Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ABAAYO ALLAAHU HAKUU SAHLO WAALIDKAA INAAD HESHID AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
MAHADSANID AABO DAHIR MARNA ABKOOWGEEY 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Horta Daahir calasaw waan Daawadaa, Inkaarbadan ayaa ku dhici lahayd,e Sadaqada ayuu ku badbaadaa
Waa runtaa dhibaato iyo qabyaalad laakiin sadaqadu waa wax wanaagsan oo ilaahay ku badbaadiyo
Midan soy soy la leyahay wa bila dhaqan
Guriga ijaar in uu aabaha u galay aa dhici karto.
Reerka ku soo koriyey ee aabahaa ay ilmamtiga ahaayeen si fiican u warayso aabaahaa iyo reerkiina ha kuu sheego
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
ILMAHAAN LA DATACEY HOYOYINKI IYO ABAYASHI DHALEY ILAHEEY HAKA BAQAAN ILMAHOODA CAFIS HA WAREYSTAAN
Ilahay haga abaal mariyo waxay sameeyeen subxanallaah 😢
Gabadha ma hooyeey raadineysaa mise labaduba waan ku wareeray
daahir calasow waan kugu daalay arinka aan kaa rabo maaha dhaqaale ee maxaan sameeyaa
Camarada furo ayuu ku dhahay
ILAHOOW U SO SAHAL WALIDKEED
Sawir miyaa qifku siduu u dhagaysanayay kulaa hooyadaa yaawaayo haddii ay hooyadeed taqaan miyay asaga soo aadi lahayd
Wcs quruxey
Adeer
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wa garaa
Daahir Calasow salaan sare gudoon Sxb