Allaah ha Barakeeyo Shacabka Soomaaliyeed Shacabku waa Gob laakiin kuwooda yar ee Gunta ah bay iska qaban waayeen bal Amuurta la arkay Baarlamaanow Shacabka maqla oo Cida ay rabaan u doora
Waxaa halkanse fariin uuga diri Umadda Soomaaliyeed sida Reer Puntland u fakaraan una niyadsan yihiin cadaawaddoodana ka yareeyaan Umaddaa wanaagsan. Shukran.
Farmaajo iyo Marka kale , dalka iyo dadka ayaa u baahan , laga raysay kuwii hore oo Ciidanka ku bahdili jiray 100 dollar.. One more time FARMAAJO .Dunidaa u qirtay Maamul wanaaga Farmaajo Conorida leadership award Masha Allah ua-cam.com/video/1GXCT_oxqOY/v-deo.html
Guul reer Puntland, Farmajo ayaa u qalma Madaxweyne Somalia.❤
Masha allah reer Puntland guuleysta awalba dadka Somali ugu ilbaxsan dawlad yaqaan ah ayaad ahaydeen horey u socda allaha idan barakeyo❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
War puntland & dakedu wa dowlad yaqaan runta sheega Allaha idin xafido
Masha Allah runta ALLE Jecel maxeey run sheegeen waa dad daacad oo wadani ah guuleeysta👍👍👍❤❤❤
masha allah guul maxadwaynaha umada mudane maxamed cabdilaahi farmaajo
Mashaa Allaah guul farmaajo🇸🇴❤️🇸🇴👍
Xabiibul malaayiin magacaas waa iga gadan yahay. Farmaajo guul Reer Putland guul Soomaaliya guul insha Allah.
Ilahoow wadnoojedaye noo hili quluubta umadana adigaahaya. Xaqa kudu❤🇸🇴💜❤️💪👏🌸guul madaxweyne farmaajo
Waa run xabibo malayiin baan wada doraney. Allow nosocely MW farmajo. Amin
aamiin yaa rabi
Reer Butland illaahay ha idin Xafido Dadka Soomaaliyeedna Alle ha ka Dhigo sida Dadka Putland. Guuuu Farmaajo
Maansha allah reer puntland waa wadaniyiin
Viva reer putland qabiil way ka weenaden wale masha Allah qaranka ha noo hiliyo no qabiil mansha Allah
ManshaAllah waruun Mudane Farmajo guuleyso inshallh
If Allah loves 💕 u from above even His servant will love 💕 u m.a Farmajo success
Inshallaah
Guul iyo goba nimo soomaali wayn meel walbaad joog taan
Punt land no face weeye sasa loo bahan yahay qofki wax ino qabanaya rabna fifa farmaajo ✊❤️
GUUUUL PUTLAND WAA DADKA SOMALIA UGU CAQLIGA BADAN GUUUL1♥️♥️♥️
MshAllah guul farmajo
Reerburtinle guul ❤️❤️❤️❤️❤️🇺🇳🇺🇳🇺🇳farmaajo
Shacabkeena ilaah caqli siiyey masha allah
Mashallah madaxweyne farmaajo ilaahay hakufixdiyo guul Somalia
xoolo damiirlaawayaal ah, adeer anaga reer Puntland ah waxaana leenahay guul Deni2022, waa ballan inuusan ina firgaajo soo noqon, la dagaalka puntland iyo Jubbaland wuxuu kafaa'iido aan aragno.
noolow bro
Maashaalllah guuleyso Mudane Farmaajo
Guul Guul NABAD iyo nolol guul farmaajo 💯💯
maxaa isaga dana ah waxay kala yihiin gudcur iyo cado Farmaajo jir oo joog insha Allaah cadawgaa hajabo guuley guuleyso waligaa marlaab adaan ku dooraney
Thank you Reed puntland guul
Maan sha allah shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan puntland guul mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta guul Nabad iyo Noolal
aamiin yaa rabi
Farmaajo alloow noogu beeg baaqiyoiw insha allaahu
Viva faramajo guuleso so nabad noqo
Insha Allah farmaajo💕💕💕💕💕💕💕
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️👈
Guul iyo gobonimo farmaajo💓💓💓💓💓💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓
Daarood 😅
Mansha alaah tabaraka laah rer budlan.guulaysta
Maansha. Allah. Reer. Putland. Nasab ayaad. Tihiin. Alle. Haydin. Dhawro
Run bee wada sheegeen. Shukran.
Farmaajo Guuleyso Kheyrkana Ilaahay Ha Waafajiyo Guuleyso Ilaahay Ha kula jiro
Allaah ha Barakeeyo Shacabka Soomaaliyeed
Shacabku waa Gob laakiin kuwooda yar ee Gunta ah bay iska qaban waayeen bal Amuurta la arkay
Baarlamaanow Shacabka maqla oo Cida ay rabaan u doora
Manshaallah farmajo guull sonoqo markale
Mash Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Deni. Haygu. Soo. Qaadin waa. Ninka. Lacagtii. Naga. Joojiyey. Aan. Ku. Nabad. Iyo. Caano. Maalay
Allaaah soomaali ha ka qabto dani, waa duli damiir laawe ah oo shisheeye kalkaal ah, asaga iyo kuwa la midka ah Allaaah ayaan ka magan galnay, Alloow waxaan ku weeydiinaya farmaajo iyo mid ka sii wanaagsan oo kitaabka Allaaah nagu xukuma inshaa Allaaah
Farmaajo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu
Masha allaah 🌹🇸🇴🌹🌹👍🌹🇸🇴🌹
💯💯💯💯 farmaajo
Mnshallah shacabkeyg dagmada llah idin sharfo abo farmajo guleyso markle
Waa Runta Ilaahay hasoceliyo Farmaajo Inshallaah
Guul Farmajo
Farmajo 💖💖💖 we love you
🙏🏽🙏🏽Guul farmaajo 🙏🏽❤
Ma sh Allah nolaada nab iyo nolol
That is right
Insha allaah Guull farmaajo
Masha allah
Farmaajo Somalia president
Allow noosooceli xabiibul malaayiin maxamed cabdullahi farmaajo
Guul farmajo
Masha Allaah guuuul Fromajo
Deni intu butland hog madow kuridey bu yiri Farmajo inan vilada kasosaro weye dee ilahay madihin inshaAllaah
Waxaa halkanse fariin uuga diri Umadda Soomaaliyeed sida Reer Puntland u fakaraan una niyadsan yihiin cadaawaddoodana ka yareeyaan Umaddaa wanaagsan. Shukran.
ما. شاء الله فرماجو
HAA AAD IYO AAD ILAHOOW NOO SOO CELI MADAXWENAHA FARMAAJO IINSHA ALAAH XILDHIBAANOOW SUMCAD HADAAD RABTAAN IYO MUSHAARKIINA INAAD HESHAAN FARMAAJO DOORTA WAXAAN AAMINSANAHAY IN UU DALKA HORUMARKIISA SII SOCON DOONO ISAGOO JAAJUUSIIN IYO SHISHEEYE TAFAHA HAYSTAAN BUU 26 SANO KUWII HORE WAX EEYSAN SAMEEN OO HORUMAR AH GAARSIIYAY HORUMAR MAXAAD MALEYN AFAR KALE HADUU SOO NOQDO BADIINA WUU SOO CELIYAY IYO HAWADII DALKA SOMALI OIL BUU U SOO SARAYAA QOF WALBANA TAAJIR BUU SIDA SACUUDIGA NOQONAYAA QOFKA HAMIGIISA AYAA LA FIIRIYAA IYO HANKIISA FARMAAJO WAA NIN HAN LEH KUWA KALE WAA TUUG JEEBKOODA KULA FIL BAAN U BIXIYAY BARI KAMA FAKARAAN WAXAAY XADAAN IYO GURYO EEY DHISTAAN BEEY KA FAKARAYAAN MUSTAQBALKA DALKA IYO DADKA WAA FARMAAJO IINSHA ALAAH ILAHOOW NOO SOO NOQ AMIIN YAARABI DUCADA HALA BADIYO YAA WADANIIN SOMAALAAY
👍👍👍👌👌👌👌👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿❤❤
Farmajo a man for his land m.a guuuuuul
👍👍👍👍👍💯🌹
Farmaajo mar kale!
Farmaajo wax ka daacadsan kana qabyaalad yar Allaha u dhiibo
Yes
guul farmaajo
Odoras ama saadaal
Farmaajo dadku way jecel yihiin
Laakiin iminka waa la cayrin doonaa wuuse soo noqon isagoo dardar cusub wata,qof iyo cod weeye jaaniskiisa,inkastaa oo ay Siyaasiyiintu u kala jabjabeen qabiil-qabiil isagu wuu hanan waayay hurguri-laawe yaashii ay isku daaroodka ahaayeen sida Dani imaaraad iyo Ahmed Kenyatta madoobe.
Farmaajo guuuuuul ilahow amiin
Anagu cod hadii aan leeyahay maxamed amiin ayaan siin lahaa guul farmaajo
Waayo hawiyuu xasuuqay
Farmaajo shacabka ayaa wata
guul.farmaajo
Viv dani
formaajo guul iyo gobanimo
Allahu Akbar
Maxamed abdulahi farmaajo 👍
Farmaajo
Asc somalia budalana guuleysta hora usocoda viva
Deni waa la nacay...warcad.
Deni muxuu shillingka Somaliga u joojiyay?
Sixir bararku waa batay..Allaha naga qaboojiyay.
Allahu Akbar Allahu Akbar
🎆🎆🎆🎆🎆🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️ farmaajo iigeeya aaa farmaajo ii geeya aaafarmaajo ii geeya iga gaadsiiya
tan waxay cadeyn u tahay in soomaaliya kasii baxayso qabyaalada. shacabka p/land waxaa xiga Dani lakiin waxay sheegeen in Dani la tartami karin Farmaajo sidoo kale shacabka xamar waxaa xiga midowga musharaxiinta lakiin hadii ay cod leeyihiin waxay dooran lahaayeen Farmaajo.
Waan qirodayi wlhi sonoqo fmjo
Aniga na iweydi Habibul malayin madaxweyne Farmajo guleyso ☝️ 🇸🇴 💐 ♥️ isagan sin laha Deni haisomarin ilahay umadas hakaqabto
farmajo
Farmaajo iyo Marka kale , dalka iyo dadka ayaa u baahan , laga raysay kuwii hore oo Ciidanka ku bahdili jiray 100 dollar.. One more time FARMAAJO .Dunidaa u qirtay Maamul wanaaga Farmaajo Conorida leadership award Masha Allah ua-cam.com/video/1GXCT_oxqOY/v-deo.html
Dadku oo dhan baa og farmaajo
Reer puntland wa somali dhab ah noolaada
Reer puntland waa farmaajeysan yihiin
Puntland waxaan ogaaday dadkeedu waa gob lakiin siyasiyiin fircoona ah oon Puntland u qalmin ayay gacanta u galeen dhalinta Puntland waxaan kula talin lahaa ha yeelina mardanbe qof aan idiin qalmin inuu idin xukumo.....
Anaga hana amanin hadad Siyasiyinteena Cayday adigana kaga aan ku fanino 😂 Somali caqligoda wakas
vivs dani
Guuul putland
Alla qof cod
Farmaajee
allah subxaana watacaalaaye isagaa quluubta bini aadamka bad badala ilaahay inta baarlabanka ah ee farmaajo nacaybka loosoo saaray ilaahay quluubtooda habadalo isagaa caadil ahe oo farmaajo codka hasiiyeene
ALAAHUMA AAMIIIN ILAAHOW QULUUBTOODA BADAL HADII FARMAAJO QAYRKA NOOGUJIRO HADII KALE ILAAHOW MID KA QAYR BADAN NOO KEEN
Waa wada awrtable maaha codkii putland
Been baad isu sheegteen farmaajo wuu rajo beelay
💙💙💙💙💙♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍
Asc
Mashaa allaah noolaada ree p/ land fogeeya danaga dani
Waliba ku qosla
Rabbi dadk ha urumeeyo riyadoda