Shirkada Live Good | Somali Review

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • link Live good waa kan hoose
    livegoodtour.c...
    Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

КОМЕНТАРІ • 196

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket Рік тому +18

    Mnsha allah Eng Gelle Livegood waa ka faaiidnay Alle hanoo barakeeyo meel aad bil walba 1000$ ka samayn karto isaga ayaa jira Alxm 🎉❤

  • @natlusecom
    @natlusecom Рік тому +5

    wax jira ma ahan livegood qof aad adigu keento ma ahan iyagu hal qof kuma siinayaan ilaa 5 bil ayaan ku jiraa walina qof iyagu ima siin

  • @pacificocean7130
    @pacificocean7130 Рік тому +10

    Aniga labo lacagood oo Hore baa sidaan camel la igaga dhacay meel 700$ iyo meel 2000k$ oo dollar ah cidii xasuusata C J,CJ Onstyle iyo intelligence, prime, capital
    Livegoodna waa lamid waa Bonze
    scheme

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Рік тому +18

    😂😂😂 war somaliyeey ka taxadira waxaan wax soconaa uma eko mida kale dhawr bilood jiraa malaayin lacag ah baxshay waa siad kuwii hore cml lacagtiina ilaalsada
    Mida kale ninkaan affliate link usmaystay adinka lacag niga samynooyaa waxuuna leeyahay mahubo wax aan hubin waa linkgaygana iska diwangiliya wuu leeyahay 😂 aqligiina ka shaqysiiya 😂😂

    • @abdikariimmohammedahmed3883
      @abdikariimmohammedahmed3883 Рік тому +1

      Caqliga hawaayin bro

    • @hasandhacarbe2009
      @hasandhacarbe2009 11 місяців тому +1

      Ninka kali ilasocda

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 11 місяців тому

      @@hasandhacarbe2009 saas waa pro dadkaan meel walba waa lagu soo galay waxuu rabaaan kaa dhaadhiciyaan doqomo may noo moodaan hhh

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 11 місяців тому

      @@abdikariimmohammedahmed3883 amiin mahadsanid pro

  • @ayanleabdulkadiradow8464
    @ayanleabdulkadiradow8464 Рік тому +9

    LIVE GOOD MA AHA EE WAA LIVE BAD. QABKA UU USHAQEEYO WAXAA LADHAHAA بيع الهرمي WAANA XAAARAN SIDEE SHEEGEN CULUMADU. WAA TUUGNO QORSOON AND ITS TOO GOOD TO BE TRUE

    • @jamaaltalosame789
      @jamaaltalosame789 Рік тому +1

      That's right, labo jeer ayay somalida soo martay mid jiif oo jaq ayaan la odhan jiray , midna waxay soo 2022 dad badañ oo lagu dhacay ayaa garanayaa

  • @ilyaszaxaradiid4608
    @ilyaszaxaradiid4608 11 місяців тому +1

    Nio berigii aan culuumta dhigan jirnay alaabta aanad hayn ee la iibiyo maxaa la odhan jiray بيع الهرمي miyay ahayd

  • @tuke1489
    @tuke1489 Рік тому +1

    wayahay mahadsanid

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 Рік тому +2

    Waar dadka beenta ka daah waa jiif oo jaqdii somalida lagu dhacay ayaa iminkana website laga dhigay

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 Рік тому +17

    Livegood wa company sax ah iyo fursad dahabi ah halaga faidaysto❤

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro Рік тому +4

    Maalmo ka dibna waxaan sugnaaba waa adinkoo dhaheya waa nala dhacey

  • @oladkassimolad6280
    @oladkassimolad6280 Рік тому +2

    Hadad dhalinyarta somaliya ku nool hada nahay
    Caqabada ugu weyn na hortaa waa sida lacagta online ka ah loo la baxo tiktok xita sida lacag lo la baxo ma naqaan

  • @dharaarshow
    @dharaarshow Рік тому +3

    Soomaali ilaaheybaa u maqan mar hadii dadkii ay ku dayanayeen sidaan yijiin😮

  • @CabdifataaxYare-fp2hf
    @CabdifataaxYare-fp2hf 9 місяців тому

    Ok

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 Рік тому +2

    Sxb waaba ku warersanaa waan rabay in aad kasoo hadasho tnks deda kale sida la iskaaga diwan galiyo screen video nooga soo samey 🎉🎉

    • @Meisashariif
      @Meisashariif Рік тому

      Aniga ka shaqeya hada rabtid waa ku cawina

    • @mohamedabdirashiid2691
      @mohamedabdirashiid2691 Рік тому

      @@Meisashariif wll aniga ayaa raba inaad iga caawiso adoo raalia

    • @user-xn9rv4ej5z
      @user-xn9rv4ej5z 10 місяців тому

      ​@@Meisashariifkalaay icaaawi wll wlhy waan kuu ducenayaa😢

  • @user-xy9cp9mo1w
    @user-xy9cp9mo1w Рік тому

    Poe mcn adoo rliyah wxn ku weydiin Akoon wan leeyahy lkn see online markaad ku shaqeysatid lacagta ku helin ma Akoonkagah baad logal ama international Labrada kee isticmalin wareerayeh plzz iso jawab❤

  • @11naa44
    @11naa44 Рік тому +1

    Kan iyo forever mxy ku kala duwan yhn

  • @mahadmahamedhasan1110
    @mahadmahamedhasan1110 Рік тому +2

    Websites early Mony la idhaahdo ayaa hada na qabsaday bal kaas na ka so wrn sxb

  • @natlusecom
    @natlusecom Рік тому

    ustaad ataccama ka soo hadla iyagana cj on style miyeey la midyihiin mise waa ka duwanyihiin

  • @ciyarahafc3345
    @ciyarahafc3345 Рік тому +3

    Aniga hada ayaan kusoo biiray lkn wixii akhbara adiga ayaan kaa sugaynaa sxb geele

  • @Mustafeyuusuf-wl7cx
    @Mustafeyuusuf-wl7cx Рік тому +1

    Asc

  • @muhanizhajji759
    @muhanizhajji759 Рік тому +1

    Pro where we can find those slides😮

  • @abdifatahm5958
    @abdifatahm5958 Рік тому

    waxaan waa JIIF OO JAQ ama PONZI SCHEME waana wax xaaraan ah iska ilaaliya
    meeshaan lacagta lagu siinayo waaa lacag ka timid dadkaad keentay oo aad lacagta ka galisay meehaan.
    aduunkaan kama jirto lacag bilaasha oo la isasa siiyaa
    caqligu ha shaqeeyo.
    lacagtaada iyo tan dadka aad soo lugoynaysid baa loo socdaa
    yaan la idin waalin
    lacagta member ka ayaa lagu baashaalayaa

    • @user-xn9rv4ej5z
      @user-xn9rv4ej5z 10 місяців тому

      Dad hadanaan Keniin makashaqeysaan karaa wll

  • @AadanShekh-wq4xe
    @AadanShekh-wq4xe Рік тому

    Ustaad kasoo hadal adoo mahadsan bank transfer iyo paytm
    Soomali makashaqeeyaan

  • @yaxyecalichannle77
    @yaxyecalichannle77 Рік тому +1

    Ustaadka baniga Livegood waa kambani saxa anigaa ku jira oo isticmaalo mudo 5 bilooda ka ah. Marka waa kambani aada u wanagsan laga faa'ideysto ummadda soomaaliyeed.

  • @sudaysiahmed7799
    @sudaysiahmed7799 Рік тому +10

    Live good waa xaaraan iska ilaaliya dhalinyaro waana dhac dhawr bilood ayuu jiraya yaan laydin dhicin.

    • @riyadmahriz2672
      @riyadmahriz2672 Рік тому

      Ya kuso waxyooday oo ku shegay in uu dhawr biLod shaqyn dono

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      THANKS

    • @Mo2050hd
      @Mo2050hd Рік тому

      ​@@riyadmahriz2672kuwa badan oo nocisa okale sojiray oo marki dadka lacaga gashten hawada kabaxay

    • @livegoodafrica222
      @livegoodafrica222 Рік тому +1

      9 months ayuu marayaa waxayna bixiyeen malaayiin dollars oo faaido ah

    • @jeexgeel
      @jeexgeel Рік тому +3

      😂😂😂 xaaraan halku ku yahay itus bal
      Ustaad geele bashiir courses kiisa hadaan iibgeeyo ooon dadka jooga magaaladayda aan ubandhigo oo lagato ustaadku dadkaaas ma aqooon anaaa baray sowmaaaha
      Dilaaalna waan ka helayaa hadii aan istaadka marka hore ka heshiiinay
      Markaaa ma dilaaalnimo ayaaa xaaraan ah

  • @jeexgeel
    @jeexgeel Рік тому

    xaaraan halku ku yahay itus bal
    Ustaad geele bashiir courses kiisa hadaan iibgeeyo ooon dadka jooga magaaladayda aan ubandhigo oo lagato ustaadku dadkaaas ma aqooon anaaa baray sowmaaaha
    Dilaaalna waan ka helayaa hadii aan istaadka marka hore ka heshiiinay
    Markaaa ma dilaaalnimo ayaaa xaaraan ah

  • @abdiqanimohamed1704
    @abdiqanimohamed1704 4 місяці тому

    Ustaad kasoo hadal mega

  • @jamaalcosta
    @jamaalcosta Рік тому +3

    Noi anuu waxanad ka shekeynayso anuu ma arag qof lacag ka samayey

  • @Maxamud-jk5gy
    @Maxamud-jk5gy 10 місяців тому

    Hello

  • @ruundirir74
    @ruundirir74 Рік тому

    Adiga hdaa network marketing ku jiraa rabaa in aad hesho dad linkga iska diwaan galiyo

  • @ubaxmohamed6861
    @ubaxmohamed6861 Рік тому

    Gelle bashir wll qali wabasad malihiye maxan samay wanan ubahanhay shaqada

    • @livegoodafrica222
      @livegoodafrica222 Рік тому

      Waa qaab casri ah uma baahbid website markad is diiwan geliso si automatic ah ayaad u yeelanee website

  • @user-xw1xl4br3j
    @user-xw1xl4br3j 7 місяців тому

    Link gii mee wll

  • @jeexgeel
    @jeexgeel Рік тому +2

    Somaaalida lacagna waa rabaan
    Inay isbedel sameeyaan waa rabaaan
    Faaido degdeg ah xagay taaalaa 😂😂😂 ma waxaan dedaal iyo wakhti ku iman ayaan helaysaaa
    Sidoo kale hadaanad waligaaa khatar qaadan meel ma gaadhaysid, ganacsi kasta ood furayso ama bilaaabayso khatarta lagama baqo
    1. Goaan qaado si aad noloshaada ubdedsho
    2. Raadso ganacsi ama wax aad rabtid inaad bilowdo
    3. Ha eegin faaidada uune marka hore khatarka uu leeyahay ogow
    4. La imoe dedaal iyo wakhti ukhaaasa ganacsigaaas

  • @Samawadechannel99
    @Samawadechannel99 Рік тому

    macalin flerrer ka soo hadal

  • @SiciidAbshir73
    @SiciidAbshir73 Рік тому +1

    Livegood waa shirgad lagu kalsoonaan karo qof walbana ka faidaysan karo melwalba ha joogo
    Alx allaha noo barakeeyo

    • @safaadam8955
      @safaadam8955 Рік тому +1

      Saidabshir ma iga caawin kartaa

    • @SiciidAbshir73
      @SiciidAbshir73 Рік тому

      @@safaadam8955 haah wllo si fiican

    • @ayaanxaashi1508
      @ayaanxaashi1508 Рік тому

      Sidee logu biirayaa wll

    • @munirakosar412
      @munirakosar412 11 місяців тому

      ​@@ayaanxaashi1508anaa ku cawinya wll muniira_mahomed igla soo hdl wx sawira ma sarna❤

  • @mohamedmodiiga8604
    @mohamedmodiiga8604 Рік тому +1

    Waa campany la hubo wan fursada Ina soo martay qofkii Ilahay garansiyo ayuba garan inzhallaha

    • @user-uw7pz9gw6e
      @user-uw7pz9gw6e Рік тому

      Wll adigu maad kasamaysay a

    • @Meisashariif
      @Meisashariif Рік тому

      ​@@user-uw7pz9gw6ehaa walal aniga ka shaqeya

    • @anabali4674
      @anabali4674 Рік тому

      @@user-uw7pz9gw6eanigaa ka sameeyay lacag wll hadaad rabto xogtiisa wan kusiin kara

  • @eng-moabdikadirmohamoud774
    @eng-moabdikadirmohamoud774 Рік тому

    Meeyey muqaalkii kale sxp

  • @xamdikoofi
    @xamdikoofi Рік тому +5

    mashallah waa company fiican qofkii shaqaysanaya annaaa kuu jira

  • @user-fu3oi1ic9l
    @user-fu3oi1ic9l Рік тому

    Wll cappaniga Tiens kaso hadal

  • @amaremedia2413
    @amaremedia2413 Рік тому

    Wllo gelle bashiir waxa soo baxay dad tuug ahaa magaalada burco ayay ku waxa ay yidhaade gelle bashiir ayaan la shaqayanaya dadka lacag ka qaadan aritaa ogaaw sxb

  • @khadramohamud8093
    @khadramohamud8093 Рік тому +1

    Linkiga mee

  • @axmedcismaan784
    @axmedcismaan784 Рік тому

    Mhd dag dag usoo jawaab wllo

  • @MouMaiti-pl3of
    @MouMaiti-pl3of Рік тому

    Nice video

  • @techtopfives343
    @techtopfives343 Рік тому +1

    Mahah ustaad forever living kasoo hadal iyo tiens midkood

    • @Meisashariif
      @Meisashariif Рік тому

      Shirkadan aa ka fiican hada rabto waa ku cawina

  • @TechSpere985
    @TechSpere985 Рік тому

    Wll waxad ka hadashada AI UA-cam sida looga faaidaysan karo

  • @kingboss7846
    @kingboss7846 Рік тому +1

    Sida account loga dhex furto kaso hadal ustaad

  • @raageabdi5434
    @raageabdi5434 Рік тому

    Sidee loogashaqeeya waaye I caawiya

  • @aadanabdi4909
    @aadanabdi4909 Рік тому +9

    Live Good Talo Ku Saabsan Live Good Waa Compnay macqul ah Wax Shaki ahna Majiro Wax Laga Dhacayo ma Jirto Kaliya 40$ aya isku Diwan gelinaysa Bil Walbana 10$ fee aya laga raba kamid ahanshaha Compangy Cilada Uu leyahay Waxa Waye 1$ Kuma Sinayo Hada Dad keni Wayso Kaliya Waxa Ka Macaashi Karo Dadka Keeno Dad Badan Cala Qofki Aad Kento Wa 25$ lacgtasna Isbuc Walbo Oo Qamis ayay kuso dhacaysa Adigo Kula Baxayo crypto Marka Asxaabta rabto Wa Sas lkn adoo dad kenin Ayaa lacg Lagu sina Waaa Ben Qof Lacg kusinayso Malahan 😂Shaqo Wacan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      thanks wll

    • @bestspeedclips3660
      @bestspeedclips3660 Рік тому

      Mahadsanid sxb

    • @user-xn9rv4ej5z
      @user-xn9rv4ej5z 6 місяців тому

      Qof hadaan keeno isabuuc walaba lacagtaasi mayso dhacaay qofka wax kabadan mehekayo dadku waa xasiudiin ima yelayaan wll iso kawaab..waad mahasan tahaay sidaad nofansiisay intayada aan aqoon u laheen

    • @user-xn9rv4ej5z
      @user-xn9rv4ej5z 6 місяців тому

      Qoof keliyaan helayaa lacagtiisasi mayso dhacaay mase dad badaan baa laraba

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Рік тому +1

    Network marketing company waaye

  • @MaxamadCali-xd9co
    @MaxamadCali-xd9co Рік тому

    Walal dadka hawalin haka fa idastan hadhacayo uurabolacagtoodo😊

  • @cadceeedcaano5292
    @cadceeedcaano5292 Рік тому

    Nio forex kasoo hadal bal

  • @jaziiraofficial7511
    @jaziiraofficial7511 3 місяці тому

    Kuex kawaran

  • @fatxaqurux9201
    @fatxaqurux9201 9 місяців тому

    Live good waa shirkad lahubo wana ka faidnay alx qofki ubahan ilaso xirir

    • @_b1gbro_
      @_b1gbro_ 8 місяців тому

      Wll iga caawi ina bilaabo rabaa

  • @user-wo3ef5es3r
    @user-wo3ef5es3r Рік тому

    ❤❤

  • @user-we9yt9go8e
    @user-we9yt9go8e Рік тому +1

    Saxiib anaa ka shaqeesanii side losameyaa

  • @SabiriinMahamed99-ch9hz
    @SabiriinMahamed99-ch9hz 10 місяців тому

    Xalaaal miyaa wall

  • @mahadmahamedhasan1110
    @mahadmahamedhasan1110 Рік тому +1

    Asc sxb wnku salamaya niyaw barnaamijkan wiil sxbkay ah ayaa igu wareeriyey oo ku jira macal inu sponsored ii noqdo 50.$ ee ugu horeyo inu iga bixiyo ayuu raba ee maxa ka jira

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +1

      WN TIJABINAYA , WIXI AN KALA SOO KULMO WN KASO HADLAYAA INSHA ALLAH

    • @mahadmahamedhasan1110
      @mahadmahamedhasan1110 Рік тому

      Sxb Geele lkn waxa dhib igu noqotay qaabki PayPal account u furan laha barnaamijyo badan oo lcg laga samayn karayo oon ka bartay ayaa jira lkn dhibatadu waa account ki ay lcgtu igu so dhacaysay bn fahmi wayey sxb from Ethiopia 🇪🇹 jaga

    • @maqdis-mohamet7812
      @maqdis-mohamet7812 Рік тому

      Ka faa'idayso sxb, anaa kaa huba compnaygaan muhiimadu waa inaad dad heli kartid

  • @NuuraXuseen-lf1dm
    @NuuraXuseen-lf1dm Рік тому

    Wll wllhi wxn tawanayey vedioskaga three days lkn sidan wx kga faideystay ma jirto qof binadano wx uga faidey

    • @abdirahmanir7156
      @abdirahmanir7156 Рік тому

      Sxbey meel aan kala soo xariiro ma ii sheegikartaa

    • @hiboaliabdi1563
      @hiboaliabdi1563 Рік тому

      ani aya kashaqeya compnygas alx wa compny fcn

    • @mohamedabdirashiid2691
      @mohamedabdirashiid2691 Рік тому

      Wll ma iga caawin kartaa

    • @Ifka427
      @Ifka427 11 місяців тому

      ​@@mohamedabdirashiid2691ma heshy misa wan ka cawiya

  • @caaganejr
    @caaganejr Рік тому

    waar anigaa lacag ka sameeya livegood, sxb ka faa'iidaysta

  • @British782
    @British782 Рік тому +1

    Qofkii Raba inuu kusoo biiro fadlan ila soo xidhiidh anaa kugu daraya eh

  • @youtube_vedios_shotrs
    @youtube_vedios_shotrs Рік тому

    100% waa xaaraan lacagta laga sameeyo

    • @jeexgeel
      @jeexgeel Рік тому

      xaaraan halku ku yahay itus bal
      Ustaad geele bashiir courses kiisa hadaan iibgeeyo ooon dadka jooga magaaladayda aan ubandhigo oo lagato ustaadku dadkaaas ma aqooon anaaa baray sowmaaaha
      Dilaaalna waan ka helayaa hadii aan istaadka marka hore ka heshiiinay
      Markaaa ma dilaaalnimo ayaaa xaaraan ah

    • @mariahappy9532
      @mariahappy9532 Рік тому

      Mahubta

    • @Meisashariif
      @Meisashariif Рік тому

      ​@@mariahappy9532walal xaaran ma ahan aniga hubo

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 11 місяців тому

      ​@@mariahappy9532sheikh Shirley Nairobi aya ka hadle dhageyso wall

  • @findtoluxury
    @findtoluxury Рік тому

    Forever ka so hadal

  • @xuseenshekhcumar
    @xuseenshekhcumar Рік тому

    Adc

  • @qalbidajiye4165
    @qalbidajiye4165 Рік тому +3

    First

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      THANKS WLL

    • @qalbidajiye4165
      @qalbidajiye4165 Рік тому

      @@GelleBashir wll xageen kaala soo xiriiri karaaaa wada tashi ayaan kaa rabaaye?

  • @Hikmah01
    @Hikmah01 Рік тому

    Tuugo waaaye

  • @abdiwaliseybow5586
    @abdiwaliseybow5586 Рік тому

    Baa jiro baajiro lama rabee sharax waxa aad sheegeyso

  • @khaalidbelaruz5697
    @khaalidbelaruz5697 Рік тому

    Sxp xageen ka hilaa aniga ayaa diyaara

    • @fatxaqurux9201
      @fatxaqurux9201 9 місяців тому

      Wallo hadadan Helin Ana ka cawinayo

  • @A.RIZACK_ALI1
    @A.RIZACK_ALI1 Рік тому

    Macalinow website lacag sax ah laga sameeyo ma jiraa anigoo Kenya jooga 💝💛

    • @user-bq6ud3su5r
      @user-bq6ud3su5r Рік тому

      Live good weye shp Aniga ayaa ka sameyay

    • @hiboaliabdi1563
      @hiboaliabdi1563 Рік тому +1

      live good aniga lcag ksameyey

    • @waxwalbacrypto
      @waxwalbacrypto Рік тому

      Wll Kenya hadi ad jogto stock marketka America share ka ibso taas aya ku dhanta Livegood oo long term ad ka faidaysa

    • @mohamedsahanley
      @mohamedsahanley Рік тому

      ​@@user-bq6ud3su5rmeeqa sxb

    • @mohamedsahanley
      @mohamedsahanley Рік тому

      ​@@hiboaliabdi1563meeqo bilood kujirta

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 Рік тому +2

    Walal qaabkee lo furta

    • @fahimafit
      @fahimafit Рік тому

      Halkas ba iska Diwan galin karta

    • @munirakosar412
      @munirakosar412 11 місяців тому

      Wll mcn waa la is diwan galiya

  • @qalimohamuud5398
    @qalimohamuud5398 Рік тому

    Wll UA-cam sida lacag looga sameeyo noso gali

  • @hiboaliabdi1563
    @hiboaliabdi1563 Рік тому

    aniga aya mudo bil ah kujirey lacagna wakasmeyey

  • @khadijasufi1907
    @khadijasufi1907 Рік тому

    ,🙏🏼

  • @kawsarabdi2450
    @kawsarabdi2450 Рік тому

    Waa tuugo Islas illaliya waa sidii betcoin

  • @naciimojiiraanka6319
    @naciimojiiraanka6319 Рік тому +1

    Somali wax faido leh maba isku shegan ayantan naftey ikenen siday iga daba wadan

    • @Meisashariif
      @Meisashariif Рік тому

      Walal shirkadan waa la huba aniga ka shaqeya

  • @Somalitiktok.12
    @Somalitiktok.12 11 місяців тому

    50Mahayo yaaisiinaayo😢

  • @user-lx5hn7vu9z
    @user-lx5hn7vu9z Рік тому

    32🎉

  • @drsnajahahmed3707
    @drsnajahahmed3707 11 місяців тому

    Like meee

  • @maqdis-mohamet7812
    @maqdis-mohamet7812 Рік тому +2

    Livegood waa la hubaa anaa ku jira ee halaga faa'idaysto fursadaan dahabiga ah

  • @somaliawamid3934
    @somaliawamid3934 Рік тому

    its scam, avoid it

  • @jeffersonaleixodesousa4897
    @jeffersonaleixodesousa4897 Рік тому

    Pirâmide, não caiam

  • @user-bt9yu1nq1r
    @user-bt9yu1nq1r 7 місяців тому

    Kasooo hadal trenda bot

  • @jeffersonaleixodesousa4897
    @jeffersonaleixodesousa4897 Рік тому

    Pirâmide

  • @Mssjuice
    @Mssjuice Рік тому

    Somalidu horta lacag jecelaa horta intaadan ku biirin inuu xalaal yahay MA is weydiisey war caruurtiina xaraanta ka ilashada

  • @asmahad1276
    @asmahad1276 Рік тому

    Live good waa xaaraan waana scam later waad go’aan doontaa n

    • @qaabeyechanel4472
      @qaabeyechanel4472 Рік тому

      Maxaa kasoo maray wll inaan hada bilaabo rabay

    • @Meisashariif
      @Meisashariif Рік тому

      ​@@qaabeyechanel4472walal waa been xaran ma ahan aniga ka shaqeya waa sida shirkada forever oo kale

  • @user-xz9ue7el2t
    @user-xz9ue7el2t Рік тому

    Hooyadaa anaa wasa,beenaale beenaale dhally Ina dhillo

  • @GaabsheFX143
    @GaabsheFX143 Рік тому

    Away hee war bixin ka sukonaaa ispuuc qadhateee la so dhaqso 50 dolar yaliga cunin hada kohor li gaday 45 dolar af somali liga cunay mar labad ma jiro adne team qasaro ha u horsedin lpx

    • @Nature-ot2di
      @Nature-ot2di 10 місяців тому

      Waar zhp wax maka hesheyna

  • @ibraahimMohamed-id6en
    @ibraahimMohamed-id6en Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @NasriDiiriye-ly6jx
    @NasriDiiriye-ly6jx Рік тому

    Asc