Ogaadeen oo isku raaca difaacid Jubaland, Axmed madoobe oo dagaal u diyaar garoobay, awood ciidan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 68

  • @AhmedAli-n2d7p
    @AhmedAli-n2d7p 2 місяці тому +4

    Hassan muunafuq wax uu kabadali Karo malhan dadka rer juubalaan guul iyo guubanimo ayey kutaganyin.adabad umahad saanthye Mr balwan sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 2 місяці тому +4

    Always my subscription on Aftahan Production Abdilahi Balwan

  • @amina34436
    @amina34436 2 місяці тому +1

    Viva balwàan we love 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminadiamondbaristateofficial
    @aminadiamondbaristateofficial 2 місяці тому +3

    Waa. Ruun. Jubaland. Guul. Iyo. Gobanimo. Inshallaah 💚💙🤍🏆

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 2 місяці тому +5

    Ogaadeenow hurdada kakaca😮😮😮😮😮

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 2 місяці тому +1

    Balwan mahadsanid saxiib ❤️

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 місяці тому

    Balwaanow soo dhawoow balwaanow soo dhawoow beelaha ogaadeenyo ayaa kuu abaal naqayo🇸🇴

  • @na_bi777
    @na_bi777 2 місяці тому +1

    Dhaqajiya dhiga dhalinyarada dhurwaga dhulkena kasokiciya guul iyo gobonimo

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 місяці тому +1

    Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 2 місяці тому +2

    Jubilant guul iyo gobanimo insha allah ❤❤❤

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 2 місяці тому

    Balwaan guul❤❤❤❤❤❤❤

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 2 місяці тому

    Abdulaahi balwan❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +1

    Mashaa Allaah ninku qalibadan geesi iska ciliya xasan dhiiqo👁️

  • @sacdiyasacdiyaabdulahiim-bz1eg
    @sacdiyasacdiyaabdulahiim-bz1eg 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Safia-l1s
    @Safia-l1s 2 місяці тому +1

    مشا الله

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 2 місяці тому

    Asc mr balwan geesi soomaali dhab .

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 місяці тому +1

    marna jubalan hawbaqina aabo libaxya kudayran geesiyal hanqadha ogadeno sojedsaday lama jojinkaro axmadoo jahadaya lomajilib dhigikaro midnimo OG sumcada difacedu waa muqadas guul midnimo dhuuniracu hadhinto suuqa kutogta tuugta uadegta xasan damer haladilo guuul midnimo🤲🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🔥🇬🇲🔥💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🦁💚🤍💙🔥🇬🇲💪💪💙🤍💙🦁🦁🦁🦁🔥🇬🇲🇬🇲💪💪💪👍👍🙏✌️

  • @BashiSaid
    @BashiSaid 2 місяці тому

    Ogadayn waa jubaland

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 2 місяці тому

    ❤ adeer mahad sanid wlhi wixii aan horey u sheegay ayaad maanta ogaatay waa runtaa
    waxa loo socdaa waa arinkaasi
    reer jubaland waa in ay ogaadaan in la rabo in qabiila kale lagu beero jubaland .

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 2 місяці тому +1

    Balwaan wn ku salmy waan dhagaysty codkaan lkn
    Waxaan qabaa
    Xasan sheekh inuu jubaland karo sadex aragti oo kala ah sidan
    -inuu wiilkiisa u helo madaxweyne ku xigeenka juba land
    -inuu dhagoolkiisa xamse uu ka dhigto M/ku xigeen aan awood lahayn
    -inuu awooda daarood kala dhantaalo
    -Juba land gaar u goosto oo wiilkiisu ku metelo
    -Puntland inuu gaar u saaro oo falaago ka dhigo
    -SSC,inuusan aqoonsan yiraahdona waxay ka tisan yihiin sland
    Oo sidaas uu u kala eryo
    Ka dibna uu noqdo midaan dhicin

  • @Mayaah87
    @Mayaah87 2 місяці тому

    Isn’t Ogaden under Ethiopian government and therefore shouldn’t have any involvement in Somalia and its internal affairs?

  • @AhmedHassan-if9lt
    @AhmedHassan-if9lt 2 місяці тому +1

    Arin Farmaajo Laga Diiday
    Odaygaa Dameer Dhaqatadaha
    Waxba ma Samayn karo

  • @BacharMohamed-wi4jv
    @BacharMohamed-wi4jv 2 місяці тому

    Wadmahadsantahay

  • @adarsalah2068
    @adarsalah2068 2 місяці тому

    ❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirashidgabyaaye8845
    @abdirashidgabyaaye8845 2 місяці тому

    Ha khaldamine
    Absame dheh

  • @IbraahimMahamed-o8q
    @IbraahimMahamed-o8q 2 місяці тому +1

    Axxxx wasmada ataan jeclahay

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 2 місяці тому

    Xasan Duufle waa dhul
    doon iyo Daarod nacayb
    Waxa uu qaadi karo ayaa
    Iska yar.

  • @anabhassanchanal4880
    @anabhassanchanal4880 2 місяці тому

    Ogadeenoow jubalaan hadaad isku dagaashaan dhexdiina laga dhex baxsanaa xisaabta ku darsada wa idinka dhamaanee jubalaan

  • @MohamedhassanSaed
    @MohamedhassanSaed 2 місяці тому

    Waa alsoo qabanaa sxb

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 місяці тому

    Xasan iyo xamse waxey ku fakareen wadadi rooboow farmaajo ku soo xiray, laakiin kuma fekerin iney tahay laba xaalad oo kala duwan. Waana wadadi ay ku fashilmi lahaayeen.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 2 місяці тому

    Aad baad u Mahadsantahay

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 2 місяці тому

    Siyasada Somalia ina kamuqaato hada rabto waa ina hubaysan tahay oo cudud cidan ledahay hadi kale cid ku ixtirameyso malahan

  • @CabduqadirCali-c3c
    @CabduqadirCali-c3c 2 місяці тому

    Balawan sxb waliga mucarad ayad ehed madaxwetne kasta waad mucarada niyow qamriga aad karan ku cabi jirtay miyad iska dhaftay is qabo

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 2 місяці тому

    Codkaas ayaa ku filan qawsaarkaa dheer Haku ixtraamina

  • @abulbaicarahmed4854
    @abulbaicarahmed4854 2 місяці тому

    Asc akhi ogaden gaar ha,usiin jubalan ku ekaaw

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 2 місяці тому

    Meeshan xamar ah horta caasimad ma sihaankarto , waxan dowlad ku sheegana waa lagu kala tagin , ninki ay dhibayso baa la arkin xamarnah waxaa isku hardi doona abgaal iyo Hg , dee nin walbi wixisa ha maamusho

  • @isaaqkarateey7333
    @isaaqkarateey7333 2 місяці тому

    Wlh wa xaqiqa jirta lakin waxa fahmi karin nin xoola an caqli lahen

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Zax

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 місяці тому

    War degdeg ah: Hassan sheekh iyo Abiye Ahmed oo Aruusha lagu heshiisiinhayaa.
    Ruto madaxweynaha Kenya iyo mzeefeeni ayaa heshiisiinihaaya kadib marki Hassan sheekh dalbaday in lala heshiisiiya Abiye Ahmed

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      Xasan sh. Gudoomiye gobol buu ismoodaa. 😂😂😂.
      Madaxweynaha dalka Inu madoobe yhy bu uhestaa 😂😂😂
      Wali waa mucaarad 😂😂

  • @ShekhmohamedMohamud
    @ShekhmohamedMohamud 2 місяці тому

    waa beentaa
    ogaadeen anagaa ah , waliba xigto uah madoobe .
    beenta jooji ogaadeen kumamidoobin difaaca madoobe

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 2 місяці тому

      markaa ma cadwo ayaad usoo racayesaa aan idin kale jeceleen

    • @HusHas-s5e
      @HusHas-s5e 2 місяці тому

      MA TIHID OGAADEEN HAWIYE FUTO MADOOW AMA EELAAY AMA WASAQDA KALE AYAA TAHAY JOOJI BEENTA
      MUNAAFAQ BAA TAHAY

    • @anabhassanchanal4880
      @anabhassanchanal4880 2 місяці тому

      Eelaay kareeb keliya wa hawiye iska dhigayo og​@@HusHas-s5e

  • @fedawsabdu-vr4tl
    @fedawsabdu-vr4tl 2 місяці тому

    Ogadeen reer cabdile waxaan kawaan haya America gar ahaan Minnesota shakopee

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 2 місяці тому

    Jubaland dhinaca Garisa ka xigta dhinaca na jigjiga yaan lagu gubanin ee hala joogo dadkedi ayaa masmulay salka udhigay nidamkeda car yaa imankara ruux waba dansisa reebtay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Ninkaas yiri hamze walaalkii baan ahay ,waa beentii ,waa qaraabadiisa lkn walaalkii ma ahan ,waxaa la yiraahdaa labo qayd waa afmiinshaar yaqaano sida wax looga cuno dawladaha,ilaa mohamed siyaad ilaahay ha u naxariistee

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 2 місяці тому +1

    Ohaadeenoow adba tuug baa tahay dhulka baajuunta iskaleh

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 2 місяці тому

    talo ninreerkulatiliyaay war hanooga dhigin balwaanaw ogaden waa qoys ina absame ah kuumadaa naladhahaa kuumadana waa mid meelkasta oo uujoogo 3 dawladood ee uudago waa 1 aragti iyo 1 maqal go aan kaaanu leenahayna ma aha kasoomaalidu leedahay 50 kasano ee soo socota jadwalkaanu kunoolaanlahayd waanu sistam garayna cida taladanoohaysaa way ogtahay shacabka iskahadlayana waa free waxay kahadlayan marka cidkasta oo kahortimaada iyadoo khaldan way guuldaraysan kuumade kiihore ee somali soodhiibojirtay ma aha waa kuheshiiyaay midoobay oo geeska Africa kasoojeeda

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 місяці тому

    Wanaagsan

  • @AmadiAli-j7e
    @AmadiAli-j7e 2 місяці тому

    Sidaas.ninkaasi.sheegay.waa.run.lakiin.reerku.waxma.mafahmaan.doqonkaa.ku.badan.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 місяці тому

    Sax

  • @CabdulaahiBaaruud-v2g
    @CabdulaahiBaaruud-v2g 2 місяці тому

    0gadeniya...xaamar....xasen..munaafaqa...duqonka....lab..dooqon..Maxaabis..ayaanu..kaadhina

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 2 місяці тому

    Dube gale

  • @moussabouhfarah2655
    @moussabouhfarah2655 2 місяці тому

    Beenale beenaleh beenaleh munafaq munafaqad

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 2 місяці тому

    Awalba wacal ayaa tahay warkaaga yaa dhageysanaaya

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 місяці тому

    Juboland waa dhul Daarood waa dhul Harti Daarood ogaadeen kaliya ma degena sidaa ogoow kismaayo waa degmo Majeerteen

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 2 місяці тому

      daaroodba waxa larabaa inkaqa qaado meesha