Awaleh Aden iyo Hees Cusub Hidde Weeye

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 37

  • @moustaphamohamed8199
    @moustaphamohamed8199 5 років тому +14

    Waxa gama'a ii diday ee gudahan dunida iyo dawladaha geeska gaar uga hanayaye😭😭 garaab iga mida wayay 😢😢😢 waxan gudaneyay wajiib .. Ax Ax maanta waxan ku faraxsanahay intaan garaabkeni midig ee naga maaqna aan helnay ❤❤ somali guul iyo gobonimo inchallah ❤❤ xamar caday illahow nabadee 😢❤ from Djibouti

  • @deeqsownax4624
    @deeqsownax4624 5 років тому +7

    fanaanka fanaaniita ee umada somaliyeed guulayso

  • @djiboydhalad1422
    @djiboydhalad1422 5 років тому +11

    Masha Allah Abwaan Ababe Félicitation hees qime badan wallahi, Awaleh Aden 👌👍.... Allaha Soomali odhan qulubtooda isku keeno

  • @abdikafikaafi4688
    @abdikafikaafi4688 5 років тому +5

    Masha Allaha Nolada dhamantii reer Djibouti walal 😭😭😭😭😭

  • @aminaabdirashid8830
    @aminaabdirashid8830 5 років тому +6

    Garpkayagii Djibouti la aaanTiin Guul la aan ALe aDin parakeeyo dadkayaGii Horay u socod napad iyoh nolol💪💪👏

    • @radwanbenibrahim771
      @radwanbenibrahim771 4 роки тому

      Waxasii iyo wax kabadaan ayaan isgu lenahaay we love somalia from djibouti

  • @fali9372
    @fali9372 5 років тому +8

    Maasha Allaaah tabarakallaaah Tolkay Djibouti LA aan tin Somali ma jiren Abaalkina ma Gudi karno xata hadan idin dhaxay o owlad idin dhalay jira o joga 4 ever Al fanan legend Awale welcom dalkada 5 Somali 😍😍😍

    • @superacc7356
      @superacc7356 5 років тому

      Hees masha allah la dhaaayo yaa ku baray😐istaqfurrall

    • @fali9372
      @fali9372 5 років тому

      Adne music firin miraha heesta Dhagaysto arye

    • @superacc7356
      @superacc7356 5 років тому

      @@fali9372 heesta maa i kala bixinee macnaha ilahey u noqo🤗

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 5 років тому +1

      Hhhhhh abyo anaka xata berigi ay gumeysiga iska xureynaayen ee inakuna aynu awoda lehen aya cawiney yaguna wey inu abal guden wan isugurmaneyna marba ki liito

    • @quruhduumaar227
      @quruhduumaar227 5 років тому +1

      @@mohaofficial7975 si ficn wan isku guurmaneyna xadana anagu waxan ni jecelnaxay sidi nin iyo walalki hoyo u dhashay jacel an la qiiyasi karin walhi wan jiriricoda markay wax nigu dhaxan oo wan nilaa ilmeyaa marka ilaxay ha nilaa jiroo( from Djibouti )

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 5 років тому +1

    hes wanagsan oo dhaxalgal uu noqota dadka somaliyeed ee walalehen ah iyo dadkayga jabuuti iyo muqaal hesta macnaynaya mahadsanid walal

  • @nimanabdi1556
    @nimanabdi1556 5 років тому +2

    Reer jabuuti somali ya wayjecelyihin Djibouti ❤Somalie

  • @abdikafikaafi4688
    @abdikafikaafi4688 5 років тому +1

    cawale adan cadowga ha jabo Nolow Amiin 😭😭😭😭😭😭 wa runta walahi sax ilahayo somalia u gargara Amiin yaa rabi 😭😭😭😭

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz 5 років тому +5

    Erayadii Abwaan Mohamed Moumin Ababe...Awale iyo Ababe Saalan Sare

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 5 років тому +2

    Awaleh noloow waliga salan sare fananaan qaran. Vive awaleh bienvenu a djib.

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 5 років тому +4

    Somalia hanoolato 💞🇸🇴💞🙌🤙

  • @hamzamohamed2056
    @hamzamohamed2056 5 років тому +3

    Hees wadani Dhab ah! Nolow Studio Assajog Mahadsanid! Awaleh Fanan legend walahi! Miraha Mucalim Ababe Music maacan Issa Eleyeh musician Asal

  • @nimanabdi1556
    @nimanabdi1556 5 років тому +4

    DJIBOUTI ❤❤❤❤❤SOMALIE

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 5 років тому +4

    Somali nimada nawada deeqda. Somalida geeska africa oo dhan. Allow wada noolasha tus Aamiin aamiin.

  • @farhanaden1255
    @farhanaden1255 5 років тому +1

    nin qaliya ababa somali waany

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu 5 років тому

    Hadaad idinku ila garan laheyn gool ma dhalineene
    Hadee shacabkuu geeestiisa qaban libin magadhneene
    Haduu guulaheyn naga aqabalin guul mahaneenee guul mahananeene👉😍

  • @mahamoudboouh7676
    @mahamoudboouh7676 5 років тому +2

    awaleh aden vive bro

  • @qaybishanhablod8103
    @qaybishanhablod8103 5 років тому

    Masha Allah ❤fanan jira Allah ku doro😘

  • @axmedmaxamud747
    @axmedmaxamud747 5 років тому +1

    Kalagaro nasteexaga iyo nacab kugaad>>>

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 років тому +3

    Asc fadlan soo booqda channel kayga QURXINTA timaha iyo Makeup 💄 ka wlc all waad ka maqsuudi doontaan 💄💕🔥💄💕🔥💄💕🔥