ABDIRIZAK ANSHAX | Gabadhu Waa Luule | New Somali Music Video 2024 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:6128015665
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2024
    MIDHAHA:XAMSE XIGMAAWI
    LAXANKA :SAKARIYE KOBCIYE
    MUSIC : XASSAN XIDDIG
    CAMERA: AHMED KAARSHE
    EDITED : QANCIYE
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: QANCIYE
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

КОМЕНТАРІ • 570

  • @muriidichannal1789
    @muriidichannal1789 2 місяці тому +208

    lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂

  • @AOH4963
    @AOH4963 2 місяці тому +119

    Gabadh aan hooyo iyo aabo lahayn Ayan jecelahay weligayna gabadh kale la simi maayo wlhi waxkasta wan ka jecelahay😭🫀
    Eman Bashe haybe Nooso duceeya Somaliyey dhawan ban awal geli doonaye😢🫂

    • @AdnanAzmar
      @AdnanAzmar 2 місяці тому +1

      Alle ha kgu asturo pro

    • @sokoreygeelefamily9330
      @sokoreygeelefamily9330 2 місяці тому +1

      Nin rag ah😢❤

    • @sucdimaxamedcali9214
      @sucdimaxamedcali9214 2 місяці тому +2

      Allaha ku ilalyo waxa tahay geeesi alle wa ku abal marin wll

    • @Challengessomali12
      @Challengessomali12 2 місяці тому +3

      Alle ha isku kiin dayo wllo ilaaliyo markastana garab uahaw adaa maanta gacanta ku hya gabadha idin ma garanayo
      Lkiin wll gabadhi ninka aya jeceshay ayaa wax walba u aha adan geezi baa tay daka xigtiina ka qariya si aad iskugu waarta Rabi hakgu asturo wlll nolosha aad la rabto inay kugula noolato ❤❤❤

    • @Na4ma_updikadir
      @Na4ma_updikadir 2 місяці тому +1

      Ilali wll😢😢😢

  • @MariaMohamud-gi8jh
    @MariaMohamud-gi8jh 2 місяці тому +124

    Dareen io dardaaran aabanimo
    Allow aabahey u naxariiso aaamiin😢😢😢😢😢😢😢

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 2 місяці тому +58

    Qalbiyada agoonta hala ilaaliyo😢anyway mzha allh alle ha u daayo inta aabo haysata inta uu ka dhintayna alle ha u naxariisto 24/11/2024😭😭

    • @RaxmoCiise-dp9th
      @RaxmoCiise-dp9th 2 місяці тому +2

      Aniga iyo adiga miyaa iyo inta nalmidkaa 23/3 / 2022 /allow ku naxariso aabo mcn aduunkan ku jecalay😭😭😭😭😭😭😭 💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 2 місяці тому

      Aaamin ya rabi​@@RaxmoCiise-dp9th

    • @Randa-q1g
      @Randa-q1g 2 місяці тому +2

      ​@RaxmoCiis-dp9th kula mid allow kuu naxariiso aabe mcn 25/8/2008😢😢

    • @nimcodayr5371
      @nimcodayr5371 2 місяці тому +2

      Amiin

    • @AsmaahmedAsmaaahmed
      @AsmaahmedAsmaaahmed 2 місяці тому +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭
      Amin Amin 😥

  • @amranahmed9376
    @amranahmed9376 2 місяці тому +10

    Anoo aabahayga noolyahay aan iscelin waayay ooyin wllhi😭waalidnimadu macaana ilaahayow noo xifdi waalidkeena inti dhimatayna unaxriiso rabbiyoow

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 2 місяці тому +50

    Ku guddoonshey taan ugu jeclaa. Inanteyda mustaqbalkaay aabbo haddaad maalin uun farriintan akhridid, waan ku jeclahay. Qof xun kuma siinayo aabbo.

    • @VhGgg-p5p
      @VhGgg-p5p 2 місяці тому +1

      Masha Allah wll Allah ha isku kiin simo adi iyo gabadhaada mustaqbalka insha Allah ❤

  • @Salma-Ahmed2016
    @Salma-Ahmed2016 2 місяці тому +80

    Aaaboow mahadsanid🦁🦁😢 Qofkaa iGu aamintaY Aad buu i daryeelaa❤ Adna cimriga alle hakuu dheereeyo Aabo🤲

    • @Hoodo-r1p
      @Hoodo-r1p Місяць тому

      Somalidu qiiro badana

  • @WardaSamriye
    @WardaSamriye 2 місяці тому +16

    Waxaan haystaa aabaha dunida ugu wanaagsan waana saxiibkeyga khaaska ah meel wngsan ayuu iigu duceeyaa mar walba aabo aad ayaan kuu jeclahay tacabkaa ma khasaarinayo boqoroow ❤️

    • @alxijaz1847
      @alxijaz1847 2 місяці тому

      Masha Allah

    • @idoaxmad6366
      @idoaxmad6366 2 місяці тому

      Mzh alllah aniga malinti meherkayga aabahaya ma jogin oo Wuxu jogaya America waan ka xumama inu iga maqanado Lkn waya dhacadaya 😢😢 waxan jecla inu ninku arko abahya oo ii bixinaya Lkn waa nasiba ismaya arkin 😢😢

  • @badraali7520
    @badraali7520 2 місяці тому +13

    Ilahy how naxariisto aabahy wuxu jecla malin uuun inan qof wnsgn u keeno balse imika wuu iga hoseya ilhy how naxariisto aabo kasta oo somaliyeed 🤲😢😢

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d 2 місяці тому +38

    hooyaday kaligy bay dhashy wax habla mar kasta waxay itadha hooyo ilahy maalinkga haygu simo 😢hooyady waxy igu so korisay kolay jaada ana reerkan hayn jiray ilaa mntana haya marxalado adag bay igalaso dabaalaty hooyaday way noo tacabty heer nololeedna wy na gadhsiisay insha allah halky iga rajynyso meel ka sarysan hooyo kaso muuqan sharfyy😢xaly by idhahdy hooyo wn ku korshe adna kor noqo❤️❤️❤️

    • @mariaabdallah6298
      @mariaabdallah6298 2 місяці тому +2

      Abaayo ilaahay meel kale oo khayr badan ha idinka irsaaqo qaadku waa xaaraane hooyana ilaahay cimri dheer oo cibaado leh ha siiyo idinkana kuwii u abaal guda ooy ku nasato ha idinka yeelo

    • @cabdulaahicaad2167
      @cabdulaahicaad2167 2 місяці тому

      Ilaaheey hooyadaa hakuu gaarsiiyo heer aay hormarkaaga aragto iyo caruurtaada cimri dheerna allaha kuu siiyo adna allaha kaa dhigo tii si saa'id ah uga farxin laheyd

    • @Nagma-1d
      @Nagma-1d 2 місяці тому

      @@cabdulaahicaad2167aamin wll

  • @zihaamlovechannel7764
    @zihaamlovechannel7764 2 місяці тому +13

    Jah dareen aabanimo iyo dardaaran kii ugu fiicna ilaahayow aabayaashen noo daa ❤

  • @WardaMahamed-i8z
    @WardaMahamed-i8z 2 місяці тому +101

    waan ka daaley haa saawe been ah iyo mala awaal ee rabow qof ii qalma oo naxriis badan yaa rabi 😢waan ka daaley nolashan buuqa badan wallhi 😢

    • @cabdifataax9686
      @cabdifataax9686 2 місяці тому +4

      Raapiiyow sido kale ada qalpigayga ooge iso dhawee ❤❤❤

    • @NarsaSuleiman
      @NarsaSuleiman 2 місяці тому +4

      Aamin wll Allah hayna siiyo nolol wanagsan

    • @maxamedalidheere485
      @maxamedalidheere485 2 місяці тому +6

      Aamiin wll ilaahay qof walba oo lagu ciyaaray ha siiyo nolosha uu u qalmo ama ay u qalanto😢😢😢😢😢😢

    • @FarduuzAbdiqadir
      @FarduuzAbdiqadir 2 місяці тому

      @@maxamedalidheere485 aamin wllo

    • @QadiijoBintuAbdullahi
      @QadiijoBintuAbdullahi 2 місяці тому

      G i😅😅gggigigïu😮😮h

  • @RumaanJama
    @RumaanJama 2 місяці тому +3

    Ku qiime 1 ilaa 10 me10/10 way uqalantaa heestani waa heesta ani ahaan iku saa maynta badan 2024

  • @suurobadan172
    @suurobadan172 2 місяці тому +11

    Aabo😮❤ Alle haikadayo
    inta Aabahof dhimatey allow janada kukulmaan😢

    • @NimcoAadan-g3h
      @NimcoAadan-g3h 2 місяці тому +1

      Amin ilhow abahy jand naga kulmi yarabi wad owodaye 😢

    • @AbshirMuuse-j8g
      @AbshirMuuse-j8g 2 місяці тому

      😢😢

    • @SaaloMaxamed
      @SaaloMaxamed Місяць тому

      Ar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @capitanoindhoindho9559
    @capitanoindhoindho9559 2 місяці тому +12

    Waxaan salaamaya gabadh kasta oon aduunka ku haysan aabo 😭😭😭😭😭😭
    aniga jcylkayguba aabo la,aan allow dhamaantood u wada naxariiiso😭😭😭

    • @HodanAbdi-bf6jl
      @HodanAbdi-bf6jl 2 місяці тому

      Dhamaan ilahay avayasheen haw naxariizto😢

  • @djamico.offical
    @djamico.offical 2 місяці тому +4

    The best song 2024, as a Somali dj I give this song 5 star, the beat, the words, the acting, the vibe

  • @yastocawke4189
    @yastocawke4189 2 місяці тому +4

    Dareen iyo dardaaran aabbanimo illahyow aabbhye mcn idaa nolashu waa ayaame❤❤

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 2 місяці тому +3

    Mnsh allh ilahay hablaha haynoo barakeeyo inteena hablaha dhashay intaan dhalina alle hasiiyo kuwa baariyiina wax la ilaashado way yihiin dumarku wllhy

  • @RahmaAhmedRahma-i1t
    @RahmaAhmedRahma-i1t 17 днів тому

    Abahay aduunkan ugu jeclahay waxan raba qof ii jecel siduu ii jecelyahay inan maalin uun aan u keeno my Dad my Everything ❤

  • @nurdinkhan7857
    @nurdinkhan7857 2 місяці тому +5

    Gabarkasta agoona oo abaheed heestaan ku soo xasuustay A byo aabayashiin allha u naxariisto anagana allaha noo xifdio💔😢 heesaha qaar dadbay qalbiga ka dhaawacaan🥺

  • @CabdiFataax-s2u
    @CabdiFataax-s2u 2 місяці тому +5

    Ku gudoonshay Taan ugu Jeclaa Gabi Aduunyadae.....❤❤
    Dareen Aabonimo Ilaahaw iikaa Daa Gabadheyda (Afriqa)....

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 2 місяці тому +11

    Am not understand the language well but it really touching the heart ❤️.May all parents live longer and for those who left us May Janatul firdhows be their home.

    • @SuladanJamac
      @SuladanJamac 2 місяці тому

      Voo caleck😂English ogu garCde3😂😂😂😂

  • @HanaQuruxbadan6053
    @HanaQuruxbadan6053 2 місяці тому +6

    Aabahay mcn Aduunkaa ujeclhy
    Ilaahy ha ituso isagoo eraydanoo kale leh maalinkayga 🥺🫂

  • @samsamcabdi3251
    @samsamcabdi3251 2 місяці тому +11

    Qalbiyada agoonta hala ilaaliyo 😢💔💔😭😭😭anyway Mzha allah🎉

    • @MarwaAwel
      @MarwaAwel 2 місяці тому

      Wllhy wan ilmreyey😢😭

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 2 місяці тому +3

    Fanka kaalinta 1aad ayuu kaga jiraa anshax waa mid ka mid ah faninta ugu fcnaa ee inoo heesa soomaali ahaan

  • @Queenamiish-vw4ip
    @Queenamiish-vw4ip 2 місяці тому +4

    Ilow abeh ida ilow sii cimri dheer io cafimaad sarec ah amiin yarbiii❤❤❤🤲🤲🤲

  • @MaxamedFuaad-iu1hd
    @MaxamedFuaad-iu1hd 2 місяці тому +4

    Hestani si goniyay itabatay wali abana man noqon wllhy wan jeclahay hablaha illhow hablo badan isi amiin🤲

    • @RakiaAhmed-x6r
      @RakiaAhmed-x6r Місяць тому

      Allaah haku siiyo hablo ehlu diin ah wll

  • @filsanhaashim5928
    @filsanhaashim5928 2 місяці тому +7

    Aabow iyo Hooyo Mahadsanidiin qofkii Aad igu aaminteen Aad buu ii garab taagan yahay ii daryeelaa oo iigu naxariistaa
    Allah cimri dheer iyo cibaado suuban ha idin siiyo

  • @HamdaApdihakim
    @HamdaApdihakim 2 місяці тому +5

    Aabe mcn ilhy ha ikaa cafiyo 😢❤

  • @AbdifatahAbdiweliNuur
    @AbdifatahAbdiweliNuur 2 місяці тому +4

    Ku Gudoonshay Taan ugu jeclaa Gabi aduunyadae......❤❤❤
    Cajiib Dareen Aabonimo Ilaahaw iidaa Gabadheyda (Afriqa)........

  • @Diin_iyo_Digital
    @Diin_iyo_Digital 2 місяці тому +6

    Inta tiktok ku soo aragty ee soo raadisey like-ta hayla dhaafin
    Aabayasha alle hay noo dayo

  • @Rhmo164
    @Rhmo164 2 місяці тому +3

    Aabo ilaahay cimri dheer iyo cafimaad ha iikaasiyo 🥺🤴❤️ilahayna ha igaarsiyo malintad sidas ka dhihi donto qofku rabi iidooro 🤲😢🫂

  • @Ahmeddhiirane
    @Ahmeddhiirane 2 місяці тому +2

    Aamiin walaal ilaahay nasiib aad ku faraxdaan iyo awlaad aad ku indho qabawsataan ayaan ilaahay idiin waydiinayaa waanad u qalantaan dhammaan hablahayagii sharafta badnaayoow ❤

  • @BilanCbdi-p6z
    @BilanCbdi-p6z 2 місяці тому +8

    Qalbiyda agonta hala ilala plz ale qalbi xanunu😢

  • @NiciimaMahad123
    @NiciimaMahad123 2 місяці тому +17

    Way aboyyyyy 😢 waxad ku nooshay aduunka korkisa hal maalin naxariis kaman helin hadal wnagsan warkiisa daa xita xaladyda ima waydiisid waxba ma dhaamo agoonta lkn ilahy cimriga ha ku dheereeyo adon I Rabin ban kugu faanaaye😢😢😢

  • @Maryanlinda
    @Maryanlinda 2 місяці тому +3

    😢😢😢😢😢😢papa allaha kuu
    naxariisto sax waye wlh runti heesta an waay iitabsatay 😢😢😢

  • @MaryanMaxamud-sm8xz
    @MaryanMaxamud-sm8xz 2 місяці тому +16

    Wllhi waan qiroyadye Aabo mcn ilaah haku naxristo 😢waxa sida i dhahyo ma haayo wllhi ciil iyo xanun baa la igeystye oo li igumadye Aabo mcn ilaah haku naxristo 😢

    • @XaliimoAbdirahmaMohamud
      @XaliimoAbdirahmaMohamud 2 місяці тому

      Aamiin

    • @Team_27-A
      @Team_27-A 2 місяці тому +1

      Aamin wll

    • @AhmedMajidho
      @AhmedMajidho 2 місяці тому

      Aabo alaha ha unaxariistoh qof adag bad tahay oo nololsha loo hibeeyo boqorad adayg ban kugu ogahay ❤

    • @MrsorryCiise
      @MrsorryCiise 2 місяці тому

      Dulqaado wll aabena ilaahy dhankiisa meel ugu fcn malahee
      Xaqiiq waad iiga oohisay😢😢

  • @Mumtasmaxamed-pp1pg
    @Mumtasmaxamed-pp1pg 2 місяці тому +3

    Aabe Rabi haku naxriisto Ina sida I dhahado maso garin lkin hooyodey baa booska aabe igu jirta o sida I dhahaysa 🫶

  • @IkranAden-p43
    @IkranAden-p43 2 місяці тому +4

    Qaf dareenle ayaa fahmaya heestan wey iga ohisaysiisay😢❤😢😢

    • @SaaloMaxamed
      @SaaloMaxamed Місяць тому

      1t3❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😮😮😢😮😮😮😮😅😅😅😊😊

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 місяці тому +2

    Jah darena Aabonimo all haika dayo adunakygii
    Lanta waxpa ♥️🫂🤴😭🤲ma ihi walhi all haino dhafo Aaboyashean inta dhimatayna all ha unaxaristo 🥺🤲

  • @AhmedMohammednour
    @AhmedMohammednour 2 місяці тому +6

    Kugodonshay Taan ugu jeclaa
    Gabi adunyada ee😢😢

  • @GouledHassan-e7m
    @GouledHassan-e7m 2 місяці тому +2

    Aabahayga hadu inolan laha intaas iyo inka badan ayou iga dardarmi lahaa allaha kuu naxarista papa ☝️ 🤲 ☝️

    • @LibaanqalinleCabdulahi
      @LibaanqalinleCabdulahi 29 днів тому

      Sorry 😞 😢 saxiib kula mid ah 😢😢😢😢 ilahy ha u naxariisto baba

  • @amalomar561
    @amalomar561 2 місяці тому +3

    🥹hooydey iyo aabhey sidey dhihi donaan insha allah Malin🥹🫂🫀🫶🏽allow haiga qadin intey walidkooda dhimaty ilaahy ha uu naxriisto 🥹🫶🏽

  • @CallMeToastyy-cq1gt
    @CallMeToastyy-cq1gt 2 місяці тому +23

    Qof kii u horeeye inaa ahay ku Faraxsanahay taariiqda waa 22/11/2024

  • @FatimaHassanahmed-y5o
    @FatimaHassanahmed-y5o 2 місяці тому +5

    Aabe macaan ilahay hakuu naxariisto😢 nolosheyda qeyb weyn baa kamaqan

  • @RuwaydaAli-fm6hq
    @RuwaydaAli-fm6hq 2 місяці тому +11

    Mid ifahma ii naxarista idaryeela sida hoyo ilmaheeda udaryeesha allow adaan kuwaydistay waan ka daalay nolol qiyaali ah Jilin ah jacayl xiiso ah iyo qof maalmo kadib isbadalaya iyo kuwo sbb la,aan kaaga tagaya allow saan daacad u ahay waligay qalbi udhaawacalin nolol dhaba ah rubo adaa qalbigayga oge hadan guur qayb uleeyahay ama ii qoronyahay inaa gursado ideryela oo inaxa isiii 😢💔

  • @idiladanali4196
    @idiladanali4196 2 місяці тому +9

    Aabahey baan xusuustey 😪😪 ilaahoow janno ugu bishaaree

  • @InaAyeeyo-r3g
    @InaAyeeyo-r3g 2 місяці тому +5

    Dareen abonimo iyo dardaarankii abid ugu wanagsan wan helay wan haystaa halyeyga abe❤ waa qofka kaliye i aaminsan inta ahay ka badan farxadaydana u arkay inay masuuliyadiisa tahay wan jeclahay abe jacayl aan wax lagu sifeeyo jirin abaalka abe rabi ha gudo jano ha ugu bedelo❤❤❤❤

  • @IzabellaFaisa
    @IzabellaFaisa 2 місяці тому +3

    Qalbiyada agoonta uma fiicna waxan rabbow qalbiyada u qaboji abayashena u naxariso😢💔🤲

  • @ugbaadeisa7870
    @ugbaadeisa7870 2 місяці тому +12

    Heestan waan ka helay iskama duubi doono arooskaygana kama daari doono Aabahay Ciise Aadan Boon wuu noolyahay Alxamdulilah balse saxiibtay darteed heestan waan ignore garayn doona meel ay ila joogtana ka daari maayo Kawsar xaaji mukhtaar Alle haw naxariisto Aabaheed😢❤

    • @cumarcabdi5633
      @cumarcabdi5633 2 місяці тому

      Saaxibti nimada qof wax ka taqaan

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 2 місяці тому

      ​@@cumarcabdi5633 waa waajib saw maha walalo😢

  • @saabiriincabdulahi3591
    @saabiriincabdulahi3591 2 місяці тому +1

    Allow aaabasheena noo daaaa yarabi oo Malinteeena natusi asi oo sidaas dhahayaa yarabi wx waliba qadartaa ka weyn yarabi Boqorka idhaley Cimri dheer io Cibaado suban yarabi 😢😭❤️

  • @IfraaxAxmed-y3i
    @IfraaxAxmed-y3i Місяць тому

    dumarku meelkaastooy joogan waxay mudan yihiin in la ilaaliyo waliginba sharaf iyo karaamo ku noolada❤❤

  • @ahmedcade6549
    @ahmedcade6549 2 місяці тому +7

    Waxn hees way dhaaftay 🎉🎉

  • @BilanCbdi-p6z
    @BilanCbdi-p6z 2 місяці тому +2

    Abah amanatda waye iga fogtahay ilahye haku naxrstaaaa abah mcn wana jecalhay in helo qof amaantas igu sharafa ❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Ladnamaxauud-eo2xr
    @Ladnamaxauud-eo2xr 2 місяці тому +4

    Waxaan salaamayaa gabadh kasta oo aabbo la aan wajahaysa mustaqbalkeeda😢😭

  • @AishaAlihirsi
    @AishaAlihirsi 2 місяці тому +6

    Aabe Ma heesto lkn💔🥹Abtiyashey baa sidaa oola dardaarmi Doono insha Allah😢

  • @SamsamNaasir
    @SamsamNaasir 2 місяці тому

    Aabo macaan ilhey ha ku naxaristo aabo laanta waa dhib inta haysta Alle ha udaayo❤

  • @QadarAxmedyusuf
    @QadarAxmedyusuf 2 місяці тому +1

    Waasax😢😢😢😢hees Tani dad badan bay ka oo hisay😢😢❤

  • @ADnanMahaD-v4u
    @ADnanMahaD-v4u 15 днів тому

    Masha Allah appe mcn allow nixafid dhamantin❤🎉

  • @FaisaAbdi-b3e
    @FaisaAbdi-b3e 2 місяці тому +3

    Allow aabe mcn iikaa daaa waxa thy nolasheyda dhan jcylka isiisay iyo frxda aaku nolahy aduunk cidaa kajeclahy malahan nolasheydi🥹 inta aabahod dhintyne allow unaxariiso🥹

  • @HodanXasan-re6gc
    @HodanXasan-re6gc 2 місяці тому +16

    Ax 😢 hees tani dad badan bay ka oo hisay 😭

  • @Asma-j1p9m
    @Asma-j1p9m 2 місяці тому +23

    Agoon aabe leh baa ahy 😭💔

  • @NaasirabdirahmanMahamuth
    @NaasirabdirahmanMahamuth 2 місяці тому +2

    Allhyow aabahay iiDaa Aamin

  • @NasiyoAbdi-e8m
    @NasiyoAbdi-e8m Місяць тому +1

    Dareeen io dardaaaran aaape 😢 illahiwyy u naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲 aabe la aaaan...😢hooyo la aaaan😢😢😢😢😊

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 2 місяці тому +1

    Waligey naxariiso aabo ma arkin😢 AUN aabo😭💋 gabdha abahed nasiibku nolol ku gaarsiiyee ka ducayso😭

  • @DeqsanAli
    @DeqsanAli Місяць тому

    Alalaha 😊❤❤ikadayo aabe mcn😊😊 ❤

  • @AminoYusuf-j6s
    @AminoYusuf-j6s Місяць тому

    Dareen iyo dardaran aabanimo ilhey Haku naxaristo aabe😭😭😭😭😭😭

  • @naimaibraahim1182
    @naimaibraahim1182 2 місяці тому

    Nawal hoyon heestan arooskaka aya laga daraya insha allh ❤boqoradeyda 🎉❤

  • @fatumaibrahimabdullahi927
    @fatumaibrahimabdullahi927 2 місяці тому +3

    Aabo mcn Allah kunaxristo I rlly miss you soo much 😭😭😭💔🙏🥹👋👋👋

  • @NasteexoXaaamid
    @NasteexoXaaamid 2 місяці тому

    Ilaaahow hoyaday iidaa ayada aabe io hoyabah ii ahude❤

  • @kowsarabdirahman5110
    @kowsarabdirahman5110 2 місяці тому +2

    Allah ha siiyaa geesi aan ku faano my husband ahmed xasan ❤❤❤🤴🤴🤴

  • @ShukriCarale-j7q
    @ShukriCarale-j7q 2 місяці тому

    Qalbiyada agoomaha hala ilaaliyo somaliyey Aabo mcn illahay naxariis waasaca hakusi wllhi waanku xiisay dhankaagiin wali ma helin wax buuxiya mana helidoono ee illahay janada haygukaa tuso aabo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdiQadar-z1n
    @CabdiQadar-z1n 2 місяці тому

    Sidaan seyga zaamiya ola dardaarmi doono insha allah ❤❤❤

  • @HadiyaMohamed-ye2dp
    @HadiyaMohamed-ye2dp 2 місяці тому +1

    Geeraar jacayl iyo gabay haloo qaado jah 🥹💋❤️

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 2 місяці тому +1

    Aabo wan ilaaalin boqoradaad I siiso❤❤

  • @DeqsanAli
    @DeqsanAli Місяць тому

    Ilahw ikdayo ina abe alha 😊😊😊😊

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 2 місяці тому

    Goat 🐐 fanka abdirsaqa anshaxa Ina adeera guulso❤

  • @HiboHassan-c7r
    @HiboHassan-c7r Місяць тому +1

    Agoomihii yaa umaqan ee iyagna qalbigooga ilaalinaya😭😭💔

  • @lulu-lx8zh
    @lulu-lx8zh 2 місяці тому +2

    Gabadhu wa luule hes way dhaftay midan❤❤

  • @Saprinahmed143
    @Saprinahmed143 Місяць тому

    Dareen kii dhanba heestana badashe AGoon ilaah baa umaqan ABBO MCN aduunka hada ka takte qalbigeyga ku dhex nooshahy😢😢😭

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 2 місяці тому +3

    Aabo mcn allow iika caafi iigu soo duceeya asxaabey aabahay oo iga buka

    • @asmaabdirahman5863
      @asmaabdirahman5863 2 місяці тому

      Alle caafimaad taama oo sareeca ha siiyo aabo walaalo kurbadana farxad haydinku badalo

    • @dhawrsankhadar1873
      @dhawrsankhadar1873 2 місяці тому

      Alle ha caafiyo wll

  • @Cawonour-is4fj
    @Cawonour-is4fj 2 місяці тому +2

    𝐂𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛!!!!!
    Heeskaaan waxaaan dhegeysanaayaaa aniga oo agoon ah wxn jeclaaa in aad qalbigyga iyo kan agoomaha kaleba ilaaalisaan blse ma dhicin.
    𝐖𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐚𝐛𝐰𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐲𝐲 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐛𝐛𝐨 𝐡𝐞𝐲𝐬𝐚𝐭𝐨.🫡
    Eebbe weyne naxariiis waaarta iyo dembi dhaaaf ha siiiyo aaabehey.😭👳🏻‍♂️

  • @basheirhoogsade2845
    @basheirhoogsade2845 2 місяці тому +1

    Hablaha agoomaha ah heestan waydamqaysaa 😢😢

  • @CaydiidAxmed-k2o
    @CaydiidAxmed-k2o 2 місяці тому +1

    Heestaan gabadhayda minhaaj mustaqbalka u qaadilahaa ilhay haygaar siiyo guur kaaga aabo❤😢

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 2 місяці тому +1

    Allaylahe Waa Hees dhaaftay Tanni❤

  • @RahmaAbdiHassan-qp9gh
    @RahmaAbdiHassan-qp9gh 2 місяці тому

    Illahuow abbhye u naxariso dereen aabnimo

  • @FadxiyamarwoMarwo
    @FadxiyamarwoMarwo 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto aabahay.
    Aabo way fiicnaan lahayd inaan kula soo hadli karo .
    Waxaan kuu sheegi lahaa in alle i siiyay sawj wanaagsan oo saalix ah oo na jecel aniga iyo ubadkaba.
    Aabe alle janopyinkiisa ha inagu kulansiiyo😢😢😢😢😢

  • @ikraanmahad8264
    @ikraanmahad8264 2 місяці тому +1

    "Gallad iyo nasiib raagay baa
    Adiga kuu gaar ah"
    Xeel dheeraa

  • @riyaaqyaasiin3889
    @riyaaqyaasiin3889 2 місяці тому +2

    Heestan hooyaday ba udaari doonta ninka nasiibka iheli doona💔😩

  • @DhemanDheeman
    @DhemanDheeman 2 місяці тому

    Illahayow Aabahay abaalkii janoo ka dhig🤲❤😭

  • @roodojama8082
    @roodojama8082 2 місяці тому

    Ilaahy baa iga jecalaaday aabahy macn weliba isagooo raali iga ah sugayana farxdyda aadna way ugu weynyd ilaahow iiga dhig mid wngsn oo idryeela aan idayicin aaameeen 😢😢😭😭

  • @Samjanno
    @Samjanno Місяць тому

    Si cajibaa ayuu u jilaan abdirishaq anshax

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiid 2 місяці тому +1

    Allow aabahy mcn iidda cafimadka iyo cimriga u barake ana isii faraj khayr qaba shaqo aan ku nasiyo ❤❤❤

  • @AhmedMajidho
    @AhmedMajidho 2 місяці тому

    Dhamaaam gabdhaheena wan idin jecelnahee dhib dhan alle nagama kiin tuso abaaalkiina raba gudi kara noolada oo farxad ku dikheeya ❤

  • @AminoYusuf-j6s
    @AminoYusuf-j6s Місяць тому

    Daren iyo dardaran aabo rabbi qabriga haku wasiciyo 😭😭

  • @LaylaSaalax-d2g
    @LaylaSaalax-d2g 2 місяці тому +3

    Inta aabo leh aanu daneen.
    Aalo aabe qalpigiisa naxariis noogali 😢

  • @LadnaQasim
    @LadnaQasim 2 місяці тому +1

    Ovv tan Wey Hees dhaafrey Dareenkeda Ayay waddah tah tunti❤😢

  • @NastehaMuhudin-q3q
    @NastehaMuhudin-q3q 2 місяці тому

    Ilaahoow rabiyoow raxmanoow raxiyoow rasaqoow ixafid aabahey macaan

  • @SharifSamatar
    @SharifSamatar 2 місяці тому +1

    Gob weeyee hadii ay
    Wadnaha gooni kuu siisay
    Ha geysanin qowl iyo xanuun
    Geline laabtaada
    Wax kastoo gubayane u diid
    Gabadhu waa amiro❤ aabo iso barbar

  • @marwadeeq-j6n
    @marwadeeq-j6n 2 місяці тому +96

    Ilhow abhy ii da,a