Sheekh Abdirahman: Anigaa wax baray Sheekh Mahad mana garanayo waxa uu haysto.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our UA-cam channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

КОМЕНТАРІ • 26

  • @Mohamed-wv7qr
    @Mohamed-wv7qr 4 місяці тому

    Hawiye mxaa ka galey qabridahar wayab ERAR ha sheeganin

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 4 місяці тому +1

    Wahaabiyo sucuudiga ayaa biilaa waxaas hanala imaanin anaga

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    Ninkani lacagta iyo timirta sacuudiga laga keeno iyo waxa ay ummadda ka dheceen weeye waxa ay haystaan

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    nin odagaa wuxuu na leeyahay diinta ku dhaqankeedu waa siyaaday si ka fiican sidii la ahaan jirey laakiin waaqica marka la fiirsho iska dhaaf soomaaliyee islaamku wacey marayaan markey ugu liiteen marka ninkan waxaa ku filnaaday gar dheer iyo maro qof dumar ahi xirato ayadoon labaduba qalad ahayn haddana ku dhaqanka diintu waa ka salwayn yahay wax nin kani tilmaamayo tiintu waa dhaqan suuban waa sidqi iyo amaano waa cadaalad intaas oo dhani waa wax aan hadda jirin.

  • @hassanabdi3266
    @hassanabdi3266 4 місяці тому

    O naronbi ma cilmi ma laga barta subxanlhi

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 місяці тому

    Culumada somali galbed aad bay dadaal xunyihiin khaasatan kuwa Nairobi joga xilba kama saarna runtiii diin kama jirto Somali galbed

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    Ninkan odagaa malaha hadda kontaraadu soo gaartay oo ma ogaa meelaha wax laga qaado.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    ninkani waxa uu saxwada ku sheegayo waa figriga wahaabigaa ee dhashay shabaab iyo waxa ikhwaanu muslimiinka loo yaqaano oo ahaa mushkulo dad xukun doona aasaaseen.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    ninkan culumadda uu israacsiinayo qaar wahaabiyo sida cumar faaruuq iyo gacameey .qaarna waa culumadii caadiga ahayd sidaa sh maxamed macalin iyo suuleey waxey ahaayeen ehlusunna. xagga shariifku uu waa danbe noqdey wahaabi marka la soco.

  • @CrisaqXasan-j4b
    @CrisaqXasan-j4b 4 місяці тому

    Ninkan waa nin culumo ah Anoo ixtiraamaya waxan dhihi lahaa dadka cuquushooda ixtiraam
    Hadaladaada wax badan oo khalad ah yaa kujira si ula kac ahna Aad ugu badheedhayso
    Waxaad sheegtay
    # in Aad 1974 da'daadu ahyd 9jir
    Hadii Aan hadal kaaga raacno eega waxaa tahy
    59 jir
    Wadadka suufiga ah ee qabri dahr joogana waxaad sheegtay inaad macalin quraan u ahyd
    Isaguna waa 50 jir
    9sano yaa idiin dhexeysa
    #Mida kle misaajidka Aad lee dahy qabri dahar 100 sano iyo wax dheer buu dhisan yahyna waa kahalad, o 90 xataa ma
    gaadho
    # salafiyo ma ihidana khalad yaad ku sheegtay
    Oo misaajidka caro madawda eed lahyd salafiyaa leh
    Misaajid ka nagaa tiri
    Oo mar wax kabadan yaad isu nis baysay salafinimada inaad diidana waad rabtaa!!
    Rabbi ha kula -saaxiibo
    Wll khaladkna garawso

  • @NuraHassan-sg6vl
    @NuraHassan-sg6vl 4 місяці тому

    Acuudu bilaahi aduunka ruuxii ugu been badnaa oo lawareeysto 😂
    Sheekh mahad baan macalin u ahaa kuye😂😂
    War wuxu been badanaa cuqubo aan soo daahin alle kuu keeen

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 4 місяці тому

    Wahaabiyo wakaas warkoodu been & dacaayadeynta dadka kale iyo isla saxnaantooda ayeey rabaan in ay umada ka saxnaan & cilmi iyo caqiiduba fiican rabaan in ay burubagaandho uun kutawjiihiyaan aakhiro moog diintoodi aduunyo ku iibsaday ayuu noo amaanayaa khawaarij waa uun khawaarij cajaa.ib

  • @mohamedaydarus7418
    @mohamedaydarus7418 4 місяці тому

    Dacwada aad ka hadli maxaa waaye.. Wahaabiyada qarax mooyaane maxaay haayaan

  • @Mohamed-wv7qr
    @Mohamed-wv7qr 4 місяці тому

    ERAR TV tug bad tahey wahabi weye sheikh cabdi raxman hadhihin kan tug tug dhalay uu sucuudiga laga soodirey

  • @NuraHassan-sg6vl
    @NuraHassan-sg6vl 4 місяці тому

    Ninkan bari buu waashey qaali iyo wahaabiyonimuu isku darsadey

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    Ninkani ma ogaa wahaabiyadu in ay ku dagaalamaan masaajidyada yurub.

  • @AbdiHassanBare
    @AbdiHassanBare 4 місяці тому

    800$ dollar oo sucuudiga soodiray miyaa

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 4 місяці тому

    Ninkani warka uu ka sheegay masaajidka qabri daharre waa qilaafsanyahay warka ay sheegeen ragga magaalada xukumaa oo ah in matxafyahay malaha wadaadkan wahaabigaa wuxuu ku farasanyahay joojinta masaajidka.

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 місяці тому

      Allah maxaa masayr ku haya iska ooy,waa lagaa tegey,orgi inuu afka iskaga kaadiyo waa caadadiis,orgi baa tahay jaahil murakab ah,

    • @warsameahmed4633
      @warsameahmed4633 4 місяці тому

      @@ahmedmusa8929
      aqoonta xaalbaan siiyey haddii ninka saas u hadlayaa uu qof jahli ku sheegayo.

  • @AhmedAbdi-h7k
    @AhmedAbdi-h7k 4 місяці тому

    Nimankan ataxdka ah beenta miya loo xalaaleyay waayabe

  • @hassanabdi3266
    @hassanabdi3266 4 місяці тому

    Wahabiyo mesha din umay tagin e din dumis ayay u tagen wariiyaha nacasana war sual waydi quman

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 місяці тому

    Xarda qabridahar waa shiico wana in umada laga qabto xitaa suufiyada ayaa ja subxaanalaysta