Ma aqaano wxn ku cabiro darenkeyga commentiga ma ahn inaan wx un iska soo qoro lkn wxn ii fiican oo afkeyga ku nabad ah ayaa ah inaa kuu duceeyo adiga amiin alle ha ku xafiso inshaar
اللهم أعز الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في كل مكان وفي كل زمان وفي كل وقت وفي كل حين وإلى الأبد اللهم أمين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
Somalida waxan usheegaya wiilkan runtii wuxuu soo gudbiya barnaamijyo hal door ah wuxuu uqaoma kumanan milyan lakin hada hala gaadhsiiyo milyanka saxiib hore usoco 🙏
Waxa la sheegaayo wee dhacayaan laakiin anaga ka Muslim ahaan dhib ma ahan dhulkaan ilaah ayaa leh aakhirona ilaah ayaa leh waa isku mid aduun iyo aakhir aakhiraa inooga fiican ,,والآخرة خير لك من الاولي
اللهم انصر الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في كل مكان وفي كل زمان وفي كل وقت وفي كل حين وإلى الأبد اللهم أمين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
اللهم اغفر لنا وارحمنا وأكرمنا ولوالدينا وأهلينا وللمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات في الدنياء والأخرة برحمتك يا ارحم الراحمين اللهم امين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
Ilaahy Sharatooda iyaga dhexdooda haku eekeysiiyo, Ummada islaamka ahina hanaga nabadgaliyo dhamaantood, اللهم من أرادنا وأراد المسلمين بالسوء فأشغلهم في نفوسهم ورد كيدهم في نحورهم واجعل تدبيرهم تدميرا عليهم يا قوي يا متين
Asc walalah Ogaansho Walaalayal waxba ha wal-welina Waxa suurta gal ah sida ay Nuk- Liyerka gacantena uga ilaliyen Xigmad Rabbi iney meesha ku Jirto, roona Rabbaa og.
msha allha cumar inshar mnta cod ahanta aa u darjumtay aya kga mad celina wayo qoralka woo na dhafi jiray hda kadhin sida iso samey insha allha my brother ❤🙏
Subxanallah ilaahey ayaa og waxa dhici doona musTaqbalka قال الله تعالى يعلم ما أيديهم وما خلفهم ولايحيطون بشيء من علمه إلا بما شاء ...WAr iska ilaalshA faalAlow Yada WArarkoda; iyo buugaagToda calmaniyada; iyo ilxaadka xambaarsan oo malmahan dhalinyarada aqoon looga dhigo
Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️
صلي الله عليه وسلم 🥰 صلي الله عليه وسلم 🥰 صلي الله عليه وسلم 🥰 صلي الله عليه وسلم 🥰
صلی الله علیه وسلم💚🤍❤
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara 💜☝💫💕
Nio sawta lagu sheegay
Nabiga liketa kuraadsanayso chanelkayga kaadaa
Scw
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
❤ scw ❤ Scw ❤scw❤
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا
صحيح
فلا تهنوا ولا تحزنوا انتم الاعلون ان كنتم مؤمنين
Masha allah qof iimaankiisu fiicanyahay xasuusankara
Naguma dhacayan waxii EEBAHEYN NOOGU TALAGALAY MOOYEE
Masha allh Thanks my bro
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad 🖤🖤🕋 “ﷺ”
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
The most shy not shine
scw
Ilaahayow islaamnimo misane khaatumo wanaagsan nagu dil💯
Aamin aamin aamin.
Aamiin aamiin aamiin
Aamiin aamiin
Amiin Abyo 😊
Aamiin yaa allah
ربَّنا آتِنا في الدنيا حسنةً، وفي الآخِرةِ حسنةً، وقِنا عذابَ النارِ🌸
🍃🌻
امين يارب العالمين
Maxeey yihiin dadkaan Shayaadiinta ah ee NABIGA CSW LIKE ku raadinaayo? War allaah ka baqa oo Rasuulka ka xishooda.
Wlhi been mashegin nabiga saligisa mafiriyan mesha ku habon
Runbad sheegtay alla haka baqaan dadkaasi
Jaceel NABI kama ahan waxaa macquul eh xitaa ineesan Tukan. 😡😡😡😡
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
WAX WALBA WAXA KA MACAAN QURAANKA❤️
Ma aqaano wxn ku cabiro darenkeyga commentiga ma ahn inaan wx un iska soo qoro lkn wxn ii fiican oo afkeyga ku nabad ah ayaa ah inaa kuu duceeyo adiga amiin alle ha ku xafiso inshaar
Wixii dhici doono ilaahay ayaa og waa qof Iska hadlay 💯
Iskamuu hadlin wlhy aduunku hadeer xaalad diyaar garow dagaal ah ayuu kujiraa e ilaahay Hanoi sahlo
Kawarn maanta w 2024tii maxa dhacaay😭
Had iyo jeer way wanaagsan tahay in loo turjumo cod halkii erayo qoran laga ahaan lahaa appreciated 👏
اللهم أعز الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في كل مكان وفي كل زمان وفي كل وقت وفي كل حين وإلى الأبد اللهم أمين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
Ilahey muslimiinta nuclearka haka bad baadsho 🤲🤲
Aamiin
Waxwalba siduu allaah ugu talagalay buu noqon kuna dambayn inshaa allaah
Somalida waxan usheegaya wiilkan runtii wuxuu soo gudbiya barnaamijyo hal door ah wuxuu uqaoma kumanan milyan lakin hada hala gaadhsiiyo milyanka saxiib hore usoco 🙏
Qofkan dadka umaahad Naqiin illahay uma mahadnaqo wll cumar Adba ugu mahadsanathy barnamijyada faidadaleh ee nosogudbiiso ano daremaya wakhtiga qaliga ee kubiixinayso gaar ahan sida codka nogu turjumayso qabki qoralka 🙏🙏🙏🙏🙏
Towfiiqda Allah na waafajiyo caalamka maanta waa sida dooni dhex hebaabeysa bad weyn mowjadahu kacsanyihin iyo dufaanno halis ah ee ruux walbow rabbigaa u laabo intey goori goor tahay
Wllo Dunidii ma aakhiro samaan bey gashay?
@@ahmedyasin6796 Haa oo calaamadaheeda waxa ka mid ahaa so diridii Nabiga S.a.w waxaan hada ku joognana waa fadli ilaahay.
Aan ku salino nabigeena muxamadu rasuululaahi ﷺ
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
Kusali nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
Caqliyah
Scw scw scw
Maa sha Allah Ustaad cumar insgaar horay u soco♥️
Mahadsanid ustaad Omar
Alle ha inaga bad baadiyo😥
Ilaahow kuwii kasheekeeya naga dhig anaga intii mislim ah amiin😢
Amiiin amiin ya Allah
Yahuu illahy dagaal marido duurka maku no laankarnee
@@nuwara8333 ahahaha duurka musqulo lagu qabeesto malahan miyaa
Mahadsanid wllky cumar inshar waxbadan ayaan kaafaa iday runtii😍😍😍❤💪
Salam Alekum Omar brother thank you for the update you did for us as Somali people. Might Allah bless your knowledge brother salut 👋 from Djibouti 🇩🇯
😂😂😂😂😂somaligaaga ku hadal niohow
@@mahamedaadam adiga maha kaagaley Somali. Shuuba kuu dhashey. Qalab ilma zina. 🧠💩🗑️
@@awalehdouksieh8940 mahadsanid waan ku haysanaa maalinta qiyaamo ani iyo hoyaday iyo aabahay kumana cafinayno meeshee ku sineesteenna adaa sheegayya
Dhiiri geliyah weyne alle ha ku xiftiyo ❤
jazakal allah ustaad Omar Inshar
Cilmiga caqliGa io cimrigapa allha kuu barakeeyo wll cumar ishar
Waxa la sheegaayo wee dhacayaan laakiin anaga ka Muslim ahaan dhib ma ahan dhulkaan ilaah ayaa leh aakhirona ilaah ayaa leh waa isku mid aduun iyo aakhir aakhiraa inooga fiican ,,والآخرة خير لك من الاولي
Allah masibo haku dhacdo malcunka siso Amin
Ilahayow muslimiinta ugargaar
Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yarap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
Subxaanallah ilaahow nabad baadi. Waxan kacabsana caawa wixi ka bilawdo inan hurdiwayo 😨 yaa ilaahi 🤲
Sidokale 😰
اللهم انصر الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في كل مكان وفي كل زمان وفي كل وقت وفي كل حين وإلى الأبد اللهم أمين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
اللهم اغفر لنا وارحمنا وأكرمنا ولوالدينا وأهلينا وللمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات في الدنياء والأخرة برحمتك يا ارحم الراحمين اللهم امين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
Walayaal iin alle ii shafiyo iso duceeya dhamantin❤
Illaahay haku caafiyo🤲
Ilaahy Sharatooda iyaga dhexdooda haku eekeysiiyo, Ummada islaamka ahina hanaga nabadgaliyo dhamaantood,
اللهم من أرادنا وأراد المسلمين بالسوء فأشغلهم في نفوسهم ورد كيدهم في نحورهم واجعل تدبيرهم تدميرا عليهم يا قوي يا متين
💕🙌waaidin salamay wllyaal isoo duceeya waan xanuusanahay dhamaan inta xanuusan nah Allah hadaafiyo💕🤲🤲🤲
Wll Allah caafimad taama haku siiyo Allah ku saqiro xanuun kaaga
Allah haku caafiyo wll
Alle Haku caafiyo wll.
Ilahay haku cafiyo wll 🤲
From South Africa 🇿🇦
Ilaahayoow balaayo naga haay 🤲🤲
Mansha allaah waxa fiicnaanlahayd in lawayo xadarada hada jirta ee gaaladu guliimaantay oo yahuuda dhagax lagulaayo ileen waa fulayo oo ma awoodan iska dhicinta islaamka
700 K coming soon ❤
Ogaansho macalin cumar mid ka mid ah macalimiinteyda online ka xafidakallah
dhagaxya aaa noloshu ma gaba gabaa😪khatumo wngsn yaa rabbi
😂😂😂😂😂
Mahadsanid Omar inshar ogaansho
Ogaansho Keep Going 700k Congratulation.
Well done OGAANSHO team
Mahadsanid ustad ishar macluumad wanaagsan
M,a cumar sxb allaha kubarakeeyo horey usoco
Allah ha,inaga cafido
ASC walaal
jisaakalahu qayran
Allaha ku xafido, halyeey adooklana
Dalkena iyo guud ahaan caalamu
Islaamka Allaha inoo badiyo. Aaaamiiiin
Keep going brother masha Allah
Asc walalah Ogaansho
Walaalayal waxba ha wal-welina
Waxa suurta gal ah sida ay Nuk-
Liyerka gacantena uga ilaliyen
Xigmad Rabbi iney meesha ku
Jirto, roona Rabbaa og.
ilaahayow naga dhig kuwaad janadada galinayso😢 aamiin
Bismillaahi alle ha naga bad baadiyo
Mahadsanid walaal Omar
Wcs ustaad inshaar ❤️
if you see the name of our prophet اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 🕋🤲🖤
Scw
Coming soon 700k keep going sxp
wax kasto oo xuun waxay u dhacaan gacmaha aadamaha waxa aay kasbadheen ilahay dadka madulmiyo
We love you our somali journalist ❤
Markasta waxbaan kaa faaidaa ustaad mahadsanid
احمد فخوري ما أجمل صوته ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
فلا تهنوا ولا تحزنوا انتم الاعلون ان كنتم مؤمنين
Mr Omar you’re the best brother and youtuber thank you ☺️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
عالم الغيب و الشهادة هو الرحمن الرحيم
Goor dhow filo soo bixitaanka mahdiga 2025 inshallah❤
Allah is ☝🏼 one
Illahay naguma keeno in sha allah 🙏🙏🙏🙏
Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa
Mowduca nocan so badi jazaka Allaha qeyr
Salaan sare wll Cumar
Shukran ustaad omar☑️
msha allha cumar inshar mnta cod ahanta aa u darjumtay aya kga mad celina wayo qoralka woo na dhafi jiray hda kadhin sida iso samey insha allha my brother ❤🙏
Mahadsanid cumar inshaar
ALLOOW khatumada nohaji
Ustaad omar aad baan ku salamay🙌
Subxanallah ilaahey ayaa og waxa dhici doona musTaqbalka قال الله تعالى يعلم ما أيديهم وما خلفهم ولايحيطون بشيء من علمه إلا بما شاء ...WAr iska ilaalshA faalAlow Yada WArarkoda; iyo buugaagToda calmaniyada; iyo ilxaadka xambaarsan oo malmahan dhalinyarada aqoon looga dhigo
شكرا استاد
اللهم إني اسألك حسن الخاتمه
الهم نجنا من الظالمين واخرجنا منهم سالمين وضرب الظالمين بالظالمين
Cabsi cabsi waye yaa Rabi 🤲
Cabsi cabsi waaye 😅
Kaftanka jooji
Waad iga qoslisay wlhi
Shaki kuma jiro in qiyaamihii ka dinka soo fuulay
أحسن الله خاتمتنا
Fadlan ka soo hadal taariikhdii Hoggaamiyihii iyo aasaasihii Iran ( Ayatullah Khumeyni) Mahadsanid.
Wuxu alle qoray Waxan ahayn ma dhici dono
Wax naka kalay malahan hadaan nahay Muslims Allahu Akbar 💪❤️
Musibo gaal iyo Muslim ba wee haleshaa wll
Chelsea xlay lacag bdn iga gubtay🚫⬇️❓
@@yuusufsamiiz9554 kk wll iska dhaaf aaladda qamaarka ah faaido malaha ilaahne woo kugu caadaabi
@@abdirahiimmarketer hye taliyow ✅🗣🥰❤
Mashallah 💯💯💯💯💯💯💯
Waan idin salamay inta ila daawaneyso 2024
Markay leeyihiin caalamka inta kale waa kayn
Waxay ina xasuusinaysa markuu Allah kasheekaynaayo yuhuudu markay leeyihiin
(ليس علينا في الأميين سبيل )
Caqliyadda gaalada iyo hab fikirkooda ilahay wuu inooga warramey se aynay afkala qaad inoogu noqon
2024 waa la jooga
Musiibooyin waaweyn 80% wee dhaceeyn
Dagaalka 3aad aduunkana qarka ayaa loo saaranyahay
Alle hana amaansado
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
Nothing will happen insha allah.
اللهم يسر لنا في الإمتحانات الدنيا
Wll omar inshar wxanka codsanya inad kasoo hadasho sheikh omar hisham Al arabi
The best youtuber
Libaax qeyb kle kasoo samey insharow❤
الله خير حافظا وهو ارحم الراحمين
الله أكبر
Thansk xoogaa faafaahin dheer nooku keen mooduucaan waayoo yurub dagaal kadhaco anagane arab mcl africo ama all muslimiinta israa.iil aa noo qorsheesan
700,000 insha,allah
Maanshaa Allah wiilkan codkiisa waa jeylahay Allaha barakeeyo