YAAB! NINKAYGA BALAN U IQADAY IN ILA GURSANIN IITIJABI S4P001

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • #Subscribe #Like #Share

КОМЕНТАРІ • 428

  • @AbdirisakBallu
    @AbdirisakBallu 5 місяців тому +13

    muntaaz libinta qofka waa qofka kaliye ee qiray inta aan muuqaal daawanaaye masha,allah qoftan talow ninkaan yeysan ka fakan

  • @AsiilAxmad
    @AsiilAxmad 7 місяців тому +180

    Wllhi wan farxay maku sheegay gabadha waa naxsana marku qaban wayy ilahey calaf ka iskugu daro amiin dhaha❤❤❤

    • @qureshcolow1898
      @qureshcolow1898 7 місяців тому +2

      Amiin

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 7 місяців тому

      Aamiin yaarabi ❤

    • @Fardawsa-up5wk
      @Fardawsa-up5wk 7 місяців тому

      Aamiin yaarabi

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 7 місяців тому +2

      Qof masuul hdalkiisa u egyahy qbku uhadlayo dadks tlefanada kuma dagdagan horay kma qabtaan

    • @amaalcumar491
      @amaalcumar491 7 місяців тому

      aamiiin aamiin aamiin yaarabi❤❤🎉🎉🎉

  • @AbdiOmar-f7l
    @AbdiOmar-f7l 7 місяців тому +61

    Waan wada sugeynay. Tijaabi jacelkaga. So badi. Ridwaan🎉😊

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 7 місяців тому +85

    Mumtaas waa gabdhaha ugu fiican oo mudan in la guursado.

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 6 місяців тому +2

      Waliba waa gabadh akhlaaq ka muuqato msha allaa

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 6 місяців тому +1

      Aad iyo aad waa gabar akhlaq fican leh😭

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 7 місяців тому +95

    Kusaliya nabiga scw scw scw❤❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @nuurcool
    @nuurcool 7 місяців тому +114

    Inta jecla nabiga scw scw scw

    • @yacinroblehbouh
      @yacinroblehbouh 6 місяців тому

    • @kinsibashir
      @kinsibashir 2 місяці тому

      Sallalahu aleyhi wasalam ❤❤❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @AsmoCadey-d6k
    @AsmoCadey-d6k 7 місяців тому +84

    Ku Sali nabiga scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @mamacalimamacali8875
      @mamacalimamacali8875 7 місяців тому +1

      Walalo waad daacad santahay. Walalo mcnto insha Allah waad heli

    • @issackbishar9981
      @issackbishar9981 7 місяців тому +2

      Scw scw scw scw scw scw ❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 7 місяців тому +166

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️😢

  • @SurprisedBaseballStadium-jn3km
    @SurprisedBaseballStadium-jn3km 7 місяців тому +39

    😢rAsuulaka ku saliya scw❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @maxamuudaadan8659
    @maxamuudaadan8659 7 місяців тому +50

    ku saliya nabiyeena sharataleh scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @faizofaizo5269
      @faizofaizo5269 6 місяців тому

      Scw scw scw scw scw

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @NoortoAden-xr1hm
    @NoortoAden-xr1hm 7 місяців тому +44

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @Republic3
    @Republic3 7 місяців тому +23

    mumtaz masha allah gabdh dagan, qurxoon ......

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 7 місяців тому +63

    Ridwaan bulshada wakujecelyihiin barnamijkan hadey macquultahay ramadaanka iskajooji 💪👍💯

    • @Qaali786
      @Qaali786 7 місяців тому +6

      Waa talo fcm

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 7 місяців тому +2

      ​@@Qaali786taassan been eheeyn walal isku dirnimo mafiicnaa moho

    • @Tayba283
      @Tayba283 6 місяців тому +2

      Barnaamijkan lee daawada mxaa u burinee wiilka

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 6 місяців тому +2

      @@Tayba283 waa laburinaa eeby maxaa yeelay soon iyo cibaado kuma haboona barnamijkan

    • @Tayba283
      @Tayba283 6 місяців тому

      @@AhmedMohammed-k8n adoo cibaadaysanaya mxaa messhan ku keenay

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 7 місяців тому +21

    Finally after so long:Tijabi jacelkaga ❤️.I am a big fan of Ridhwan Issack since 2021 until now.Ridhwan Issack keep doing more videos of :Tijabi Jacelkaga❤️.

  • @aasiyafaarax4278
    @aasiyafaarax4278 7 місяців тому +18

    Mashaa allah alle hanoo daayo hablaha soo maaliyeed

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Місяць тому +2

    Gabdhaha badankooda waa iska daacad hadii jeceel iyo wanaag la tuso ee RAGOOW gabdhaha aan wanaajino ama aan iska dhaafno❤

  • @princessedapsan5609
    @princessedapsan5609 7 місяців тому +16

    Ilahay dumarka somaliyed qimahoda hafahamsiiyo adbay cheap uyihin subxanallah 😢

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому +2

    3 bilood ayay kadaba shaqaynaysaa, kawrn markuu guursado🙏Guri bay kuxidhan😂🙏
    Masha Allah, Sida la iskugu faraxsan yahy🙏

  • @tayyibmohamed5511
    @tayyibmohamed5511 7 місяців тому +9

    Masha Allah, to the first lady, Allah idhinkadigo labadhii iskuwarto InshaaAllah

  • @OsamaYussuf
    @OsamaYussuf 7 місяців тому +7

    Tijabi jacelkaga is good than others vedeo I love ❤ 😍 ridhwan legend ❤

  • @maxamedcabdullaahi2915
    @maxamedcabdullaahi2915 7 місяців тому +18

    Hadii aad sheeko jeceshahay sideeyda oo kle ku xirnaaw page ka ridwan isaq

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 7 місяців тому +8

    Mashaallah, haadaanta inta an kadhicin. Gabadh afsoomali fasiix ku hadleyso waayo.

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 7 місяців тому +5

    Sxb ridwaan program kan cml no so badhi we missed it wlh,bring many

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 6 місяців тому +3

    Maashaa allaah muntaas iyo cabdi xayi jacayl ku ha waaro❤

  • @fadumoabdirahimsalah2133
    @fadumoabdirahimsalah2133 7 місяців тому +8

    Ridwaano qisooyinkaaga aada uxiiseeya 1ka soodhigtana horaya kafiirsada keep going ❤❤❤❤😅

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 7 місяців тому +10

    Welcome back Wan uxiis baranaamishakan

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 7 місяців тому +9

    Ridwaan isku dirka jooji 2da qof waa is dorteen hambalyo ❤

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 6 місяців тому +3

    Kuwii wada jira oo is calfada allha idinka dhigo guuleysta

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 7 місяців тому +17

    800k coming soon l.a ❤😂

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 7 місяців тому +11

    Abayo ilahy qofka Rabto haku siiyo hadii uu qeer kuu yahay

  • @ninaabdi2848
    @ninaabdi2848 6 місяців тому +2

    She’s so beautiful Allahuma bariik ❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 7 місяців тому +7

    Dadka daacada ah jaceylkooda waa guuleystaa marka masha Allah 👏👏👏

  • @najma8198
    @najma8198 7 місяців тому +7

    Wiilkan telfoonkis see ku hela anigan ha iti jabiye jecelka qofka hayo ha isoo diro ama ha ila soo xiei plzz🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 7 місяців тому +15

    Barnaamij aan uxiisnay so badi radwan ❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 7 місяців тому +22

    Mash allah wlhi gabdhahena wa daacad imbadan wlhi aniga xitaa wake jiraa gabdhaha daacada ah lkin waa leeqiyanay anigo alle ubaryayo wlhi😢😢

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 7 місяців тому +1

      ax ax am sorry wllshye qali inshallah waxa ada ku farxado❤

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 7 місяців тому +1

      Dhib maleh Abayo Adigu waligaa daacad ahoow dacaadi mahungowdo ❤qofkiii Ku qiyaamayna kafogoow ❤

    • @NasteexoNasteexoAbdi-w2q
      @NasteexoNasteexoAbdi-w2q 6 місяців тому

      Qofka mar walba la dhawaco wa qofka dacad aha wlshy kulmid ayan ahay

  • @CabdiWaaxid-m1k
    @CabdiWaaxid-m1k 7 місяців тому +8

    Ridwaanow barnaamishkii miyaa soo laabatey❤❤

  • @AbdirahmaanHassan1-eu4mj
    @AbdirahmaanHassan1-eu4mj 7 місяців тому +12

    السلام عليكم رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه يارب العالمين ❤❤❤

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 6 місяців тому

    mumtaz magaca miskiin kama aha waa gabar aftahad ah ku guuleyso xiriirkaga insha Allah

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 7 місяців тому +17

    I aamin qof la ilaalinayo jacayl kuuma hyo qofku waa inuukujecelyhy isagoo xora shp 😊

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp 7 місяців тому +2

      Ani waxaan aaminsanahay asagoo isheegay inu iqiyaani karo waayo ill ill madhorto fikirkaaga waa sax

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp 7 місяців тому

      Ani waxaan aaminsanahay asagoo isheegay inu iqiyaani karo waayo ill ill madhorto fikirkaaga waa sax

    • @Fatumoabdi-ig8no
      @Fatumoabdi-ig8no 7 місяців тому

      Xaqiq midas ayan ba aaminsanahy

    • @happyhjmc1975
      @happyhjmc1975 7 місяців тому +2

      Qof ka mar haddu kaa arko inaad isaga 90%dabo socotid oo cabsi qabtid mustaqbalka ah goor uu ku cidleeyaba waa ku cidleyn lkn dadka naftooda ku kalsoon taasi kuma dhacdo waayo waa dad aaminsan in laga tagi karoh iyo in lala joogi karo marka yaan leys wareerin💯👏👏

  • @cabdiyeycade9635
    @cabdiyeycade9635 6 місяців тому +2

    Mahadsanid wllky Ridhwan Wan uxiise baranaamijka noocan tijaabi jaceyl kaagha❤❤

  • @Iqra-v2x
    @Iqra-v2x 7 місяців тому +7

    Asc wll qofkii ugu horeye anoqdo🎉❤

  • @cabdiyeycade9635
    @cabdiyeycade9635 6 місяців тому +4

    Tijaabi jacelkaagha Soo badhi Ridhwanow❤

  • @MaryamaAhmed-op9ip
    @MaryamaAhmed-op9ip 6 місяців тому +3

    Halkee lagalasoo xidhiidh ridwaan

  • @amalabdullahi772
    @amalabdullahi772 7 місяців тому +17

    Wow barnamij an uxisay

  • @jnrbashka544
    @jnrbashka544 7 місяців тому +5

    I was waiting shukri and Abdullah conversation ...was that the end

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 7 місяців тому +18

    Off baranmijkan inta ku haysta is muujiya 😂😂

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 місяців тому +3

    Ramadan Mubarak 🌙. Ridwan program kii tijaabiska ahaa baad soo celisay.🎉🙏noosoo badi. Haddii Eebe idmahayo. Waxaanan kugula talin lahaa kuwa isqaba iskadaa. Soomaali maryooley waa dhibadan yihiin.

  • @mariyocabdulle2622
    @mariyocabdulle2622 7 місяців тому +6

    800k coming soon l,a❤

  • @ZakiyaAbdi
    @ZakiyaAbdi 7 місяців тому +6

    ما شا ء اللہ 💞

  • @MohamedAbey-jf5ts
    @MohamedAbey-jf5ts 7 місяців тому +15

    Where is shukri and abdullahi plz

  • @calixasan9183
    @calixasan9183 6 місяців тому +1

    Ridwan wllhi waa ku taa geerah alle dartii alle ha ku sharfo

  • @hawoabdirahman2101
    @hawoabdirahman2101 7 місяців тому +5

    Wllky ilaahow ku xafid keep going

  • @Nalka723
    @Nalka723 7 місяців тому +3

    Masha Alllah ino so badi wll in badan ayan sugayay

  • @MOHMEDHASSAN-g3i
    @MOHMEDHASSAN-g3i 2 місяці тому

    صلى الله عليه و سلم ❤❤❤

  • @somalikanye8642
    @somalikanye8642 6 місяців тому +1

    Ha ilax guursan waa khiyaali waalula guursanaa

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 7 місяців тому +16

    Tijabi jacelkada ya ila jecla😅😊

  • @FadumoJaamac-c1w
    @FadumoJaamac-c1w 7 місяців тому +10

    Ridwan Isaak waxas nagadaa tijabi Gan bas culimadii baa Kala hadashy Wana Ramadan ee qisoyinka nosobadi pls😢

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw 7 місяців тому +2

      Anagaa rabna waana lawadaya,laakiin ramadaanka waan kugu raacsanahay in lajoojiyo

    • @AminaAwil-o5x
      @AminaAwil-o5x 6 місяців тому +1

      Anaa qiso idiin hayee goormaa utagaa tidwaan😂

    • @FadumoJaamac-c1w
      @FadumoJaamac-c1w 6 місяців тому

      @@AminaAwil-o5x wllo qisada😂😂 sodaa pls waxan waa nacee

    • @FadumoJaamac-c1w
      @FadumoJaamac-c1w 6 місяців тому

      @@AbdiHassan-br3gw rufiyan miya tahy dad laysku dirty un ban ujeda ani😡😡

  • @SamiiraAadan-ye8kn
    @SamiiraAadan-ye8kn 7 місяців тому +4

    Ridwaanow lambarkaaga isheeg wiil inaa ii tijabisaa rabay hargaysaa jogayee ❤😢

  • @amiinahmed7500
    @amiinahmed7500 6 місяців тому +1

    Mansha ALLAH ALLE ha iskunkiin daro calafkina

  • @ibrahimayub5281
    @ibrahimayub5281 7 місяців тому +13

    Wan jeclahy barnamijkan ee so badhii yaqii

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 5 місяців тому

    Waryaa gabadhan mumtaaz yaanay kaa fakan, you are lucky to get her bro

  • @CaliMaxamed-i8h
    @CaliMaxamed-i8h 6 місяців тому +1

    Scw😊

  • @Nurtawarsame
    @Nurtawarsame 6 місяців тому

    M a mumtaz gabar wanagsan

  • @CaaishoCabdi-fr8pm
    @CaaishoCabdi-fr8pm 5 місяців тому

    Mashalha waqof wangsan

  • @khadijasamanmohamed6999
    @khadijasamanmohamed6999 6 місяців тому

    Mashaa ALLAH❤ Mumtaz waa gabadh dagan oona quruxsan❤

  • @AmalIdil
    @AmalIdil 6 місяців тому +2

    Alla yaan tijaabiyaa

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 місяців тому +9

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому +4

    Mashallah waa nin fiicav oo farxan ah naa yaan laga bobine qarso

  • @laylaizhqi8198
    @laylaizhqi8198 6 місяців тому +2

    Bagaad uSoo CeliSay BaR NamiJkaaN MudaN SuGayNay😊

  • @themambasadventuresafarima3453
    @themambasadventuresafarima3453 6 місяців тому

    Mashallah she’s beautiful she doesn’t need to do this!!

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +7

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @casowe_cali4518
    @casowe_cali4518 6 місяців тому +1

    Gabadha hore waa dacad m.a alle calaf hays kugu daro owlad bariyana ha siiyo

  • @BushraAli-p1r
    @BushraAli-p1r 7 місяців тому +4

    Shukri and Abdullah aawi

  • @hassanarsalaan7650
    @hassanarsalaan7650 6 місяців тому +1

    Gabadhan qalbigeyda ilaali wllo wa gabadh wanagsan eee Allah iskukeen calfo❤

  • @omarnoor766
    @omarnoor766 7 місяців тому +2

    Ridhwan isack Ramadhan karim

  • @FarduzaJamac-wh7xj
    @FarduzaJamac-wh7xj 7 місяців тому +1

    Asc radwaan sidee kula xiriiri karaaa wllo somlilnd ayaaan jogaaaa.

  • @XaawoXaawo-s3n
    @XaawoXaawo-s3n 6 місяців тому +1

    Mansha Allah❤❤❤❤

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 6 місяців тому +2

    Muntas she is beautiful ❤ she is really honest

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 6 місяців тому

      Haa wallahi waa gabar iska qalbi fican maskinta.😭

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 6 місяців тому +1

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 6 місяців тому

    Qoftan kowaab cod macaana masha allh

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 7 місяців тому +19

    Isaku xishoda dumaro inataay tv 📺 hor tagagatan ninaka waa saaxiibakay aad la so taaganatin sow kalamad afaka ka wayen maaha xata waa wiil aan shekesano dhehe lakiin saaxiibakay oo cad waa ceeb 🧏🏻‍♀️😲🤮🫣

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 7 місяців тому

      I gree with you

    • @xayat6793
      @xayat6793 6 місяців тому

      Quranka mukumaqashi wasaxibatihi waaqihi tasoy micnahedu tahay saxiptisa wa saxipka ninkaga 😊

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 6 місяців тому +2

    Ridhwan barnamijkan inaa joojisay umaleenaye madaama oo sheikh shibli kahadlay . walaalkey wankula talaniya iska daa oo mowduuc kale keenso

  • @Saido-o2q
    @Saido-o2q 7 місяців тому +9

    Asc shukran

  • @XamdiCulusow
    @XamdiCulusow 6 місяців тому

    M.a alla maxan kuwa dhexa o qalbiga laga jabiyay aan la ohay😢

  • @goledirie4702
    @goledirie4702 5 місяців тому +1

    Aboowe Qoomamayn nin yar ayaa tahey wax aan kuu qornayn weeye ALLAAH kuuma qorin USA 🇺🇸 shaqayso cidna ha isku halayn Ninkaas inna adeerkaa ahna. Faraha Ka qaad wax cadaawad ha uqaadin isagaa wajiga iska xumeeyey

  • @XaliimoMaxamed-z2v
    @XaliimoMaxamed-z2v 6 місяців тому

    Masha allh

  • @Naske14
    @Naske14 7 місяців тому +2

    Ma Soomanid miyaa Ridwaanow mise Mar horaa duubtay micnaha soonka kahor?

  • @yahyowbishar008
    @yahyowbishar008 7 місяців тому +1

    Where is shukri and abdullahi plz sodaa part 5 please 🥺 we are waiting you sxpow 😊

  • @CaliMaxamed-i8h
    @CaliMaxamed-i8h 6 місяців тому +1

    Scw

  • @najaanmedia
    @najaanmedia 7 місяців тому +2

    Sheikh shibli ninki Ridhwan ahaa hawshiisa ayuu dib ugu laabtey. Fatwo kale sugeyna

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 6 місяців тому +1

    tijaabi jaceylkaga inta waxa tagan waa gabdho taa waxay daliid utahay in gabdha ay maseyrkooda wuu badantahay kalsoonidoodana wey yartahay dumarow ugaada in ninka Allah afar ubaneeyey ay macqultahay inuu kula gursado وَلَا تَنسَ نَصِيبَكَ مِنَ الدُّنْيَا ۖ

  • @XasanAweysKhalif
    @XasanAweysKhalif 5 місяців тому

    Ridwaan arimahaaaga waad ku mahadsan tahay

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 7 місяців тому +2

    Asc walaale ridwaan Isaaq Ramadan kariim ❤

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 6 місяців тому

    6days ago maad soneyn mya Ridhwanow

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 6 місяців тому

    Illhey calaF ha iskugu daro mashaAllh waa gabr Dacada wlle😢❤

  • @farhiohanshi4230
    @farhiohanshi4230 6 місяців тому

    Jah 😊mumtaaz Sxipkeeda cml Allow Nasii

    • @iamkingcj
      @iamkingcj 6 місяців тому

      Aniga ku noqonaayo dulufey 😅

    • @farhiohanshi4230
      @farhiohanshi4230 6 місяців тому +1

      @@iamkingcj
      Maraxow kuma rabo 😂 😂

    • @S0MAALI__KING
      @S0MAALI__KING 6 місяців тому

      ​@@farhiohanshi4230qac ba ka yersiisay wilka dulufeey 😂

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 7 місяців тому +3

    Gbdhaha wlhi waa masakiimo😢😢😢

  • @srey2067
    @srey2067 6 місяців тому

    Wooooooow the first girl

  • @fmg63772
    @fmg63772 6 місяців тому +1

    Yaa akhii allaah ka cabso dadka ha iskudirin waa ceeb sidan

  • @alidhoofdahir7524
    @alidhoofdahir7524 6 місяців тому

    ❤❤❤ hadii mankaga guusha gaari waa saan