CALI ZAKI Ft SAALAX SANAAG ( HEESTA AROOSKA AYAAN DHALAD IYO JECELOW)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 361

  • @engabdukadir7899
    @engabdukadir7899 3 роки тому +4

    Wa hees lagu goobtay Cabdikariin Cali Shax laxankiisa inaba caadi ma aha fanka Somali wlhi ree Hargeysa ayoo ku taagan yahy noolada ree hargeysaay

  • @Ururka_yufo
    @Ururka_yufo 3 роки тому +87

    Mucijisada laxanka cabdikariin cali shaax iyo cali saki iyo salaax sanaag waxaan ka maqnayn abwaanka laga daba dhacay daaha gaas waxan la hilmaamayn musican furin wax kale waa laysgu tagay hees 😘

    • @jimcalexiiz7972
      @jimcalexiiz7972 3 роки тому +2

      Supar star xidigah

    • @sayidcaska4285
      @sayidcaska4285 2 роки тому +1

      Welcome aaad♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 роки тому +47

    Gobtii QORAXAY❤️💙💚 WIILKI GALMUDUG💙💙 Guurkiina allaha barakeeyo huuno ayaan iyo duma mohamed

  • @FahadAbdi
    @FahadAbdi 3 роки тому +19

    Walalaheyga Cali Zaki iyo Saalax Sanag Love you Wlhy laba wiil oo qalbi fican waye anigana wallahi waan ku farxay wada shaqeynta naga dex dacay it was really nice working with you waa ino markale iyo video yal kale oo badan inshallah🙏❤️
    Walashey Ayaan iyo my brother King Jacelow noqda kuwii isku waaro oo ubad kheir qaba kala heela Amiim❤️

  • @amal12678
    @amal12678 3 роки тому +101

    Meel ay inamadayadu joogaan maba shidnaan waydo 🥰❤

  • @azmiitamalpoh1290
    @azmiitamalpoh1290 3 роки тому +142

    InamDaYdu meshaY joGan maba shiDanan waydo duriyaDi 💚🤍❤

  • @luckyyh0612
    @luckyyh0612 3 роки тому +18

    MaShAllah geesigii galmudug❤️❤️hambalyo kun jeer isku waara abid ❤️❤️ ali iyo saalax wiilasheena wa idin wadanaa❤️❤️

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 3 роки тому +17

    Allaha barakeyo reer waliba oo guur xalaal ah gala is aamina isku sabra iskuna qanacsan

  • @bahjaabdinor4466
    @bahjaabdinor4466 3 роки тому +7

    Waa gobtii qoray ayan❤✅
    Waa wiilkii geesiyada galmudug mahomed❤✅ Ha waaro jaceylka❤❤❤🤲

  • @prencessamira9370
    @prencessamira9370 3 роки тому +7

    Laxanka abdikarin ali shaah caadi maha😍waad shideen arooska wiilashaydi

  • @queenmuqdisho4921
    @queenmuqdisho4921 3 роки тому +10

    Hambalyo wllshei ayaan gobtii qoraxey io wllkei jeceelow Wiilki Galmudug✌🏻👏

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 3 роки тому +10

    Laxnkii xapiipul malaayiinka capdikariin cali maxamuud xuseen ina cali shaah

  • @amaalqueen5981
    @amaalqueen5981 3 роки тому +5

    Ali zaki iyo saalax sanaag hore usocda qoyska yagleelmay alle ha barakeeyo ❤❤❤❤❤dhisma oo dhaqma

  • @queenrazaan6913
    @queenrazaan6913 3 роки тому +27

    Hambalyo wiilkii Galmudug intaasba Naga badan ❤❤❤❤

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 3 роки тому +3

    Eryadii daha gaas awaabki qarniga
    Laxankii rooxanta fanka cl kariin Ali shaah
    Codaadkii fanki codkii istelki fanka Ali zaki iyo saalah zanag
    Muusigii al macnlin furinle
    Arsookii qarnaig congratulations

  • @xamdaabdi4459
    @xamdaabdi4459 3 роки тому +35

    Wiilkii galmudug geesi waa maxamed Hampalyo❤

  • @xamdadheman7232
    @xamdadheman7232 3 роки тому +1

    M,a aflaxa mubarki meelaniy salax sanag iyo ali zaki jogin meel maha 😂😂 ah inamo kaaa dheeh waxasa inamo laa dhaaha hore uu socda walaha 💗💗💗❤💗💗💗💗💗

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 3 роки тому +4

    Mashallah aroos qurux badan allaha ha idin barakeeyo. Wiilashayadii Ali zaki and Salax Sanaag waad shideen arooska as always 👈❤️❤️👏

  • @deeqoaxmeddiiriye9848
    @deeqoaxmeddiiriye9848 3 роки тому +7

    Wiilki galmudug geesi waa maxamed😍😍

  • @Mohamedweli3
    @Mohamedweli3 3 роки тому +24

    Another hit song shoodhayaashaydii 😱♥️

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 роки тому +3

    Best edit Cali zaki in the word from Galmudug
    M. A mataanah sandka cali iyo saalax dhal boqrtooyo

  • @naimanuraa2176
    @naimanuraa2176 3 роки тому +7

    Awww wa gobti qoraxay where is re qoraxay 💚💙❤️🇬🇲☺️ nag landheero Ogaden markaad hesho wa Iska saan wad Iska qoosli ☺️❤️

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 3 роки тому

      Hhh sidee nalaku ogana inan nahay xariirtiyoo qofa💯😍 ree abtiyaashey jira oo jooga

  • @queenzamzam6924
    @queenzamzam6924 3 роки тому +12

    Cali Zaki io salaax snag horey usocda 🥰

  • @baariyeya6693
    @baariyeya6693 3 роки тому +2

    Ayaaney dumashii soodhawoow ✌️
    Ali zaki iyo salax meelay joogan waa Wuuw 🤗🤗

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk Рік тому

    gabadh reer qoraxey yo wiil ree galmudba isgursadey maasha allh iskuwaara

  • @armaanmaxamed3001
    @armaanmaxamed3001 3 роки тому +2

    Daah gaas isag mawax loo daayey heesa arooska kasoo jawaab brother cali zaki

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 3 роки тому +36

    Aaaw my Favourite singers🥰🥀❤Welcome to kenya🇰🇪 inan idin arkan rajeynaaya

  • @isleegshow
    @isleegshow 3 роки тому +3

    Cali saki iyo salax sanag wn idinjeclhy wlhi aroskaygana I saso diyariya adinkan idin sugaya😍❤❣💋

  • @mssjimcale5086
    @mssjimcale5086 3 роки тому +19

    Galmudugnimo💚🤍💙 dumaashi ayaaney sodhawaaw geesi cayr waliba geesiyadii yabardhowrakace ayaad heshay nasiib dhaaftay hablaha🙋🏻‍♀️🔥😘

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 роки тому +2

      😂😂😂😂😂Mansha Allah yabardhwrkace ma rer ayanle ka gesisan yihiin aniga kuwasa ku maqley gesiyal✌🏼

    • @bushracadey931
      @bushracadey931 3 роки тому +1

      @@bilicdumar7403 hhhh intaas ayaanlaa ahy lee maakawadaa cid cidka geesisn ceyr kumajirtee waawada geesiyaal hdiiklena qofwalba cidiisaa ugeesisan inbaay

  • @miskicabdi929
    @miskicabdi929 3 роки тому +13

    Wa Gobti Qoraxay♥️🥰💋

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 3 роки тому +2

    Mansha allh wllalady Ali zaki iyo saalax sanaag waad shideen arooskii keep going🥰

  • @abdirisaaqali454
    @abdirisaaqali454 3 роки тому +2

    Laxanka Wax kLe 💞
    A.korin aLi zhaah 🙌

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 роки тому +65

    Kinjecelow Sxb sare Hambalyo Hambalyo sxb qali 2017 igu dambesay

  • @wacanxasan5596
    @wacanxasan5596 3 роки тому +19

    Wiilki galmudug masha allha welcome duma❤️❤️❤️❤️😘😘❤️🌺🌺🌺🌎🤴👸🏻🥀

  • @mukaram__studio3976
    @mukaram__studio3976 3 роки тому +3

    Saalax sanaag waan wataa🌎🔥⚘💫

  • @c.raxmaanmaanka9918
    @c.raxmaanmaanka9918 3 роки тому +3

    Sanaag iyo zaki noolada pabayaal waa idin wataa ani ahaan inta iraacsan like

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 3 роки тому

    Gobtiii qoraxeey mansha allah Ina adeeer landhere Ogaden absame sodhawow dumashigeeen alle haiskukiiin dayo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najiibabtidoon7396
    @najiibabtidoon7396 3 роки тому +2

    insha allah Goordhaw Aroskega inad sidan ushidan ayan Rajena walalahey saalax & Alli saki Guulesta

  • @hodanisse6481
    @hodanisse6481 3 роки тому +5

    Wiiilkiii galmudug geesi maxamad dhiiga 🇸🇴🙏💧

  • @libinabdale4316
    @libinabdale4316 3 роки тому +11

    Wiilkii galmudug 💞💯❤ Galmudugnimo 💯❤

  • @djdhiigleh5423
    @djdhiigleh5423 3 роки тому +2

    Kəəp going Brother ragga fanku ushidan yahay sanadkan maanta keep going pro

  • @kawzmoht1955
    @kawzmoht1955 3 роки тому +11

    Laxanki mucsijada fanka abdikariin ali shaah anon arag ban grty inu leyhy lxnka abdikariin ali shaah ❤

  • @fosiyomohamed2618
    @fosiyomohamed2618 3 роки тому +17

    Gobti qoraxey Ayaan dhalad❤️😍

  • @cshakuurlyrics1033
    @cshakuurlyrics1033 3 роки тому +5

    Ali zaki iyo Saalah Sanaag wllhy somaliyeed jiro jooga meelkasta oo aad joogtan farxad kuqaata ILOVE YOU

    • @faaaizayuusuf6606
      @faaaizayuusuf6606 3 роки тому

      𝑴𝒂𝒈𝒂𝒄𝒂 𝒈𝒂𝒓𝒐 𝒍𝒆𝒚 𝒈𝒂𝒓𝒐 𝒘𝒂𝒂 𝑨𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒅 𝒘𝒂𝒂 𝒈𝒐𝒑𝒕𝒊𝒊 𝒒𝒐𝒓𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒘𝒊𝒊𝒍𝒌𝒊 𝒈𝒖𝒍𝒎𝒖𝒅𝒖𝒈 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒐𝒉𝒂𝒎𝒆𝒅 𝒉𝒂𝒏𝒑𝒍𝒚𝒐 𝒉𝒂𝒏𝒑𝒍𝒚𝒐 𝒉𝒂𝒑𝒐 𝒎𝒄𝒏 𝑨𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒅 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒘𝒂𝒓𝒂 𝒐𝒐 𝒖𝒑𝒂𝒅 𝒒𝒆𝒚𝒓 𝒒𝒂𝒑𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒉𝒆𝒍𝒐 𝒊.𝑨

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 роки тому +3

    Mnzha alla wiilashaadiii wanagaas wan idinku ogaa🥰🥰🥰🥰

  • @bahjaabdinor4466
    @bahjaabdinor4466 3 роки тому +7

    Nolosha idin ma xumeyso
    inshallah isku waara idim allah hambalyo abayo iyo aboowe❤❤❤❤✅

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 роки тому +2

    Waaaaaw ayaan dhalad gabar aan jeclahay hambalyo dumaashi from galmudug ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apdalezulthan9480
    @apdalezulthan9480 3 роки тому +1

    Heestu halkey ka mcn tahey uun pan dhaha shoW abdikarrin ali shaah laxanka leh

  • @munamohamed5869
    @munamohamed5869 3 роки тому +2

    Abdikarin Ali shaah laxn igadheh😃😍

  • @sadamxusen1908
    @sadamxusen1908 3 роки тому +1

    Laxanka mucjisada fanka abdikariin cali mahmuud hussein , anigoon arag qoraalka cida laxanka leh ayaan wlhi gartay

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +12

    Team zaalah Zanaag like💃💃💃🥰

  • @zalmaabdalla3550
    @zalmaabdalla3550 3 роки тому +18

    Wiilkii galmudug iyo ayaan duma Soo dhawaaw

  • @mohamoudzhiine6184
    @mohamoudzhiine6184 3 роки тому +1

    Laxanka ina cali zhaaah another level👑♥️

  • @shacniqueenshacni8852
    @shacniqueenshacni8852 3 роки тому +3

    Wa gobtii qoraxey🇬🇲❤🔐

  • @AyanAli-ww5ev
    @AyanAli-ww5ev 3 роки тому +9

    Gobtii gobalka qoraxay Ayan hampalyo from Jigjiga🇬🇲🇬🇲ina adeer

  • @xaredhanad4671
    @xaredhanad4671 2 роки тому

    Nio asxpey cali zaki iyo salax sanag isoo qabtaaa ee arooskayega ha I qaadaneeeeee

  • @adiyamursaldualle4467
    @adiyamursaldualle4467 3 роки тому +6

    Wlhi I couldn’t wait heestan intay soo baxayso🥰🥰

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 3 роки тому +3

    Nin darwiish io nin duriyadii aH melaY jogaN wax kle noqotaaba🥰🥰🥰

  • @rahmarawsa131
    @rahmarawsa131 3 роки тому +3

    Daaha gaas wlhi abwaan tagy ilaahYow arooskayga noolaDa hees mcn ha isameeYee🤎

  • @hanansmail8609
    @hanansmail8609 3 роки тому

    Maansha alaha inamadayda meelkaztoya joogana way shidan dhigiina usaareeya walalday qali hamblyo my Sister wlky ❣🥰🥰

  • @q.nafnaan6280
    @q.nafnaan6280 3 роки тому +6

    gobti qorxey hamblyo kunjer🇬🇲❤

  • @nasracumar9300
    @nasracumar9300 3 роки тому +1

    Gabadha iney anuush u ektahay inta ila araktay😚😚😚👑

  • @fadumoibrahin7982
    @fadumoibrahin7982 2 роки тому

    Wa gobtii jarar gabdhu😍😍

  • @shukrishuu2057
    @shukrishuu2057 3 роки тому +9

    2:23 ayyyy 🙈😍😍😍

  • @fathiabadullahi7862
    @fathiabadullahi7862 3 роки тому +1

    Warku waa cad yahay wiil Galmudug iyo Gabar Ugaadeen isku waara wada jira 👍

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 роки тому +2

    Wiilkii galmudug hamblyo❤💥💯

  • @hindaahmed8055
    @hindaahmed8055 3 роки тому +1

    Masha,Allah cabdikariin cali shaah agwaan iyo badha igadhe

  • @aminaahmedmohamoud5425
    @aminaahmedmohamoud5425 3 роки тому +4

    Cali& zalah guuleyso from puntland ❤💋🌎

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 3 роки тому +2

    Inankay ali saki iyo salaax sanaag heeski qarniga horu mar wacan hapo

  • @samiiraali5812
    @samiiraali5812 3 роки тому +7

    Ali zaki iyo salax sanag walaladaay qli✅🙏💞👍💯♥️

  • @fadumawacays4447
    @fadumawacays4447 3 роки тому +2

    Ayan dhalad Boqaradii Ogadeen ❤🌎

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 роки тому +4

    Onther level mai boys Ali Zaki Salax Sanag Style fanka 😍👑

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 роки тому +7

    hambalyo ayaan maxamed kaceröow viva Galmudug💚🤍💙

  • @ikraanyuusuf8255
    @ikraanyuusuf8255 3 роки тому +3

    Duriyadi xalasha ahayd meshay shido shidan 👑🔥💫🥰

  • @abdihamud5587
    @abdihamud5587 3 роки тому

    Eryadii abwaan daaha fanantii ali saki salah sanaag

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 3 роки тому +7

    Oo kaalsy hg ma sacdiya simian ayay og ka gudayaan 😂masha allah ❤️🇸🇴

    • @dhaymancadeey9290
      @dhaymancadeey9290 3 роки тому

      Saas waye inaa arsanaaa jirta🤣🤣🤣🤣

    • @luckyh4131
      @luckyh4131 3 роки тому

      @@dhaymancadeey9290 kkkk hg dad aan jecelahay

  • @fahiimoqurux4436
    @fahiimoqurux4436 3 роки тому +2

    Gobtii galmudug we love you 💋♥️♥️♥️✊

  • @ikranahmed9467
    @ikranahmed9467 3 роки тому +1

    Mansha allah hambalpyo ina ader qurux dhashi warfa hambalyo all the way from wardheer 🇬🇲🦁 xarunti sayidka 🐎🌹🩸

  • @anzalali7148
    @anzalali7148 3 роки тому

    Ali zaki iyo salax sanaag 2 fanan an jeclahey arooskeyga wad ka heeseysan somahan waliba aman abwankeyga heesta ii xulayana waa laabsalax we love zaki iyo sanag from galmudug

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 роки тому +2

    cali zaki salah sanaag we waiting galmudug🙏✊

  • @XamdaAhmed-v1j
    @XamdaAhmed-v1j Рік тому

    Maashall wllhay cali saki iyo salaxsanag

  • @zalmanyarechanal9922
    @zalmanyarechanal9922 3 роки тому

    Galmudug nimo iyo wallaha dhiiga saalax sanaag iyo cali saki galmudug nimada kunuraysiin

  • @ciiseyare100
    @ciiseyare100 3 роки тому +14

    ALeh ha unaxaristo soraan ismacil sugule
    Wayo wuxu radin Jiray sidu inoga Qozliyo manta waxa kaliye aynu ku taranyna wamaxy dadooow 😑😑

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 3 роки тому

      Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo 🤲🤲

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 роки тому +2

    #Ali_Shaah laxankiisa caadi maaha👑❤

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 роки тому

    Ayaan dhalad aroos badanaa mansha allh 2019 ayay ahyd iyada iyo abdi taabit💙

  • @gabadhadeeqo6721
    @gabadhadeeqo6721 3 роки тому +2

    Wiilkii #galmudug 🥰

  • @aminsaed4696
    @aminsaed4696 3 роки тому +1

    Abdikarin Ali Shaah Laxankiisu wa heer sare.

  • @samirasaidali3375
    @samirasaidali3375 3 роки тому +1

    Www eesh Cala hees Cali zaki vs salax sanag

  • @salmaxasan26
    @salmaxasan26 3 роки тому +3

    Keebgoing brothers ali zaki and saalax sanaag💚 💬❤👍

  • @maymuunsiciid1782
    @maymuunsiciid1782 3 роки тому +1

    Wiilkii galmudug intasa i qancisa ina abti 😍

  • @naimaali3327
    @naimaali3327 3 роки тому +1

    Wll mcn Alf mabrook Mashaallah ayaan dhalad iyo king jecelow بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤️😍🌹😘👰🏻🤵🏻🌸🌼💐🌺🌷🌻🎉🎂🍰💓💗💞💖💕

  • @ayaanahmed116
    @ayaanahmed116 3 роки тому +2

    Laxankii mucjizada Fanka ina caLi zhaaH

  • @bondyusuf7046
    @bondyusuf7046 3 роки тому +1

    Keep going my broader cali vs salax

  • @abdiahmed9953
    @abdiahmed9953 3 роки тому

    Horeye uu soco lpx
    Wan Ku vana pro

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 3 роки тому

    Heeska ileen waxn uga hely
    Laxanka clkrin cali baa leh☺️

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 3 роки тому +1

    Gobti qureshti qoraxay 🤩😍🥰💯💕

  • @NastexoAbdi-x2t
    @NastexoAbdi-x2t 19 днів тому

    Bolaajoqol❤❤❤❤❤❤ eersomalilaan

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Рік тому

    Masha allaaH aroos qurx bdn io fananiiN da yaR oo cod tolmoon leH

  • @fartuuunmohamed3563
    @fartuuunmohamed3563 3 роки тому +2

    Wiilki galmudug geesi waa maxamed
    Ayaan iyo Mohamed waxaan leeyahay wadajira abid

  • @hilaalismaciilwalhiqoslsah3417
    @hilaalismaciilwalhiqoslsah3417 3 роки тому +3

    M.a alh cali zaki saalax sanag 😍😍