Shakhsi kasta oo dhiirigalin cajiib ah hawada ii soo mariyey, Gaar ahaan Kooxda Waaberi Media waxa aan Aniguna hawada u soo marinayaa Mahadcelin iyo duco. Nabad Iyo Barako korkiina ha ahaato saaxiibayaal. 👏 Sami Gabas.
This boy is my team of people the days are up and down the one who have a tolerance and unbreakable goals,I'm sure that kind of man or women will be what is inside of his self no matter the days we are going through the matter and success is final result never give up you will never regret
#ALHAMDULILAH wax waliba waa ilahay galadii iyo waafajintiisa mana lihin awood aynu figta sare ee nolosha ku gaadhno inaga oo aan #TAAKULAYN alla waydiisan ilahayna Hamiyada wanagsan ha inoo wada aqbalo #insha alla hadii ilahay subhana watacala Ha ii aqbalo"e waxaan dhawaan doonaya inaan ka bilaabo isla magaalada hargaysa Ganacsi noociisu cusub yahay oo aan hore Uga jirin mudona aan ku daba jiray oo aan Ilahay caza wajala la kashaan doono #isoo duceeya dhamantiin in Allah igu garab galo oo uu ii hirgalo si lamida sida saami mahat sanidiin
Waaberi media wa chanaalka igu dhiiri galiyay ano arkay ah an noqdo ganacsade Insha allah 10 sano ka dib waxa so qaadan donta shekadeyda guusha From Abduqaadir mohamed xorrow
MashAllah TabarakAllah Alle ha barakeyo waxaana rajeynayaa in umadeyna Soomaliyeed in ay hormaraan inshAllah guul umadeynda Somaaliyeed meel waliba ay joogaan niyada kheyr ha loo sheego oo hala is dhiirigaliyo inshAllah guushu wey imaan inshAllah🙏
M.a willkaan sheekadiis asoo ka sheekeenaa maqle waa qiso dhiirigalin leh, runtaa waxee thy si aad u guuleysato wax ka duwan dadka tooda la imaaw rabigaada la kaasho kuna dhabar adeeg
muuqalkas markan daawaday iyo korba waxa goaan iiga yaalla arrimaha hormarinta iyo gaadhida hadaf aan la rumaysan karrin haddi alle idmo alle ha u siyaadiyo hormarkaas
Shakhsi kasta oo dhiirigalin cajiib ah hawada ii soo mariyey, Gaar ahaan Kooxda Waaberi Media waxa aan Aniguna hawada u soo marinayaa Mahadcelin iyo duco.
Nabad Iyo Barako korkiina ha ahaato saaxiibayaal. 👏
Sami Gabas.
Sxp madaama aad hormar gaartay waan kugu hambalyeenayaa ee shirkadaadashaqo igasii
Maasha allaah, alle meeshaad joogto meel kasii saraysa ha kugu kaabo inaad gaarto,
Aad baan ula riyaaqay qisadaada, horeyna barnaamijyo kugu saabsan waan udaawada.
Masha allaah sxb hambalyo
Waa ku farax sanahay guushaada. Guul wacan sxb
Saami waa wiil ku dayasho mudan keep going pro
Sami Gabas🙏🙏🙏💪💪💪Guulayso mar walba
Haa wuu jiraa waa ninkii usoo lugeyn jiray shaqada isaga oo an wax mushahar ah qadanayn aasasaha mulkiilaha iyo ceoga mm tv maxamed ilig 🥰🥰🥰🥰🥰
Dadaalaa wuu gaaraa qof walba sida uu jecel yahay o qeyr ah Allah ha siiyo🌹
Masha Allah Zaami online ❤️❤️💪waa wiil dadaalay oo guulaystay
Bashaar Dheere kahadal waa wiil walallakeen ah oo ILAAHI Hormar gaarsiiyay, ALLAH usiyaadsho
Wall muqaalada sidan ooo kala inoo soo badi somali iyo aduunwaynaha kalaba waaayo dhiiri galin ka helnaaa thanks
Waa shirkada kaliya een ka iibsado buugta iiguna keenta sida ugu dhokhsaha badan
Guulayso saami online waabad guulaysataye sii guulayso
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Macalin aad io aad baan ugu farxey in aad dhirigelineysid dhalinyarada 💯💯💯
Wabari adban utagera barnamijyadada wlhy waxatay qofka kaliya ee an lake saro muqalkasta oo uu sogaliyo adiga iyo cabdi casiis oogle hore usoco saxib guulban kurajaynaya
Mnsha Allah Alle hakaa Abaal maryo
KEEP GOING WAABERI MEDIA
Maasha Allaah Nin Kudayasha Mudan weeyan.
ganache sadaha caanka ka ah soomalid cagawayne nala soo wadaaga walaal بارك الله فيك
Mansha allah. Waa arin dhiiragalin iyo bogaadin mudan saami wa nin dhalinyara oo hal abuur leh.
Just start some thing wait the hard days still wait till hard are passing the next thing u r waiting is only fruit of samir the guul
Masha Allah hambalyo saami dhamantena ilahay riyoyinka ha inoo rumeyo umada somaliyed dhibka rahmanku haka saro
Dhalinyarada Somaliyed waxan leyahay hankiinu ha weynaado shirkada waaaweyn bad aasaasi kartan waxan hubaa somalida in ayka buuxdo dhalinyaro heybad leh
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Masha allah.... gushu waxy leedahay shuruud la yidhaa guul- daro
Anigawaqti isii waxaan ahay Boxser 🥊🇸🇴🔥🙏🏾✊🏽
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤
Insha allah anaa noqonaya qofka labaad
Maashaa Allah hambalyi saami waa jeclahay qofka xiliga Ka adkaada kana guuleysta allaha barakeeyo saami iyo shirkadiisa
Masha allH brother Allaha Hamigaaga Hakuu rumeeYo horay markasta usoco gushaada waa garaysaa midkale aYaa kugu darsanaa brother alle kuxirnoow waxkasta way kufududaanayaan brother mahadsanid
MashaAllah Allah haubarakeeyo
Barnaamijyadan soo badi si aay dhiirigelin uga helaan dhalinteenu
This boy is my team of people the days are up and down the one who have a tolerance and unbreakable goals,I'm sure that kind of man or women will be what is inside of his self no matter the days we are going through the matter and success is final result never give up you will never regret
Mansha Allah horay usoco Ustad cabdi Rahman 🙏🙏🙏
#ALHAMDULILAH
wax waliba waa ilahay galadii iyo waafajintiisa mana lihin awood aynu
figta sare ee nolosha ku gaadhno inaga oo aan #TAAKULAYN alla waydiisan ilahayna
Hamiyada wanagsan ha inoo wada aqbalo
#insha alla hadii ilahay subhana watacala
Ha ii aqbalo"e waxaan dhawaan doonaya
inaan ka bilaabo isla magaalada hargaysa
Ganacsi noociisu cusub yahay oo aan hore
Uga jirin mudona aan ku daba jiray oo aan
Ilahay caza wajala la kashaan doono
#isoo duceeya dhamantiin in Allah igu garab galo oo uu ii hirgalo si lamida sida
saami mahat sanidiin
Masha Allah wllkey guulayso markaste..
mashallah dadaal iyo dhabar adeeg ayuu sameye hore usoco wll
Soo badi wll abdirahman waa sidaa sida larabo masha allah
Mahaa Allah maskax diisa haw barakeeyo walalkeen
allahayo dhalin yarada loo ilaali💕💕💕💕💕💕
Maasha allah dadaalaa wuu gaaraa
Masha allah wa clip dhiiri galin iyo kalsoni laga baran karo,waberi media adna wa ku mhdsantahy sida noogu so gud bisay
M.a allha kuu barakeeyo ganacsigaada. mid intaan kabalaran allha kaagadhigo. hurmarwacan
Waaberi media wa chanaalka igu dhiiri galiyay ano arkay ah an noqdo ganacsade
Insha allah 10 sano ka dib waxa so qaadan donta shekadeyda guusha
From Abduqaadir mohamed xorrow
Wll codkaga wa mcn yahay keep going 💪
MashAllah TabarakAllah Alle ha barakeyo waxaana rajeynayaa in umadeyna Soomaliyeed in ay hormaraan inshAllah guul umadeynda Somaaliyeed meel waliba ay joogaan niyada kheyr ha loo sheego oo hala is dhiirigaliyo inshAllah guushu wey imaan inshAllah🙏
waan xasuustaa mar uu ka sheekeeyey siduu u bilaabay howshan.
" Dadaalaa wuu gaaraa" Siyaad Barre AHN
masha Allah nin garaad bdn aad thy cadowgaa unoolo eebo
keep going waberi media
Masha allh
waad ku mahad san tahay c,raxman cumar dhiirigalinta aad dhiri galinayso dhalin yarada alle haka jasa'i siiyo
Manshallah great Shaw and great knowledge and encouragement
Wanfahmay waxa aad kahadlayso lkn
Kuqor Afkaga hooyo hadii ad somali tahay wayo dadka aadlahadlaysid ma aha ajanib ama ingiris kufaan afkaga hooyo AFSOMAALI
asc marka hore waxaan jeclaaystay in aad mawduc nooga samaysid 2da qof ee somaali ugu hantida badn tanks
from djibouti i love somaali poeple
welcom
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
Wuxuu dhalinyarada soomaalida u yahay dhiirigalin 👏#saami_online guul goorkastaba masuul, insha allah.
Mansha allah wllky marna sxbky waxaa thy qof lagu daydo
Mcha allah what a great motivation
Waa aniga Alxamdullilah cala kule xal
Mansha Allah
maashaa allaah
Masha allah🥰
Masha alaah ilahay awlaada hAynoo barakeeyo
masha allah
Wan raba....inaan ganacsi.sameeyo...🥺🥺🥺
Ma samaysay sxb?
WAABERI
IFIYE SHOW
OGAANSHO
CAALAMI ONE
OGAALKA DUNIDA
best chanels.
Xoo
Sahanka xogaha
MashAallah
M.a willkaan sheekadiis asoo ka sheekeenaa maqle waa qiso dhiirigalin leh, runtaa waxee thy si aad u guuleysato wax ka duwan dadka tooda la imaaw rabigaada la kaasho kuna dhabar adeeg
Waxaad kazoo hadazhaa zhirkada zooral ee dharka zoo zaarta waxaana leh wiil ladhaho capdirahmaan xalaalmaal oo dhalinyaro ah
Mashallah
Mansha allah, waa shaqsi dadaalay runtii 😍
Saami online go forward
Msha allah wll waa wiil ku dayasho mudan
Halgankaas mnta ayaan kujiraa sida saami oo klena dhibaatoyin io daruufo waan arka lkn maalin waan rajeyn xarun aad uweyn in aan yeesho insha Allah wllkey adigna guuleyso hormar intaas kbdn kurajeyna alle idinkiis
Hru mar wcan wll mnzha allh ... Mhad badana waxa iska le Mclnka Wabari media ee dhiri galinta iyo wnagaba aan ka branay jzakallh wll
Farah luga basto kii ugu aqliga badna manshlh 😍😍
Xaliimo Calooley🤣
@@FactCuriousYT xalimo caloley ba wilkan heerkas garsise kawaran halkad iyada reply ku cayeysid 😅
🤣😄😂
ع
@@Xuralcayn 😅lugo Paasto Cay Maahan Mia😅
Maasha Allah hore usoco wll
Masha alaaha horay usoco wllky ❣️
mcha allah wax walba waazida aad adig u arkayso ee maHan zida dadka kale u arkayaan 🤴🤍
M.a wlhi qof walba waa sida uu iskadhigo dadaalaa wuu gaarna. No pain no gain oo mic naheedu thy waxaan loo rafaadin raaxo laguma helo
Waa wiil ku dayasho mudan waana Roll model_ka aynu ku dayan doono.
Keep going
Never give up 🆙
Saami online aad baan ugu bogaadinayaa heerka uu maanta gaadhay.
Saami waa dadashay hore uzoco 🇹🇷
Keep going bro 🙂🙂🙂
Sami online Lipax😎
Mn.cha allaah
Mansha allah halka ka si waad dedaalkaaga waxaad tahay tusaale fican e
muuqalkas markan daawaday iyo korba waxa goaan iiga yaalla arrimaha hormarinta iyo gaadhida hadaf aan la rumaysan karrin haddi alle idmo
alle ha u siyaadiyo hormarkaas
Keep going bro
anigu waxaan ku dhihla la mid ka aad ayuu u fiicaan yahay muqalkan balse oo badani ayaan ku dhihilaha
I Am Frist watching Person
Waa run taasi , sabatu waa wax yabaha qaar dalka lagama helo
Macha allh
Haaa wa aniga wll wali nolol xun ayan u somaray se an u Guulisto wana Guulisti hada Allha mahadsikalihe
Ninkani waa nin adag oo Sabir badan
M.a ilaahow noo rumee Riyooyinkena
sheekada saami waxay ii tahay dhiirigalin iyo meel an kaga shidaal qaato yoolkayga
Ani iisoo duceeya sxpyaal rajo baan leeyahay
Yes first
Dhiirigalin na anfacaysa wlhy waa mahadsantihiin bahda waabari
Saami oline zhp ayaanu ahyn wa nin wnagsan guulaystyna ku dasho mudan
Asc W.MEDIA MAHADSANID
Masha Allah
Asc ❤✌❤
soo badi walaal
walal MOMARKET kaso hadal.