Inaan ubad kuu dhalaa dunida ku rajo weynaa wligey♥️💋 Gacaliye wan ku xiisey c/salaam 😭💔 Wehelkii nolosheyda ahayd blse wan ku wayey .ooo adiga xasuustada wehelsanayaa 💔😭
Manta aya waxa iso direy qofka ifka u jacela wllhi awl wan dhageystey lkn ma kala jacelen but hada micino weyn igu fadhida heestan 31/08/2019 sanadankan ka mid noqotey heesaheyga 😍😍😍😍😍
EEEEESH QIYAAAZAK waleeeeeeeee caaadi mahan heeskaan silent baaba galaysaa.. 10 jeerbaad halki mar dhagaysanaysaa caadi ma ahan waxaan aad ugu mahad celinayaa abwaan maxamed soomaali ..iyo musica qaaliga aan ka daba dhicin waa sxb kay Axmed wali ibraahim FURINLE IYO Directed ibrahim eagle alfanan iskalaji adban ku salamaya sxb
3/4/2020 heestan caawa waxaan ku dawaanayaa muqdisho Waxan jeclhy gabar aan isku fasalnahay markastoo aan u sheego iraahdo waxyaalo kalaa igu soodhaca saa waan iska laabtaa Lkn waa qof aad ii xushmaysa iqadarisay ana wanaageed jcyl baan uqaaday Qof walaalnimo xoog leh idinka dhaxayso way adagtahay in aad dareenkaaga u soobandhigto Ila tali asxbey
woooow inaba caadi ma ahaan heestan wan ka helay waliba sixad dhaf ah aad bad u cod macaan tahay cabdicasis iskalaaji wan ku tagera waxan kale aad oga hela istal kaga iyo qabka aad u labisatid nolow ina ader macne
Wonderfull and unique song cBdicasiiis iskalajaai Cod daHabLe Heeestan si gaara iii taaabatay runtih xusuuso padana wa iso xasuusisay 😢 cawo ay tahay 4 /4/ 2023 3pm still Iam lesening this Song 😢
masha allah iskalaji wa fanan iku qaaliya waliba heestan aad ayn uku helay iyo sida u uqaaday dagnaanta inaad ubad ii dhasho adiga kaso adkaco aya duco iiku filan wlhi wa erayo aad u mcn wxn u mahadcelinaya abwaank heestan sameyay iyo fananka ku luuqeynaayo thanks
Axsan sootil xilwa by Al fanaan Abdifatax Iskalaji,siweyn ayaan uladhacay runtii heestan waxaaba mooda inee aniga igu socoto runtii oo ee iga hadleeso ama iquseeso.Thanks hundred times as you're al fanaad Abdifatax Iskalaji.
ano inyar ku jiraa indhuhu ku xiisayan ado macan iga fogayn ayu kutaba qalbigu ada aragsanay macan marka aqalkauga timi walhi axla cod fanaan cabdicasiis
Waxan kahelay wiil aan isku calass nahy comintigan waxan kuso noqon dona markan isaga helo pls like isar 😢😢❤
Yareey si toosa i dheh ama heesta share iso dhh
Ma heshay mise wali waad sugeysa
Maheshe wllo 😂
Heesuhu waxay ka hadlaan dhaawaca qalbiga😥💘
Quraankuna wuxuu hadlaa dawda qalbiga
Ad iyo ad😢❤
Inaan ubad kuu dhalaa dunida ku rajo weynaa wligey♥️💋
Gacaliye wan ku xiisey c/salaam 😭💔
Wehelkii nolosheyda ahayd blse wan ku wayey .ooo adiga xasuustada wehelsanayaa 💔😭
Maka dhintay abayo?
Ax.ax.Ax hadalkani sidan filayo maha mid afka kaso baxay waxa hadlaya qalbi wax jecel Allow isku sakhir inay is helan walbiyadasi haday dunida ku nool yohin🤦💔
@@naasirhussein1590 🥺😥😥
@@naasirhussein1590 sxbow wlh dhalinyaradii hablo iyo wiilalba waa wada bukaan socod😢😢 way yar tahay inta jacaylkoodii koowaad ku guulaystay intaynu leeg nahay qalbiga ayaa ina wada holcaaaya xataa aniga wlh suma wlh inaan qisada qalbigayga ku qoran aanan qoraal xataa aanan hadal ku koobi karayn hadaan is dhaho aad soo koobtid waan waayay qofkaan dunida ugu jeclAa rooda ahaydna curadkayga hooyadiis😭😭😢😢😢😢 ilaahoow cid walba isusoo dhawee oo si dhab ah isu jeclaa oo is waayay🤲🤲
@@dhuuxyarechannel1486 hadu ubad idin dhex yaalo wali waad isku dhawdiin lkn hadii laguursaday waa murugo awalki ka fiir san laheeden wxa idn kala kaxeenaya lkn hada qadar dhacay
Midka qalbigeyga ku jira, fiicnaa laheeda haduu ogaan lahaa Sidaan qalbigeyga ugu xifdiyey😪😪
Riyo iyo rajo lagama quusto 🤲🤲
U sheeg inaad jeceshahy qofku uurku baale ma aha oo ma ogaankaro waxa qalbigaga kujira
Inaad ubad ii dhashoo aduunka intaan jira adigun kaa soo ag kaco ayaa duco iigu filan🤩🤩hdaa ka heshay❤👈saar
Cod mcn sweaty wlhi heesta
waaaw
❣💔💖💝💘💗💓💞💕💟🤎💜💙💚💛🧡❤💯
2021 yaa daawanooya🙌❣
Haddaad iga danbeeso like ii saar🤣❣
2022😁
2024😂
inaan ubad kudhalo aduunka intaan jirana adiga kaa soo ag kaco baa duco igu filan😭😭❤
jcylku nolol weeye wlhi😭😢❤
Malinkay hestani soo baxday ila cawa yaa dhegaysta 😭❤️ jacayl ku waa naxaris iyo nolol dadku wada helin❤️🅰️
3 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂❤ inaba caadi ma aha heesta
fanaan nin ah oo aan dhageysto iskilaaji lee jira alle codkiisa cod loo'waa👌👌👌👌👌
Manta aya waxa iso direy qofka ifka u jacela wllhi awl wan dhageystey lkn ma kala jacelen but hada micino weyn igu fadhida heestan 31/08/2019 sanadankan ka mid noqotey heesaheyga 😍😍😍😍😍
Mashallah wll imika nolosha ma ku midowden
😅2020 yaila firsoyo hestan waxasusteda garka yaila mida 😓💔🖤
Heeztan mrkaan dhageysto anoo cararey is arky😂😂😂😂😂 kftn leee iskalaanji ilaahy hangdiliN😢💋❤fananka kliya eeen codka McaaN leh weye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋BROTHER horey Usoco🙌🙌🙌
woow nice heestan aadban u jeclahay Magacayga Ayaba ku jiraa Aragsan👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏
Is kaalaji mhn shaqasi lugu deg dego waa shaqasi cod kiiisa lugu raxysto murugna lugu ilaawo
Wooow🥺♥️
11 augst 2022 ayuu guursadey ana nalkii dunida nasiip ayuu ii ahaa
Gadashiis waxba ma noqon sikasto xariir usameysto wali ma iloobin kumana nagado xariirka wayo qalbigeyga isaga qaas uyeshay heer waxan gaarey wiil kasta e wado ku arko inaan isaga moodo 😭💔😭 jaceylkaaga mudo 2018kii ilaa 2022 la xanunsanaa oo aan dartaa sariir ujiifey adna waad guursatey alllh ku barakeyo 😭 waxan ku dhihi jirey xasuustada hanti iiigu filan💔😭😭
La'anta abaar waxan ku dhihi jirey xili aaadan iga fogeen balse waa xaqiiiq in la aanta ay abaar ii tahy 💔😭 farxad kuwaar oo ubad baari ah alllah kugu irsaqo c/salaam 😭💔😭
😭😭💔
Sorry mcney wad heleysa mid ka fcn iska samir😭
Inta is jecel raboow isku sakhir addunka waxa ugu quruxda bada ee la helaa wlhy waa jaceyl illahow inta is weydi isku sakhir inta is heshayna isky waari addunka waxan ugu jecelahay markan arko labo qof oo is helay oo noloshooda ku farxsan
inta dabeysa ee 2024 joogta iyo inta iga danbeysa waxa idin salamaya walalkin oo dhamantin idin jecel
Amein🥹❤️
Araga quruxdiyo ilqabad caqliga fahankiyo talada adaa idilkood wilashaa anshax u sitoo dhaxlee 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Anoo inyar kuu jiraa durdaba kuu xiisayaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Adoo macaan iga fogeyn ayu ku tabaa qalbigu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ducada rabi baa aqbala amuurtana nagu xifdiya amaan ragg dhinac walbaba aday kugu idishaheee 😘😘😘😘😘😘😘
2020 yaa dhagysanya 😣😣
Anigaaaaaa
EEEEESH QIYAAAZAK waleeeeeeeee caaadi mahan heeskaan silent baaba galaysaa.. 10 jeerbaad halki mar dhagaysanaysaa caadi ma ahan waxaan aad ugu mahad celinayaa abwaan maxamed soomaali ..iyo musica qaaliga aan ka daba dhicin waa sxb kay Axmed wali ibraahim FURINLE IYO Directed ibrahim eagle alfanan iskalaji adban ku salamaya sxb
Caadi ma aha
3/11/2024 waxa dhagaysanayna aniga iyo gacalisadayda aduunka ugu jecelahay waxan rajaynayaa iyado carurtayda hooyadod ah aanu wadajir u dhagaysano insh allh❤❤❤❤
3/4/2020 heestan caawa waxaan ku dawaanayaa muqdisho
Waxan jeclhy gabar aan isku fasalnahay markastoo aan u sheego iraahdo waxyaalo kalaa igu soodhaca saa waan iska laabtaa
Lkn waa qof aad ii xushmaysa iqadarisay ana wanaageed jcyl baan uqaaday
Qof walaalnimo xoog leh idinka dhaxayso way adagtahay in aad dareenkaaga u soobandhigto
Ila tali asxbey
U sheego wll
Uyer Malin kadibna usheg jeclkaga bro
Hada wali ma sidiba after 2yrs
Abaayo rajada iyo riyada mustaqbilkeyga ayaa tahay e ii kaalay dheh
Wayadan hees sidaa u macaan ma dhagaysan malab iyo jacayl bay da’aysa heestan laxan iyo erayba thnks islaalji🥀❤️
Wooow iskalaaaji Heestan caadi maaha. Araga quruxdiyo ilqabad Caqliga fahankiyo tala adaa idilkood Hablaha anshaxa usitoo dhaxlee anoo inyar kuu jiraa indhuhu kuu xiisayaan
Woooow
2024 June, waxan xasuusta ano heestan dhagesana ayey hoyo macan isowcday, kolkas aya oohin iscelin wayey, sidhan u ilmeynaye 30 dakika aya marki dambe hoyo aamu igu tiri, adunka aya kujeclhy hoyo macan cumri dheer oo cibaado iyo cafimad leh
Intaa iga.dambeysa 23/6/2019 like
06 December 2019
Saacadu tahaY 12:15 duhurnimo
Maaaalin xazuuz mudan
Ma aqaano dareenkaYgi wxan ku tilmaamo lkn wxan idin leeYahaY qof walpo haysto qof jaceyl haiska fakinin noloshaada haysataa
Keep going everY one mY lovely frnds
😭isoradiya iskilaji Bal aroskeyga hees haigaqade❤️❤️❤️ cod mcn badan Buu leyhay keep going ban kuleyahy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hadan wada joognaaa iskalaaji hadaad ubahanthy Rasmi
Ala wll maa isiin karta lanbarkisa@@mohabi4739
Wlhi heestaan markaan dhageysto jaceel babaan dareemaa ❤️❤️✌️
Mashallah codkaaga waa aduunka kii aan u jeclaa
ano waan dareemaye maislajilnaa quruxeey jaceelka?
😃😅 kaliga maha
Axlaam Abdi aniga xita I feel love waxa jeclahay ma aqan specially marku dhaho ano inyar kujira macan kuxisaya Omg
Axlaam Abdi Ani ma iqabta jecelka
Mudo kudhawaad 2bilood ayan codkeda maqlin noloshayda balse anago Kala xanaqsan ayan isjecelnhy midba midba kle kajakiryaa hestan Ayn nafta kusababa❤️🥰
Ma is aroosten hda 😅
Markle sanad kabacdi dhagaysanaya heskan 15/7/2023 aniga xili haben safar kujira wali dhagaysanaya.
Ducada rabbi ba aqbaLa ,amuurtana nagu xufdiya amaan dumar dhinac walbaba adigay kugu idishehee❤
Inaan ubad kuu dhaloo Aduunka intaan jirana Adiga kaaso ag kaco uunba duco iigu filan😢❤
Ax ax ax heestan yaabdawanaya
2019 1 j 3:00 AM
Iskalaaji Fanan Lawada Leyahy Heestan Daren Weyn Bay Igu Abuurtey ❤
Wlhi anixita kulamid ahy isaga celceshanaya ❤❤❣
@@fardawsocali9310 Aan Isaga Cel Ceshano 😂
Still 2024😭❤️
08/08 /2024 😢
2024 9/ 24😢❤
@@NadiiraDahirmahamed-ve1ne28/09/2024❤
😢😞😍 hestan markan dhageystay jacel ayaba daremay blhi
Hibo Ahmed 😂😂😂see udarentay
Even me 😍😍😍😍
Markii aadan dhageysan?
Hibo Ahmed jaceelka makula jilaa Walal
Ahmed Dahir bilhi ninkeygaga ii xasusay
iskilaaaji zxp heesaha jcylkaa noo soo badi
drs hamda qani noo soo Badi bro jcylka ayaanu taageernaaye iskalaaji ....
eshcala hees
ax way ishcalaa hees love aba dereemay markaa dhagaystay😂😂😍😍
Axx axx yaa dageysanaaya 2018 hees daren xambarsan
Sadia Mohamed me
2020 dhageysanaya
Xaqiiq daren bay wadataa
21 dhagaysanooyaa hada igu horayso gabar sumayo la dhaho i bartay oo aad u taageerto fanaanka
Markaan aqalkaaga imi aduunba isa siiyayoo is idhi Ifka Waad hantiday 🥰
hees ay wada qaadayaan bk iskalaji geenyo farhiya kabayare aan jeclaan lahaa talantaali ah
lenar maxwell nuur daalacay iyo aar maanta ku dar markaasay somalida dhantahe hada intaa shegtay wa puntland sland ddsi iyo xamar
Kkkkkk labadeenu aan wada qaadno xabbi
Xuulad sameysay imbow
If you're still listening to this music you are Legend 🖐
Saas maho🥺🥺🥺
I can’t stop listening to this song since 2015 . I love he’s voice BEAUTIFUL,BLESSED AMAZING
Älä oo å
Still watching 2021 🥺😞❤
Feeling love 😣
I love his songs so much that listen to them almost every day
Hestan kama.daalo jaceyl aan ruux uqabo darteed ❤❤✌✌
Ar maxan u ahaan waaye ruxa aad jeceshahay leeee oh
Sorry bro
Maku guleysatay jclkagii 4years baa kaso waregatee walal
@@xamdaabdiosman9997 adigana qof sidiisoo kale ku jecel baa jira 🥺
❤
Anoo inyar kuu jiraa indhuhu kuu xiisayan adoon #M iga fogayn ayuu ku tabaa qalbigu😍💗✌.
walee hadii somalia tartanka codka fanaaniita loo qabto iskalaaji ayaa 1 galayaa woow noloow sxb
Mohamed dheere Mya sxp sare waa laga cod macaan yahay hadii aad igu raacsan tahay fananiinta ugu codka macaan somalid dhan
1 cawale adaan
2 abdicasiis iskalaji
3 mahamed bk
4 dalmar yare
5 nimcaan hilaac
6 mahamed bakaal ciro
7 cumar shooli
8 guled simba
9 iidle yare
10 feysal xawaashe
11 king khalid
12 dayax dalnuurshe
13 khadar keeyow iyo kuwo badan anan sheegi karin hada marka intii igi raacsan like ya igi soo yacaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa runtaa wllhi ninkaan codka kiisa waan ku raaxaystaa
Beeen maha walhi iskalaji nolow meeel walbod jogto 🤗🤗
2023 tue,may,16 night
Broken heart❤️🔥💔
Mcn ayuu kutabaa qalbiga @zaam
am I the only person who finds him handsome with a brilliant voice .love you all the way from mombasa
Sukayna Omi wwww sido kale I am in Toronto canada
Sukayna Omi you are not the only one that's for sure
Sukayna Omi
He is the best
he is not handsome compared to other somali men but he is very confident
nimanka somali are extremelyyyyyu handsome masha'Allah ❤❤❤
ruwayda barkhad Tnks dumarkayago they all fine too Alle mahad leh na siyey Hadan raga somaliyed nahay
Wlhi waan iska dhageysanyey kliya mrku yri anoo inyar ku jira baa daremay inay thy heestan adubka ujcla😭m.a inu asga qaday mamoden alla cod waku dhmty ninkan m.a 7/11/2019🔥👌🙏
Heestan marka maqlo waxan xasuusta gawar anjeclaa lknse calaf nakalageeyey kadib marki ehelkeeda nin kale kuqasbeen hadana qalbiga weli makasaarin
woooow inaba caadi ma ahaan heestan wan ka helay waliba sixad dhaf ah aad bad u cod macaan tahay cabdicasis iskalaaji wan ku tagera waxan kale aad oga hela istal kaga iyo qabka aad u labisatid nolow ina ader macne
2024 still I'm watching 👀
Wonderfull and unique song cBdicasiiis iskalajaai Cod daHabLe Heeestan si gaara iii taaabatay runtih xusuuso padana wa iso xasuusisay 😢 cawo ay tahay 4 /4/ 2023 3pm still Iam lesening this Song 😢
Amaan dumar dhinac walbaba aday kugu idishahoo💓💓💓💓iskalaaji Cod baa ku dhamaatay nolow abti
Araga quruxdiyo ilqabad caqliga fahankiyo talada adaa idilkood wilashaa Anshax u sitoo dhaxlee ❤
Anoo inyar kuu jiraa in dhuho kuu xiisaa🥰
Adoo macaan iga fogeyn ayu ku tabaa qalbigu 🥺💘
Ducada rabi baa aqbala amuurtana nagu xifdi amaan ragg dhinac wababa aday kugu idishahee Maalin malmaha kamid .ah.riyadeyday wey irumobi donta insha allah waxan sugaya malintas iyo qofkii an nolosha farxad kula wadagi laha yallah riyadeyda irume🥰😊🤲
Always the best... Legen ibrahim iyo
legend Iskalaji
masha allah iskalaji wa fanan iku qaaliya waliba heestan aad ayn uku helay iyo sida u uqaaday dagnaanta inaad ubad ii dhasho adiga kaso adkaco aya duco iiku filan wlhi wa erayo aad u mcn wxn u mahadcelinaya abwaank heestan sameyay iyo fananka ku luuqeynaayo thanks
Adaan aragsaneey mcn
markaad aqalkeyga timid
aduunba isasiiyoo
is idhi ifka waa hantiday
steel 2021 💋👌
😁😁😁😁nuur yaasiin maxaan ku diidaa hee brother thanks waan kaa qabaa 👍👍👍👍👍👍👍👍😘😘😘👍👍👍😘😘👍👍
2020 weliba bishii u danbeysY dhagysanya hestYdi argsan
tolow aragsanteydii aanbisqeyney maadaa💋💋
Wlhi hestan dhiga io qalbiga ikicisay status 4/9/2022 aya kuso arkay😭😭
Axsan sootil xilwa by Al fanaan Abdifatax Iskalaji,siweyn ayaan uladhacay runtii heestan waxaaba mooda inee aniga igu socoto runtii oo ee iga hadleeso ama iquseeso.Thanks hundred times as you're al fanaad Abdifatax Iskalaji.
Intii mirqaan ku dawanaysa like I sar 04 .Dec.2020 jimce from Addis ababa
Marna ma iloobo heestan iyo qofkii ay quseysay ❤ still love 2015 --‐ 2024
Hestaan hada le arkay heestaan 2015. Maanta 2024 ba dhageysanaya cajiib intaa sano ma arkin , iskalaaji iyo nasteexo indho , omar barbar iyo hodan abdirahman waqtigan wa waqtige cusbayeen
2017 loading heestan still on fire🔥🔥🔥
2019 yaa dhagaysanaya miraha macaana ku raaxaysanaya
😭😭😭 ma aqaaan inta jeer aan dhageeestay iyo sababtaan u dhageesanaayo😭😭😭😭😭
lajecleeyda mogadishu sababta waa jacayl xeesto waa iska romantic🥰
AR amaad aniga Lee iga heshay maxa yeelay Wan kaftan badanahay kkkkkkk
I asked my love to choose a song for me to listen and this is what he chose for me, OMG!😘 Mailaawin doono ebid 💕
All the best Walaal. Very nice song, music, video, vocals and all time stylish artist.
nice song walah
Inan ubad kuu dhaloo aduunka intan jirana adiga kaaso ak koco unbaa duco iigu filan😫💍❤22/9/2023
Waqti an safar aha dacarbudhuq from hargaysa
Ayaan waxaan is baranay inan magaciisa la dhaho sakariye bille cumar run ahaantii wiilkaasi wuxuu ahaa qof qalbi wanaag San markii igu horaysay waxaan ku kulanay jidka udhaxeeya berbera iyo hargaysa waqtigu marku ahaa 3/4/2020
8:32 subaxnimo waxan ka helay intaan la joogay farxad an isdhahay dhaamad male balse hada mahaysto lakiin waan jecladay dhaqamadiisa iyo dhole cadaytii farxadu ku dheehneed waliba si xad dhaafa waxan leeyay wllkay qalli noloshu kuma xumayso
Mar 29, 2024
🎶❤😢
hees tan siaan cadi ahayn ayaan uga helay mashllh cod kaa kadaran macan wlhy
anoo inyar kuu jiry indhuhu kuu xiisayaan waaaaaaw abdi asis waad iskajarty waa hees iyo badh
Ma jiraa Qof dawanayah 10/10/2020🖤🦋🥰
War been bad nida lamaba garinee
@@fardawsocali9310 😃😃😃😃😃
Love this song
Is iri ifka waad hantiday 🥰
weeeee wa boqorkii codka inaba caadi ma tihiid mnsha Allah
Vraiment j'adore tous les chansons de iskalaaji dieu te protège les mauvaises yeux inchallah
2020 like saar ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Yaa wali dhageysanayo 2019🔥
12/9/2019 ilaa hada o 17/9/2024 xsuus teeda igamaba go.ayso🎉🎉🎉😢😢❤❤❤
2020/10/1 yaa ila dhagaysanaya tolow iskalaaji heesahisa kama xiisa dhaco
Anoo inyar kuujiraa mcn indhu kuuxiyaan 🙎♀️👧🩵
Xusus igalisa heesta jeceglkaygi alleh ha unaxariiste marwalba wuu iqadi jiray isago cod dareenleh igu qadijiray
2017💔😭Xasuus Aano inyar ku jira indhuhu ku xiisayan😥
Yaaa Dawana 2021 😁
www aaad ayan ujeclahay heestan tnks skilaaji ♥♥♥♥
super star iskalaji
El Muhammadi wwwww sedo kale wan jacelhy 😗😗😙😙😙😙
This is what we call a guru in music
iskilaaaji caaadi mahan heestan aadna wn kuu taageera waanan ku taageeri doona inshaaala noolow wlky qlih
Qalbi jilecayga iyo naxariisteyda dartood dhawac walba Qalbigeyga wuu ugaray😢😢
❤️💯Inaan ubad kuu dhaloo aduunka intaan jirana adiga kaasoo ag kaco ayaa duco iigu filan💯❤️ALLOW IGU KAA SIN QALBIGA wehelkiisa🥰🌹💍💯
Afkaaga caano lagu qabay
ano inyar ku jiraa
indhuhu ku xiisayan
ado macan iga fogayn
ayu kutaba qalbigu
ada aragsanay macan
marka aqalkauga timi
walhi axla cod fanaan
cabdicasiis
waaw cod baa kugu dhamaady mash allaha😍 aad u ga helay heesta
Wli wn dhagaystaa like isaara inta iladhagysata
WwwwwwwUpsuletly this is the most beautiful songs in the world in my said Iskalaaji Love you more Nin culus halkaa ka sii wad
Mlin axada 26/11/2022 14:04 duhurnimo intii iga danbysow like ta haila dhafin❤️❤️🥰
❤❤❤❤❤❤ iskalaaji heestaan ma anigaa ii qaadey waa sidaan kugu ahey in aan kuu sheego jeceylka
Layla Kahin sxpeey isaga miyAa jeclaatay Kuu raadinee😃😃
anoo in yar kuu jiraa indhuhuu kuu xiisane adoo iga fogeyn ayuu ku tabaa qalbiguu waaaaaw
adam hassan