Waad is dhiibtey si toosa 😂😂 Yaan lagu gadin ado jiifa al fanan malmahan xaas Layasha waa laga deerinayey . Qarabo like hayla dhafina meshiina idin Ku salamey 🎉🎉🎉
@@Bureeqo-c2r thanks Walal Wan isku dhawnahay hadana Aniga bes ba jecel Way i danqata sidi hoyadey hadana way i daryesha balse qalbiga igama ogsona Xanunkas iyo Geeridayda Geridayda la iqatay runtii 😪💔
@@mobulhanlyrics1720boowe sida ay iyaduba daryeel iyo dangashu ay kugu kasbatay baad adiguna u kasban kartaa. Waxaa jirta ma taqaan jacaylka ma ahan inaad sheegato un wallow midwalba oo inaga midah qofkiisa inuu u ogsoon yahay jacayl yahay haddana dariiqo badan oo ka wanagsan kana dhadhan macaan aad u gudbin karta jirtah dareenkaaga . Sida iyadu ku daryeeshay u daryeel, dhagayso, garab istaag, wahel, walal, saxiib, iyo waliba qof aysan nolosheeda la,antiis suuraysan Karayn u noqo. Samir oo Rabbe Swt ka bari insha Allah waad ku gulaysan waxaanse ku rajayn inaad ku guulaysato. Midkale garan maayo inaad qofyar tahay iyo inkale lknse wa muhiim inaad naftaada daryeesho, dadaasho, nin mustaqbal leh oo wax lagu darsan karo inaad noqoto hadaad shaqayso iyo hadaad wali waxbarataba. Dhanka Diintana xooga saar waxwalba gacanta illaahay Swt un bay ku jiraan isaga raali gali inta kale noloshaada way isa sixi. Talo walal.
@@mobulhanlyrics1720 noloshu hadda ah qofka inu ku jacayl oo kaliya kaafi ma ahan ee wa in aad lahaato fahan dheeri ah iyo garab istaag nin rageed. Sida aad jeclaan lahayd in ay iyadu ku jeclaato u jeclow hana ka sugin waxba ahow mid xaalad walba jacayl qofkiisa xita haduusan nasiib u yeelan balse mid abuurtay xasuus aan lagu ilaawi karayn xita hadi laga tago ahow.
Markaa heestan arkay ,waxaan dhahay Allow yaanay Saara iyo Oomaar is waayin❤.
Dar Alle is kula jeclahay .
The king of puntland may Allah protect u from evil eye ❤😊
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔😮❤❤😢
heesaha waxa Ka macaan qu aanka
Subxaana llaah hees iyo maxaa quraan iska galay
Wellcome Back Libaaxi Fanka Omaar On the Bulding 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤👏👏🤗🤗🤗🤗🤗
Ioove oomaaroow❤❤
Waaw❤❤❤
the legend is back welcome man
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢same boat 😢😢😢😢
Ma❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saraa wee uqalanta in badbaadiyo go oomaar bro wuu jiraa jaceylka
The legend is back my pro keep going the goat social media
❤❤
Subaxan Allah
Heestaan Waa u codeeyay ❤
Waan ku wattaaa zxb
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Barbar sheenadan safarka ah , iga soo cun libaaxaygii😅😅😅.
Ayaa xidigaha ku geegeeya ayaan wali sugaya 😂❤
❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤
OMG TEAM BARBAR
Ileen safar cadiya ahayd jiliin baan moodayay kolkii hore
Barbar ahaa
Congratulations 🎊 you made a
❤❤❤❤❤❤❤
Ex carur nimo ayey ku socotaaa😮😅
Hees saro usoo qaad 😅
Wuu usoo qaaday tantieme ka horaysay duca waalid bay qabtaa
Oomar
Wewe
Sas waye😂😂
Waad is dhiibtey si toosa 😂😂 Yaan lagu gadin ado jiifa al fanan malmahan xaas Layasha waa laga deerinayey . Qarabo like hayla dhafina meshiina idin Ku salamey 🎉🎉🎉
😂😂
Hani Maxamed 💔😪 🦋🥹👨👩👦❤️ Waad Wayaysaa Ismaan Lahayn Runtiii 😢 Lamaane Isku ahayan Lab iyo dhadig waxaan ahayn Waxbana Kala Lahayn Balse waad Waayi Ismaaan Lahayn 💔😪Inkastoo wacnayn wayaha aduun inayn kala weecanaa ma wacnayn 🙏🥹Waqtigu Waiga Hiiliyay
Ha niyad jabin walaal, Haday nooshahay waad is helaysaan Alle Swt ka bari un.
@@Bureeqo-c2r thanks Walal Wan isku dhawnahay hadana Aniga bes ba jecel Way i danqata sidi hoyadey hadana way i daryesha balse qalbiga igama ogsona Xanunkas iyo Geeridayda Geridayda la iqatay runtii 😪💔
@@mobulhanlyrics1720boowe sida ay iyaduba daryeel iyo dangashu ay kugu kasbatay baad adiguna u kasban kartaa. Waxaa jirta ma taqaan jacaylka ma ahan inaad sheegato un wallow midwalba oo inaga midah qofkiisa inuu u ogsoon yahay jacayl yahay haddana dariiqo badan oo ka wanagsan kana dhadhan macaan aad u gudbin karta jirtah dareenkaaga . Sida iyadu ku daryeeshay u daryeel, dhagayso, garab istaag, wahel, walal, saxiib, iyo waliba qof aysan nolosheeda la,antiis suuraysan Karayn u noqo. Samir oo Rabbe Swt ka bari insha Allah waad ku gulaysan waxaanse ku rajayn inaad ku guulaysato.
Midkale garan maayo inaad qofyar tahay iyo inkale lknse wa muhiim inaad naftaada daryeesho, dadaasho, nin mustaqbal leh oo wax lagu darsan karo inaad noqoto hadaad shaqayso iyo hadaad wali waxbarataba. Dhanka Diintana xooga saar waxwalba gacanta illaahay Swt un bay ku jiraan isaga raali gali inta kale noloshaada way isa sixi.
Talo walal.
@@mobulhanlyrics1720 boowe waan dareemi lknse si kale oo aad u gudbisan karto dareenkaaga iyana u kasban karto siday ku kasbatay baa jira.
Sida inaad daryeesho, dhagaysato, garab istaagto, u naxariisato, walal,saxiib iyo waliba qof aysan nolosheeda marna suuraysan karayn aad u noqoto. Jacaylka adoon sheegan buu ka wacan yahay qofkaaga inaad dareen ahaan kasbato.
@@mobulhanlyrics1720 noloshu hadda ah qofka inu ku jacayl oo kaliya kaafi ma ahan ee wa in aad lahaato fahan dheeri ah iyo garab istaag nin rageed. Sida aad jeclaan lahayd in ay iyadu ku jeclaato u jeclow hana ka sugin waxba ahow mid xaalad walba jacayl qofkiisa xita haduusan nasiib u yeelan balse mid abuurtay xasuus aan lagu ilaawi karayn xita hadi laga tago ahow.
War ninkii odayga ahaa soo kan isa soo qawiyay 😂😂😂
Ala waa heestii uu sheegayay uu lahaa video geedaa ayaan duubaynoo Tuwaalkiibaa cuslaaday 😂😂 oo uu iga dhici gaadhay! Muuu ka dhacay horta? 😂😂😂
Saara ninkedi😂
Waxa igadayo aniiga heesta dadbka soosaran
Omarka
😂😂😂
😢😢😢😢
Xuurka😂
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤