Caawa iyo Dunida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 16

  • @AdamIbrahim-zj1dx
    @AdamIbrahim-zj1dx Рік тому +8

    Qudhun qudhun dhalay beenawaasiin VO000

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Рік тому +1

    Maqal iyo muuqaal daayoo wariye lama arko VOA waa aqal madow , waa Allay baday voa.

  • @mohamedosmanhassen1911
    @mohamedosmanhassen1911 Рік тому +1

    Yur

  • @zapdow1
    @zapdow1 Рік тому +1

    Did he said Famaajo ayaa wuxu ladagaalamayaa Arsenal. Caruurta ugu sheekaaya waxaa!!!!!!

  • @Somali58
    @Somali58 Рік тому

    Armaa Muusa biixi afduub loo haystaa wuxuu waxaan u samaynayo aytahay arintaas yaa ka warqaba familkiisa 😢

  • @Almuslim_Tv
    @Almuslim_Tv Рік тому +3

    Maasha allaah

  • @Somali58
    @Somali58 Рік тому

    Mida kle yaa ku khasbay inaad noqotaan kaliya isaaq, godobiirsi,ciise, iyo madhibaan kaliya oo la baxdaan Somaliland oo idinku khasbay inaad dhexdiina kashakisaan oo baqdin midka idiin dhow ku beertaan.hadii aad rabtaan Somali land inay sii jirto muuse biixi xilka ha ka tago 🙏

  • @MohamedAbdiwaxid-e6g
    @MohamedAbdiwaxid-e6g Рік тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Рік тому

    👋 Wuu Mahadsanyahay Weriye Samakaab.

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 Рік тому

    Ar maskan warka gudbinaayo in tababar lasiiyo soow ma fiicanan

  • @MohamedMohamed71-h2n
    @MohamedMohamed71-h2n Рік тому

    Bogiina fcbk ga warar ka ma so dhigtaan ee so dhiga

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 Рік тому

    🇺🇲maraykan waxay noo sheegayaan xuquuqda aadanaha 🇺🇲laakiin falastiin waxay ku dileen dad kor udhaafaya 20,000waxaa isbitaalada jiifa 60,000
    🇺🇲waxay cunaqabateeyeenmagaaladii gaza biyo iyo cuno iyo dawo Fito ayay kaga horjoogsadeen
    🇺🇲waxay direen 30 markab oo hub sida iyo 350 diyaaradood oo hub sida waxay direen maraakiibta diyaaradaha xambaara iyo maraakiib dagaal waxaad moodaa inay ruushka ladirirayaan xataa nukliyeer ayaaba kamida maraakiibta 🇺🇲gaza yuhuud miyaa dumisay mise maraykan?!🇺🇲
    waxaad arkaysaa iyaga oo kahadlaya xuquuqda aadanaha 🇺🇲
    maraykan imaqal waxaad ogaataa yuhuud halkaa kuma hayn kartid waxaad intaas ladagaalamaysaan waa xamaas oo qori gacmeed ku hubaysan bal iiga warran xizbulaahi oo hubka nooc kastaba haysato
    Israel meesha ka rar intay nabad qabaan
    argigixiso waxaa ah maraykan iyo yuhuuda

  • @اسماعيلعبدالله-ظ1ق

    🎉 ‏‪57:44‬‏ 🎉🎉

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Рік тому +1

    Maba lulatee maxay leeftaa?!!!.

  • @zakfireman
    @zakfireman Рік тому

    Fake news.