faraaci wa xili la yaqano hadi uu roob da o lama daaqo reerahana laguma raro doogu so sarana xooluhu kuma wacnadan inay ku xumadan moyane ogaysiis ilma fara dhindhin 💅💅 🤣😂😂😂😂😂😂 🙏🙏🙏🙏
Waxaa hore laigu sheegay in ay heestu macne kale leedahay ooloola jeeday Siyad Barre heesaha looyaqaaney anti barigii hore fanka iyo suugaanta ayaa laguwada sheekaysan jiray sida ay labada fanaanba kubilaabeen ee ay afareyda isku weydaarsadeen luqadeenu wanaagsanaa (Soomaali)
Sixid
Fooraha wajiilaha maaha
Ee waa fooraha wajiinaha
Wajiine waa dhaxanta soo dhacda xilliga deyra dhaafka
Fooraha Wa jilaal
😊
Heestan waxa Curiyey Abwaan Hassan Xaaji Cabdilaahi Hassan GANNEY 1974 Laxanka wax saaray Cabdi Cali Bacalwaan AHUN
#Kabanka waxa Tumaya Ustaad Saalax Qaasim Naaji Darmoogada Ama Durbaanka waxa Tumaya Aways Goobe AHUN Luuqda Cabdi Cali Bacalwaan iyo Khadra Daahir Cigge Raxmaanku haw naxariisto Labadaba. امين يارب العالمين امين
Sahara axmed James weeye
Fooraha wajiilaha
Fidhadiisu badantahay
Fasalkiyo daruurtuna
Feedha isku joojeen
Fadka miiran yeesheen
Fooshee aan di'in iyo
Ma faraaci baad tahay
Firdhisaye jacaylkii
Soo adigaan ka fara baxay
Fadka miiran yeesheen
Ma faraaci baad tahay
Firdhisaye jacaylkii
Soo adigaan
Fooxlaha islaamaha
Faraqooda baaree
Fasaqaaya diintiyo
War ma faaliyaad tahay
Maxaa falagga kugu diray
Warka faaladiisana
Faahfaahin maayee
Fahanoo ujeedada
Faraskaagii laga badi
Goormaa fagaaraha
Furimaha colaadeed
Faraskaygii laga tagay
Adigaan fayoobayn
Adigaa fidmada wada
Fin jacayl ma guuree
Nabarkaagii feex noqoy
Firdhisaye jacaylkii
Soo adigaan ka fara baxay
Waan kaa fogeeyoo
Waxa aanad filanayn
Warku sida falaaraha
Inuu kaa fajaciyee
Farta boogta aan daro
Aan furfuro'e waxa dhacay
Faalada markaan nabad
U fariisatay kaligay
Faraskaagi laga badin
Xasan ganey
fooraha wajilaha maha wa fooraha wajiinaha sidan u aqano loona yaqano
@@buuxciise2167waxay macneheedu marka
❤❤❤❤
December 2022 Yaa ila dhagaysanay 😢❤
Heestii sabarta Mohamed wardi oo lyrics ah soo galiya mahadsanid 🙏🙏👍
Ayada uu qaadayo Maxamed alta oo qoran ayaan kuu hayaa
Halkaan ka dhagayso
ua-cam.com/video/BaaXa7e_Ym8/v-deo.html
Mirihii x.ganey laxankii baacalwan codka sahra axmed iyo bacalwaan
Alla yaa arxam bacalwaan iyo sahra🥲
Dhagaysana subax 2023. Xasuusteeda ayey wali leedahay heestani
C cali bacal waan wuxuu aha
Aamin yaa allah
Eraydii xasan ganey
Haa dabjacal karin waa hargaysa waxaan ku galay xafadii gacan libaax
Heesta kama xiiso dhaco ilaa yaraantaydii aroosyada miyiga laga qaadijiray waxaan maqlay qiyaastaydii 1997 ilaa maanta oo jimce tahay 8/9/2023
Foore hawle jilaal
Weyee iska Sax abowe
Heestan Wayo wayo ayan dhagaysan jiray lkn U jeedo wayn ba ku jirta cid fahamysa ✅
Wr nnkaa aderkay ah wxba heley heesta waalagu sirey wrma faaliya tahay😢
Hees qaaliya weeye riwaayadii dabjacaylkariwaa maskaxdii abwaankii xasan ganay
Hees xulka heesaha ka mid ah weeye Sxb
Waqooyiga dalka somalia aa sameyay fikrad heesta
Anoo hargaysadii hore ah heestan caruurnimadii iyo hargaysa xasuus DAB jacayl karin waa abwaan xasan geneey
Ilaaahay haw naxariisto fanaanadii warned ee codka toolmoonayd sahra axmed jaamac
Ilaahaw u naxaris o sahara axmed jaamac
09. 04. 2024 / 30 Ramadaan 1445 Habeen Arbaco soo galayso 😢
Fidho
Fasal
Faraaci
Macnaha ay heesta ugu jiran erayadani sheega
Heesta xarafka ay ku socoto ayaa ah "F"
Nabarkaagi fiix noqoy
Fiix macnaheedu waa nabar naa bogsanin oo lugaha geela ku dhaca sidoo kale dadka ayuu ka soo baxaa reer koofurku buro ayay uyaqaaniin
Mahadsnid
Waa nabar boog ah oo soo faaxsan (kuusan) .
Sabarta
Mohamed wardi
Laxanku maha bacalwan lkn waxa saray laxanka jaangoo codku waa bacalwan iyo sahra erayadu wa xasan gany
faraaci wa xili la yaqano hadi uu roob da o lama daaqo reerahana laguma raro doogu so sarana xooluhu kuma wacnadan inay ku xumadan moyane
ogaysiis ilma fara dhindhin 💅💅 🤣😂😂😂😂😂😂 🙏🙏🙏🙏
Mahadsanid sxb waad noo faaiideysay
Waxay sharraxaysaa MAAHMAAHDI!!
RAGNA BALLAN BAA XIRA!
DUMARNA MEHER BAA XIRA!
HADDE!! WAA WAAGEYNU DHAQNEYN!😀QARANKA MILGADA!
Waxaa hore laigu sheegay in ay heestu macne kale leedahay ooloola jeeday Siyad Barre heesaha looyaqaaney anti barigii hore fanka iyo suugaanta ayaa laguwada sheekaysan jiray sida ay labada fanaanba kubilaabeen ee ay afareyda isku weydaarsadeen luqadeenu wanaagsanaa (Soomaali)
GOORMAA FAGAARAHA FURIMAHA COLAADEED FARASKEEYGII LAGA TAGAY ADIGAAN FAYOOBEEYN
ADIGAA FIDNADA WADO FIN JACEYL MA GUUREE AUN BACALWAAN IYO SAHRA AXMED DHAGEEYSANAYAA GALABNIMO SAACADA 16: 30 SANADKA 26 SEPTEMBER 2024 ANOO KALIGAY QOL CIDLAA KU MARQAMAYO DARUUFO JIRO AWGOOD BAAN MANTA U CUNAY GOOBTU WAA NAKIVILE UGAANDA 🇺🇬👋🏻 ILAHAY HA NAGEEYO MEEL NOGA QAYR BADAN ANIGA IYO SOMALIDA ILA JOOGTO 🇸🇴🤲🏻♥️
Goormaa fagaaraha furimaha colaadeed faraskaygii lagayagy
Fooraha wajiilaha maxa laga wada
CILMI GELEGA! NO FAALLEEYA?!
FARAACI?
War balaayo kaa weyn ma ogi