RIWAAYAD AAD U QIIMA BADAN " WARAABIHII HABHABLEEYEY WAAGII BAA U GUDUUTEY" HOBOLADA WAABERI 1992

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • RIWAAYAD AAD U QIIMA BADAN " WARAABIHII HABHABLEEYEY WAAGII BAA U GUDUUTEY" HOBOLADA WAABERI 1992 QAYBTII 1AAD
    HOBOLADA WAABERI RIWAAYADII " WARAABIHII GABGABLEEYEY, WAAGII BAA U GUDUUTEY" LONDON 1992 (PART 1ONE)
    RIWAAYADAN " WARAABIHII GAB-GABLEEYEY, WAAGII BAA U GUDUUTEY WAXA HALABUUYEY ABWAAN MAXAMED ADAN DACAR. LAXANADII: USTAAD SALAX QASIM NAAJI
    WAXAA RIWAYADAN JILAAYA HOBOLADA KALA AH
    - ABWAAN DACAR
    - AUN ABWAAN CIISE WARSAME CIISE DHANCADE
    - AUN CABDILAAHI DIIRIYE SOORAAN
    - AUN MAXAMED AXMED KULUC
    - SALAX QAASIM NAAJI
    - KHADRA DAAHIR CIGE
    - NIMCO YAASIIN CARAALE
    - FEYNUUS SHEEKH DAAHIR
    - SAHRA SHIRE ADAN
    - AXMED DIYAAR ISMAACIIL
    - AMAARA
    - CEERIGAABO
    MUSIGA WAXAA TUMAAYA XULKII HOBOLADA WAABERI
    - CABDILAAHI CABDI SABRIYE (PIANADA)
    - MUUSE MAXAMED ( SEXAPHONKA CODKA DHEER)
    - MAXAMED XUSSEIN ( GITARKA)
    - MAADEEY SHEEKH AXMED ( BATTARIGA AMA DRUMKA)
    HADAAD KA HESHO RIWAAYADAN IYO VIDEOGAN LA WADAAGAAN ASXAABTA KALENA SHARE IYO LIKE KU SAMEE
    SUBCRIBE KU SAMEE CHANNELKA SI AANEY KUU DHAAFIN RIWAAYADAHA DABE IYO HEESAHA DANBE E AAN SOO GALINEEYNAA CHANNELKA SI AY TOOS KUU SOO GAADHAAN
    MAHADSANID
    DAAWASHO WACAN

КОМЕНТАРІ • 20

  • @dhemankhadar8391
    @dhemankhadar8391 2 роки тому +2

    Alxm 2022 dawanaya Riwayad qiimo badan maantaba xorbaanu nahay qaran madaxbanan Somaliland alle nabada hanoo adkeeyo dibtii umada siyaad kuhayey Maanta midhaheeda guranayaan

  • @sahrasalah2580
    @sahrasalah2580 4 роки тому +1

    Waa riwaayad wanaagsan waad ku mahadsan tahay walaalka inoo soo gudbiyey codsi noo soo badi Walaal adigoo mahadsan xusuus gaar ah ayey ii leedahay riwaayadan

  • @darisuroon2569
    @darisuroon2569 4 роки тому +2

    Waa run taasi

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 4 роки тому +2

    Waa waraabihii garbaharay wagi ku baryay

    • @geelehersi140
      @geelehersi140 4 роки тому +1

      Waraabihii garbaharey hadaa waagu ubaryey ee meeshaad gali laheyd baaalarabaa

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 4 роки тому +4

    Cimamada hala igu tuuro hadii aad fanka somalia jeceshahy

  • @qaranjiretv7188
    @qaranjiretv7188 4 роки тому +1

    Waayo waayo

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 4 роки тому +1

    Riwaayadan waxa la odhan jiray "waraabihii gabgablaa waagiba ku guduutay " ee maaha habhableyay
    Waxana ka sheekaysay khadra daahir oo ku jirtay riwaayadda
    Mahadsanid sidda wanaagsan ee aad noola wadaagtay riwaayaddan somali music and culture.

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 роки тому +1

    Somali music
    Magaca riwaayada iska saxa waa
    Waraabihii gebgeblaa waagii buu uguduutey

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Abdimajid Ali
      Waa isku mid gebgeb iyo habhab wax faraqa oo weeyn oo u dhexeeya uma arko, waxaan saxana kuma arko meesha
      Mahadsanid

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE Ruwaayadda walaal yaa sameeyey, abwaanka magaciisa, iyo sannadka iyo fannaaniinta ku jirta haddaad garaynaysaan magacyadooda

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @@mhassan0163
      Videowga hoostiisa qoraalka ku qoran akhriso adaa arki doona abwaanka iyo fanaaniinta matalaaya Riwaayadan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE mahadsanid walaal

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @@mhassan0163
      Adaa Mudan walaal

  • @sahrasalah2580
    @sahrasalah2580 4 роки тому +2

    Reer somaliland caadi ma ahan

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 4 роки тому +1

    Reer qaran dumis caruurtinii tahriib ku dhamaatee gabdhihiinii adoon fuushaye maxaad kafaa iideen riwaayadaan aan dulilinimo ka aheyn???

    • @dhemankhadar8391
      @dhemankhadar8391 2 роки тому +2

      Maantaba xorbaanu nahay qaran Nabada Somaliland layidhaa dhashay

  • @barnijamac7285
    @barnijamac7285 4 роки тому +2

    Waan qaashin kaah maax noogu soo gaalisen qaaran keenii jaahiliintan baa baabiyee