HEES CUSUB XASAN AADAN SAMATAR IYO JABUTI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 127

  • @hamsaadam1064
    @hamsaadam1064 6 років тому +14

    Fanaanka qarada africa samater big respect inta afka somaliga ku hadasha gobanimaad ku leedahay.🏅🥇

  • @abdikaniyare5354
    @abdikaniyare5354 6 років тому +18

    Heesihi barisamadka ayuu iso xasuusiyay...Djibouti nabada iyo barwaaqada Allaha nii siyaadsho

  • @donkahaha5134
    @donkahaha5134 6 років тому +7

    Shcabka reer Jabouti gob baad tihiin wlhi Al- Fanaan Xasan Aadan Samatar cimrigaaga hajiro

  • @naciimanaciima1716
    @naciimanaciima1716 7 років тому +12

    waaw waaw masha allah ax san fanaan ismaaciil maciiroow kuu calan waleynee cadow kuma baqiisimo aamiin amiin ilaahoow wlheen jabuuti u siyaadi nabada iyo horumarka dalkooda.

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 6 років тому +7

    Samatar waa fanaan dhiigga dadka dhaxqaaday oo aan sahal looga xiiso dhacaynin si walba oo uu cimrigiisu u dhaqaaqo. Laga soo bilaabo (1971-ilaa iyo hadda) ayuu hadba dhinac nooga heesayey.

  • @muminfarah2489
    @muminfarah2489 7 років тому +8

    Grande artista al hassan bashe samatar the only fanaan 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈👈👈👈

  • @mobayle8508
    @mobayle8508 6 років тому +13

    14:56 Daauud Cali Masxaf, Xassan wuu mahadiyey in uu halkii la rabay la helay ayuu ogaaday. Cajaa'ib. Hambalyo dhamaan shacabka Reer Jabuuti.

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 6 років тому +7

    Hhhh wa iga qosliyay odayga wale ina fanan tahy hassan adan welcome to mogadishu

  • @zaimamin8071
    @zaimamin8071 6 років тому +5

    Oh oh odaygu uma.baran music diciif ah ilaahay gacmaha kaama.gooyee ka hagaaji odayga musica.wuxu waa.life

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 років тому +17

    Xasan siduu gabadha walaashiis u ilaalinaayo sharafteeda mic markuu ka qaadayo gacan teeda inuu taabto ilaalinaaya waa nin sharafta dumarka yaqaan iyo diinta Masha Allah ilaahey heesanahana ha idinkajoojiyo

    • @darmanqali1072
      @darmanqali1072 5 років тому

      Anaka dhageysigeda allaha naga so hanuuniyo

  • @ikraanmaxamed4628
    @ikraanmaxamed4628 6 років тому +2

    Xasan adan samatar iyo jabuti o is helay illahy cimriga ha ubarakeeyo axsan fanan

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 років тому +17

    fannaaniinta xasan aadan, daauud cali masxaf , cabdi nuur allaale alla ha daayo aamiin
    waa jacaylka fannaaniinta sawkaa daauud u dhiibay bayd ka mida heesta ee ka saaray tiirada hhhh ax yaa fanaaniin

    • @ahmednoordin8617
      @ahmednoordin8617 6 років тому

      ubbgyip

    • @ahmednoordin8617
      @ahmednoordin8617 6 років тому

      vc 🌋🌋🏣🕋🏘🏙🏚🏢⛪🏛🏗🏖🏜🏝🏚🏚🏙🏢🏢🏙🏙🏗🏖🏖🏜🕌🏛⛪🏡🏡🏕🕌🕌🕋🕌🏙🏝🌋🏞🏚🏝🏝🏝🏜🏘🏗🏜🗺🏔🏔🏔🏔🏔🏔🏔⛱🌋🏔🏜⛱🏝🏝🗺🏝🏔🏞🌋🌋🏚🏝🏝⛱🏚🏚🏚🏚🏙🏝🏠🏙

  • @laughoutloud8561
    @laughoutloud8561 6 років тому +5

    Caradii nabad jecel leh baa cilmi lagu bartaa. Yaasalaam fanaan nagu qaali ah samatar nolow nabi qadar sidisi

  • @mehmetvurbeni4657
    @mehmetvurbeni4657 6 років тому +4

    hala yaa xasan viva reer jabuuti dad gob ah

  • @kadraali1351
    @kadraali1351 6 років тому +5

    Le grand chanteur somali merci pour ton soutien

  • @mohaalfa3766
    @mohaalfa3766 5 років тому +3

    Legend xasnuu adan samatar💯💯💯💯☑️

  • @macalinkenyaati8843
    @macalinkenyaati8843 3 роки тому +2

    I am malimu kenyati ,I've many nicknames like dalmar ,cobra & kenyati since am from mandera Kenya I am a teacher teaching English at qoryoley primary school I love Somali people since I am Somali

  • @garsoregarsore3061
    @garsoregarsore3061 6 років тому +6

    Caku music wey ku cilen sidan ogeyga kama rabin Xasan Adan Samatar wa mid live hesi jira ayu Aaha Caku ciil badana

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому +2

    Great human beings good father magic singer

  • @mbashiir938
    @mbashiir938 8 років тому +8

    hasan Aadan the best musician

  • @zahraz6043
    @zahraz6043 8 років тому +6

    mansha allah abtiyo nolow

  • @mobayle8508
    @mobayle8508 6 років тому +3

    Reer Jabuuti fanka way u bisil yihiin ilaa odayaashii ayaa Stage ka taagan waa bogaadinaya farxada ka muuqataa Eebbe ha u siyaadsho.

  • @ahzaaabmoha7306
    @ahzaaabmoha7306 5 років тому +3

    Dadka somaliga ku hadla fanaanka ka qiimo badan maso marin ninkan mana soo mari doono

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 років тому +4

    I love his action hassan

  • @thegalabs
    @thegalabs 7 років тому +12

    two legends in the house... fanaan waa kaa, fuck the play back. Allah ha daàyo xasan iyo daud they both deserve to be called fanan. 😇😇

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 7 років тому +1

      Abdi nuur alaale isna Kama laalaado sadexdooduba waa the legends.

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 роки тому +1

      Can you believe hes singing clearly and live ma sha Allah true fanaan and legend

    • @thegalabs
      @thegalabs 2 місяці тому

      Abdinuur allaale last saturday ayaan wada fadhinay toronto june 2024. He is indeed one of a kind, a somali prominent singer. Waan ku faraxsanahay inaan reply gareeyo after 7years. Allow cimriga noo barakee.

  • @kawsarabdi7760
    @kawsarabdi7760 8 років тому +4

    xasan bashe hesh cala fanan

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 7 років тому +6

    walee somali cid walbaa waa bili liqaysatay ri caato ah bay noqdeen fankoodii oromo ayaa ku baashaalaysa ahay ah all fanaan xasan aadan samatar legent

    • @mmimadar4216
      @mmimadar4216 7 років тому +1

      mahamoud abdullahi Yaa waye oromada baashalaysed sheegaysa

    • @mohamud3529
      @mohamud3529 7 років тому

      madar mohamed waxaan xasan aadan iyo daa uud cali musxaf ahayn ee meesha jooga awaa oromo adiga xagee ku dhaqaaqaysa

    • @mmimadar4216
      @mmimadar4216 7 років тому +1

      mahamoud abdullahi kulama yaabayo sxbe wnku fahmy wxn filayaa ind jareer thy lkn anigu ilaa jareerta somali ayn u aaminsnhy oromo'na 'waa qoomiyad jirtoo Ethiopian ah lkn adigu dadka somaliyedee ilaahay kadhigay markad u diidanthy xgeed haysatay ?

    • @mohamud3529
      @mohamud3529 7 років тому

      madar mohamed MA JAREERBAAD CAY IIGA DHIGAYSA AWAA MUWAADINII SOMALI AH EE ANIGA WAXAAN U AQAAN ADIGA OO KALE AYANA OROMO U AQAAN IYO CANFAR AAN LA KALA AQOON KA DHAARO INAY SANAYADAA AHAYN CANFAR WAA DIGA CANAAQSAN EE

    • @mmimadar4216
      @mmimadar4216 7 років тому +2

      mahamoud abdullahi anigu kuma caayin kuumana diidani inad somali thy waliba qaarkoda cuqdadaysan anna oromo iyo canfar inaanan midna ahyn adiguba caqlibad leedahaye hdaad garanladahy anaa kuu sheegiye ma ihi lkn adigu markad afsomaliga ka xigsanayzo dadkula mid ahoo Soomaliya adiga yaa kugu yidhi adigiyo inta aad taqanoo kliyaa Somaliya

  • @mohacade6839
    @mohacade6839 6 років тому +2

    waaw axyaa fanaan play back mahan toos waye lkn music ayaa kiisii ahayn ee walayaabi lahaa

  • @waryaa4637
    @waryaa4637 6 років тому +1

    Hasan Aadan fanaan Soomaaliyeed.

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 6 років тому +4

    Xassan aadan samatar fanaanka inta afka soomaaliga kuhadasha

  • @abdikaafixasan9633
    @abdikaafixasan9633 7 років тому +6

    xasan adan samater fanan la hubo

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 роки тому +2

    Ragpa waa ku raqeed
    Tiirarkii fankaa is helay
    Hbp qiima padan Dhmn umada Djaputi😘🙏

  • @jamaal2014
    @jamaal2014 4 роки тому

    Walaalaneena rer jabuuti iyo fanaankeena xasan aadan samatar noolada 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯

  • @mohamedsaraaxa3821
    @mohamedsaraaxa3821 6 років тому +6

    Daud dhinac music uqabo wa laciilooyaa runtii

  • @dii-1055
    @dii-1055 7 років тому +31

    Samatar hadu xamar imaado Stadium muqdisho meel aheen kuma heeso karo , waayo dadka meel laka geeyo aa la weeyna

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 6 років тому +2

    Legend xasan aadan samatar

  • @salmanmoha1797
    @salmanmoha1797 6 років тому

    Alayle fanaan waa xasaan baashi I love adero ilhy hku xfido amiin

  • @fardoowsaismaciil4540
    @fardoowsaismaciil4540 7 років тому +2

    Waaw h alyeey ismaaciil

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 6 років тому +3

    Samatar best fanaan noolow .

  • @ikraanmaxamed4628
    @ikraanmaxamed4628 6 років тому +2

    Dauud cali masxaf xafidullah ku bashala dhulkina fananiin baa is heshay

  • @ayanleapdih9119
    @ayanleapdih9119 6 років тому +1

    Xasan aadan samatar allaa yacizak

  • @macalinkenyaati8843
    @macalinkenyaati8843 3 роки тому

    Jabuti singers &the pole of jibuti I love all .maasha allah

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 роки тому +2

    Sorry Xasan Adan Samantar muusiga ayuu saluugayaaa kor uqaad buu leeyahay the legend Live bu uheesayaa is not playback

  • @mohammedaden9342
    @mohammedaden9342 6 років тому

    Masha Allah xusuus waayo waayo

  • @xanaanissak8143
    @xanaanissak8143 7 років тому +20

    aheey ah music ayuu saluugayaa xasan aadan samatar waxaas diciifkaa ma jecla kkkkkkkkkkkk

    • @roobleyare7774
      @roobleyare7774 6 років тому +1

      xanaan Issak Hhhhhhhhhhhhhh beenta maahan wlh

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 6 років тому

      xanaan Issak 😢😢

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 6 років тому +2

    baba samtar wankutagera nolow intay nololi jirto

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi 4 місяці тому

    Haa noolado ismail

  • @yussufsomaneadenfarah9702
    @yussufsomaneadenfarah9702 7 років тому +1

    Waa xassn Aden samatar o hees cusub raaday

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 років тому +2

    mansha allah woooow

  • @maslaxmaxamed247
    @maslaxmaxamed247 2 роки тому

    Legend xasan Adan

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 7 років тому +12

    XARIG KAMIDA XARGIHI FANKA SOOMAALIYEED AYAAN HALKAA UGA JEEDAA WAA DAA'UUD CALI MASXAF WAXAAD XASAN AADAN KA DAREEMEYSAA SIDUU U XIISEYNAYO LAKULANKA DAA'UUD MAADAAMA FANAANIINTI HORE AY AHAAYEEN DAD WALAALO AH WAQTIGI UN BAA KALA WADAYE.

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 5 років тому +1

    Legend respect 🙏

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 5 років тому +1

    Waxa u ka heesaya hassan adan qalbiga wuxu ku xasuusinaya dawladnimddu waxay tahay

  • @djmohamedtv564
    @djmohamedtv564 7 років тому +6

    alfanaan hassan wlhy live buu ku heezayaa xitaa codkiisu isma badalin noooolow

  • @maxameddeeq684
    @maxameddeeq684 5 років тому +2

    No playpack axyaa ina samatar

  • @kadraali1351
    @kadraali1351 6 років тому

    Vive notre frere somalien

  • @naciimanaciima1716
    @naciimanaciima1716 7 років тому +7

    mohamuad jabuuti somaali maaha miyaa tiri adookalaa kujura somaali lkn kuma ceynayee caqli kugu filan rabbi haku siiyo.

    • @samiiraa7740
      @samiiraa7740 7 років тому +2

      kkkkkkkkkkkkkkkkk maxaa kala hadlee ismaaciil cumar geele hadaanu soomaali ahayn xafladii caleema saarka madaxweyne farmaajo ma uusan qaadeen soomaaliyeey toos

  • @maxamedidiriscabdi5711
    @maxamedidiriscabdi5711 Рік тому +1

    Odeyga timaha cad khatar😅

  • @waryaa4637
    @waryaa4637 6 років тому

    Axsan Alfanaaniin Abdi NuurAlaale.

  • @alimahamud9824
    @alimahamud9824 2 роки тому

    Samatar viva

  • @a.shakuursaleban5369
    @a.shakuursaleban5369 4 місяці тому

    Le président ça sera un le cannelle

  • @assaf2322
    @assaf2322 5 років тому +1

    Samatar Daaud ali masxaf la'antisa waxba mahan 💔😂🙏

  • @abdullahimo
    @abdullahimo 7 років тому +1

    fanaanka xasan ixtiraam lkn odagaan dadkii gaaajo ayuu ku dilay meesha hayskaga tago

  • @omegaconda8984
    @omegaconda8984 4 роки тому

    Ninkaan xasan aadan maahan

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Рік тому

    Xasanow ma ilowdey heesihii Arlaada ? Waxaan kaa sugeynaa heesihii Arlaada inaad ku xusto Jabuuti.

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 років тому +3

    Somalia habargidir la aan teed abaar kkkkkkk nasabyo is heley Djibouti+Hgidir

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 років тому +1

      Kushi sh hus baa lagu yidhi xasan waa nin SOOMAALIWEYN AH de shanta soomaali baa wada le xasan ee aamu awroow.

  • @ikraanmaxamed4628
    @ikraanmaxamed4628 6 років тому +1

    Aheey sota xamar xero dhiig noqotay soo sa umu dageen haday nabad tahay uf somaliya meel maha dadku intay huru marka gadhayan confur dibay usocota illahy xaqa hatuso

  • @maxmedwardi2495
    @maxmedwardi2495 6 років тому +2

    Fnaan wks codku isma bdlyo

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 2 роки тому

    Wa laal jecel channel
    Wan kuso boqanay e nasoboqo

  • @abdallabilow6389
    @abdallabilow6389 3 роки тому

    20:39

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому

    Mmmmmm

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 років тому

    Xasanoow ilahay kabaq ismaciil waa tuug buuran

  • @chalangeit8983
    @chalangeit8983 5 років тому

    How can artist like hasan aada n samatar have weak fans like this

  • @malmahaaduun6469
    @malmahaaduun6469 4 роки тому

    Cayr iyo midgo.haku hesan
    Been loma.oran

  • @jamaaldiiniyo5704
    @jamaaldiiniyo5704 4 роки тому

    rer jabuuti folxumaa
    subaxan Allhiyee🤔🤔🤔

  • @mubarakmohamed3447
    @mubarakmohamed3447 5 років тому

    Ax, Ax , waaxay microphone 🎤 ka /;.... 😅 lift ayaan ka qaaty:

  • @liibaanfaarax2763
    @liibaanfaarax2763 7 років тому

    xamdi sheydhan

  • @TheEmraan97
    @TheEmraan97 7 років тому +2

    fuckin shit! MashAllah waan jiriricodhe, wayo wayo

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 років тому +1

      Emraan Abdi fucking shit iyo Maasha'Allaah isma galaan walaalo ee iska hagaaji qoraalka insha'ALLAAH.

  • @warsamewaberi3084
    @warsamewaberi3084 6 років тому

    Issaaq baa qabsaday fankii jabuuti aaway Abdi Robleh Qarshiile iyo Adan Farah rukunadii fanka Jabuuti geeri baa u taal dhaqankii iyo fankii JABUUTI waa ayaan daro

    • @abdiwaes7065
      @abdiwaes7065 5 років тому

      Cudur isaaq ayaa ku haya isaaq isagaa fanka iska lahaa jabuuti reerka labaad ee daga weeyaan isaaq

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 6 років тому +2

    Su'aasha aan is weydiinayo,marka ugu horeysa ayaa soo martiqaaday ama soo casuumay,fanaanitan somalida koonfurta sida hassan aden samatar iyo gaaar kalay.
    Djibuuti uma baahna ajnabi uu heesa.Waxaan leenahay ama haysana Fanaanin badan oo wanaagsan,qiimo,aqoon iyo cod qurux badan leh,sida Abdi Nuur iyo kuwa kalay jooga dalka iyo dibada.
    Bal sii fican ugu fiirso,laama soo cassuumin ama looma yeedhin hal fanaan ah oo ka soo jeeda qaranka Djibuuti oo jooga qurbaha.
    Waa qaladaadka waxaa iska leh madaxweynaha IOG uu sameynaya waxuu jeclyahay heesayasha shisheeye ee ajnabiga ah oo waxu aad uu necb yahay Fanaanita dalka

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 років тому +1

      Cusleye Ciltire ala hayaay waa kii xanuunsanaa. Walaalo ALLE haku shaafiyo ee doctorka gaadh waa iga talo. jabuuti waa soomaali iyo in inala dhalatay hadii ay fanaan soomaaliyeed u yeedheen dee dhib malahan fanaaniinta jabuuti waa u Sharaf weyna ku faraxsanyihiin ee adigu halked isla heysaa waa adiga bulxamaya meelkasta e.

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 років тому

      Cusleye Ciltire Sorry Xasan Aadan Samatar ajnabi ma ahan ee daawo tag walaalo.

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 6 років тому

      @F Ji,Qoraalkaaga waxaan ka dareemay ama ka fahmay inaad tahay gabar.Marka horay wa iga mamnuuc inaan gabar ugu soo jaawabo caay.Dhageyso haddi aan runta idiin sheego,waad xanaqaysa waxaan ka soo qaatay laba erey.
      Waxaad tidhi;"Fananinta rer Djibuuti way ku faraxsan yihiin".
      Waxa fanaan rer djibuuti ah iyo taageerayasha wax ku faraxsan ma jiiro ee way ku khasabsan yihiin inay is dhinac taaqaan H.A.S sababtoo ah waxaa soo casumay madaxweynaha IOG.Waxaan ku maleynaya inaadan fahmin ereyga ajnabiga,waan ku la yaaba markaad tidhi,H.Aden Samatar ma ahaan ajnabi.Waxaa khaladkaa oo dhan iska leh wa IOG.bal firi guriga uu wariye Hereri uu ku wareystay Hassan Aden wa guri aad weyn oo raaxad ah.wax kharash ah,biyaha,koroondata,shaqaalaha guriga hassan waxba ma bixiyo,waliba aan kugu dhaaro hassan aden waxuu qaata mushahar. Waxaa siiyey madaxweynaha IOG,wa qalad oo wa dambi uu kalay madaxweynahu fanaanita rer djibuuti wa sabool.

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 років тому

      Cusleye Ciltire hayaay de waxad tidhi Madaxweyne IOG waxaa uu jecelyahay ajaanibta, marka ayaa anaanib ah? Ta kale Xasan waa 60 plus, marka dadka reer North America qasatan Canada da'daa marka ay gaadhaan xaqbey u leeyihiin in uu qaato patient money💰, aan kuu raaciyee Xasan caruurtiisa 4ka midi waa doctors oo wadankii bey ka shaqstaan. Hadii madaxweyne Omar Geele dee soo dhaweystay Xasan walaalo ha cadhoon Xasan waa soomaali ajnabi ma ahan, malaha adu somaali matihid e waxad tahay kuwa jabuuti martida ku ah.

    • @peaceandlovepeople4222
      @peaceandlovepeople4222 6 років тому

      F Ji 😂 waa runtaa wll