SIDEE DEX LOOGA UGAARSADAA ? PART 2 | MAANKALIZA 🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Su'aashan sidee dex looga ugaarsadaa ? oo ah su'aal inbadan igusoo laabatay, maanta waxaynu soo gudbinaynaa qaybteeda labaad.
    Muuqaalkan qaybtiisa 1aad 👉👉 • SIDEE DEX LOOGA UGAARS...
    Xog dheeraada 👇🏿👇🏿👇🏿
    Sarifka lacagaha E-bedel 👉 ebadal.io/
    maankaliza.com/
    🤝 Furo account gate.io 👉👉 www.gate.io/si....
    Hadii u bahantahay in crypto lagu serifo nagala soo xariir whatsapp kaan 👇🏿
    +252906753113
    📢 Nagusoo biir channelkeena 👇🏿
    Telegram 👉 t.me/Maankaliza2
    / maankaliza
    💡 Hana ilaawin inaad Subscribe gareeso channelkeeda si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee hela xog aad u qiimo badan.

КОМЕНТАРІ • 16

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 23 дні тому

    mahadsanid ustaad fowzi waan kaa sugeena sida loo isticmaalo master bot inshallah ❤

    • @Maankaliza
      @Maankaliza  23 дні тому

      Insha Allaah walal 🙏🏾

  • @carta9397
    @carta9397 24 дні тому

    thanks sister

  • @Ayaanle-r3u
    @Ayaanle-r3u 24 дні тому +1

    Ustaad fawzi waa kaaga mahad celinayaa inaadan danayste ahayn sxb oo si hagar la,aan ah aad cashirada u soo gudbisid iyo talooyinkaba

    • @Maankaliza
      @Maankaliza  24 дні тому

      Mahadsanid walal 🫡

    • @jabradaaud378
      @jabradaaud378 24 дні тому

      Kooras crypto ma bixisaa wll ama ustadka ma bixiyaa iso jwb i.a​@@Maankaliza

  • @AyaanCumarcisman
    @AyaanCumarcisman 23 дні тому

    Ustaad foozi waxad u qalantaa inaan ku gaar siino 100,000 subscribers aqoon lacag lagu bixiyo oo qaali ah isla markaana wax badan aan laga faaidayn ee odfyo ah ayaad practical nagu siisaa guulayso ustaad. Geesigu isma qariyo

    • @Maankaliza
      @Maankaliza  23 дні тому

      Mahadsanid walal, guulaysta dhamaantiin 🫡

  • @Najiib_jama_abdi
    @Najiib_jama_abdi 24 дні тому +1

    Trade memo coin soo sameeya

    • @Maankaliza
      @Maankaliza  23 дні тому

      Memecoins kama trade gareenno walal

  • @abdullahikhaliif6563
    @abdullahikhaliif6563 24 дні тому

    Ustaad Fowzi Mahdsnd Qaybta1aad Maheli karaa

    • @Maankaliza
      @Maankaliza  24 дні тому

      Channelka 5A-HUB ayay kujirta qaybga 1aad walal

  • @axmedgeesi9919
    @axmedgeesi9919 24 дні тому

    Ustaad mee groupkad lahayd ardaydaa loo samaynayaa wixi su 'ala ah iyo wixii chart 📊 ahbayku wadagayaan❤

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 23 дні тому

    M.a