🇬🇧 Safarkaygii Ingiriska iyo Markii iigu horeysay aan daawado Manchester United oo Ciyaraysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 47

  • @axmd
    @axmd  Місяць тому +18

    Haddii aan gaadhno 250 likes, waxaan tegi doonaa ciyaar kale. LETS GOOO!!

    • @MohamedNor-w6i
      @MohamedNor-w6i Місяць тому +1

      Garoonka Liverpool fiudiyow kasoodiyaari

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +1

      @ Man City ama Liverpool? 🤔

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Місяць тому +2

    I enjoyed to watch this Vedio, I’m big fun Manchester Utd GGMU for ever, I hope one day come there,

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +2

      I hope so too bro 🙏

  • @saapiriinahmed2398
    @saapiriinahmed2398 Місяць тому +2

    Malin un waan tagi dona oldtrafford❤Ggmu for life😍

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +2

      @@saapiriinahmed2398 Legend bro. GGMU!

  • @LeiOrHaN10
    @LeiOrHaN10 Місяць тому +1

    Sxp please kabo salax/ Kubad aan ku ciyaaro ii gad 👍🏻✊

  • @Cristianodon9
    @Cristianodon9 Місяць тому +5

    Assalama Alaykum Sxb wanku Salaamay Waxan Big Fan for Man Utd please Hal Codsi Sxb Ma iisoodhiibi Kartaa Funaanada Utd?

  • @Shaquille4037
    @Shaquille4037 Місяць тому +1

    GGMU 😈 ❤🎉

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      @@Shaquille4037!!

  • @tyedy
    @tyedy Місяць тому +3

    Just started watching the video and I already know it’s gonna be a good one

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +1

      @@tyedy you’re in for a banger! 🫡

  • @libanabdi6374
    @libanabdi6374 Місяць тому +2

    Aniga xata wan joogay ciyaartaas waan soo daawaday

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +1

      Ciyaarta runtii wax badan kama socon laakiin aragnimo fiican ayey ahayd

  • @mohamedabdijama5238
    @mohamedabdijama5238 Місяць тому +1

    Hotels raqiisa noso sheeg bro

  • @shorts-to6sf
    @shorts-to6sf Місяць тому +1

    thnks, it was great watching your video

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      Glad you liked it!

  • @Jigjigaboy
    @Jigjigaboy Місяць тому +3

    Pro Arsenal Halmar boqo oo si fican noogu duub Macal masjidkeeda 👍

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      waa fikrad wanaagsan sxb

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Місяць тому +1

    Maslaxa riyada ahaa

  • @ZalmaanCade-zj6qm
    @ZalmaanCade-zj6qm Місяць тому +2

    My dream

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +2

      It was amazing brother 🙌

  • @AmiinCabdullahi-x8j
    @AmiinCabdullahi-x8j Місяць тому +1

    Man cit sosame szp😢🥰🫡

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +1

      @@AmiinCabdullahi-x8j Man City oo la ciyaaraysa kooxdee?

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction298 Місяць тому +1

    Legand

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      @@kingcarabproduction298 🫡🙏

  • @SudaisgoesSilva
    @SudaisgoesSilva Місяць тому

    Veri nice keep working ❤

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +2

      Mahadsanid, waxaan keeni doonaa muuqaalo aad u fiican iA

  • @4213ROM
    @4213ROM Місяць тому +1

    Waxan doonin ANNFIED ROAD LIVERPOOL ❤😂

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +1

      Waan jeclaan lahaa inaan aado Anfield runti.

  • @MaxamedibraahimfaaraxMaxamedib
    @MaxamedibraahimfaaraxMaxamedib Місяць тому

    Sxp waku tagera 100 dollar maka heli kara

  • @tyedy
    @tyedy Місяць тому +2

    Ciyaar kale hadii aad aadeyso either Chelsea ama Nottingham noogu imow taliye😅

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      @@tyedy I’m actually down for Nottingham.

    • @tyedy
      @tyedy Місяць тому +1

      @@axmd ai say no more, I might even be able to show you around and u can make your cold vids as usual

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Місяць тому +1

    Waleey somalia ma han dadkaan wadankoowda wa dhsteen somalia wa wadan habaaran

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому +1

      Sideed uga aragtay muuqaalkan in Soomaaliya habarantay? 😂😂

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Місяць тому

      @axmd soamalia inee habaaranthy shaki kuma jro adeer mcn

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Місяць тому

      @@axmd wadan kaa aad jogto adadkooda aya dhsty amni iyo nabad galiyo ayay hestaan somalia maxa u diidan midaa ayago muslim ah inee is dhameyaan wlh somali cadho alle ayaa ku dhcdy

  • @abdiwahidlastking6123
    @abdiwahidlastking6123 Місяць тому +1

    Qofkii Wadada Train Jeefsada Waa Aniga

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      @@abdiwahidlastking6123 😂😂 legend

  • @ClkaafiXasan-kc3en
    @ClkaafiXasan-kc3en Місяць тому

    Zxp 10 dolar isoo dir 😢zxp aan kabow kubada ku ciyaarow zxp 😢plz cods baa wataa zxp Axmedow❤

  • @CaliCumar-fy9qi
    @CaliCumar-fy9qi Місяць тому

    Sxp man city vs man United noo soo duub taariikhda 15/12/2024 ayeey dheelayaan

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      Waan jeclaan lahaa sxp, laakiin ciyaartaas hal maalin oo kaliya ayaa ka hadhay

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Місяць тому +1

    Mahad sanid

    • @axmd
      @axmd  Місяць тому

      🫡