La kulanki walashena guursatay ninki turkey 🇹🇷 aha iyo su’aalo qaas ah aan weydiyay.....😊😳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 881

  • @yussufmuhumed3600
    @yussufmuhumed3600 4 роки тому +674

    Inta musiga kaxanaqdey ano kle ismujiya sxb kada musiga wax laga ma maqlo

    • @yaasminyuusuf388
      @yaasminyuusuf388 3 роки тому +15

      Ciil ayuu igu diley wlhi war naga daa music murug murug ayuba wixii ka dhigey🤣

    • @yussufmuhumed3600
      @yussufmuhumed3600 3 роки тому +3

      @@yaasminyuusuf388 kk sorry walahi ani xita wan layabey

    • @qaaliali4741
      @qaaliali4741 3 роки тому +1

      Haa wlhi 😖😖😖😖😡😡😡😡🤦‍♀️🤦‍♀️

    • @hamdahashi9604
      @hamdahashi9604 3 роки тому

      Me tooo

    • @quennaa6066
      @quennaa6066 3 роки тому +3

      Wlhi dacada iga qosliyay ..mxanaqay mise .ciil wareysi asoo socdo uu misig kena 😏😏😏me marka ugu dambeso hdlka ita soqato musigada saro hadu u arkayo wax qiiro badan 🙄🙄🙄

  • @dajiyejamaal9453
    @dajiyejamaal9453 4 роки тому +297

    War suaal muhiim ah ilowday dukanka sedigeen no sheeg aan wax kasoo iib sanee somali qaraabo kama dhamatee

    • @wardawarad5499
      @wardawarad5499 3 роки тому +21

      Soomali qarabo kama dhamato kulahaa 😂😂😂😂 wale wa runta

    • @dagancali6577
      @dagancali6577 3 роки тому +2

      hhhhhhhhh

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 3 роки тому +2

      Kkk

    • @Xeerta-Liido
      @Xeerta-Liido 3 роки тому +32

      Wlhi waa iga qosolsiisay hadi nolashego deeyn aya ku bilabeyna biri🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ayaanosman107
      @ayaanosman107 3 роки тому +2

      KKK haa haa hanoshagaan

  • @mohamedibraahim3646
    @mohamedibraahim3646 4 роки тому +1

    Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/DqMORqHOr7BBuLTgZ3wOVV
    Umul qur'a online 🕋🕌 waa macHad laGu barTo Taxfiidka quraanka kariimka ah ❤️ IYo Tasxiixa quraanka kariimka ah ❤️

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 роки тому +7

    I love people 🇹🇷 turkey, the only ajnani people to marry, I used to like to marry them one day, but sorry I am married now for soomaliya husband that I really love. I wish you both healthy and happy marriage MaashaAllah. Love you guys👍👍👍❤️❤️❤️.

  • @lakimatan6176
    @lakimatan6176 3 роки тому +126

    Saad u joogtay unbaad music murugo ah Nosaartay xanaaq aduunka Walaahi

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 3 роки тому +20

    Astaqfirullah 🤦 waxay muusiga sidii in mesha lagu baaba'ay cml 😡sida kle allaha barakeeyo qoyska quruxda bdn

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 4 роки тому +50

    Hani nagu salaan dumashigeen 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤️❤️❤️❤️

  • @queenamuun2372
    @queenamuun2372 3 роки тому +81

    ninka turkiga woo yaabanyahy marba dhinac fiirinoyaa ☺️

    • @rrmltramla9937
      @rrmltramla9937 3 роки тому +1

      Luuqada mayqano maahano Abaayo

    • @gamadiidali6275
      @gamadiidali6275 3 роки тому

      Ninka buufisaa uyaala hada deed Haduunu kaba guurin aqalka

    • @bintucabdala3238
      @bintucabdala3238 3 роки тому

      😂😂 maryoley garbaha iney isqabsdan Kama weyndan

  • @jewelsofbeingateacher2645
    @jewelsofbeingateacher2645 3 роки тому +8

    Walaal, why do you put sad music in the background as this was a devastating story. This is indeed very beautiful story mashaAllah!❤️ Caadi iska dhig huuno.

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 Рік тому +1

    ManshaAllah ManshaAllah tabrakalah Sowjka hadu nolashisi ka horeysiyey nolasha walidki xaqiiq wa nin wanagsan nineanagsan aya gabar wanagsan hela Allah ha 🪪 idin xifdiyo filduniya wal aqira wallhay ad iyo ad ayu istoriga itabtey ❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 3 роки тому +50

    waa gabar naxariis badan oo heshay nin naxariis badan oo turky ah 😌

    • @shukrimohamud5354
      @shukrimohamud5354 3 роки тому +5

      Gabadh somaliyed oo aad u akhlaqbadan naxarisbadan aadba ugu farxey ..
      jazaakalahu khayr .

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      MashaAllah.

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 3 роки тому +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saabiriincabdibile4751
    @saabiriincabdibile4751 4 роки тому +21

    Masha allah family quruxbadan isku ware 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hamdidinow383
    @hamdidinow383 3 роки тому +10

    Maşallah 🧿 ne kadar güzel konuştu
    Teşekkür ederim bizde Türkler onur duyuyoruz ☺️

  • @sadiayasin6297
    @sadiayasin6297 3 роки тому +9

    My sister is married to turkey man. God bless you guys stay happy

  • @YACKOO831
    @YACKOO831 3 роки тому +7

    Waxan idiin weydiina inta idiinku xiriirsan ma ka codsan kar tiin in ey subscribe iiy saaraan
    Jazakal ALLAHU kheer I love you all 🥰🥰♥️

  • @rahmasaciid4334
    @rahmasaciid4334 3 роки тому +48

    Hey man take the music out so I can watch again, you choose the wrong music too,

    • @safiyoahmed2630
      @safiyoahmed2630 3 роки тому

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥕

    • @safiyoahmed2630
      @safiyoahmed2630 3 роки тому

      Guuuaalleeeyista. Farxsfna. Kompisarna. Inshallaah

    • @matsunochifuyu4794
      @matsunochifuyu4794 3 роки тому

      Madaxa iigu xnunay markn maqly

  • @ibrahimalinoor677
    @ibrahimalinoor677 4 роки тому +37

    INTAAA JACEYL WLALKEY AKSHEY ARIMAHA UUNALAWADHAGAYO LIKE👍 ASXPTA DAMAAN ✌️✌️❣️❤️ TAAGEERO BUUXDO WLL AKSHEY❤️✌️

  • @amalbirimo5344
    @amalbirimo5344 3 роки тому +10

    Hani cabdiqadir walashey qaali waxan ahay qof yaqano waa gabar wanagasan I love you abaayo qaali😍🤩😘❤❤❤❤

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 3 роки тому +1

    War waa maxay musicga baroorta ah wuxu dhaqan xumaa reer ka ma tacsibaa u taala subxaanallah!!!!!!!!!!!!

  • @umunajah9756
    @umunajah9756 3 роки тому +29

    Video ga markale soo gali asagoo bila music ah waxay meesha tacsi mataalo sxb iska sax video ga wadku dheeshay ee markale hagaaaji

    • @lakimatan6176
      @lakimatan6176 3 роки тому +1

      Ishaag katuurtay

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 3 роки тому

      Waxba lama maqlayp intu horo bila musica ficnay wax laga fahmay

  • @mahaddetomliy6306
    @mahaddetomliy6306 4 роки тому +58

    Qof kii ugu horeyay oo like say me

  • @secretboy2254
    @secretboy2254 3 роки тому +8

    Mashallah wallal waxan idin leyahay iskuwaraa aamiin ❤❤❤❤❤💯☝🇹🇸🇴❤🇹🇷👈

  • @yasminmohamed780
    @yasminmohamed780 3 роки тому +7

    Waddanka kowaad oo islam ah aan ka guursan lahaa waa turkey isku waara 🇸🇴🇹🇷

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 3 роки тому +5

    Masha Allah wllhy waa qof Qaliya ilahey haisku kiin dayo 😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @idilfaarah211
    @idilfaarah211 3 роки тому +2

    masha allah Alle haxifdiyo hana barakeeyo beebiseyda waydaashay hooyo quruxeey farxad kuwaar ❤❤😘😘

  • @WHO2024
    @WHO2024 3 роки тому +3

    MaashaAllah, may Allah bless your beautiful family.

  • @sadioabdirahman6006
    @sadioabdirahman6006 3 роки тому +1

    Ala habadhan isku meelna kashaqeeynjirnay hani abyo waa kusalaaay turkiga waa dad fiican mashlh keep going

  • @waliyozoobe3395
    @waliyozoobe3395 4 роки тому +3

    Masha allh walalkey mcn ileen youtub ayaa laheed wan ku saray subbska hore o soco from liicaato ❤❤❤🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷.masha allh familkan tiktoka ayan ku bartay 🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇸🇴

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 роки тому +7

    Please gabdhaani iyo ninkeeda iyo ilmaha yar hadiyad u Geeya please waa ceeb inaad wax iska cabtaan

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 3 роки тому +30

    Maxaa reerka Musikga oohinta ah u saar teen???
    Masha allah Wllshy Hani iyo Xaajigeda Farxad ku nolaada 😍😍😍😘😘😘😘👍👍✅✅✅

    • @mamasudais1403
      @mamasudais1403 3 роки тому +1

      Haniyeta fanaanada miyaa

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 3 роки тому

      Ani xitaa waan yabay dhimasho miyaa jirto ayaab lahaa

  • @hanaeabdullah8742
    @hanaeabdullah8742 2 роки тому

    Maashaalha Allah waashay Allah kuxfido abaayo macaadto

  • @nastehahussein6945
    @nastehahussein6945 3 роки тому +10

    Odayga wuu yabanyahay hadba qofkii hadlo uu fiirinaa😁🤣😂

  • @mohamedjeilani5270
    @mohamedjeilani5270 3 роки тому

    MashaAllah for our sister. May Allah bless you and your family.
    But am wondering these guys standing behind the man. Pls keep distance.

  • @mandeqmanka4823
    @mandeqmanka4823 4 роки тому +11

    manshaAllah best couple 🥰

  • @nasrahajjisaid9869
    @nasrahajjisaid9869 4 роки тому +9

    Masha Allah Beautiful family ❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyoyuusuf5422
    @farxiyoyuusuf5422 3 роки тому +8

    Masha Allah wllshey mcn hani cabdulqadir waa ina adeertey rumaad

  • @badriahmedshariif7096
    @badriahmedshariif7096 3 роки тому +5

    Musik qirada hadad kaa xanaqday like sar

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 3 роки тому

    Masha allah allaha isku barakeyo qoskan muslimka

  • @S77aep
    @S77aep 2 роки тому

    Ilaahi haa xafido qooyskeen quruxdaa badan barakallah 🥰🥰

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 3 роки тому +1

    Maasha Allh waan kufaraxsanahay inaan Arko isdhaxgalka soomaliya iyo turkiga ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷👍👍👍👍👍

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 роки тому +1

    Ninkeda waxu u egyahay madaxweynaha turkiga urdugan oo yar xooga 😃 wa dad islamka jecel turkiga laakin diintoda islamka ba lala dagaala oo cilmaani ba laga dhigay madaamo dowlada yurub ee daris la yihiin oo cadawad hore u qabaan cusmanyiinti gaalada yurub guumesatay oo diinta islamka ku faafisay yurub wali ciilki bay u qabaan sababtasa cilmaani loga dhigay alle sidodi hore haku so celiyo wa dad nool oo jira

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 3 роки тому +4

    I understand Turkish a little nice couple all the best MASHA ALLAH 😘😘😘😘❤❤❤💯

    • @queentima6146
      @queentima6146 3 роки тому

      Turkish inaa brtaa rbaa see u fudud ku baran kraa wll adoo mhdsan

    • @halimaosman6623
      @halimaosman6623 3 роки тому

      @@queentima6146 walal qali musasaladoda ayan dawan jiray with English subtitle sidas ayan ku bartay...fuded waye wlhi ani ahan

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 3 роки тому

      @@queentima6146 english ama carabi midkaad taqaan ku daawo filamadooda.

    • @queentima6146
      @queentima6146 3 роки тому +1

      @@inaaxmad3369 ok wllo thkns

    • @queentima6146
      @queentima6146 3 роки тому +1

      @@halimaosman6623 hye byo wn dawn waa mahdsn thy

  • @badrasaid1601
    @badrasaid1601 3 роки тому +26

    Turkish ka waa nacaawiyeen lakin guur nin somali ah wax kuu dhaamo maleh 😂😂😂

  • @ahmedassad4406
    @ahmedassad4406 3 роки тому +4

    Music maxaad usaraysaa mesha tacsi maad jogtaa gabdh ayad soboqtay Khalad ayad samaysay

  • @kamalkofficial4642
    @kamalkofficial4642 4 роки тому +27

    Waar sxpw video wad nagahaleyse seen kudawana😥sound Ka ad sarte mxa waye hadalka sfcn lomamaqli

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 роки тому +22

    Somali maryooleey waad na ceebeyseen hadiyad ayaa loo sii Waada Ubax imaad u sii qaad aan miyaad ilwadeen

    • @bashiirnur
      @bashiirnur 3 роки тому

      Rag waye walal side ubax ugu geyaan

    • @ayanahmed1233
      @ayanahmed1233 3 роки тому +3

      Kkkkl ubax iskaa daaye hadalkooda baaba macno sameen

  • @khadarmusse6102
    @khadarmusse6102 3 роки тому

    Masha allah wllahi waanku farxay gabartan soomaliyeed ee sumcada iyo dhaqankeena soomaliyeed sare uqaaday masha allah walashey noloshu kuma xumayso

  • @rufaiahmed8641
    @rufaiahmed8641 3 роки тому +1

    Alah u bârakeyo walashena , thanks ur video

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 3 роки тому

    Abaayo gurigaaga Allaha wurxiyo Erfogan meeel weeeyn ayuuuu Somalia ugu yaaalaa
    Quraaanka aqriskiiisa waaa burji, intaaad aqriskiiisa badiso adiga & wax ku dhiba isma arkeeysaan ان شاء الله

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 3 роки тому

    Masha Allah hafidullah keep going my family all muslim one family

  • @abdikadirabdullahi811
    @abdikadirabdullahi811 3 роки тому

    Mashaa Allah,congratulations Umah wahid(Muslims)

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 3 роки тому +1

    Mashaalaah kheer iyo nolol quruxbadan ooraaxo leh ayaan idiin rajeeyey Ordagaan ayuu u eg yahay😁👍

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allaha ❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @safiyaloora3117
    @safiyaloora3117 3 роки тому +2

    Mashallh good family Allah nixafido wallhay ❤❤❤❤❤❤

  • @jamilamohamed4541
    @jamilamohamed4541 3 роки тому

    Masha Allah waa nin naxariis fiican ilahay ha iskukiin dayo

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 3 роки тому +1

    Marsha allah Hani alla ha isukin barakeyo🤲🤲🤲🤲🤲adiga iyo xabibkak iyo Carurtin.

  • @محمدسعيد-ب5ز2ز
    @محمدسعيد-ب5ز2ز 3 роки тому +1

    ماشاله.جوق.ايسن

  • @hanuuzamohamed3899
    @hanuuzamohamed3899 4 роки тому +4

    Mashallh my samidayd hani wan kusalamay sidookle thnks my walalkeyg Mohamed akshay 10000%

  • @haniabdi3540
    @haniabdi3540 3 роки тому +4

    M.a my heartbeat my best friend. My hani .keep going 💖❤💓🥰🌍

  • @fardowsaali1114
    @fardowsaali1114 3 роки тому

    Muusica wxay cadeeneesaa iney ka xunyihiin ayagoo jooga iney ajanabi guursty istaqfurullah

  • @zadaamhajji5854
    @zadaamhajji5854 4 роки тому +8

    M.a qoyska allah parakeyo 👏❤
    Wll akshy sxp su.aalaha ina soo xifdiso ama adso diyrsto isku day mawngsna marka tellka ka aqrinyso

  • @NaifFxTrader
    @NaifFxTrader 2 роки тому

    M.a wlshy mcn allah ku barakeeyo

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому

    Subxanallaah hooyo iyo aabo waa qaali turkiinuna waa dad dhaqan fiican lakiin dhaqanka galbeedka qaarkood qaaten soomaliduna Waa dad iyaguna isku jiran

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 3 роки тому

    Masha allaah tabaaraka llaah guulaysta horayna usocda waan idinjeclahay family quruxbadan illaahow idin xifdi

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 3 роки тому +10

    What is with the depressing music man?! Wrong music and I can’t hear it well what they are saying

  • @fahmoyasin7243
    @fahmoyasin7243 3 роки тому +2

    Maxaa muci murugale loogu shiday reerka masha allah waa reer qurux badan isku faraxsan mise nin aan aheen somali hadii laguursado waad naga dhimatay miyaa😂bismilah reerka uduceya marka hore ilahy waxan kabaryaya inaad noqotaam qoyes farxad kuwada nolada inata cumrigiina kahartay .

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 3 роки тому

      saas ma ahan turki wa muslimiin wax walba noo.qabteen gabar hdey naga guursadaan kama xumin iyagaba meeqaa wiilal.somaliyeed gabdha turki guursadeen blse wax walba wa calaf ani.ahaan wan jeclhy guurka noocaan wlhi

  • @harunabdi296
    @harunabdi296 2 роки тому

    Masha Allaah

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 3 роки тому +2

    Mashallah hani iyo nin keda ilaah haa xafiido ❤❤❤

  • @shifochannel8548
    @shifochannel8548 3 роки тому

    manshaa alaah waxaan la dhacsanay inankan waraysanaya sida uu u ilaalinayo mashacirta ninka marka uu suala hani waydinayo. waa wiil muxtashim ah

  • @somcana
    @somcana 3 роки тому

    Gabar miisaaman MaashaaAllah

  • @amalabdighani7178
    @amalabdighani7178 3 роки тому +4

    Msh Allah wll su’aalo aad muhiim u ah waaye👍Inkastoo su’aashii udanbeysay ee Hani Music 🎶 gu ka cod dheeraa 🥺Go forward ✊Akshay❤️

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому

    Asckm masha allaah waa sax marka uu waalidku duqoobo waxa laga reebtaa ducada

  • @nasteexoabdiqaadir3568
    @nasteexoabdiqaadir3568 4 роки тому +6

    Masha allah ❤❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @muhammadabdullahi3312
    @muhammadabdullahi3312 3 роки тому

    Masha Allah ilahay haisku barakeyo, waa walal Muslim ah.

  • @foos7330
    @foos7330 3 роки тому

    Asc asxaabta maasha alah nin muslim ay guursatay maxay ugu xanaaqayan soomaalida 👌💯❤🙋‍♀️

  • @shukrimohamud5354
    @shukrimohamud5354 3 роки тому

    ما شاء الله الله يحفطكم
    muhimadu waa muslinimada
    المسلم اخ المسلم .
    Turkidu somalida sidey ugu naxaristan cid ugu naxarisato oo u gacan qabata majirto
    Walashey waxan kugu tageraya ninkaga
    somali keliya guursana hablaha leh waa cunsirinimo
    qofkasta oo muslim ah kaama aha ajnabi waa walaalaheen
    Ajnabigu waa kaan kula diinta aheyn .
    Ha odhan qofmuslima wa ajnanib
    .waadna mahadsan thin..

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 3 роки тому

    Mnsha allah ilaahay ha barakeeyo reerkaas, turki waa walaalaheen

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 3 роки тому

    wallah dogru soyledi bende cok guzel kedin evlenmek istiyorum inshallah hani gibi bir kadin allahtan beklecagim hani allah icin seveyorum 🥰🥰

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 роки тому +1

    Najmo suudi miyaa mise aniga u maleya gabadha qamaarka jaalaha

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 3 роки тому

    ماشاء الله
    Brother and sister & family
    Allah isku kiin barakeeyo

  • @hanaanmohd5754
    @hanaanmohd5754 3 роки тому +2

    MaaSHAALLAH beautiful family 💕

  • @fikirgashantv3061
    @fikirgashantv3061 4 роки тому +12

    Sxp mashallah aad ayaan kula socdaah lknse wax yar ayaan kugu darsan lahaaye music 🎶 background ka walayareyaah maxaa yelay codka lama maqlo next time waxaan fileynaah mid shidan inaat nokeyneysit

  • @beletweyn3873
    @beletweyn3873 3 роки тому +1

    😳😳😳😳musiga ma fahansano wllhi😂😂😂😂hala yaabina

  • @abdifitahsaprie2279
    @abdifitahsaprie2279 4 роки тому +15

    FULL SUPPORT WLL AKSHEY

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 3 роки тому

    Masha Allah ragii Somali gabdhihii wey ku ciyaareen markasta wey furayaan markaa ajaanib iyo waxay doonaan ha guursadaan

  • @safiyoadan3438
    @safiyoadan3438 3 роки тому

    Walashey macaan hori usoco mustaqbalkada

  • @maxamedxasan3150
    @maxamedxasan3150 3 роки тому +1

    Mash allh family qurux badn waaye Turkish waa dad muslim ah wankans

  • @suldaanilyaasmoha625
    @suldaanilyaasmoha625 3 роки тому

    Mashaa Allah mashaa Allah mashaa hore u socoda family ga qaayo lehe

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 роки тому

    Legend akshey waxan sameyn lahaa baad sameysay waliba waxay aheyd inaad music aad dheereysid oo intaa hadleysid lee noso deysid jawab tedana qoraal noga dhigtid wan ku wataa " faarax somali isago joogo maxay ajnabi nagalada doontay : 😂😂😂 manta aan hadlee iga warejiga xarfaney 😂😂 sxp akshay wan ku jeeda mesha dulqada ku fadhisaa

  • @fartunabdiwali2858
    @fartunabdiwali2858 3 роки тому

    Masha allah abaayo waku tageersanhy ajnabi ka fcn o guursan leheen majirto turki aad a ujeclhy xalaad xun e noso gurmadeen

  • @samayyamahmuad9746
    @samayyamahmuad9746 3 роки тому +1

    Mashallah mashallah Allah ya barik😘😘😘😘😘😘😘🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍😍😍

  • @sundusahmed1091
    @sundusahmed1091 2 роки тому

    Masha Allah♥️🥰

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 3 роки тому +1

    Masha Allah wll Allah in Barageyo❤❤❤

  • @nasreenali9328
    @nasreenali9328 3 роки тому +6

    Wali ma arag qof inta Gadaal laga istaago suaal la waydiinayo😂😂🤣

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 роки тому

    Manshallah tabarakallah wllo Allah haku xafido familykaga

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 3 роки тому

    Masha Allah reer qurux badan weeye Allah ha barakeeyo

  • @مريممحمد-ل9ي7ك
    @مريممحمد-ل9ي7ك 3 роки тому

    Masha allaah hani ninkagu wuxu kugu dortay sifa wanagsan oo ah birulu waalidey ajnabina majiro waa walalkena muslim ah ee hadhin mardabe eraga ajnabi waxa kaa ajnabi ah kuwa ku wareysanaye 💜💜💜

  • @hodanabdiahmed1668
    @hodanabdiahmed1668 3 роки тому

    Msh alle allaha idin barakeeeyo family geena

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 3 роки тому +8

    manshaAllah😘😘😘

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 3 роки тому

    my god somali just come Turkey now so many of them marry turkey so fast . HERE in usa we come in 1990s but not many of us marry outside... question this ppl marry for needs free housing and become citizen of tunkey . U can't date your employment that sexual harassment ....mashallah u guys have beautiful girl , she love her love n she keep back her mom . over all my sis look happy thats all matter in life happyness n also my bro in law seem like nice gentleman and man good heart taking care of his parents i like that too .. may Allah bless your family's my sis

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 3 роки тому

      This is my opinion not hard feelings