Waa kugu sugtay saa meeshii cir laga filaayaa ceyryaamo ka timid 60 jir waalidkii ka cabanaya Dunipace macaankii ka dhamaaday ayan joognaa nin habaarani ma harsado ayaan maqli jiray Allaah u laabo oo u toobad keen oo waalidkaana raali gali weli waad nooshahay towbadu waa furan tahay hadaad Muslim tahay
@@hawasharif3055 hawasharif walal naxariista alle kama wado sas hadhihin walaidkada marwalbo wad ubahantahay kalmada fiican maxa nodiiday ma naxarista naga dhamatay miyan aheen dad uu alle kadhigay muslim miyuu alle noshegin isku naxariistay an idiin naxariiste walal wiliga kalmad qof dhawaceyso ha usoqorin manta malin eey ahen ayu alle kugu buxina miisankada xasanadka intan yer ad soqoreyso kadhig kalmad fiican alle miisankada xasanadka mid ad kufaraxdo hakagadhigo
Ninyohow Allah u samir isagana hadh ‼️😭masajidada gal 😭‼️
Walaalkaan waxan dhihillahaa Cibaadeeyso oo quraanka akhriso wardiga iyo Soonka badi kow shaqayso qofka hade laitixaamo waa sax nuu samraa👁️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍🔥🥇
Waqadar waxa hooyada ilaahkaag soo qaadayo ❤ ninyahoow hDalka hooyo isk dhig Calaacalka waa laga fiicanyahay horay u soco
Sabar Sabarka waaa lagu guuulaystaaa
Rabiyow kaa qaad kurbada kudaashatay walal samir alle aya xuman oo dhan kanasahan insha Allah sidaa jaceshahay oo qeerka kugu jiro ban kubaryaa runtii xunkada wa itabtay
Asc waan kaxumahay wiil caase iyo waalid caasi waa jiraan sabar walaalkeey waana kuu wada taaganahay inshaalaah
Sabir wall waa aduun muminku ku dulman yahay dheh Alxamdulilaah dheh wall
Waalidka haduu kugu xumado oo ku necebyahay walalahana way kugu diraysa marka Illahay hakaa dul qaado oo hooyada Illahay haku jeclaysiyo
sheekadaan markaan dhegeesto waxan xasuusta sheekadi Rasuul/Nabi Ciise....................ma wuxuulaha Abe mise bilaa Abe???????? NABI Zakariya...... SUBXAAAN ALLAAAAA............
Yaarabi ninkan waadhibtooday allaah hakadulqaado murugta
Walaal hadey walidkaa ka edsheganeso hooyo iyo abaaba ey ku diideyn
Adeerada aad caayesid waxbaba kuma ahan maxaad waqtigaga ugu dhuminesaa Maax danahaaga racidid oo illah aha isu dhiibtid waa taas aad meel fadhisan ladahay
Hooyadaa ka duceeso oo ilaahay isku dhiib oo nin weynbaa tahay kitabkaga la saaxiib cibaadeeso
Waalid ceebees baa tahay
Subxanallah waa yaab,
WAALID CAASI WAA JIRAA NAXARIIS LAHEYN MARKA TAAS OGAADA
Asc
Waxa uu yiri haduu kaxaday oo uu ka taabtay sow ani majoogo
Miskin
Hooyo ilmaheda inkirtay.
Subxaanalaah
Aniga insha Allaah igu dara wall
Asc
Hadaadan weli guursan
Ilahay isku xir oo guurso
Ninkaan caasi waaye.Qof bari ah waxwalbo oo walid kudhoho in wax kasooqaado mahan
Waar taasu kumay dhalayn ee Illaahay tala saaro oo naftaadda u shaqayso Naag ajanebiya guurso oo somalidda waxba haku warerin Africana ha tegin.😊
Waa kugu sugtay saa meeshii cir laga filaayaa ceyryaamo ka timid 60 jir waalidkii ka cabanaya Dunipace macaankii ka dhamaaday ayan joognaa nin habaarani ma harsado ayaan maqli jiray Allaah u laabo oo u toobad keen oo waalidkaana raali gali weli waad nooshahay towbadu waa furan tahay hadaad Muslim tahay
Soomalida si bay wx ufahantaa wiilkan walidkiis wxbo kama shegin nolashana kuadag teeda kle walidka waa khaldami karaa ogow xaq waalidnimo oo kulahy aa jiro maahan qofka inoo khaldanyahy waladka marksto
Qofka Hadaadan sheekadisa bilow war u hayn Ha iska soo qorin barri baa laguugu xisaabin.
Haabarta kuuma daalin
WLL YA HAYA MEL LAGALA XIDHIIDO NINKAN.
@@abdirashidhussein3029 walal waxa kala xidhiidhaa tiktok waxa u qoran warqadcad waxad doneyso luuqa wad oga qorikadhaa insha allah qeer
Walaal isdaji waxba djiigq ha kaqaadi Hooyadaa ee u samir
muuse biixi miya ninkan?
subxaanallaah maxay u dhibahayaan
Wall xagee kaala soo xiriiraa please
Walee waa musiibo hadii wiilkshiina waalidkii usoo fadhiisteen
Ninkaan waxbaa ka khaldan miyaa maskaxiyan
Waa hoyo hakatagin waligaa
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Aabaha ku inkiray DNA maka qaadey kadib aya hooyo cadeen Laga rabaa
😂😂😂😂kkkkkkk
Ninkan ma jinbaa aabihii iyo hooyadii miyaa nool isagaaba cadceed sii dhaceysa ah
Cabdiruun walal hadalka fiican waa sadaqo waalidka marwalbo lagama maarmo wenan iyo yeran kuma xidhno walalkena kurbada allaha kaqado inbadan ban udhibanahay waalidkey ayu dhahay jawabtada marwalbo hanoqoto kalmada qeerka
Nin weyn oo hooyo iyo aabe u bahaan wa looser xamaalo saxiib
Kii maamo saafi kufsanjiray maahoo kan
My wll wiilkaan wxow kunoolyahy talyaniga sharcine masiin mana shaqysan karo
Asc
Kkkkkkkkkkkkk
Hooya iyo aabahaa waa ba cad ee maxay kugu Tarawa had waxaad lahayd wax ima tarin hadana waxaad leedahay wax iguma tarin
Warkani muyu walan yahay 60k waxas kuhadlaya mamir qabo xishonmayo
Jesjeska mafiicno qof ween oo dhibateysan mudo dheer aya hadal uu mudnen usoqoreysan war maxa naxariista idiinka qaaday hoyo iyo abo lagama wenado xita hadad 100 sano jidho runtii walalkena somaliyed duco kaliya naga mudanyahay blz an isku naxariisano si uu alle nogu naxariisto 😂😂😂😂😂😂😂😂
@@hawasharif3055 hawasharif walal naxariista alle kama wado sas hadhihin walaidkada marwalbo wad ubahantahay kalmada fiican maxa nodiiday ma naxarista naga dhamatay miyan aheen dad uu alle kadhigay muslim miyuu alle noshegin isku naxariistay an idiin naxariiste walal wiliga kalmad qof dhawaceyso ha usoqorin manta malin eey ahen ayu alle kugu buxina miisankada xasanadka intan yer ad soqoreyso kadhig kalmad fiican alle miisankada xasanadka mid ad kufaraxdo hakagadhigo
@@HabibaBilow-k8o sfcn ugahanthy umadayna mana ilbaxsano diine mataqano mana isku naxaristan
Aniga insha Allaah igu dara wall