DEG DEG MD XASAN OO CADAYSTAY CEEBWAYNA IYO PUNTLAND OO AFJARATAY DACISH IYO SHABAAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 21

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 10 годин тому

    Guul iyo gobanimo dowlada pundland ilaah hano barakeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🫶❤️🫶🫶❤️💚🤍💙💚🤍💙💚🤍✅️💯💪💪💪🔥🔥🔥💞

  • @FaadumoAxmed-l2n
    @FaadumoAxmed-l2n 13 годин тому

    Buntland guul guul 🇸🇱❤❤guul guul

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 годин тому +1

    Maxaa puntland lagu eedaynayaa haday diiday waxqaybsi xumadooda

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 18 годин тому +5

    Dadka nooca ayaa madax noo ah oo waliba na hor taagan anaguna aan daawanaynaa sidaan mac quul maahan dhalinyaroy qabil faaido inooma ahan laakin waxaa inoo danaha inaan midowga oo sidaan isku dhaano 👽🇸🇴👽

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 13 годин тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 13 годин тому

    Wcs walalkey cimran allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab iska cafiya wiilkn miskinka sh axxxx

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 11 годин тому

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 15 годин тому

    Ciraan shaxda ma fahmaysid ninyahow soomaaliyo dhan baa laga tirtiri karaa laakiinta siyaasiyiinta ma rabaan lacak bay ku qaataan waa inji oow

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 17 годин тому

    MORYANTAS ba dawlad sheganaya 😆😆

  • @haa8793
    @haa8793 17 годин тому

    Xasan sheikh maree abtiyan unhay ilahow amarkaa ninka sheytanyahu iyo biden waxey soxariqen nagu daqo surunka mesha ladigtay Alow nagaqabo adaa weyne

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 18 годин тому

    Hassan ma dharge wlhi waa Qof Gun ah oo baahan

  • @museosman8296
    @museosman8296 18 годин тому

    Wadankaas baa la leeyahay muu hagaago waa mooryaanshan jibaaran

  • @FutoXar
    @FutoXar 18 годин тому

    Gaajada ka muuqata daacishta soomalida nacaladi idinku dhacday cadkooda magoosan yaqaaniin raga somalida qaarkood dhinac kasta balaa kushaqaysata

  • @bby6
    @bby6 14 годин тому

    Wale Hassan munaafaq wa nef an aqoon masuliyad dowladnimo runti

  • @11naa44
    @11naa44 18 годин тому

    Xasan iyo kooxdisa xoolihi nin carab ah ayey u gacan geliyeen wa yaab

  • @HdJd-gk6ml
    @HdJd-gk6ml 13 годин тому

    Ismacil c geelle ayaa godku ridey ee dadka dhahasya xasandal xoreyow bal lataliya dalkii godbuu kurideye qabta oo kuqabta qabyaaladii badbaadiya dal iyo dadkaba

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 15 годин тому

    Idinkuba kolba argagixiso ah kol budhcadbaded ah kol dacish musalsal 😂

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 8 годин тому

    Soomaali waxaa lagu dhehaa qaraabo kiil soo maahan? qofka dadka kushaqaalaysiiya waa qaraabadayda.

  • @Mohamedgoley
    @Mohamedgoley 18 годин тому +2

    Darood jawasiis uu isku badalay
    Kkkkkk cabaadku wuu siisocdo