Cadowga Umada Somaliyeed waa .. Aaranjaan sida FAROOLE iyo Caruurtiisa , Xasan shire Abgaal , kuna dar Hantiboobe Xasan sheekh iyo Kabaqaadka Xamse Marxuum .. waa Tuugo maanta Puntland Cashir u dhigtay .. well done Puntland .. the Mother of federal states and the father of ONE MAN ONE VOTE SYSTEM !!!!
CALOW FARMAJO AYAA BILAABAY CODEYNTA NOOCAN AH MAXEY U TAAGERI WAAYEN QOLADAN DENIGII REER PUTLAND DOORASHADII BEENTA AHEYD EE 2022KII UMADII SOO XASUUQAY SIDEY KU TAAGEERAYAN AYAGAABA QAA.IMIIN KALE AH DENINA NIN LA DOORTO MAAHA
Wax qarsoon ma jiraan
Puntland ha guulaysato
Horgaladu ha kuwaantoobaan
viva puntland power
viva all somalia united votes
Arar uma baahna cali hadii aadan qabyaalad soo wadine hore u soco somali looma joojiyee
Maasha allaah allaha noo cafida wadankeena
صل الله عليه وسلم
جمعة الخير ياامة الخير
أمة الصومال قاليه عاشة بنتلانذ عاشة الصومال كبري
Ninkaasu wuu kareeyey cadoow gii we'llcomeback dani🎉🎉🎉🎉
Cadowga Umada Somaliyeed waa .. Aaranjaan sida FAROOLE iyo Caruurtiisa , Xasan shire Abgaal , kuna dar Hantiboobe Xasan sheekh iyo Kabaqaadka Xamse Marxuum .. waa Tuugo maanta Puntland Cashir u dhigtay .. well done Puntland .. the Mother of federal states and the father of ONE MAN ONE VOTE SYSTEM !!!!
Mash allah Jamureyadi Somaliland 5 MW aya is doortaay waa Dowaalad guul iyo gobonimo ❤❤💚
Yaa kuu dirsaday walaalaha dhexdooda ha KU dhiman dhexdooda
Badri salan sare sxb
Amarka ilahay waa Ku tageeraaa sdb
Waa hal qabiil doorasho noocee waaye
Telephone ayaa ka soo horeeyay madax weynaha aduunku sidii hore maha
Portland is always the pride of Soomaaliya 🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹 please be the inspired people Inshallahu.
Waa wareeeeeeeeeeey warninka buuran yaa puntland kaqabta
Ninka buran waa boqor buntland isagaa leh
Taagerayaal matihiih xaashaqlilaah laakin waxaa tihiin CBB qalyaalada kaween ayaa tihiin waxba hasqarina
Isku dirka iyo kala dirka cali xadhaadhay ugu kalaaaley
😂😂😂😂 wallahi Deni waa ilka toogte hhhh
Warkaan miyaa lagu sooceliyay
Yes
CALOW FARMAJO AYAA BILAABAY CODEYNTA NOOCAN AH MAXEY U TAAGERI WAAYEN QOLADAN DENIGII REER PUTLAND DOORASHADII BEENTA AHEYD EE 2022KII UMADII SOO XASUUQAY SIDEY KU TAAGEERAYAN AYAGAABA QAA.IMIIN KALE AH DENINA NIN LA DOORTO MAAHA
😂😂😂 waa iska galay
Soomaaliland hala simin putiland car gaku heshiiyaan waa laysku laynayaa dhawaan waad arki doontaa
Waa saajeceshahay lkn puntland socotay ❤ habar iyo cay Allaah kakori niicey
Ma ba galin irdaha beenta dhaafa
Alla darodka yar yar maxa narta lagu shidi dona beenta borobaganda senji naceyb xasan shekh janada inu galo ayad aad ugu shaqeyneysan nartiina aad bey niigu farxeysa
Adigeey kaa soo butaaceysaa qabyaalada Ali
Waa adiga fikirkaaga
Cali hereri ogaw ingaraada shirqool shabaab ahloodhigo Sidhi saacali 5 km looxeyrsdao oowaxgurmada ayweydey lafiirsanayey sidaasna lagudilay garaadawaalaweerari loonagurmanmayo ilalayo waalaguweerari waana ladiyaarayeywaanalaleyn
Faroole markuuqabtay doorashada maxaa looga burburiyay taas ayey laxiriirtaa dadka wax mailaaban
Duli duli dhalay cali dugaag
Subxanallah asaga waad dhaliili kartaa. Maxaase waalidkiisa aad u caayeesaa maxey kuu dhimeen.
Qabyaalad daarood unbaa Ka wada somaaliya
Warkaagana halkaas ayuu Ku wareegsana
Ali hirir REER. Somaliland Awadal maxad mudahardki uu odhan waydaay iyo reer laascaanood gurayaah qurxuda badaan ee dhaadheer haburburinna 😂😂😂😂 kkk
Ma dhilaa tahay maxaa waxa qarsoon ku ogeysiiyey
Subxanallah Xasbunallaah wa Nicma Wakiil
@@fatimasalaad8817 wa cayland haubixi af xumada rag iyo dumar wey ka simanyihin
@@sahromohamed4375 Jazzakumullaha kheyran walal. Walal Aqira miyaa la ilaawey. Subxanallah .
Cali Huwanaw adigaa qabyaaladu ku Biyo dhigatay waayo adiga laftaada oo ka Soo Jeeda S/la,aand !! Ayaad Mucrid had & jeer ku Tahay Muuse bixii oo Afrikaba Murayaad u ah?? Hadan Butla,aan oo koobiyeyneysa S/la,aand ayaad aad & aad uu warkaagu ugu Buubuninaysaa?? Khiyamo Ma jirtee ,waxaad Arimaha u Daysaa Alle Subxanalaah watacaalaa, waxanan kugu daray inay Bishu hortaada iman!!! (Ilaa Garoowe waxay Noqonaysaa S/la,aan) Qadartuna waxay ku Timi inay Budla,aan Xaqdaro ku haysatay dhul S/ la,aand leedahay, ayaa imka Alle u Bedelay Marhaduu Siciid Dani uu dagalkii Soo galiyey dhulbante,oo laascanood oo dhisan oo S/la,aand Tacab badan Galisey nabad & barwaqana ku jirta, Shacabkii Dagaal uu galiyey, isagoo ka dhigay inuu u hiilinayo oo kaga dhabeyey inuu Hiilharti sameynayo, Shacabkiina barakociyey,Taassaa Alle kaga dhigayaa iskada inuu Guulaystee uu garowe ku khasbi doona inay S/la,aand isku dhiibaan???kkkkk waanu Sugaynaaa Busharada