Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Caawa iyo Dunida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 сер 2023
  • Ka daawo Caawa iyo Dunida wararkii ugu dambeeyey, siyaasadda, iyo fallanqeyn ku saabsan Soomaaliya iyo dunida oo kaaga imanaya VOA Somali.

КОМЕНТАРІ • 16

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn Рік тому +4

    Dilka. Warun. Wallah.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 10 місяців тому

    Waryaha VOA 👍🏻

  • @MohamedOmar-nb4ck
    @MohamedOmar-nb4ck Рік тому +1

    Fadlan caasha magaceyga waa cali cabdulahi oo joga Mogadishu arin qaas ah Ayaan kaalahati lahaa ee isoo wac w so ka

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Рік тому +2

    Caambaar waxba tarimayso waa inlagahortago fidnadaas foolhardy xun halasooqabto

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Рік тому +1

    Waryaa gabadha cayda ka daaya

  • @ahmadibnabubakral-habashi
    @ahmadibnabubakral-habashi Рік тому

    Voice of America 🇺🇸 ❤

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Рік тому

    ❤❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Рік тому +1

    Habrtani 65sano jirka VOA maxaa looga erinwayey waayo warqada ayey ka aqrineysaa waa jaahilad oo da,DAALAN

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 10 місяців тому

      Wararka oodhan ee dunida waxaa laga akhriya, labo mid:
      Warqada, ama meel computer-ka kuqoran, balse computrakaas waxaa arka ookeliya waa qofka wax akhriya.
      Madaxda badan ee dunida waxay isticmalaan computerka si aan looarkin.
      Dhinac wararka intoodabadan warqada akhriyaan…..you can choice labada midka Kuuroon.
      Gabadhaan akhrinteeda waa 100% wax khalad ah majiraan sidaa ilatahay.
      Mahadsanid

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 Рік тому +1

    Bal eeg wuxuu leeyahay ma caruur la xansuuqaa aano qabiil ah, waa dabar gooyn isir,

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Рік тому

    VOA HABRHA 65SANO KA WAREEJIYA WAAYO WARQADA SIDEY U AKHRINEYSO BAL ARKA QOF WARYE UMABA EKA KUWA SUUQA CAANAHA KU IIBIYEYA AYEY AHEED

  • @bossman1024
    @bossman1024 Рік тому

    Dadkan sidan miya caqli ka ahcaruur aan qangadhin
    Miya ano qabiil ah haday arintasi furanto Xisab kale caruurtu lamid maha raga soqabta creeks kuma jirto

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Рік тому +1

    Caruur la,laayo miyaa aano ah kkkkk omg waaba jaahil wasiirku war waxan waa dhaqan xumo alshaabnah waxan shaqo kuma leh dhulkaasna majoogan
    Dadka ma ciyaal buu moday
    Caruurta waxa laayey saleeban

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Рік тому

    Habarta aan waligay codkeeda maqli jiray tan miyaa

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Рік тому

      WAA CAASHA CUUD MAGACEEDABA KA GARO INEY QURUX BADAN TAHAY OO AY COD WANAGSAN TAHAY