Asc balwaan madaxweyne ma ahan nin fiiyoow wax ba ku soo dhacay markii ay gacantu u duubnayda ha la soo baaro anigu waxaan rumaysanahay in wax lagu soo suubiyey markuu dubai aday wuxuu u ekaa in qof wajiga laga soo feeray mida kale soomaaliyry u duceeya madaxda caaydan ka daaya quran ku alhriya xasan waa labo madaxweyne xasnkii hore iyo xasanka maanta. Allah kuu caafiiyo hadii aad jirantay madaxweyne hadii kale Allah ku hanuuniyo kuugana toosiyo cadaalada dhamaanteen
Subxaan Allah
😂😂😂😂 Hassan is so funny 😂 loser 😂
Sax 👍
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa runta &xaqiiqda dhabta ah ee jirta ayaad sheegtaa waana xaqiiqda dhabta ah.
Thank you so much mr Abdullahi balwaan.
Cabdullaahi, Xasan qaranka uu yaqaan waa asaga. Qaran kale ma jiro.
😂😂😂😂Astafurullah
Xassan Sh Maxamuud marna isma oran hadalkaaga waa la soo bandhigin 😂😂😂. ❤❤❤.
Madaxwayne Hassan wax baa ka qaldan. Ma munaafaqbaa mise shaydaanba ka dhex hadlayaa
Wax is burinayaa.
War tan markhaati iyo cadayn waa dhaaftay ,cajiib sheekhow, walee Hassan umada somaliyeed waa ka yaabiyey cajiib
Ala munaafaqsanaa xasan xaraash qaran yaab
Balwaan Gurgurte markii uu dhameeyey hantidii somaliyeed wuu towbad.keenay..
Munafaq waaye subxaana Allah
Yac ,hasanow afkaagaan nacay ,meel walba adaa markhaati isugu filan ,maba u baahno Hassan in la nabo isagaaba sii duubay
hantida guud waxey ku maqan tahey tuuga
Ururka burburinta dalka
kkkkkkkkkk war ninku wuu waalanyahay ee dhakhtar halageeyo xasan xabalo qote
Waalida dhàqanta
Kkkkkkkk waxaa horey loo yidhi madoorigu ta saaran ma arkee ta takale saaran ma arko
Subxanallah akhiro inte laada yaab 😮
Asc balwaan madaxweyne ma ahan nin fiiyoow wax ba ku soo dhacay markii ay gacantu u duubnayda ha la soo baaro anigu waxaan rumaysanahay in wax lagu soo suubiyey markuu dubai aday wuxuu u ekaa in qof wajiga laga soo feeray mida kale soomaaliyry u duceeya madaxda caaydan ka daaya quran ku alhriya xasan waa labo madaxweyne xasnkii hore iyo xasanka maanta.
Allah kuu caafiiyo hadii aad jirantay madaxweyne hadii kale Allah ku hanuuniyo kuugana toosiyo cadaalada dhamaanteen
Waa hadal nin waalan hadalkiisa ficilkiisuba qabasho ma laha.
Xasan xaraash qaran tuug yaa wax u sheegaysaa
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde afkiisa dhagihisa ismaqlin argixisada damajid wa tuugo marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada damajid wlkn abdulahi balwan hada ka hor xildhiban barlamanka faderal somaliya ba waxu masajidka bu qudbadka jedey odeyga 70jrka xasan gorgurde marxun xamza argixisada damajid ba jogan nin ba sadaqo ka hadlay naagtis ba masajidka fadhidey hadalki nikada bey ma.qashey gurigi bey tagdey albti oo dhan sodoqo bey ku bixiyey odeygi xafadi naagti bu waxu yiri qado igan naagtis waxey xaji albti oo dhan wa bixiyey shegada hada waxey ku so socda odeyga 70jrka xasan gorgurde oo hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo qabiladi isku dirayo hubka sharci darada iskubdhibiyo qamri iyo xashish dalka bu sogaliyey wlkn abdulahi balwan hadalka wa run puntland jubland wey so af jardey damic odeygi 70jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi shurshurki argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
Kaas dadka lahadlayaa waaxasansh kandhulkaboobaya waaxasan gurguurte waa2ninkaladuwan mase waahalninwaayaabe yaala aaminaa
Ma Xassan baa maanta ka hadlay boob iyo xatooyo.
Ar qofkaan waa xanuunsan yahay.
Waxan nailing jirey dhilo kaa indho adag waxaa kaloo kayiri ma tuugaasad lax kadhaarsataa iimanka rabi kaa qaadyey
Kkkk c/laahi inta danbeen mabadbadee
Waa arin yable ee odoga ma fiyou yahay Hassan Sheikh sotow asiga bililikeystay hantidi Somaliyeed
Mawaxu ujeeda inga moye dadka kale waa kaxaaran?
ma fiyowayah hassan iyo abgal
War bakhti usujuude isma maqlo isma maqlo kuwii doortay iyo adan madoobe adan dawarsade kuwaasaa dowladdii baabi.isay
Madaxwayne Hassan wax baa ka qaldan. Ma munaafaqbaa mise shaydaanba ka dhex hadlayaa
Wax is burinayaa.