Asc ogwaan waan ku salaamay adiga iyo dawada yaasha waxan u baahanahay dhalinyaro ka caafimaad qaba qabyaalad oo badbaadiya dal diin iyo dadnimadii aan lehayn 40 yr ayaan dewersanaynaa hala kaco cid aan sugeyno oon Alle ahayn yeey jirin waa codsi
Soomalida in eey aduunka ka warqabin wxaad ku garaneysa😂😂,Dadka Soomalida marwalbo 1977 Lee laso bodaan,ETHIOPIA MANTA SOMALIA IN EEY QABSATO ONE WEEK AYEEY KU QAADANE ,SOMALIA BRO 20 YEARS AYAAD SHEEGI 100 YEARS SO SOCOTO MESHEEDA AYEEY TAGNAANI .
Sababta loga cabsan hubkay Somalia so dagsatay Hadaan maamul gobaleedka wax laga sin eleen melo somali ah oo daris laah ithopia ba jira ma dhagax Bay isaga celin maaha in mugadisho kaliya lageeyo
Waa runtaa abwaan lakin itobiya xoog kuma qaadan dhulkaas gimeystihii baa siiyey labaduba waa fulayo wlhy geeridana wey k baqaan qofkii yaqaan baa yaqaan fuley wax ka ulo badan oo ka booto badan ma jirto
masha Allah abwaan camaari geesi gesi dhalay ilaahy haku liibano waa runtaa wlle
Run waaye
Itoobia waa cadawga dad yowga islaamka ah ee kasoojeeda qaarada Africa 🌍 israa il iyana waa cadowga islaamka kasoo jeeda qaarada Asia 🌏
Yaa alaah🤲☝️😭
Magacaygu waa c kariim waxaan kaso jedaa dawladegaanka somalida waan idinsugaynaa
insha allaah sxp dagaalka hadoo bilaawdo waanu midoobi doonaa hadaa rabtaan waa nagu soobiiri kartiin welcom kusoo dhawaada dalkiinii hooyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
INSHA ALLAH DAGALGA HA BILAWDO WAAN SOO GALEYNAA BI IDNILLAH WALAHI DIYAAR BAA AHAY
Insha allah, abwaane afkaaga saacatul ijaabo allaha waa fajiyo oraahdiisa.
Xigmad iyo gatas ho❤️
Insha Allah
Abwaan guul iyo gobanimo masha Allah
Shukran abwaan
Asc ogwaan waan ku salaamay adiga iyo dawada yaasha waxan u baahanahay dhalinyaro ka caafimaad qaba qabyaalad oo badbaadiya dal diin iyo dadnimadii aan lehayn 40 yr ayaan dewersanaynaa hala kaco cid aan sugeyno oon Alle ahayn yeey jirin waa codsi
Soomalida in eey aduunka ka warqabin wxaad ku garaneysa😂😂,Dadka Soomalida marwalbo 1977 Lee laso bodaan,ETHIOPIA MANTA SOMALIA IN EEY QABSATO ONE WEEK AYEEY KU QAADANE ,SOMALIA BRO 20 YEARS AYAAD SHEEGI 100 YEARS SO SOCOTO MESHEEDA AYEEY TAGNAANI .
hhhh itobiya inay somaliya qabsato wee jeceshahay lkn ma awoodaa hhhh riyo lee lamarooyaa
Sababta loga cabsan hubkay Somalia so dagsatay
Hadaan maamul gobaleedka wax laga sin eleen melo somali ah oo daris laah ithopia ba jira ma dhagax Bay isaga celin maaha in mugadisho kaliya lageeyo
Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 waa majority Muslim country
Allha noorumeeyo hamigeena
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
Hubka SOMALI LASO GALIYAY KWRN HADII SIDII MOBILADA 📱 Lebanon u QARXI KARAAN???????
❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍
👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰👌👌
Sax guuuul 🎉🎉🎉
Iinsha allah waaba runtaa taasi weyba dhici doontaa
Guuuuull guuuuull
ETHO ❤❤❤❤ 5:06
Guul somali
Guuleeso ❤❤❤❤
❤❤❤❤
Ethiopia waa yuhuuda afrika.xabashida iyo yuhuudu waa isleeyihiin waa FALAASHO waa isku dhaqan
Abwaan videoga inta dnbe mxa ku dhacy
Mise daqiqadaha ku badsatay 😅😂😂😂
hhhh waala heshay sawaariiqda waaku fahantay kaqaleey
Waa runtaa abwaan lakin itobiya xoog kuma qaadan dhulkaas gimeystihii baa siiyey labaduba waa fulayo wlhy geeridana wey k baqaan qofkii yaqaan baa yaqaan fuley wax ka ulo badan oo ka booto badan ma jirto
Insha Allah bi idnillaahi kariim
Abwaan camaari video yadaada qaybaha danbe ma ciladbaa jirta
Soma❤❤❤
Mid aan kuu saxo dhulka gumeysigii baa siiyee xoog noogama qaadan
Jamhuuriyadda barakaysan ee ( Somaliland ) ❤❤❤ ma taqaanaa?
abwaan videointa dambo iska jar
Ilaa harar.
Ma anaga ayaa nabad ilaalin
Itoobiya damaca waxaa galina yawaa kuwaad shegtay kanaxaya horumar kaaygartay dhinaca kalana lohubey naayo adega cadawga jawaa juusta badan
Bentley Duli Kunoolado🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🚫🚫🚫🚫🚫🚫
Geesi ba Tahay wll
Wariya Yaxuud Waa Adiga bidary
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wax dhintay ka dhintay yahuuda maxa lo maqli la yahay
Timihii ilaahada makuusobixi
n miyaa wallka😂
Anuu tashano walayaal
Walee yuhuud iyo itoobiya waa isla socaadan
Kkkkkkk መስሎሃል ከብቶች
Abwaane camaari siwanagsan ayaad noogu iftiimisay
❤