Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiye Gee Part 10aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 бер 2020
  • ma tahay mid ku xidhan filimkan
    waxaanu xusi dona 20 qofe ugu badna
    barta comtiga dhawaan
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 210

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +2

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
    Love

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 роки тому +15

    WUU FOGAADAY SAYDHIYE WUXU ARAA ARDAYGII ABWAAN GURI BARWAAQO
    SAYDIYE
    👇👇

  • @mawliiddahir7155
    @mawliiddahir7155 4 роки тому +13

    Intaan film daawaday ilaa kuwa hindida ah....kan ku kawenagsan maan arag.,,heer wxn gaadhey aan yidha talow maantana ma dhibkalaa ku dhacaysa.....lkin waad la raagaysaan ....nosoo dhaqsada sxbayal waad mahadsantihiin

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 4 роки тому +2

    Laba wllo ah ayaa sidaa ukala duwan wlhi bili aadamku ma sinaha filmkan wuxu kahadlayaa waayo aduunyo thanks team maadshe tv1🙏🙏

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +13

    Caawa ayuumbuu u macaanyay film ku 😂😂team ka saydhiye iyo hamda gul

  • @munacabdi3568
    @munacabdi3568 3 роки тому +1

    Manshaallh walhi wanku tageersanhy walalky cabdi kariin saydhiye

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 роки тому +20

    ""SOOW DAHAB LA DHIIGEY MEEL""
    ""DAASADO MA NOQON KARO""
    ""DANYARANA ILLAAHAY""
    ""SOOW DEEQA UMA FURI KARO""""!!.!.
    N A C A M.

  • @salmahassanhassan30
    @salmahassanhassan30 4 роки тому +2

    Mnsha allh keebgoing wooow hamda 😘

  • @maxamednadiirjanagale5729
    @maxamednadiirjanagale5729 4 роки тому +4

    Filmkaan waan ka helay keep goin team maadshe from puntland

  • @nimcomahamed6937
    @nimcomahamed6937 4 роки тому +5

    Inyar man sugayn😇 wllkay saydhiye

  • @bahjadugsiiya7276
    @bahjadugsiiya7276 4 роки тому +5

    Maadshe Tv 📺 hore usco dah 🙌🏻

  • @amiinhaid308
    @amiinhaid308 4 роки тому +6

    Warsawka ahmed ismacil wllky isku class ahaan jirny waayowayo

  • @mohamedarashiid2203
    @mohamedarashiid2203 4 роки тому +8

    Ilaahaw dhagax dhalaalaya ha noowaayin

  • @hamselucio6201
    @hamselucio6201 4 роки тому +1

    Rag culus Dhalinyaro full respect 🙏🙏

  • @inamohamoutmo9189
    @inamohamoutmo9189 4 роки тому +2

    Ax ax allah xumaaa qofkii aad xumayn jirtay oooo ku wanaajinaya😓

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 4 роки тому +4

    Hore u soco saydhiye 👏

  • @muhasaed4600
    @muhasaed4600 4 роки тому +2

    Axmed galaydh 😍💋🌏

  • @mohamedhussainali249
    @mohamedhussainali249 4 роки тому +3

    ww mnshlaah mhdsanid sxb c.kariin iyo asxbtada

  • @sidiiqwabeeye2279
    @sidiiqwabeeye2279 4 роки тому +4

    Hore usocda zxpayaal

  • @abdirisaqdalmaroz2803
    @abdirisaqdalmaroz2803 4 роки тому +2

    nacabkagiino bataa waa hormarkiiNo oo baladha💖

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi 4 роки тому +4

    WlHi Waa Ruwaayad Micno wayn ku fadhida, Ku waano Qaado....... Qof uu alle la jiro marna ma guuldaraysto

  • @bashiirhanad8196
    @bashiirhanad8196 3 роки тому

    Wlhi runtii flim wax badan
    Ban ka bartay zxp Ku zocda filimantan.
    Wllnimo waa wehel.

  • @marwaaragsan5400
    @marwaaragsan5400 4 роки тому +5

    Lkn wad la raagten wanku faraxsanhy hada noo soo dayseen allxmd

  • @mohamedxidig5247
    @mohamedxidig5247 4 роки тому +2

    Aad aad ayan ula socda taxanaha nagtada buul ukire ama badiye gee guulayzta saydhiye iyo kooxda Thanks for you god

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 роки тому +1

    Wooooow Turkish style

  • @user-rr2wr9xq7i
    @user-rr2wr9xq7i 4 роки тому +2

    Wakaa saasoo kale usoo dadaji madshe tv

  • @zirhamzasulup2710
    @zirhamzasulup2710 4 роки тому +2

    Team Maadhshe Film xaqiiqda Tabanaya Congratulation from Hargeisa

  • @hanadcali7276
    @hanadcali7276 4 роки тому +3

    siyaro fudud ayuu isubadalay filmku waaw 👌❤

  • @marwaaragsan5400
    @marwaaragsan5400 4 роки тому +3

    Mnsha Allah

  • @hamsemarwani1928
    @hamsemarwani1928 4 роки тому +1

    Xamda joon Tageero one🧨

  • @user-ef8rm5vc5o
    @user-ef8rm5vc5o 4 роки тому +1

    Lipaaaax saydhiye and xamda qurux wax yaroo fariidaa

  • @ooglechannel2805
    @ooglechannel2805 4 роки тому

    Maansha alaa riwaayadan taxanah ah aad badan utaageeraa 10 qayboodba waan lasodegay

  • @mubaarikmaano6416
    @mubaarikmaano6416 4 роки тому +5

    Waa filim qiiro ah walhi

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 4 роки тому +2

    Waligaa qof ha xumaynin wlhi maalin aan fogeyn ayuuu nabsigu kaasoo if bixi doonaah

  • @asmadahir4098
    @asmadahir4098 4 роки тому +1

    Filmka Waad la raagteen Soo dadaala
    Bilaash kuma dawaneee

  • @hazzandekismail6026
    @hazzandekismail6026 4 роки тому +2

    wllhi waa flim aad u macn zhpyaaL maad 2 badii cishaba mar soo galisaaN

  • @Bulxan5089
    @Bulxan5089 4 роки тому +2

    Samir iyo Hal-gan kalyaa guul-lagu gaadhaa.

  • @ubaxlula6103
    @ubaxlula6103 4 роки тому +2

    Masha allah 👍👍👍👍♥️♥️♥️👍👍♥️♥️♥️

  • @barwaaqocabdi1483
    @barwaaqocabdi1483 4 роки тому +1

    Wooow wankahelaa wlhi

  • @cabdiqanisalax393
    @cabdiqanisalax393 4 роки тому +1

    Sxp sadhiye wnku salamay Taxane qiimabadan baad noosoodhigtay thanks

  • @hamdayar9013
    @hamdayar9013 4 роки тому +2

    Wlhi filim xiso leh weyeh wili ma dhamaysan filim lkn kan waan dhamaystay. Alleh haidin sharfo dhalinta burco waan jeclaan lahaa inaan baruun filim lidinla dhigo kkkkkk wlhi wan xisayaa saydhiye riwayadaha uu dhigo

  • @ubahyusuf6104
    @ubahyusuf6104 4 роки тому

    Mustafa dhaqn halkanankaa salaamaya inabti

  • @zakariaahmed3248
    @zakariaahmed3248 4 роки тому +1

    Masha allah sriwaayad iga dhe

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 роки тому +5

    QOSOLKII BAA KA MAQAN FILIMKA.
    WAA IN UU YEESHAA WAXOOGAY LAGU QOSLO!!

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 4 роки тому

    Woow Waa Taxane fiican oo ay Matalayaan Dad Qurux Badani❤❤

  • @cabdiraxmaankeyse4530
    @cabdiraxmaankeyse4530 4 роки тому +2

    Sxb saydhiye iyo xamda joon rafad badan ka dib nololo wacn aya gashen ✋✋✋

  • @cfataxkamil9384
    @cfataxkamil9384 3 роки тому

    Wlhi riwaayadani waa fany

  • @drzackuzama4999
    @drzackuzama4999 4 роки тому +1

    Filimkan waan ku qiirooday

  • @cabdicasiissaleban1959
    @cabdicasiissaleban1959 4 роки тому

    Mansha allah walal Saydhiye Go forward

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 4 роки тому

    Mashalah saa ku wada taxanahan aadka u quruxda badan Nice saydhiye and xamdi wakhtiga 25 ilaa 30 kasoo dhiga walaal iyadoo meel macaan maraysa ayuu dhamaada markii kasta saa kuwada walaal aktariin dhamaan👏❤

  • @mohmetsulthan7670
    @mohmetsulthan7670 4 роки тому +4

    Idin wata taem madshe tv

  • @bashiircali6543
    @bashiircali6543 4 роки тому

    Waad kabaxsateen walee filim cajaaibah ayuu ahaa waad mahasantihiin dhamaan tiin ---------from muqdisho

  • @mubarakaden9196
    @mubarakaden9196 4 роки тому +1

    Xamda joon qof wanagsan iga dheh

  • @ubaxlula6103
    @ubaxlula6103 4 роки тому +4

    ARGOSIGA UGU FICAN WAA CAFISKA🤲

  • @cabdimaxamuud1625
    @cabdimaxamuud1625 4 роки тому +1

    Axyaa filim

  • @Islamictoday114
    @Islamictoday114 4 роки тому +1

    Wa ilmeeyey run ahaanti 😭
    Libaanted aduunyada nina laasan maye maxa luray naftadi xaqiiq

  • @cabdurasaaqaxmed9165
    @cabdurasaaqaxmed9165 4 роки тому +2

    Waan kawaayay taxanaha playlistska

  • @khadarckmedia5656
    @khadarckmedia5656 4 роки тому +2

    Wlllih riwaayd qiimehed leh

  • @ibnuqazali6654
    @ibnuqazali6654 4 роки тому +1

    HORE USOCO KOOXDII MADZHE TV

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 4 роки тому +5

    5years iyo caruur la'aan caruurtiina ma busaaraday raaceen

    • @studiodollar2763
      @studiodollar2763 4 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @-allAboutfootball
      @-allAboutfootball 4 роки тому

      😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜

    • @-allAboutfootball
      @-allAboutfootball 4 роки тому

      Meel la iskugu yimaado lama helin 😜😜😜😜😜

    • @MohamedAbdi-ry4rk
      @MohamedAbdi-ry4rk 4 роки тому

      Ilahay aya ubadka baxsha

    • @geeljiremedia168
      @geeljiremedia168 4 роки тому

      @@MohamedAbdi-ry4rk waa run ubadka allah ayaa bixiya lkn kani waa jiliin ee run maahe way ilaaween inay caruur dhalaan 🤣🤣

  • @suldaandhabco9622
    @suldaandhabco9622 4 роки тому +2

    Geep going

  • @kingzhatawalle1185
    @kingzhatawalle1185 4 роки тому

    Taxanaha waan ka helay sxp markasta soo daaya sxp

  • @axmedjaamac752
    @axmedjaamac752 4 роки тому +1

    Hal filin ima dhaafin

  • @sms2437
    @sms2437 4 роки тому +1

    Szp sedhiyee waan ku slamay adiyo asxbtadaba
    Aad badna ugu mahadsantahay
    Sxp flumkan inbadan baan sugayne
    Dee todobad walba noso galiya

  • @sahalapdi8880
    @sahalapdi8880 4 роки тому

    Marka hore wan idin samalayaa dhamn kooxda maadshe tv saydhiye xamada joon hodo axmed sanag alle ha ku shafro

  • @farxiyamuuse645
    @farxiyamuuse645 4 роки тому +1

    Esh cala riwayad xamda nag nool karti ba ledahy ila 100 ka hala garsiyo riwayadan cadi mahe

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 4 роки тому +2

    ninkii marku lacagastay sowtan magaciisi ugu yeedhay markuu shiidka ahaa waxa loogu yeedhi jiray waryee hhhh iminkana c kariim walee lacagtu waa farxiya

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 роки тому +2

    Flimkan saan u sugaa cami

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 4 роки тому +4

    Waxn sugi kari lahaa intu wakhtigu saacidayo cabdikariin & inantaa xamda ee Quruxda bdn intey cadowga ay Ka guulaysanyan 🙄💯❤️

  • @yaskaofficial4759
    @yaskaofficial4759 3 роки тому

    Ax wllhi abdikarin saydhiyow wan ilmeyay

  • @yaaazircumarofficial9329
    @yaaazircumarofficial9329 4 роки тому +1

    Ninka soo dagay buudhka bilaa zharabadoH ku xidhaN YaHaY😂

  • @hamdaofficial9419
    @hamdaofficial9419 4 роки тому

    Aduunyo waayo pdnaa

  • @shaaficiviptv7410
    @shaaficiviptv7410 4 роки тому +1

    teem maadshe hore usocda

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 4 роки тому

    filinkan 1 ilaa imika waan lasocda niceeeeee dhamaan ❤❤❤🔥

  • @khadarckmedia5656
    @khadarckmedia5656 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @fatumaahmed6330
    @fatumaahmed6330 4 роки тому +1

    Lamanahii daruufta iskugu samra Mar uun bay gadhan

  • @khadaryussuf4843
    @khadaryussuf4843 4 роки тому

    Xalqad taabasho leH team maadshe hore usocda

  • @queenaraweelo4699
    @queenaraweelo4699 4 роки тому +3

    Waxay sidaaan dee maxa uga bodeen dhagaxii in la ibiyo sow may aheen

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 4 роки тому +3

    15:04 NINKAA BUURAN RIWAYADAA UBAAHAN😂😂😂

  • @saarasmile8933
    @saarasmile8933 4 роки тому +4

    aniga mnta iskene😊😂

  • @mursalmohamed9487
    @mursalmohamed9487 4 роки тому

    Masha ala hore usocda dhamn

  • @amcofficialchanel6682
    @amcofficialchanel6682 4 роки тому

    Team saydhiYe keep going
    waxaa jisheen filin xaqiiqda
    dadka ay Ku jiraan sameyn
    Ku Yeelanaya LakiiN anigu
    waxaa diroctarka isku dubariday guulaysta idamka
    ALLe

  • @updifatah4746
    @updifatah4746 4 роки тому +1

    Woow

  • @mohmetmustafe684
    @mohmetmustafe684 4 роки тому +7

    OGOW QOFKA KU XUMEEYA argoosiga
    Ugu wayn ee aaad ka argoosataa
    Waa CaFis

  • @cabdurasaaqaxmed9165
    @cabdurasaaqaxmed9165 4 роки тому

    Maansha allaah waxaan aad uga helay taxanahan yar si fiicana waan ugu xidhanahau horaa loo yidhi wakhtigaa qof saacida nina waayaha lkn marbu wakhtigu kuu hiiliyaa walaal kaa dhigtaa insha allaah ean sugayaa qaybta 11aad

  • @muunacateye1291
    @muunacateye1291 4 роки тому +1

    Qofka ku xumeya waa la hagjiya markasta wayo adigu wad gulaysnysa

  • @shabcanquen4878
    @shabcanquen4878 4 роки тому +1

    Waad la raagteen saydhiyow

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali 4 роки тому

    Horay usocda

  • @cabiirqueen3949
    @cabiirqueen3949 4 роки тому

    Nala soo dhaqsada ruwayada hala soo daahina

  • @drsazu9527
    @drsazu9527 4 роки тому +1

    Cajiiib IGA dheh musalsal aad umacaan aduunka iyo waayihiisa

  • @SaidAtosh
    @SaidAtosh 4 роки тому +1

    Siweyn baan ula socdaa saaxiib

  • @mariyoboqortoyo6941
    @mariyoboqortoyo6941 4 роки тому

    Keep Going

  • @teamzaki8880
    @teamzaki8880 4 роки тому +2

    Axyaa drama

  • @mohammedhussein73
    @mohammedhussein73 4 роки тому +8

    Filmkan bilow ilaa dhamaad wan la socdaaye noogu dadaal
    Waxaan sugnaaba waa gortaad taajir noqon lahyde

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 4 роки тому +1

    Xalay bn eegayay in lso gashy prt10 wn ka waayay saka noso dayseen wan ku xirnhy taxanahan lkn wd nga raajisaan

  • @jimcaaleahmed9619
    @jimcaaleahmed9619 4 роки тому +1

    Aduunyadu waahadhka labadiisagalin WAA maalin aadladantahay iyo maalin aykaajiifto

  • @kingkoosaar7141
    @kingkoosaar7141 4 роки тому

    26 April 2020.
    Ramadan H 5aad 1:22am waan ilmeeyey wllhi Hamda dhal gobeed

  • @yusufsaleyban4277
    @yusufsaleyban4277 4 роки тому

    Anagaaba qiiroonay ma dhagaxiibaa qarxay

  • @macaanefarahmacaanefarah9518
    @macaanefarahmacaanefarah9518 3 роки тому

    Walee waa filim qiiro badan

  • @cabdurasaaqaxmed9165
    @cabdurasaaqaxmed9165 4 роки тому +2

    Qof walowba iska jir inaad ka argoosato qof ku xumeeyay waa farriintuu xanbaarsanyahay filmku