ILHAAN OMAR : Qisada Guusha | Dhiiri Galin | waa tuma ilhaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 703

  • @engyahye4307
    @engyahye4307 5 років тому +308

    Guusha dhabta waa qofka cadaabka rabi ka badbaada alow naga yeel kuwaa

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 5 років тому +232

    Nabiga ku sali wllo scw
    Hadaad awoodi weydo comment
    Niyada kaga sali wllo

  • @user-fm2wy1zr8b
    @user-fm2wy1zr8b 5 років тому +14

    Ilaahan omer mashallah ilove u from Muslim Ethiopian 🇪🇹👍

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 роки тому +1

      Mashasa allh tkss barther and sister Ethiopia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maamuuspro88
    @maamuuspro88 5 років тому +41

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    Wll ilhaan Cumar alle haka dhigo mid garan siisa dhamaan shucuubta dulman ee muslimiinta
    Alle ha waafajiyo dariiqa suuban ee diinteena wanaagsan

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 років тому +357

    dib ayaan usoo galiyay marlabaad - cillad ayaa dhacday

    • @king.karbashonlyonething694
      @king.karbashonlyonething694 5 років тому +5

      OGAANSHO waa cadi walal

    • @amiinabdicirfe8515
      @amiinabdicirfe8515 5 років тому +4

      OGAANSHO sxb xagee kaa heli karaa

    • @maxamedadan2404
      @maxamedadan2404 5 років тому +2

      Sxb mareyasha qoraxda ku warega soo daa please

    • @tyank3705
      @tyank3705 5 років тому +1

      Cadi weyeH boqor wan dawanin marlabaad

    • @daahirabdi4182
      @daahirabdi4182 5 років тому +2

      masha Allah walaal Cumar waxaan kaa codsan lahaa in aad taariikhda xoga sartid gaar ahaan dagaladii aduunka ugu waynaa sida dagaalkii1aad iyo 2aad

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 5 років тому +19

    Hambalyo ilhaan cumar waa gabar karti badan aftahanan ah magac usoo jiiday dadka somaliyed waxaana laga hadal hayaa guusheda oo ku faanaya warbaahinta carabta iyo qaarada afrikaba

  • @inacabdihaayir2518
    @inacabdihaayir2518 5 років тому +51

    #Walaahi
    Waa ooyay😢😢😢
    Waxaana la ooyay gabdhaha sida looyaso🤦‍♀️iyo siday
    Wax uqabtaan🏃‍♀️👈👌👏

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 років тому +43

    Carabtu kulahaa Somalidu Waa carab 😀😂😂😂 Carabta sasabaad padana yahu Somali Love

    • @hanaadiaaloow9922
      @hanaadiaaloow9922 5 років тому +2

      soomaliya waa dowala carab afarikana ah. sida dowalada. Masar. Suudaan. Liibiya. Maroka. Tunis. Jasair. Jabuuti. Soomaliya. waa carabta afrika dagan.

    • @mohamedadanmuumeed415
      @mohamedadanmuumeed415 5 років тому +2

      Hanaadi aalow
      Waa Ben cadana Arinka odhanaya somali waa carab ✅🌏 kaliya waxa inaga dhexeya dinta islaamka
      Iyo Aqalka lo wada dhanyahay ee jamacada carabta weliBa kaana
      Wa danays ta yollo kooto Ay watan bu u Afdu ban yahay isna 😁✅💯💯 mrka nio hay so maqashin somali wa carab Yanan mata gine😢😢😢😭😭

  • @axmedkhader8404
    @axmedkhader8404 4 роки тому +1

    guusha dhabta ahi waa galista janada iyo ka badbaadista cadaabta ilaahay guusha ha ina gaadhsiiyo

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 2 роки тому +1

    cumarow ilaahay Ka cabso ha xayeeysiinin naag maamul u tartay barlamaan gaal uguyaran Ka aamis

  • @ubahhusseinalisudi146
    @ubahhusseinalisudi146 5 років тому +7

    Aad beey u dadashay wlsheey lkn waxaan ka xumaaday markaan ku arkay ololheedeehii doorasha kooooxda qoomo luudka subhana allah😥😥😥😥😥

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 5 років тому +4

    "Dadaalaa Xaaji Cabaas Waa gaadhaa waana Dhaafi Karaa" 👇👌Dadaal Baynu Isku Ognahay Idil Ahaanteen👍👍☝

  • @inspiringquotes5320
    @inspiringquotes5320 5 років тому +9

    “Hadii aad doonaysid in uu ilaahay qariyo ceebtaada fadlan ilaali dadka kale ceebahooda ”
    Fadlan walal hadii aad ka heshay subscribe iisaar mahadsanid

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +263

    _aniga like marabee hadaad Commentskaga aragtay Muraad ayaan leehee iisoo ducee Wll qaali_ 🤦‍♂️😞 Mhdsend

    • @mohmudgaryare6024
      @mohmudgaryare6024 5 років тому

      Allaha ku fududeyo wlle

    • @Xilkasmedia
      @Xilkasmedia 5 років тому +1

      Allaha ku cafiyo wll

    • @simranmuhudiin9358
      @simranmuhudiin9358 5 років тому

      Alaha ku sahlo wx wlbo aad jaceshahay oo qyr kugu jiro ilaah haku sahlo

    • @1Ilyasin.
      @1Ilyasin. 5 років тому

      Muraadkaaga Sida Kheyrka kugu Jiro Alle hakaaga dhigo InshaaAllah.

    • @cabdallac.h811
      @cabdallac.h811 5 років тому

      Alle ha ku sahlo muraadkada wllo

  • @higsiiyohammi4955
    @higsiiyohammi4955 5 років тому +44

    Barnaamijka kale usammee ninka ilhaan cumar waa halyeey soomaaliyeed mana arag nin soomaali oo ka wanaagsan wuxu ka mid yahay ragg aad ka u yar e soomaaliyeed oo wanaagsan. ❤️

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 5 років тому

      Maxaad ola jeedaa hadalka sida inaad "lab" ka hadleeyso cml aad u dhigty?!

    • @hassannour1158
      @hassannour1158 5 років тому

      Naa heedhe dheesha meesha kala Tag😀 kaw

    • @hindijaffe1903
      @hindijaffe1903 5 років тому +2

      @@Hashipodcast abayo haa waaruntiis waa halyey ilhaan na wey dadashey mashaal ninkeduna waa garab stagey sooooo nooo qaraaar

    • @anisa.......6592
      @anisa.......6592 5 років тому +4

      Somali waligoodba wax maquuran
      War ninkaan waa nin rageed
      Alle hadaaye islaantaana la'aantii meelna magaarteen . Congress iskadaaye gurigeeda ka burburi lahaa .... haduusan garab istaagi lahayn.....
      Ilaahow halyay isagoo kale calaf iigu dar ......

    • @mahadgesale6647
      @mahadgesale6647 5 років тому +1

      lilly the lady waayikaan ee diyaar maa thyi adu? Wax walpa wa an kuu fuulin ilhyina uu naala qaabn ee iso xiriri genyo

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 5 років тому +20

    Waa gawar dadaashay ayaan dhihi karaa ☺️

  • @anasshiine1559
    @anasshiine1559 5 років тому +22

    Hambalyo walaashy Ilhaan Umar🔥
    Like ha ila dhaafin xariiif' Xariifad😂

  • @oromiyaaharmeetoo8331
    @oromiyaaharmeetoo8331 5 років тому +13

    Form Ethoipia I Am Very Happy

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 роки тому +1

    Wanaag gaalo duufsatay dee kuma faane waan ka fana walhi

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 років тому +3

    MashaAllah Ilahay halajiro ilhaan waa gabar geesiyad ah ee firfircoon oo Qaali ah. Guulayso, Ilhaan insha'Allah amiin💕💝👍♡♡♡♡♡♡♡♡♡🕊💙💙💙

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 5 років тому

    allha kuguxifdiyo ilhaan cumar allha kuxifdiyo islaam nimadeeda

  • @jamalsaleban603
    @jamalsaleban603 5 років тому

    aad ayaan ugu han balyanayee ilhaan aad ayaan ugu faraxsanahy gusha ilahaan

  • @user-is3xv4kc5v
    @user-is3xv4kc5v 5 років тому +3

    كلنا ايلهان عمر اخوانك بليمن يحبوك🌹

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 5 років тому +2

    Wxn ahey gabadh yar oo soomaliyaa da'adeydu waa 23jir waaa hubaaal inaaan noqdo sidaaa ilhaaan somalideyda oo dhan sharaf u soo hoyn doono
    Plz iisoo duceeyaa somalidu ima kala saarnaa💪👏

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 років тому +1

    waa sharaf usoo hoyatey ummada soomaalieed maasha allaah waxaan illaahey karajeyneenaa wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed inuu illaahey kadhigo mutacalimiinta soomaaliya gacanta kudhigi doono mustaqbalka hadii illahey idmo aamiin

  • @azlisomalilander4340
    @azlisomalilander4340 5 років тому +1

    Ilhaan zideda ayan donaya inan Noqdo marka azxapeeY ducada izo badiya runti inaad hadaf io himilo yelaato wa muhim zido kale inaad uu halgantana waa muhim taazina dalkagana inaad meel kazo saarto oo aad ka dhigto mid afka caalamku amaan kaga dhigi waayo wa muhim please izo duceYa azxaapta Guusha jecl ❤️❤️❤️❤️👍

  • @ahmedyuusuf8941
    @ahmedyuusuf8941 5 років тому +52

    Ilhaan inta guusheyda u hambalyeyneysa like saara ❤

    • @abdirahmanyusuf8371
      @abdirahmanyusuf8371 5 років тому +1

      Ina like raadis orod shaqo u doono caalamka qayr kaa waa kuwaa la dooranayee

  • @amiingeedi5101
    @amiingeedi5101 5 років тому +10

    Hampalyø Mrs ILHAN OMER

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 5 років тому +2

    Waa arin layab leh wlhi Aad baan uga faraxsanahaY GuuL wacaN #ilhaan omer👏🏽👏🏽👏🏽😍😍

  • @anasmohamed9265
    @anasmohamed9265 3 роки тому +1

    Guushu ma'ahan inaad gasho kongres ka maraykanka ee guushu waa inay diinteeda Ku dhaqantaa oo ay raacdaa wadadii ilahay uu u jideeyay marka mawduucaan ma ahan mid sax ah gabdhaha islamka ayay wadi xun u jideenaysaa

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 років тому +2

    Qofkasta oo magaca soomiyeed kor uqaadaya Waa qof aanku faano Had iyo jeerna aan taageero iyo waxkasta oon awoodno lagarab taagan nahay

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 4 роки тому

    *Ilhaan cumar inta daawanaysa markay cadaanka guursatay*

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 7 місяців тому +1

    ilaahoow hamigayga ii Rumee 🙏😕

  • @hanad122mahamud7
    @hanad122mahamud7 5 років тому

    Guusha ilhaan waa guusha somali iyo muslim iyo dadka madow oo dhan

  • @osmansaid7659
    @osmansaid7659 5 років тому +2

    May God protect you Ilhan from right and left you are a Muslim, black ,American and somalian at the same time all Muslim, white black are In your side that is unique. I am really proud to have such a sister amonh us somalian who does not take a "NO "for an answer but to keep knocking in every door till she reach her dream and touches it. Love every one Ilhan if you do that it will reflect back.

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 років тому

    Shukran yaa rabi shukran shukran yaa rabi shukran yaa rabi shukran shukran yaa rabi shukran ☝️ mahadnaq Allah ayaa mudan dadoow ha iloowina midaas

  • @abdirizackbalbalaadhshe1999
    @abdirizackbalbalaadhshe1999 5 років тому +97

    Wargeesyada carabta waxay qoraya gabadha geliya ee carbeed oo manta mucjiso samaysay somali xilimay noqotay carab
    Muslim haa waanu yelaynaa lkn carab yeli mayno
    Kolay carab markaad heerkaa gadho dhahayan waa dad caraba marka kalena waa dad goriyala fricanku

    • @naimamohamud2491
      @naimamohamud2491 5 років тому +4

      Maslah Mohamed wll gabdh kalaa jirta oo iyana guulaysatay xalay oo rab ah ree falstiin ah lkn qof kii ugu horeeyay ee gulaysta waxay ahayd ilhaan omar

    • @kaarimkaarimm6682
      @kaarimkaarimm6682 5 років тому +3

      Waaa runtaa,
      Markey arkaan MO Farah,
      Keynan,
      Ilhan Omar,
      Iyo kuwa kaloo badan ayay dhahayaan waa Carab

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 5 років тому +5

      Daroodka sow asalkoodu carab maaha markaa wax khalada may sheegin

    • @adanmaxamed2348
      @adanmaxamed2348 5 років тому +5

      @@axmedcynte8723 ollow jaahil hana dhigin baadow ayaa tahay maxaa carabta usheegena

    • @adanmaxamed2348
      @adanmaxamed2348 5 років тому +2

      @@axmedcynte8723 somalia ayaaba ilaah kaa dhigii

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 років тому +1

    Masha Allah ilhan omar guul ku dayasho wacan again masha Allah

  • @mohamedismail3353
    @mohamedismail3353 5 років тому +6

    Maasha Allah hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leeyahay ilhan Omar horay u soco wll

  • @abdirahman9702
    @abdirahman9702 5 років тому

    Waan jeclahay kuna farxaa qof walba oosoomaali ah oo guul xaqiijiya allow teeda quruxda badan iyo tan walaalahay somaliyed iyo islaamkaba noo rumee oo khayr nooga yeel aamiin

  • @bashirabdihassan1975
    @bashirabdihassan1975 5 років тому +1

    Masha Allah gushadada wan kufaraxsanahay, waxan jeclan laha inad qadato xijabka u alle kufaray, insha Allah garabkaga alle hagalo, anagana ducada ayan kulaso daba taganahay

  • @moharochema4816
    @moharochema4816 5 років тому

    inad heer garto wlhi wxba kama xigan hambalyo ilhaan

  • @ismacilfaaraxcarshegarbiye4505
    @ismacilfaaraxcarshegarbiye4505 3 роки тому

    Guul ayan u rajey nayaa ilhan omar waa gesiyad waa qof hadaf lef

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 5 років тому +1

    Man sha Allah walale ilhan Alle ha xiftiyo markasta meelkasta aamiin aamiin aamiin ya Allaah

  • @hayyanmohamed1444
    @hayyanmohamed1444 5 років тому

    Ilhaan , 😥 Dar allah ujeclahay dad dunida islaamka dhibaata ku haya ay dhexgashay allah hala garab qabto dad badan aa raja kaqaba

  • @MohamedOmar-ly1xr
    @MohamedOmar-ly1xr 5 років тому

    dadaalaa wuu gaaraa gabdhanina waa gaartay allah la garab galo dariiqa saxanna haku sugo

  • @moitobio5080
    @moitobio5080 5 років тому +2

    OGAANSHO LA.ANTIIZ
    SOMALI DHAN MADAWAN LEHEEN WLLHI BLLHI AH
    MSHA ALLH ALLH HAKU DHOWRO WLLKY😍👌👏

  • @higsiiyohammi4955
    @higsiiyohammi4955 5 років тому +1

    Adna waad mahadsan tahay kunjeer walalo cumar inshaar. ❤️

  • @taigogkasago2336
    @taigogkasago2336 2 роки тому

    Masha alah wan galidoona hamigayga wainan siyasad noqdo

  • @abdullahimohamedabdullahi6036
    @abdullahimohamedabdullahi6036 5 років тому +5

    M.a ilhaan you have to keep moving forward hore u soco ❤️❤️❤️

  • @zamzamdegan2989
    @zamzamdegan2989 5 років тому +2

    Masha Allah hore u soco ilhaan cumar

  • @abdulkadirmohamed4949
    @abdulkadirmohamed4949 3 роки тому

    Lkn Guusha ha gaarto dhanka xijaaabka iyo sidii laga filanaye ma essa Noqan waxaa muhiiim ah Qof ka haduu muslim yahay Raali ahaaansha ha Rabi ka horeeyo Hormarka Aduuunka ma lagu waarayo

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 5 років тому +3

    INTA ISLAM AH EE BISHA BARAKAYSAN E RAMADAN DHOWRAYSO ALLAH CAFIMAD IO CIMRI DHERI HA IDINKU GARSIO WLLYL MURAD AYAN LEYAHY PLZ DUCADA WAA XAGIIN NO ISKA BOJEN PLZ THNKS

  • @moussayonis1558
    @moussayonis1558 5 років тому

    waan uqalan inaa calamka aan latertano haadan nahay somali waali banah muslimin

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 5 років тому +2

    Hambalyo gabadha somaliyeed.. ilaah haku nabad yeelo. Ilaahna ka cabso.

  • @cabdinuurawaadan9053
    @cabdinuurawaadan9053 5 років тому +5

    الإنسان يطير بهمته
    كما يطير الطير بجناحيه
    Hadafkaaga waxaa kuxaqiiji kartaa
    Dadaal iyo himad sareysa
    Iyo adigoo fashilka fiirin iyo caqabada

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 2 роки тому

    Ascwb Jazaak allaah khairun allaah ku xafido

  • @amalahmed9442
    @amalahmed9442 5 років тому +2

    MashAllah congratulations Amaan ya Allah

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 років тому

    Ilaah alaha kaa dhigo tii guusha ku raaxeysato aduun iyo aaqiraba guul ilhan omar guul mcnto

  • @guledabdi3911
    @guledabdi3911 5 років тому

    masha Allah wlshy ilhan Omar walahy runtii ad ban ugu farxay guusha intaa leg ee aygadhay maha guul ay keliged gadhay ee waa guu somalioo gadhay sarena uqaday sumcadii somalinimo score cajibana xidhay madama aynoqotay qofkii ugu horeyay somalia halka gadadha runtii wlahy waa qofkudayasho mudan ilhan waxn uga mahadcelinaya gusha ay gadhay allena haka dhigo tii diinteda ilashata radkedana anfacda bulshoweynta somaliyedna waxan leyahay kudayda waa qofkudayasho mudane

  • @daacadqalbi3876
    @daacadqalbi3876 5 років тому

    Man sha alllh ilhaaan cumar

  • @CabdirixiinCali-zp4rh
    @CabdirixiinCali-zp4rh 2 місяці тому

    2024 way tartamaysaa guul❤❤❤

  • @dahirhusseinabdirahman907
    @dahirhusseinabdirahman907 5 років тому

    Ilhaan omar waa geesiyad ka rumeeysay himaladeeda. Kaligeed ma aysan guuleysan ee dhmaan muslimiinta ayaa guulestay iyo inta ku fikirka ah ilhaan, Allaha kuu fududeyo xilka aad umadda uqaaday walashen.

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 Рік тому

    Guul ilahay qofka uu doono kor ayuu qaadaa chief gangoome

  • @josephalian492
    @josephalian492 5 років тому

    hambalyo walashen ilhan omar raelity way gartay Guida lama xaasido mana xumaynayno Somália waanku faanayna cara iyo África wanka horayna

  • @Hadinatanyahu
    @Hadinatanyahu 5 років тому +7

    🇸🇴 somalia ❤️

  • @ahmedhayd801
    @ahmedhayd801 5 років тому

    guul aduunyo waa wax yar oo kooban.
    guul aakhiro ayaa ah ta dhabta ah guul.
    waxyar dhawr Ilhaan halka ay ku danbeyso.......
    marka laga gaadho danta laga leeyahay ayaa la xoori iyadoo aduun iyo aakhiro seegtay.
    halkii xaaskii Nabiyu laahi luud cs ayey taagantay. akhza calayk

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 років тому +2

    Mnsha allah walaal Waan Ku fanaa Gabdhaha Naga ❤️💙💔🧡💚🤝🤝🤝🤝💚💜👍🏿

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 років тому

    Masha Allah ilhan cumar weguuleysatiy illah ayaa amaano kaagayeeli 😇✍️

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 5 років тому

    man shallla ilahan wlashen
    wan umahad naqeynaa
    wan ku faraxsanahy madamada sharf iyo guul ayaan ku rajeynayaa

  • @mohammadabdirisaaq5661
    @mohammadabdirisaaq5661 5 років тому

    Allow guulee aduun iyo aakhiroba , allena haku suga xaqa , allow cadowga ay ka guulaysataa hadafkeedana allow ku sug allow ilhan ku xifdi diinteeda xumaana ka dhowr.

  • @hafsaburhan8951
    @hafsaburhan8951 5 років тому

    ilhaan waan u hanbalyeen anoo ka mid ah ehekeeda waxaana kula dardaarmin in ay diinteeda ilaashato umada muslin iyo gaalo u cadaaladsameeso muslimiinta dhiban xaqooda raadiso umada somaaliyeedna waxaan leeyahay aynu duco la garab istaagno iyo dhiiri gelin ilahaan waa codkar weliba geesiyad ah kula kalsoon nafteeda iyo diinteeda intaba kuwa beenta iyo borobagaandada soo qaoraay waxaan leeyehay xishooda waxaad ka dhigan tihiin nin diyaarad mindi la hoos oraaday ilahaan waa dhal boqortooyo waana halyeeyad somaaliyee abaayo horey u soco guul iyo gobonimo rabi haku xifdiyo adig iyo saygaaga iyo abahaa iyo inta samahaaga jecel

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 5 років тому +1

    Mnshlh hanbalyo guuul wacan 😍😍😍😍😍😍

  • @zamzamosman1784
    @zamzamosman1784 3 роки тому +1

    Markaan Aabaheed ayaa Garaba taagnaa Gabar Aabo fiican leh Waa ka Saraysaa gabdhahoo idil!!

  • @helmysaleh725
    @helmysaleh725 5 років тому +1

    Ilhaan guleyso

  • @calicismaancabdulqaadir795
    @calicismaancabdulqaadir795 5 років тому +1

    asturka iyo qamarka kuusaaran ayaad kuquruxdahay ee waxaan kula talin lahaa ilhaan in ay marwalbo qoorteeda asturto

  • @monicashru9517
    @monicashru9517 5 років тому +4

    Wle xiraa qaxotii ana 10 sano jogaa ilaahy haygaa wadooo

    • @aymanbeautiful3522
      @aymanbeautiful3522 4 роки тому

      Tii khaniisiinta taageertay ee gaalku qabay miyaanay ahayn naagtu

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 роки тому

    ilhaan waa geesiyad mnsha alaah

  • @abdirizackbalbalaadhshe1999
    @abdirizackbalbalaadhshe1999 5 років тому

    Ilhaaaan cumar waa gabadha geliya ee somali ah oo meel wacan gadhay hanbalyo

  • @wiilkahooyocadey1268
    @wiilkahooyocadey1268 5 років тому

    Manshaa allaaha jazzakallaahu kheyr allaaha ku garab gala sis ilhaan

  • @maryamburhan317
    @maryamburhan317 Рік тому

    Videogaa. Waan jeclahay 😢😮❤

  • @romanmohammed9866
    @romanmohammed9866 5 років тому +2

    She will be the next president of Somalia ...i hope she will

  • @daacimohamedidiris6933
    @daacimohamedidiris6933 5 років тому

    Mansha allaah tusaale aad qurux badan ayay muslimka iyo somaalidaba unoqotay ❤️

  • @FAWAAIDCHANNEL2018
    @FAWAAIDCHANNEL2018 5 років тому +1

    waan soo dhaweynaa ilhaan guusheeda.

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 5 років тому +5

    MaSha allah Waa Wax Lagu Farxo wLhi Iyo GuuL usoo Hoyatay MusLimiinta iLhaan Omer CongratuLations

  • @user-wb9tt6ix2b
    @user-wb9tt6ix2b 5 років тому +2

    *Masha Allah wan ku garb taagan hay wllashen*

  • @libinluza7997
    @libinluza7997 5 років тому +1

    Masha allah allaw somali dhawr😭

  • @mohamohaz8870
    @mohamohaz8870 5 років тому

    Mansha allah ilhan ilaaheey allah ku xafiido yaa raabii calamiin

  • @mehrazhazzan1679
    @mehrazhazzan1679 5 років тому +2

    Evrey success full person has pain full story #ilhaan omar go forward 😍

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 5 років тому

    Hanbalyo ilhaan dadka xuurtaysan ee ka sheegaya wax waxaan idin leeyahay ma gaadhi kartaaan

  • @nasroalimohamed7047
    @nasroalimohamed7047 5 років тому

    Masha allh dhib maa lahan wlasheena guul ayaan uu rajeneyna hore uu soco ayaan leyahy

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 років тому

    Hhh wllhi wan ooyaaaa ilhaan guusheeda
    Waa best qof khatar weyn u badheedhay...

  • @mohomedabdule7336
    @mohomedabdule7336 5 років тому

    masha allh Ilhaam isha xaasidka alaha kaa haayo abaayo mcaan

  • @bintuturaab5568
    @bintuturaab5568 5 років тому

    Hambalyo ilhaan huno garabkaaga nahay

  • @hafa5ahmed
    @hafa5ahmed 5 років тому +1

    Amiin walal mahasanid omar 🙏

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 5 років тому +1

    Waa Run wala xaqijin karaa lkn Alle Qoraal kiisa ayay ku xidhan tahay.

  • @alioaylaz3392
    @alioaylaz3392 4 роки тому

    Kongareeska in LA adaa ma guulbaa somali

  • @sarmoDesign
    @sarmoDesign 5 років тому +2

    Maasha allah ilhaan guul ayaan kuurajeenaa

  • @maxameddayib6496
    @maxameddayib6496 5 років тому

    maasha,allaaah hampalyo hampalyo ilhaan omer alle hkugu asturo xilkaa

  • @abwanahmedbelguim5208
    @abwanahmedbelguim5208 5 років тому

    Masha allah ogaansho wadani somaliyed ba thy wlhi