bisinka war dinta barta ilen waxa u so badatay gabar ba ninki hoyaded qabay fareyy ilen waxey moda in la la arosi karo hoyaded bisinka war inta nalaga xarimu ku jira wa abaha 2 acudu bilah maxa qaldan din se ah bey hastan dadka sas yiri hadi u yahay nin waxa so qoray warkas ajanabi bu kayah warya ilmaha xaska ad ku gur sato kuma banano waxaram aman gali ilmaha xas kaga ey dhashay 😮
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu wacaleyhi wasalam 🎉❤❤❤🎉
Hooyadaa qofka qabo waa abahaa labaad lakiin kuwa hada jiro ma. Ahan oo dhalinyaradaa oo daroogiistayaashaa ❤
VIVA VIVA VIVA RAYAAN SHE IS TELLING THE TRUTH SOMALI GIRLS ARE ARTAFICIAL👽👽👽👽👽👽👽👽👽
somali qabiil iyo xuman ayeeya ku fakaraan mid allah u naxariisto mahee
Riyaan caadi ma ahan Masha Allah
Aniga ayaa laigu yiri somalida chemical ayey isticmalan wey necebeysay wlh
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana laah guri Islaam olagu TUKANAYO sawir darbiga laguma dhajiyo RASUULKA SCW noo diiday Eeyga iyo sawirka malaaigtu masoo gasho
Gabadhaan sawirkeeda darbiga suran allaah Swt hasoo hadeeyo Aaaaaamiin guur xalaal hasiiyo 1wm
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤🎉🎉
Aabeheed abaayo alaha kusharfo waaruntaa
Salahu calayhi waasalam ❤❤❤
Soomaalida miyir waxaa ugudanbaysay 1991 inta waawayn inta kale iyadoo lawaalan yahay baydhasheen marka hauqaban muxram iyo muxram la,aan makalayaqaanaa inta badan
SCW❤❤❤
Alla soomaali cawaansanaa hooyadaa odaygeedu waaba aabahaa ookale salaad kamajebiyo ma intaas ayeysan aqoon. Subxaanallaah
Waaba ku fanaysa inay ka gatan bay rabtaa 😂😂😂
Waa waalantahay rayan wax walba ganacsi miya inay galada ushegta wax nocaa
Waa filaayay ilmaha marka ladhalo afsomaliga labaro ee taleefanka loo dhiibay igoon waxba labarin aasaska diinta xitaa safiino aan labarin subxaanallah
Subxnlah hada dad miya jira dhahyo adna xarn ayu kayahy uhadana islamnima sheganayo
Hade hooyadey kalaa taagan xiita kamaa jiibiyo diiniyen Alah Akbar
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Xoola xaaran ah wax lagu farxo ma aha
Adigana wll haku amaanin xolo xaaran ah
Naagta qays qaysar ka hadlesa filter aan cadi ehen istacmalaysa subxanalaah hadii si caadiya lagu arko cidna kuma fahmaysa sis iska yare filterka 😂😂
INDHA ADEEG BADANAA
Bal haajil nimada arka somaliyey diintiina barta
Subxana Allah
Waa Abahed muxram ayuu u yahay .
Dadka ha bartaan diinteena.
RUUN WAAYEE AFRIKANKA WAA UGU QURXOONAHEY WAXAA NAGU XIIGO ETHIOPIAN KA
O..ABAHAD..SOO..MAHA..ADANA
Cimar dowlada .Kenya .Cream iscadeynta lagama ogolo.Waa la xiraa waa sun wey ogyahiin.
Mucjiso illaah ayaa keno qof bini,adan waxba makeeno
Riyaan 😂😂😂
Gabadhan casnayey rabtay
Rayaan waa fariid daacada lkn naagta xidhatay ccv iyadaa ceebayasane nin ceebmalaha
Video qays ku af lagadaynaysay Waa laga saaray 😂😂😂😂😂😂
Warun wlhi iney iscebeysa maahen
Xataa xaaska hady kala tagaan waliged kama jabiso
Rayan wa is ceebeysey gaaladii ba xita yaabtey
😂😂😂😂😂
Dadka sanka iyo bishimaha iska dul duleeliya necbiya ilahay amarkisa swrbn ka haysta dadka sawirkan ka aaminsanahayna way noqdaan 😂
Adi waxa Aqonin Maxa Nogu Sheegey Waa Adiga Ma aqaano Nagu Haaye
Taasi waa runuteede lkn naagatan waa tuugo cereme baa kagadanaya lacagatii markan u diraya baya tallefenka ha qabato 👁️
Nag cabsan
nin hooyada qaboo makugursani karo waa hab siin karta somali waa wax kale
Dadka cilmi barta laguma karo cuudu bilaah aderka waba abaha 2aad suratu nisaa fiserkeda dhageysta xaran iyo xalaal kalama taqanan
bisinka war dinta barta ilen waxa u so badatay gabar ba ninki hoyaded qabay fareyy ilen waxey moda in la la arosi karo hoyaded bisinka war inta nalaga xarimu ku jira wa abaha 2 acudu bilah maxa qaldan din se ah bey hastan dadka sas yiri hadi u yahay nin waxa so qoray warkas ajanabi bu kayah warya ilmaha xaska ad ku gur sato kuma banano waxaram aman gali ilmaha xas kaga ey dhashay 😮
Soomalia muxrim ayuu u yahay ee maxaa qaldan
Warhedhe ninka lacag ba lasiya Kedib meshu dadka kaga dhexwacaya sida lacag adna usameysid it’s a marketing technique 😅tankale rayan runtey kudhimaneysa 😂
Gabadhan waxan u fahmey un in ay rabto si gurigeeda ay ku tusto dadka mise camerad ay wax weyn u mooda
maxa kenay inad dhahdo afkisa urayy maxa ku ag farisiyy ninka kursigas mad ka farisatid 😂wa laso naray qofta ayada somali isku so jedisay 😂
Naag somali😂ah oo naag Somali ah wax u ogol xagee ku aragten
Subxanalh jinoley ine thy walo jeda qoftan e mesha lagu cadabayo ilhy na ma geyo 🤲
Oo ileyn rayaan Bajaj wey madoweed chimikadeda hadey ku dhintaana dadkaas maxaa ku dhicidoono koley gabdhaha somalyedow ka fogaad chimikada midab qurxon ayaad qabtaane
Gabadhan qays qaysar ka sheekaynasay wa show off and attention seeker
balaayo indho malaasan iska aamuus
Jahillin diinta barta mamata ayay somali mari inka hoyo qabo waa ajinabi hadana waaba laidin kasiidaray oo fasad iyo telephone balayo lagu wada dawan ayaa lawada qatay