Runtii Maantey Cadaatay cidii shaki qabtayow arag Fahad Yasiin O Axmed madoobe ku Marqaati kacay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 363

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  2 місяці тому +22

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @MohamedAli-ix9xx
      @MohamedAli-ix9xx 2 місяці тому +2

      War niyaw anaga waxaad rbto hanoosheegine waxkale ka hadal

    • @IbrahinCabsiiye
      @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому

      Waxaan rabaa inaa kamidnoqdo dadka lacagta online kasameeya fadlan icaawi

    • @Somali-streaming-game
      @Somali-streaming-game 2 місяці тому +1

      Sheekh aniga waxaan kamid ahay dadka ku nool magaalada kismaayo axlm waana taageersanahy isku qabiil Manihin sababtuna waa Allah Kasa koow inaan nabada ku haysano axmad dhanka nabada ayaan wax ka fiirinayaa Allah kala qaboojiyo xiisada u dhaxayso labada dhinac aamiin aamiin aamiin

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 місяці тому

      Subxaana Allah,! Fahad Yaasiin waxaad u malaysaa in laga hadashiinaayey waa run madoobe waa kansar Somalia in laga gooyo ay tahay Inshaa Allah

    • @mohamuddahir5772
      @mohamuddahir5772 2 місяці тому +1

      YAAD DHICI RABTAA😅

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому +24

    Dhalin yaradaa laysku dhameynayaa yaarabbi naga qabo umadii waa la halaagi rabaa😢😢😢

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 2 місяці тому

      Aamiin yaa rabbi

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      Degmada jamaame ilaa degmada jilib oo kismaayo u jirta konton kilo mitir waxaa ku sugan khawaarijta. Maalinka khawaarij laga sifeeyo jidkaas waxaa isku furmi doona muqdisho iyo kismaayo. Waqtigaas ayaad arki doontaa dadkii jig jiga ka yimid ee kismaayo loo gacan geliyey iyaga oo firxad ah. Kismaayo waxaa la wareegi doona dadkii deegaanka lahaa.
      Kenya iyo reer jig jiga wey carari doonaan waa hubaal

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 2 місяці тому +5

    Shaikhanaa , wallahi markastoo aan dhegeystay waraysi lala yeesho Fahad Yasin weligay marna kama shakiyin inuu ruta kuhadlo haba yaraatee wax iigalay Fahadna majirto oon ahayn Somalinimo iyo Islaam nimo lakiin qof kastoo caqli saliim ah lahi wuu kala garan karaa beenta iyo runta.🎉

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +9

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu Місяць тому

    Shiikhoow dhiiqadaan iskaga bax, wax umadda u faa'iido ah u soo bandhig xagga diinta siiba..jizakumalaahu kheyr..

  • @ahmedawil5710
    @ahmedawil5710 2 місяці тому +7

    Axmad madoobe iyo xasan sheekh, midkoodna mawado danta ummadda soomaaliyeed.

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому +5

    Wllhi labadaan qof A. Madoobe iyo XSHM. Somalia dhibaato ween oo ween oo ween ayey u soo wadaan , kuwani oo umadda oo dhan habeen iyo maalin habaar xun oo aad u daran la daba joogaan umadda Allah ka qabto oo madax waddaniyiin ah oo dalka iyo dadkaba u tura Allah u soo dedejiyo oo u keena.... Aamiin .

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 2 місяці тому

      Hassan sheikh wa madaxweyne Qaranka Somalia 🇸🇴.. Ahmed madoobe danbiile waa lasoo xirin xabsi

    • @abanuuromar4172
      @abanuuromar4172 2 місяці тому

      @SomaliMaxamed-w9g Labaduba
      weligoo waxaan luggooyo umadeed iyo danohooda shakhsiyadeed aan ka aheen kama shaqeyn ; dadku indhoole ma aha labaduba dambiyada ay umadda ka galeen waa wax lama illobaan ah oo taarikhda u gashay , sxb. yaan la is xag xagan runtu waa lama huraan .

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 2 місяці тому

      @abanuuromar4172 madaxweyne Hassan sheikh danta Somalia 🇸🇴 u shaqeeyn halka 2da kale shisheeye u shaqeenayaan

    • @abanuuromar4172
      @abanuuromar4172 2 місяці тому

      @@SomaliMaxamed-w9g Haddaan la isku ciyaareen odeygaan XSHM. la yiraahdo iimaanka aan qabin weligii Dan soomaaliyeed kama shaqeyn kamana shaqeen doono kursigaas wuxuu u fadhiyaa dantiisa iyo qoyskiisi si ay hantiile u noqdaan ; Halka kherlaawashaan kala ah Geedo Naar oo J/L. 15 sano xoogga ku haysto geedihii iyo dhirtii xaalufiyay , Imaarad addoon u noqday , J/L. oo idilna kukuyi Kenyaati ah gacanta u geliyay ; iyo Dulligaan P/L. laga nacay oo gobolka dhan MBZ. Ka iinitay oo dekadihii gacan u geliyay , xaraanta fara badan aan welina ka dhergin ee la yiraahdo Deni Qurux Inkaari ha ku dhacdee , Calooshiisana xaaraantaas ku buuriyay , reer PL aadka u neceen , khiyaanadii ay ku heshiiyeen asaga iyo Gurguurte 22kii May 2022 oo umadda ay ka galeen weli dadka hor taal , ma kuwaasaa dal iyo dad wanaag u wada ; Sxb. waxaad ogaataa Barlamaan ku sheeg kulligood wada laaluush cun ah , wasiiro beenaad oo awood ay wasaarahooda ku maamulaan aysan lahayn oo ayagaba la soo dhoodhoobay kulligood wada jaahil ah , musuq iyo qabiileeysi wax ku wada , madaxtooyo kulligood wada tuugo ah , Madaxweynayaal ku sheeg goboleed waxba aan dhowraneyn ayaa waddanka u gacan gelay...... ma waxaad na leedahay dowlad baa meesha ka jirta ??????!!!!!! .

    • @clrahmaanclnaasir46
      @clrahmaanclnaasir46 2 місяці тому

      Kkkkkkk kee danta umada ushaqeeya amaad tahy Ina adeerkii ee aadan dar ilahy aadan ugu doodayn

  • @habibaali5036
    @habibaali5036 2 місяці тому +7

    Waa Xaqiiq inuu madoobe iyo Xasan va kansar ku yihiin Daawladnimada iyo Jiritaanka Somalia 🇸🇴 Rabbiyoow Shartooda na dhaafi wax ka khayr badana noo keen.

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 2 місяці тому +2

      Oromadan madoobe ku celiya Ethiopia, Hassan dhul kiisa ayuu madax ka yahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      Degmada jamaame ilaa degmada jilib oo kismaayo u jirta konton kilo mitir waxaa ku sugan khawaarijta. Maalinka khawaarij laga sifeeyo jidkaas waxaa isku furmi doona muqdisho iyo kismaayo. Waqtigaas ayaad arki doontaa dadkii jig jiga ka yimid ee kismaayo loo gacan geliyey iyaga oo firxad ah. Kismaayo waxaa la wareegi doona dadkii deegaanka lahaa.
      Kenya iyo reer jig jiga wey carari doonaan waa hubaal

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 2 місяці тому +1

      Waa hadaad kaqadi kartid
      Muuse juudan waa oroomo
      Maad isga ladagalntid
      Axmed maxamed islaam
      Gurigiisi ayuu iskudoortey
      Xasan sheikhna
      Goofkiisu xukumaa ee dib
      Ugadeg yaa miskiin

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 2 місяці тому +6

    Illahyow khaaimiinta dalkeena naga qabo Anagu ma Garanyno keebaa dalka dhisaya keesa baabi,inaya Illahyow madax daacad o dalka no dhista iyo shacab U hogaamsama nasii Yaaa Rabi🤲💞 anoo jigjiga jooga bn kanaxaa dhibkiina sbbto ah dhamanteen wxa nahny wllo somaliyeed isku diin isku dhiig isku af maxan isku fahmi laanahy yaa illahi dadkeena midee Yaa Yabi🇸🇴☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 2 місяці тому

    Woow!!! 😮 Walaahi Waa runtii weyna dhacdey War ileen ninku caadi ma’aha indho’dheeraa MaashaAlLaah.

  • @ibnuahmett-4-
    @ibnuahmett-4- 2 місяці тому +3

    Axmed madoobe iyo MW xasan Sheekh isma dhamaan Labadooduba Dantooda Unbay U dagaalamayaan Mid Umadan Maslaxadeeda Wada Majiro Ilaahay maamul Dhaama Umada Ha Ugu Badalo Shartoodana haka Badbaadiyo

    • @AbdiAbdi-cc6im
      @AbdiAbdi-cc6im 2 місяці тому

      HAWIYE GURIGAAGA JOOG>> DAROOD NIMA RABO,

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 2 місяці тому +9

    Dadkeenu runta iyagoo arka ayaa caadifad iyo qabyaalad kugu garab istaagayaan marka runta way inadhibtaa shiikh.

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 місяці тому +3

    Soomaaliyeey hadaad aduun iyo aakhiro damac ka leedihiin qabiileyste iska qabta kana bilaaba AXAMED MADOOWE ,XASSAN SHEEQ, DANI IYO TUUGAD baarlamaanka fadhiyo intaa ka dib waxaan Soom🇸🇴aaliya u rajeynaa guul iyo gobanimo Somaliya hanoolaato ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴Inshaa Allah

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 2 місяці тому +2

    Fahad runbuu sheegay balse maanta axmed madobe wan taqersanahay waxana kutageraynaa qaladkii shalay xasan ku tageray baanu kutageraynaa maanta QALAD QALAD BAA LUGU SAXAA

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 2 місяці тому

    Hasan & Axmed labadaba waa labà daalim, IlLaahey swt umada ha’ka qabto.🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Aamiin yaaRabbi!

  • @ABDIDEKALI
    @ABDIDEKALI Місяць тому

    oo xasan maa eh marka dowlad ileen shalay taakeero ayoo ahaa mantana mucaarad baan ahay yaa yeelaayo 😮😮😮😮😮😮😮 soimaliya kaftan ayaa ka socda ee dhabtii waan soo dhaafnay waana maxamed abdullhi farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 місяці тому +1

    Yes, yes, yes. Allaylahe FAHAD YAASIIN dhabtii wuu asiibay.

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 місяці тому +1

    Asc shiikh fahadyasin xaji daahir xafidahulah waa indheer garad bartay dhaqamada munaafiqiinta mamul goboledyada umada allaha ka qabtee

  • @imaamcali378
    @imaamcali378 2 місяці тому +5

    Asc dhamaan umadada soomalida oo fiirsatay codkan waxaa mad Leh allah marka xigto fahad ysasiin wa aqoon yahan wadani ah runasheegay una naxayo dalkiisa iyo dadkiisa udanqanayo balse waxa layaab Leh kan doonayo axmed madoobe kuwa taagersan maahan wadani unaxaya dalkooda iyo dadkoodaba marka waxaan leyahay dalka jaahil uma baahno ee waxa u u baahanyahay aqoonyahan sida fahad yaasiin ookale ah

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 2 місяці тому +5

    Exactly speaking fahad.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 місяці тому

    Nimankan munafaqiinta ah dhamantod waa shaqalaha shishiye waxayna fuliyan wax kasta oo cadowga danahoda ah waxayna raban inay dhalinyarada soomaaliyed isku dhameyan oo keliyah tasina waa qorshaha cadowga carbed iyo kuwa xalane isku urursaday. RABBIYOOW cadowga iyo munafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 місяці тому +4

    wallahi Ninkaas Fahad Yaasiin Xaqiiqda ayuu ka hadlay waxd modaaba inuu oga waxaan dhacaya cajiib

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому +1

    Been ma sheegin axmed madoobe iyo kuwa badan ee ku dhexjiro waa kansar umada soomaaliyeed la dhexdhigey ee Allah hanaga qabto aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 2 місяці тому

    Sheeqow nin sirdoon ah ayaa aamindy? Waaw madaxdda somaliya isma dhaamaan. Ciidan majiro waa ciidan USC ah❤❤🎉

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 2 місяці тому +1

    Axmed Madoowe waa layska dulqaadaa insha allah Fahad Yaasiin iyo Farmaajo waxaa hor istaagay Axmed Madoowe iyo Dani ilaah haa ka qabto umada soomaaliyeed shartooda

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 місяці тому

    Allahuma amiiin Madax isku sheegta Maanta noo joogo shartooda shaleedood

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 місяці тому +2

    Nimankan iyaga waxay kujiran cayar waxa meesha ku halagmaya waa dhalinyarada ku qanacsan in la,iska horgeeyo,oo ay gacmahooda isku halaagan.illahay waxan karajaynayaa inuu caqliga usoodajiyo .dhaxdodana aysan xabad kadhicin

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Місяць тому

    Sh fa acdilu haw hiilin xasan maqumana mad aragti xasan soomaliya siduu ugalay maa kahadashi dhibka xamar kuhayo wadanka iswada layey kahadal

  • @gohe5529
    @gohe5529 2 місяці тому +3

    Dhibaatada maanta ummada soomaaliyeed heysata maaha kaliya ( xasan sheekh iyo axmed madoobe ) we sababta asalka u ah dhibata jirata ee waaxubnaha isku magagaabay xildhibaanada labada gole oo aan odhan kareyn waxan waa khalad iyo waxan waa sax , umada ayey u taalaa sidii at isu gaadhsiin lahaayeen dhibtooda , meel lava dacwooda hadii at jirto , iyo joogteynta dhaliilahooda , shaqsi kasta oo umada soomaaliyeed ka mid ah fadlan diiwaan gali khaladaadka at sameeyaan cod ahaan qoraal ahaan oo mudeysan mahadsanidiin

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 2 місяці тому +1

    Sheekh Ahmed wuu joogaayaa ee maaaxaa kaalee faahad waa duug igraan taahaaliil ayaa ku maaqaan Ahmeed ciidnaa kuumaa maaqnaa dee

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 місяці тому +3

    Fahad yasin wuxuu sheegay wax qofkasta uu usoo joogay, taariikh ayuu ka sheekeeyay. Axmed Madoobe qofkii yiraahda halagula tartamo wuu la diriraayaa.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 місяці тому +1

    Xasan sheekh ayaa ka xun axmed madobe oo ka munafaqsan oo soomali baabiyey

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 місяці тому +1

    Axmed. Madoobe. Waa. Joogayaa

  • @MOSHADI84
    @MOSHADI84 2 місяці тому +1

    Jazakallah kheir,

  • @abdimajidosman7194
    @abdimajidosman7194 2 місяці тому +1

    Xasan is even worse than Madoobe-I hold no regard for either of them. Their actions have been harmful and divisive, and their leadership has brought more harm than good. As for Fahd, he is responsible for significant destruction and should not be given any platform or opportunity to influence others. To do so would only amplify his damaging agenda. Additionally, I strongly advise against involving or using ‘Dulmidiid’ in any capacity. These individuals and their actions represent betrayal and injustice, and aligning with them would undermine any efforts toward fairness and progress.

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 2 місяці тому +3

    Fahad waa runtiisa

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому +1

    Masuuliyiin. Kusheega. Soomaaliyeed. Kuligood. Waa. Tuug. Ilaahay. Haynaga qabto. Ragii. Soomaaliyeed. Ee. Dalka difaacilahaa ayey. Isku dhameeyeen

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Місяць тому

    Oo Ma sidan baad Munaafiq u Aheyd Fahad Waa Nin Ciilqaba ee Adiga Maxaa ku Waalaya Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo dumarkii Somaliyeed Saudi Arabia ka gatey Qabuurihii fagtey oo ay ka baxsan Wayeen oo hantidii dadweynaha iyo tii dowladaba Musuq Maasuq ku boobey bey Aheyd Inuu fahad Yasiin iyo Adiga ka hadashaan Waligaa Ma Maqashey Nin aan ciiley uunbaa I caaya Adeer Xassan diirato afgooye Ma xukumo Markaas buu kuleeyahey jubaland baan Xoreyn layaa ??? Xassan dhiiqo oo Ayax ah Wax uu Sheekh Axmed Madoobe ka Qaadikaro Ma jirto Fahad Yasiin ha'iska ceytamo Viva Sheekh Axmed Madoobe Allah ha xafido

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 2 місяці тому

    asc walaalo adoo mahadsan su-aasha aad naweydiisey haa waa runtiin fahad Yaasiin axmed madoobe waa sunta soomaaliya ku jirta sidaan qabo mahadsanidin

  • @momtaazMohamud
    @momtaazMohamud 2 місяці тому +3

    Axmed madobe ayaa daacadsan iyo xasan sheekh. Fahadna waa shabaab weyn

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 2 місяці тому

      Mxd ku dhahday sidaa?

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 2 місяці тому

      Koley waxbaavqarsoon
      Alshaabab dowladoodhan
      Xamar muqdisho xafiisyada
      Ayey kashqeeyAn
      Roobow oo amiir ahaa wasaarad
      Ayuu heystaa

    • @momtaazMohamud
      @momtaazMohamud 2 місяці тому

      @samirasamani8298 fahad intuu joogay NISA imisa shacab ayuu ku laayey isagoo u leynayo farmaajo iney taageero u noqdaan?

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 місяці тому

    Diwladnimadda iyo siyasadu wa barasho iyo haybaad u Allé bixiyo dagihiisu iyo urkiisu isma maqlaan Farmajo shalay MARKAY Ahmed madoobe IS haayeen axmedbu tagersana

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 місяці тому +2

    Walaahi waa nin xun Ahmed madobe, waana sixiroole baa layidhi Allah naga qabto Ahmed iyo iyo fidnadii soo celisay madobe oo xasn ah.waa kab iyo xaar keed labadu..ha la iskutuuto.

  • @farrahosman5581
    @farrahosman5581 2 місяці тому

    Asc Walaalikiis maxkabad ma la soo saari karaa madaxweynaayasha dowlad gobaleedka iyo madax waynaha federalka

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 2 місяці тому +2

    Cidnaa matagersanii ilaaaa madama an uu arko dhamaantod mid an anigaa dortaay ama shacabku dorteeen

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому +1

    Xasan sheekh iyo Axmad Madobe isma dhaaamaan way is yaqaaanaan.
    Maxkamada Banadir ee Muuse suudi xidhi wayday kismaayo may tagi kartaa

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo weeye dhibta iyo darood nacaybka waxan ku tageersanahay darood nimada ❤❤

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 2 місяці тому

      Qabiil kuma dhumasmaayo dalka kumana jirto danta
      Meel iska dhig.‼️

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 місяці тому +1

    Madaxda Somalia ismadhaanto waaye allaah hasoo hadeyo

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 2 місяці тому +1

    Hore bay somali ugu mahmahday runsheeg waa ceeb sheeg

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 2 місяці тому

    Saadaasha waa wax jira lana saadaalin karo wax kasta oo ku horyaala amaba soo wajahan😊😊😊

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 місяці тому

    Axmed Madoobe iyo Xasan dhiiqo, Waa Dameer iyo labadiisa dhegood 😂

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore 2 місяці тому

    War sheikh Ahmed madinta udide in u kursiga fadiyo fahadna wa benalle tug ah Allah mayaqano

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 2 місяці тому

    Exactly speaking fahad yasin 😊❤

  • @FAADUMOCABDINUUR-sb1mb
    @FAADUMOCABDINUUR-sb1mb 2 місяці тому

    Asc sheekh maxamed waxaad ciwaan kadhigatay dulmi did balse waxaad mooda in aad taargad kuyahay axmeed madoobe waxaanad u egtahay qofdhiinac Karan mahil ma'am yay qadartii axmeed sadex jeer in uu soonoqdo allaah baqadaray EE xasuuso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waxaan sa usameeyey in Adan ilduufin cafwan hadaad idhib sato

  • @24Haai20
    @24Haai20 2 місяці тому +1

    Soomalida ayaa ku maah maahda Nimaan ogayn waxa jooga ma garto waxa soo socda. Fahad Yasin Hadalkaas wuxuu ku saleeyey aqoon uu lahaa Ahmed Madoobe, sidii uu usheegayna way udhacday.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому +3

    Axmad madoowe waa kasarka soomaaliya ninkii kanaxaaxo ixo kii qabiil ku taageeraya isagey nirtaa meesha .waxaa ku haya gumeyste keenya iyo imaaraadka waa shisheeye ksl kaal

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 місяці тому

    Fahadyasin runtii lakin❤❤ mw xassan sh,m iyo wm axmed madoobe makalla doorankaro 15/5/22kii ayay rajadii umada Somaliyeed good kudhacday

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 2 місяці тому +1

    AXMED WAA MASHRUUC SHISHEEYA

  • @bardacad
    @bardacad 2 місяці тому

    SHIRKA CARUUSHABCAAWO BAYNA BALANSANYIHIIN ABY AND HASSAN

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 місяці тому +3

    Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @abdiabdullahi3108
    @abdiabdullahi3108 2 місяці тому +2

    The legal clause that could bar Ahmed madoobe from re-election was passed recently. Legally Ahmed madoobe has started his two terms now.

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 2 місяці тому

      Axmed will lead jubaland as long as we junalanders want him in office.

  • @muhidinalas5824
    @muhidinalas5824 2 місяці тому

    Adeer dulmi diid ma fahad baa maanta dad u soo qaaday , wetsuit gabadhii uu madaxda u ahaa.
    Haddii kale xisaabtiisaa kugu daraynaa

  • @MahdiAskar-mp3wq
    @MahdiAskar-mp3wq 2 місяці тому

    Ha Wan aminsanahay wana sida ushegay fahad yassin wa kansaar halaka qabto umada

  • @AhmednairobiDrogba
    @AhmednairobiDrogba 2 місяці тому

    Dulmi diidow shekadan lagagama baranine mxa ku galshay adi

  • @mohammedhassan7404
    @mohammedhassan7404 2 місяці тому

    Somalia guuul insha alllaaaaah

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 місяці тому +2

    Fahad waa nin aragti dheer❤

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 2 місяці тому

    Muuse bixi iyo Ahmed Madoobe waa isku mid Allow naga qabo dhamaantood

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 2 місяці тому

    Sheekhow Ahmed madobe, layskuma hayo inuu meesha ku raagay, isbedelna la rabo. Laakiin xasan shalay wuu taageerayee isagoo sidaa isgu cano shubay. Markaa waxa la diidanyahay in somalida caqligeeda lagu ciyaaro, xasan markuu dantisa ka waayey waan la dagaalami baa la diidayaa.

  • @QadarAbdiyussuf
    @QadarAbdiyussuf 2 місяці тому

    2040 inta laga gaarayo iska samra somaliyey haku daalina

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 Місяць тому

    waxan alle ka baryaa inu no bad badiyo dhan yaradas anahu qof dacad iyo dad iyo dal jecel u dagalamayo kuma jiro 2 dooda

  • @yasinsirat1866
    @yasinsirat1866 2 місяці тому

    Sawiraanta guud soobandig sheikh

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 2 місяці тому

    Gidmada oo dhan waa xasan ilahay hanaga qabto

  • @Barkatlesaid983
    @Barkatlesaid983 2 місяці тому

    Hawshaas wa sax fahad xasan sheq ax madobe intuba waa qaa imiin waxba yu ku shegin wa isku noic intuba

  • @Buurta1
    @Buurta1 2 місяці тому

    Ahmed iyo xasan sheekh waa isku mid isma dhamaan

  • @HalimaHasan-en2hd
    @HalimaHasan-en2hd 2 місяці тому

    Fahad Yasin caqliga Allah uziyadiyo m,a

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому +1

    Wcs Shiiq dulmi diid ku darsoo
    MwEynaheena Puntland DANI AXMED dhuxuleystaa naga duufsaday

  • @MuktarNuurasood
    @MuktarNuurasood 2 місяці тому

    Dawlada Federaalka hanbalyo guul ayaan u rajaynayaa ninka kansarka ku ah jiritaanka umada soomaliyeed gacanta halagu dhigo

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 2 місяці тому

    waxa la yidhi qofga an waxa soosocda garanin waxa joogana ma garto

  • @ak1250
    @ak1250 2 місяці тому

    Dibka Somalia haysta waxa waye in intaso madax ledahy. The country shall have one president who is commander in chief,

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 2 місяці тому

    مثال جيد للرويبطة😢

  • @Xassan86
    @Xassan86 2 місяці тому

    Dadkiisa haday doorteen oo ay raali kayihiin maxaad kaqabankartaan waayahaye

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 місяці тому

    Walaahi xasan sheekh nabsigii dani ayaa haya iyo puntland oo soomaali jecel oo dagaal soomaaliya ah aad u neceb

  • @ismailahmed673
    @ismailahmed673 2 місяці тому

    Dulmi diid Axmed madoobe wuu ka saxan yahay xasan sheekh xasan wuxuu leeyahay iska joog adigoon mandhayd haysan Axmedna doorasho ayaan geleyaa ayuu yidhi hadaad gaadhana waan ku soo xidhayaa miyuusan fidno ciidan buu diyaarado ku daabulay iyadoo balcad ciidankaas looga baahan yahay miyayna khalad ahayn

  • @dhulkaagahooyocadowgakaila5361
    @dhulkaagahooyocadowgakaila5361 2 місяці тому +2

    Nin ciilan baad tahay.

  • @AbdirahmanDaha
    @AbdirahmanDaha 2 місяці тому

    Asc fahad mufakir waa runtii labada oday axmed madobe iyo xasan waa macangagin runta diidayaan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    Adaa hadal dhameeyay shiikhunaa kuligood waa dhargalaay iimaan la.aan ilaa cimrooga waxay rabaan inay siyaasinimo waqtigooda kudhameestaan taasaa shaki kujirin

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 місяці тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 місяці тому

    Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste waa La Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia!!...Sc.

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 2 місяці тому

      Axmed madow Anaga ku sirmay barigs yare mrka qabil dartis ha ku tageerin 😅

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 2 місяці тому

      waad riyoon kartaa😂😂😂

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 2 місяці тому

      @ waxa is mooda somali laakin waxa tahay orom somali dhaqmat

  • @DRARONE
    @DRARONE 2 місяці тому

    Dhib kasta oo hada Somalia ka jira Hassan ayaa ka masuul ah waayoo shalay asagaa qalad uu u jeedo ugu sacba tumaaye asagoo kursi raadis ah😮

  • @qadarallaah
    @qadarallaah 2 місяці тому

    Puntland Dawladdii sheekh Shariif waa isku dheceen, Hassan sheekh waa isku dheceen, Farmaajo waa isku Dheceen, Haddana Hassan Waa is hayaan kursiga kuwa joogayna waa kala duwanaayeen.
    Marka taas Miyey daliil noqonaysaa Shiikhaw.

  • @ahmedabdi782
    @ahmedabdi782 2 місяці тому

    Asc Salaam waxaad dhahdaa Sayid Ahmed Imaam. Fahad iyo waxaad sheegi qabiil ayuu wadaa irisamaale hanoosheegin warkiisa

  • @PersonalGrowth-f8s
    @PersonalGrowth-f8s 2 місяці тому +1

    Ku ligood waa mujrimiin, illahay haka qabto Soomaali.

  • @farahbacadweyn518
    @farahbacadweyn518 2 місяці тому

    Dowlad Miya jirta hada Hasan Sh wuxu u dacwonaya kenya iyo Tanzania

  • @BeksiArtsDj
    @BeksiArtsDj 2 місяці тому

    Adeeraw barnaamujyadaada waxaan kalosocdaa magalada borama maalintii waraysigaa fahad yaasiina dadkii aadka udhagaysanayeybaankujiray waliba waxaa laga dhigay qayb qayb marka qaybta kowaad dhagaystay waansugila' aa qaybta labaad aadna waxaan uyaqiinsanaa 100% saadaashaasi inay rumoobi doonto xasan sh. Maxamuud iyo axmed madoobe xumaanbay ku heshiiyeen iyo kuxumeynta farmaajo maahmaahbaa ahayd labadii xumaankuheshiisaayi dar allay ucoloobaan

  • @Barkatlesaid983
    @Barkatlesaid983 2 місяці тому

    Midkoodna dhaahir maahan fahadka axmadka iyo xasanba macal xamse isma dhaamaan

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 місяці тому +2

    Adeer ha'lagu saxo ciidamo wax qararamsan karo axmed madoobe uma joogaan ciidamada axmed madoobana weey kala tagayaan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 місяці тому +1

    waxan arkaa dad badn oo axmed madobe tageraya aniga wan yabanhy wadanka dowladii ka jirtey bay inkiraayaan

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so 2 місяці тому

    Waxay rabaan wiilasheeyna soomaliyeed malaayacni naftooda ladhaadhiyo allah baad baadiyo umada somaaliyed bi'iidniallahi baari

  • @Ubaxnimco
    @Ubaxnimco 2 місяці тому

    WAR HOOY WIILASHA XAMAR LAGA SOO DIRAYOW YAAN LA,IDINLAYN

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 2 місяці тому

    Fahad wa indheergarad hadal cad Ahmed waana kansarka umada somaaliyeed ku dhex jira wa in laga takhalusa