad maracade ilaahay ha ku sharfee

  • @Mrcabdille
    @Mrcabdille 4 дні тому

    Mashaallah aad iyo aadayaad mahadsantahay runtii waa waxyaalaha aan isleeyahay dad badan ayaad uga fiicantahay waana xog loonaahnaa in la ogaado

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 9 місяців тому +5

    Guuuuul Rashiya❤❤❤

  • @umulkhayrilyaas4411
    @umulkhayrilyaas4411 9 місяців тому +12

    Asc waan ku salaamay MARACADE SHOW
    Warbixinta markaan dhagaystay waxaa igu soo dhacday inay naan warka dhagaysan oon dhaafine aan isku Tashano hadaan dhalinta soomaaliyed nahay oo waxka korodhsano warbixinaha kuna dhiirano sidaan jiilkaalka dambe wax uga badali lahayn

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 9 місяців тому

    Barnaamij kaan noo soo badi ustaad

  • @abdulahiheyle5815
    @abdulahiheyle5815 9 місяців тому +1

    Mahadsanid guuleyso insha allah

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 9 місяців тому +23

    Su 57 ayaan wataaa😂

    • @abdirahmaanmohamed1582
      @abdirahmaanmohamed1582 9 місяців тому

      Su 57 waa saqiir marka loo eego F 35

    • @cabasrage4352
      @cabasrage4352 11 днів тому

      Midba waxbey ku fcnthy xogta Maadan fahmin ba filah​@@abdirahmaanmohamed1582

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 11 днів тому

      Adeer ruushka hubkiisa iyo agabkiisa wadan gaaro majirto buun buuninta ree galbeedka maad mooday run aawey ukraine wiixi taangi ee lageeye sida ruush yeele ma aragtay iyo ceebta mareykan ka raacday​@@abdirahmaanmohamed1582

  • @CumarXasan-d2o
    @CumarXasan-d2o 9 місяців тому +1

    Asc waan ku salaamayaa wallaal waxaan ku waydiinayaa aaway muslimiintii uuyidhi rasuulku scws
    Waa isku dhiig

  • @anabiman2148
    @anabiman2148 9 місяців тому +2

    Ilaahey ha isku halaago labadoodaba waa cadow

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 9 місяців тому

    Mahadsanid walaal

  • @waliid6667
    @waliid6667 9 місяців тому +6

    Russia ayaa guleysankarto 😮

  • @channeloftheseason9385
    @channeloftheseason9385 14 днів тому

    Waa wax fican inad barnamujyo nocyada hubka laysku barbar dhigo thank

  • @mohamedabdi2521
    @mohamedabdi2521 9 місяців тому

    Thank you for the information

  • @guuleedraage8486
    @guuleedraage8486 9 місяців тому

    Thanks

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 9 місяців тому

    allah is one

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 13 днів тому

    Asmaracadu show asalaamacaleykum

  • @SaalimAliYoussuf
    @SaalimAliYoussuf 9 місяців тому +1

    Guul iyo gobanimo

  • @MadinaBouh-zg4fg
    @MadinaBouh-zg4fg 15 днів тому

    Guul guuul❤❤❤❤❤ iran

  • @musamohammed7184
    @musamohammed7184 9 місяців тому +2

    Su 57

  • @Cabdikaniosman
    @Cabdikaniosman 9 місяців тому +2

    diyaarad dalka ruushka Su-57 kaas oo lagu guulaysan doono

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu 9 місяців тому +5

    فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤❤❤

  • @hamzahassan6358
    @hamzahassan6358 22 дні тому

    SU57 best of all time

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf 9 місяців тому

    Happy new year,

  • @Cali-y4i
    @Cali-y4i 6 днів тому

    Wa ruushka awoodu

  • @DuuranAbdulewardhere
    @DuuranAbdulewardhere 8 днів тому

    Tan somalia Soo saarto oo la
    Uyiraahdo muqdisho air❤

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 9 місяців тому

    The black bird 🦅 su57 uraaa, is the baddest 🔥🔥🔥💕

  • @AsadOsman-c7x
    @AsadOsman-c7x 9 місяців тому +2

    War niyoow dadkaan xaasid sanaa Hal like wax madhiweesee mee iska saaraan midkii daawada haduu like iska saaro ma waxwaa ka go'aya

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 9 місяців тому

    Pls jiilka 5 nafahansii walaal

  • @waisahmed9521
    @waisahmed9521 9 місяців тому +2

    Wa Su-57

  • @garaadanaasir288
    @garaadanaasir288 9 місяців тому +1

    Ta ruushka

  • @AllaNaagaa
    @AllaNaagaa 9 місяців тому

    Mida Ruushka ayaa guuleysan karta madaama dhan waliba EY uga wacan tahay mida Mareykanka

  • @KhadarMaxamed-c4p
    @KhadarMaxamed-c4p 9 місяців тому +1

    Su 57 👍

  • @mesuthussein1198
    @mesuthussein1198 17 днів тому

    Wad mahdsantaha maracadshow

  • @baydarwashiish6004
    @baydarwashiish6004 9 місяців тому +6

    Labaadan diraraadod ba waxa ka awood badan Som S-18 ee Soomaaliya ey samayso.

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 9 місяців тому

      D-35 ayaa hada designkeeda diyaariyay ba😂😂

    • @xmjangle
      @xmjangle 4 місяці тому

      Omg somalia yadaba diyarad u bahana😂😂

    • @xmjangle
      @xmjangle 4 місяці тому

      ​@@suhaybxasan7725😂😂😂😂 2090 iga dheh😅

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 дні тому

      Qabyaalad-35 diyaarada dagaal ee soomaaliya soo saartay 1991 wax ka qatarsan waligeey ma arkin. Waa diyaarad kaliya eey heeystaan dalka somalia. Xitaa dalalka kale lagama iibinaayo. Oo iib maba ahan waxeey diyaaradaas magaceeda la dhaho qabyaalad-35 qaas u tahay dalka somalia.

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 9 місяців тому +1

    Su.57

  • @qanuqani3253
    @qanuqani3253 9 місяців тому +1

    Tan ruushka

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 9 місяців тому

    Good morning

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 9 місяців тому +2

    Zu 57

  • @habibdheere
    @habibdheere 9 місяців тому

    Insha/alaah/biidnihi

  • @CabdirashiidCabdulaahi-n4d
    @CabdirashiidCabdulaahi-n4d 7 місяців тому

    S.X MAHAD.SANID RUUSH
    IYO MARAYKAN WAA CADOW GASA

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 9 місяців тому

    Mhad sanid m,show
    Mar hadii ay is arkaan guushu wexey raaci doontaa bayloodka geesiga ah

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 17 днів тому

    Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @siyadsalah5831
    @siyadsalah5831 День тому

    Waxaa jirta wax muhiim oo aanad sheegin. Waxaasi waa astaanta stealth technology ama radio Cross section

  • @abdalla_samiir
    @abdalla_samiir 9 місяців тому +1

    Su 57 ayaan wattaa

  • @AhmedIgueh-l1w
    @AhmedIgueh-l1w 9 місяців тому +1

    Marka.ta.waxa.fcnkarto.ta.rushka

  • @kalitmo
    @kalitmo 9 місяців тому

    MAHADSANID ZHPKEY MARACADE SHOW 🫂💯

  • @cabdiraxmaanibrahimarmare171
    @cabdiraxmaanibrahimarmare171 9 місяців тому +1

    Ta Ruushka ayaa fiican waayo markay is arkaan ayay awood badantahay

  • @North...sea21
    @North...sea21 11 днів тому

    Waa lakala tagay orodna maaha xagaan joognaa somaliyeey 😢😢😢

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 9 місяців тому

    Ruush ka guul

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 9 місяців тому +1

    Su 57😮

  • @maxamedamadi7067
    @maxamedamadi7067 9 місяців тому +1

    Ask
    Waxafiican
    Taruushka

  • @cabdishakuuraxmed5483
    @cabdishakuuraxmed5483 9 місяців тому +3

    Wax badan ayaa ka dhimman xogtaada. Ta kale Mch waxa lagu cabbiraa jabaqda codka.

    • @abdiganihassanhirsi6154
      @abdiganihassanhirsi6154 9 місяців тому +1

      Hast du vollkommen recht bin ich voll bei dir fehlt vieles, was er da erzählt👍

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 9 місяців тому +6

    Su 57 Ayaa Hormarsan😅

  • @mohamedqadar7105
    @mohamedqadar7105 9 місяців тому +1

    Su-57

  • @KhaalidKhaatil
    @KhaalidKhaatil 9 місяців тому

    Wll ka soo hadal diyaarada ay soo sareen turkida ee kaan

  • @feysalbashir9937
    @feysalbashir9937 9 місяців тому +1

    F 35

  • @SiyaadYusuf-n2o
    @SiyaadYusuf-n2o 9 місяців тому

    Euro fighter jet vs Rafal france ka hadal ustaad maracade

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 9 місяців тому

    Ruushka ba guusha iskaleh

  • @yoonisyaasin600
    @yoonisyaasin600 9 місяців тому

    Wankusalamay m c maracade marba hadeykagahoryso araktida f35 araktida ayad ayaa awodbadan

  • @yonisismail-s7q
    @yonisismail-s7q 9 місяців тому +1

    SU-57 Ayaan wataa

  • @AhmedIgueh-l1w
    @AhmedIgueh-l1w 9 місяців тому +1

    Wa.war.bixin.ficn.

  • @khadarmahdi897
    @khadarmahdi897 9 місяців тому

    Ruushka

  • @axmaddeeq9399
    @axmaddeeq9399 9 місяців тому

    Asc waxaa guulaysankara tan maraykanka sabab ta oo ah way ka hor arkaysaa

  • @ayandegan8850
    @ayandegan8850 9 місяців тому

    Su 57 waa ta ugu fiicn wakhtigan 😮

  • @EXLIICAATO-gt1fu
    @EXLIICAATO-gt1fu 9 місяців тому

    Ruushka wataa Ani.

  • @AbdillahiOmar-qd2lc
    @AbdillahiOmar-qd2lc 17 днів тому

    Iran 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarahHashi-tf1kc
    @FarahHashi-tf1kc 9 місяців тому +1

    Saan gumaystaha uga ladagaalo

    • @shariifhassan7144
      @shariifhassan7144 9 місяців тому +1

      Gumystaha ayagaba samysty maxad kula dagashaa

  • @hassanhadi897
    @hassanhadi897 9 місяців тому

    SU -57 ITS GOOD

  • @MohaMudu-l8p
    @MohaMudu-l8p 9 місяців тому +1

    YA rashka Aya awod bathan

  • @maxamedmacow6933
    @maxamedmacow6933 9 місяців тому

    Tan Rushka ayaa ah tan ugu sareeso diyaarada

  • @GaashanleAxmed
    @GaashanleAxmed 11 днів тому

    Maracade habenkii sobaday wararka 1sac 2 war sodhig niyaw

  • @AhmedIgueh-l1w
    @AhmedIgueh-l1w 9 місяців тому +1

    Rushku.waxa ficn..inu kudaro.intay.ku.hory.so.ta.marikanku..e.xa.radalka

  • @MohamedMohamud-k9m
    @MohamedMohamud-k9m 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811 9 місяців тому

    F-35 iyo F- 22 waa Diyaaradah Jiilka 5 shanaad ee ugu fican Caalamka Waana Diyaaradaha Ciidanka Mareykanka ku faanan iskuna haleeyan
    Su- 57 iyo Su- 35 iyagana sikle waa Diyaaraha Jiilka 5 Shanaad ee ugu fican Caalamka waana Diyaaradah Militery ga Russia ay ku faanan kuna dhaartan lkn Technologi ahaan Diyaarad F-35 iyo F22 magaaran kuwa Ruushka ee Su-57 iyo Su-35

  • @ramadanaden9264
    @ramadanaden9264 9 місяців тому +1

    SU - 57 Aya ka adag ta USA

  • @SPEEDFF11
    @SPEEDFF11 9 місяців тому

    Deep readers ka waa looga sareeyaa maraykanka tusaale s550 mama s500 Ku xiran maraykanka mahaysto deeply readers..vs USA vs Russia waa looga hooga horeeyaa maraykanka

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt 9 місяців тому

    Waxa kacasrisanaan doona kuwa soomaali soosaari doonaan inshaa allah

  • @cabdiraxmaanibrahimarmare171
    @cabdiraxmaanibrahimarmare171 9 місяців тому +1

    Su 57 ayaa awood badan

  • @abdilaahiibraahim7788
    @abdilaahiibraahim7788 9 місяців тому

    Thank you for the news maracadde show ❤❤❤

  • @musdhafboss2556
    @musdhafboss2556 9 місяців тому

    SU 57💪

  • @Ahmed_alta
    @Ahmed_alta 9 місяців тому +3

    Su 57 baa fiican😂

    • @abdirahmaanmohamed1582
      @abdirahmaanmohamed1582 9 місяців тому

      F 35 is better

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta 9 місяців тому

      @@abdirahmaanmohamed1582 rather, iyo inay qumaati u kici karto ma ahee inta kale waa looga fcnyhy

  • @habibdheere
    @habibdheere 9 місяців тому

    Rushka

  • @ayandegan8850
    @ayandegan8850 9 місяців тому

    Wxa cajiba jeejesiga

  • @FarahHashi-tf1kc
    @FarahHashi-tf1kc 9 місяців тому +1

    Hadaan lacag haysto 2waan gadan lahaa

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 9 місяців тому

    F35 intaas oo dal baa iskugu tagay isku sheega western halka SU57 Ruushku kaligii farsamaystay . Anuu Team SU-57 baan ahay iyo ninkaa kaligii meel istaagay waxna iska celinaya .

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 9 місяців тому

    Waxaa tahay waryaasha Gaza runta kaga waranma shuuka waa guul

  • @Idiris17
    @Idiris17 9 місяців тому

    J 20 oo shiinuhu soo saaro baa lafilayaa sanadaha soo socda inay fagaarayaaha dagaalka shaqo badan ka qabato
    Waa diyaarad jiilka 5-aad si xowlihi ab casriyeyn ugu socoto

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 9 місяців тому +1

    Sideedaba Russian aya awod badan

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Місяць тому

    Waxaan is leeyahay F35 maadaama ay ka dareemo fogtahay ama ka raadaar casriyeysantahy

  • @dubataden6236
    @dubataden6236 9 місяців тому

    Ugas wax badan ayan kala socda us fighter jets iyo kuwa russia 🇷🇺 marka waa hubal usa 🇺🇸 in xaga cirka loga sareynin xita kwa China ee j20 euro fighter typhoon totally us aya air superiority ku wada

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME 9 місяців тому

    Su 57 🔥

  • @BileAxmedNuur
    @BileAxmedNuur 9 місяців тому

    Diyaaradda ameeriko waa xayeysiin in ay sidii elakobtar u kici karto iyo in ay 350ml wax ka arki karto

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 4 дні тому

    Ta.ruushka.awood.badan.marka.la.qiimeeyo.100ka.mayl.ee.radaarka.ah.mooyee

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 9 місяців тому

    Labaduba waxaa waxba kama jiraan ka dhigaya Barakhdaar TB2.

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal 9 місяців тому

    Waxaa awoodbadan SU 57

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 2 місяці тому

    waxa awod badan su 57

  • @HebelHebal
    @HebelHebal 13 днів тому +1

    Inaga ka muslim ahaan waxaynu leenahay SU 57 ayaa awood badan😅

  • @ARashiidAbdullahi
    @ARashiidAbdullahi 17 днів тому

    The first is a rasheeya

  • @IlyasCabdi-di1tg
    @IlyasCabdi-di1tg 15 днів тому

    Su,57 ayaan ku haystaaa