masha allah deeq dheeg waa somalidii hore hada kuwa jogaa waa wada calool kuus uf raga caloosha waynoow uf baad tihiin wlhy hhhhh heestan way nagu badatee midkale waydiista tabsaalax ama jaylaani
Beautiful inside and outside. I always love couple's enjoy seeing each other not a typical Somalis. 👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯 I will say maashaalah beautiful family.
Yaa ila arkey in Ayaan toromso aad u caatowdey, masha Allah sidaney ku qurxoontey. Hambalyo lovely couple, love you guys!❤
Inta ila aragty inay ayaan Toronto is dhuubtay like dhc de wll qaaaali😜
Marla horeba Way jidh qurux badante mashallah jidhkeda kala soocan inyar iska riday awalba calool May lahayn quruxlay ahayd dhex yar quruxda habla soomaali dabciga weeye dadka kalana irbado dawooyin cunaan in shebka jidhkoda qurxiyaan
Masha alllaaah labo isku fiicaan
Horta awlaad ma iska dhaleen
@@abdirashiid1089 Haa wllo wiil bay isu dhaleen intaan ogahay Allah ha isu barakeyo
Nacala kugu yale haday fhubanta iyo burantay ba isaga ku jecel wax ku jecel raadso eyow adiga makhsin ku xidhan waxba kolba magac ha samaysane ninkani nagtan indhihisu ka jecel yahay shaqo yelo wsna gabadh aad u qurxoon marwalba
masha allah deeq dheeg waa somalidii hore hada kuwa jogaa waa wada calool kuus uf raga caloosha waynoow uf baad tihiin wlhy hhhhh heestan way nagu badatee midkale waydiista tabsaalax ama jaylaani
Woooow ayaan geenyo quruxdii darawishtaay noloow huno deeq dheeg viva
Beautiful inside and outside. I always love couple's enjoy seeing each other not a typical Somalis. 👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯 I will say maashaalah beautiful family.
Deeq dheeg ayaan tromso
Wooooooow lamaano aan jacelahay allaha haydin xafido😘😍😍👏👏👏👍👍
Heeesta waa hees igu leh xasuus dhabti waxaan ku xasuusta qofkaan aan ugu jeclaa aduunka .
Ayaan tromso anoo yar baan jeclaa kareena kapoorta somalia❤️💯👈
Inaba caadi maa ahey heestan keep going lamanaha qarniga
Masha allah jecliyaa inta is jecel ha waaro jacaylku 😘😘😘
Fanaaniinta in ay GUURSADAAN
BAA wacan sida Ayaan &Deeq wey isku soo baxayaan
Aad baan ugu faraxzan zoo noqodkaaga eedo mcn 💖❤
Gawadheyda. Ayan qurux. Mansha allah iyo deeqeda.
Waan jeclahay. Lamanahan. Rabi ha barakeyo. Salansare all
I am qofki kowaad wlayaalaw liketa allaa liketa wlayaal waligay ma 10 ma gaadhin maxaa saa laigu galayaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Oo maxey micno kuu sameenee markaa
Mash allah fav couples n song ❤️❤️May Allah protect both of you
One of my favorite song of ayaan
Somali is qabtah labada ugu jeclahey waana dad Daacad isku jacel
Aad ban u tageer lamnaahn ❤❤.
Inadertay ayaan darawiish Dhulbahante quruxdii ayaad wadaa macanto ❤❤❤❤❤💋💋
kkkkkkk qurux jecelida waa walashay curadedii waa hoyadeed ooh halkan tagan raboow ku naxriiso
Ayan toromso ina adertey Qaali iyo dumaa Qaali iskuwaraa abid👌👏👏👏👏👏
Waaw heesh shidan inta ay u dhadhantay lugta taaga bilahi clyka
I am 100s comente
Lamaanaha an ugu jeclahy fanka iisku waara waligiin
Dad igu qaliya l miss u deeq dheeg iyo ayaan taromsan
My favorite couple ❤️😍😍
Subscribe igu caawi wll
I love this couple inshalaah nolol fiican jira oo jooga
Inta omaar barbar mooday fanankna likte isaara
Lakin sxb Omar kanaa ka cod macan
Wan jeclhy wlhi lamanahan♥️🙏🙏
Daacad bay kayiin wlahi guurka kumay ciyaarin
Lamaanaha Qarniga Nolol Waarta Ayaan iyo Deeq!!!
#Subscribe ii saara 10 qof baa iga dhiman👍👍👍👍👍
Waa kuu saara ma ogtahay official adna ii saar
Waa kuu saaray zxb adna cimaamada ihu tuur
@@marwanabdalla9357 zxp waan ki sara Adina dhac ku sii
@@cawilyare8205 zxp wan ku saaray adina dhac ku sii
Ma Ogtahay official waan ku sray bro adina ha ilawin inad dhac ku siiso
Beautiful couple mashalah ❤❤
Wwww hees I cajabisay💖❤manshllh
goobey iyo dhulbahnte ayay kala yihin wayna is jecelyihn one luv somli o dhan no midab takoor
Maasha Allah qabiil faa,iido ma leh , Deeq baa Gabooye ah maanta maalin i kow ah Allah ha isku daayo
khadar faalo mya wll deeq dheg wa isaq
Najma mahamoud ana kaga aqoon roon wl o wada joogna London mahan wa gabooye
naag dulbahante midgaan guur saan meyso waax kaale no sheeg dulbahante midgaha maa guur sadhaan
@@simba1418 wlhy wa dhulbahnte sxp anaga wada jogna uk wana is naqana kkkkkk
Masha allah beautiful couple stay that way many more years to come
Lamaha sandka 👏🏻
YAA II SHEEGI KARA waxa dadku like ta ay ka helaan
Maashaa alah ayaan you are so beautiful Maashaa alah
Lamaane is jecel wllhi waaa dahab
M.a isku waraa
Lamaane jacelahay❤🌹
M.a qurux
Waaaawwa lamanaha 2020
Lamaane aan aad ujeclahay allow isu kaaya daa
Fartun Ali wll subscribe ii saar
lamaanaha qarniga waxàd idin leeyhy nool waarta ku noolada cadw idinka geeyo Allah idinka haayoh
Lamano ku qurxn m.a😍😍
Aliya wll subscribe ii saar
isku waraa lamane qurux badan batihiine
Fanaan iyo fananad waa isku fiican yihiin laakiin ! ?
Ich mag dieses lied
Ayaan tromso 🌷👌🌷
Lamaanahan jecliyaa noolaada
Esh ala hesst ❤❤❤🥰🥰🥰😘😘😘😘👌👌👌
She is beautiful manshallah
Mashallah
Inti ila aragtay in ey isku nurayan
Subscribe isaar channel kayga wll
Sxbkeyga caydarus aan arkey caadi maa ahey
wiilasha soomaaliyed waxbaa un jeejo dheer oo labisxun is hagajiya wan isdin jecelnahee kkkk
Kkkk mayla aragtay
Hadi laysku firsado... idinka naga darnaanaya
Nin raga qurux muxuu ku falayaa
Hhhh nasra maxamud waad iga qoslisay sister hhh wlhi inan is ognhy ayaad mooda imika qalbiga Kalaha Lugo dhudhubana mujo baasto xaa ka dhigay iyago lugo yar yar leh ayay surwaal ku dhagsan gashanayaaan allow wiilasha kugaha noga kori lol kk
@@hanuush6787 haah olow nooga kori aadi iskadhiga kaftan .com
Hadaa Aragto Qoraalkan muxuu Kaamudan yahay
Ana manta kow u ah dadka😂❤️
Qalanjo waa tan
Cadi ma aha
subscribe iisaar hta labadan jaceshahy
War minkii qeys yare maxaa helay
waw ech cal hees
Walad houssein zxp subscribe ii saat
@@mawelyarechannel7576 wan kuuu saray bro
@@waladhoussein3158 ok bro
*Ehel caashaq*
Qalbi taajir wll subscribe ii saar
Masha Allah Lamanha qarniga
Lamane an ka helo
Subscribe igu caawi wll
Oo ma laba iskalaajpaa jira
Lamaha wana jeclyhaya
Heestan maka daalan miyaa war waxkle la imaada
Waad oga qoslisay
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk 🎉❤och Munasar Mohamed
Deeq dheeg horta labis xumaa iyana sidaasay kuleeday labiska ragba waad uleeday naa odayga soo iigi hawaline labis meesha kuma hayee
Jimcale Mohamed ma labis xume dadka wax uqur su usburano somalidu can kutahay malahane manshalah udheh xasid nimada joojiya
@@najmamahamoud6310 haye wllo lkn xaasidnimo mahama ahee wuxunba usheegnay
💯💯💯💯🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤
Wwww 💋💋
Cod malahn sorry
Heesta qalbi lule soo galiya
Labadaan ma is furin miyaa wali yaaab guur fanaan maba raagijirine furiinkiina sugeenaa
😆😆😆😆 maxad u kala furee huuno
Quman Qaali jahilku waa sidan oo kale wlhi
Ilhow kaqabo codowgan cml.xasid maliibaano
Oo dad is jecel maxaad ku falaysa in is furaan yahuuuuuuuuu
Alla xasidsanaaa qofakaan maxaa ka faidee waan jecelahey inta is jecel barakooba ❤