NORMAL LIFE In SOMALIA PART TWO || NOLOSHA CAADIGA EE SOMALIA QEEBTI LABAAD OO CODSIGINA KU TIMiD🙏

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704  3 роки тому +342

    So Daawo muqaalkan Soona Dhaweeya Walasheey mcn
    ua-cam.com/video/YAeJDvviYgY/v-deo.html

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704  3 роки тому +1343

    Codsigiina Ayuu Ku Yimid Qeybtaan Labaad Sxbiyaal Waan Idin jclhy dhamaantin

    • @nasrosiciid4915
      @nasrosiciid4915 3 роки тому +1

      thanks sis ❤️❤️❤️❤️

    • @foosiyacabdi6723
      @foosiyacabdi6723 3 роки тому +2

      Wakuwataa runtaa kahadashe quruxey

    • @kilaasyar8378
      @kilaasyar8378 3 роки тому

      Macan wllhi wllo ka helay

    • @queendahabo
      @queendahabo 3 роки тому +1

      I love you too mcnto

    • @drahmad8139
      @drahmad8139 3 роки тому +1

      Msha Allah abaayo sidaad nojeceshahay ayaa ku jecelnahy tolow masha Allah waa nososhii dhabta aheyd jawidagan oo bilaa buuq ah noloshaasay agtaalaaa

  • @sharmarkeqassim5816
    @sharmarkeqassim5816 3 роки тому +19

    No cooking gas
    No tap water
    No sink
    No Netflix
    No stress
    No drama
    No frozen food
    Simple, natural, normal lifestyle.

  • @drabdisataar1186
    @drabdisataar1186 3 роки тому +511

    part 3 nooso samee gacan dahab ismahaan wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee like ta Adigo Amusan ii sar😂😂 Love you Gyus.🥰✨💫

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 3 роки тому +370

    This video will get million viewers insha allaah

  • @shamiscadeey9991
    @shamiscadeey9991 3 роки тому +251

    Wlhi somalia nolashaan gabar aan soo marin majirto maasha allaah ismhaan gacma dahab

    • @yussufnoor1160
      @yussufnoor1160 3 роки тому

      Hehehe shamis hada malaga gudbi

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 роки тому

      Naa walaal dhaarta beentaa iska daa, soomaali ayaanu nahay, waligayana maanaan istaagin, meel weel moqorofada oo burbursan wax lagu karsanaayo !

  • @saymatattooremovalchannel9264
    @saymatattooremovalchannel9264 3 роки тому +26

    I love Somalian people! One of my best friends is Somalian, and everything about their nature is so calming and peaceful mashallah 🥰

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 роки тому +1

      Thank you and its actually Somalis ! Not somalian

    • @hewho7993
      @hewho7993 3 роки тому +1

      Except for their religion of course

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 роки тому +3

      @@hewho7993 sick in the head !! What brought the religion in to here?

    • @ahmlog_654suaerz2
      @ahmlog_654suaerz2 2 роки тому

      @@hewho7993 what do u mean by that stupid, get ur depressed ass out of here. talking about my beautiful religion this is my cullture nigga get lost.

    • @hewho7993
      @hewho7993 2 роки тому +2

      @@ahmlog_654suaerz2 "your beautiful religion" is NOT "your culture". We Somalis have our own culture and had our own religion before these Arabs brought us this cult. The cult of Islam belongs to the Arabs. Everything about Islam is Arabic. It has nothing to do with us. Please read about Somali history before Arabs came to us, you'll learn more

  • @shayma5347
    @shayma5347 3 роки тому +40

    dadkan dislike saray maxa ka si ah
    guys we don't have to be fake this is our beautiful life alhamdulilah 🖤

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 2 роки тому +1

      Waxaan la yaabannahay weelkan moqorofadaha ah, ee wax lagu karsanaayo,
      malaha reerkani riyaha iyo laxaha ay haystaan, ayaa alaabta ka burburiyay, taasina waa wax iyaga u gaara, ee maaha inaya ku tilmaamaan, nolosha caadiga ah ee dhulka Soomaalida !

  • @akilahmohamed7937
    @akilahmohamed7937 3 роки тому +10

    No Matter where we are in this world we Somali people always have the same routine and culture and I am really proud of us. Subixi aroorta waking up and cooking some Canjeero and then Qatho lastly casho. This will always stay with us. Somalia Hanoolato. "Loved"

  • @Ibtisaammoha123
    @Ibtisaammoha123 3 роки тому +200

    Gbdhan juhdiye galisa marwalpo video qurux bdn ine noso sameso plz share an dhahno si dad bdn ugaaro mhdsnd ismahan gacma dahabey💖👏

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +290

    Nolol ka macan majirin Noloshaas.buuq la'aan farxad iyo Ciyaar asxaabtada😘😊
    Dalkeena ilaahay Dhibaatoyinka hanooga dulqaado waxan ku doorsan majiro wlhi😭❤

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 3 роки тому +29

    From Hargaysa 💚⚪❤
    I love you my dear sister farxad darteed waan ilmeeyay wlhi 😢 horey u soco qaali ❤👸👑🌸
    Waxad soo bandhigtey nolosheena dhabta ah oo ayna dad badan ku dhiiran inay soo duubaan 🙏♥💯

  • @angelakagwiria9352
    @angelakagwiria9352 3 роки тому +4

    I'm merian but I love somalis people so much they are kind and they have caring hearts love you guys

  • @hamdaadam2049
    @hamdaadam2049 3 роки тому +528

    Muuqalada gabadhan soo galiso waxay istahilan in qof walba dawada like saaro 🥰🥰🥰

  • @waliidmiqdaad1796
    @waliidmiqdaad1796 3 роки тому +131

    Bast yutuber somaali keep goin inoo soo badi 🇸🇴😢

  • @goldenpranks295
    @goldenpranks295 3 роки тому +11

    I think most somali people are watching and liking this video because they can relate unlike other Somali youtubers,keep going walaal 🤗hope more somali youtubers can be like this.

  • @hakimofitah6868
    @hakimofitah6868 3 роки тому +31

    Halka ruux oo veo farxad lagu dhameysta thy oo xaqiiqda soo galisa inta kale been iyo nolol aan jirin ayay soo duban abayo mcn gacantada alle haku barakeyo runtii veo way na farxad galiya oo wadankenii iyo noloshan ku nolan jirney ayad na soo xaususisaa anagoo sii rabno daawashada ayuu muqalka naga dhamada horey u soco mcnto

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 роки тому +252

    Nolol Dhan ah
    Hawo fresh ah
    Cunto fresh ah
    Dhul fresh ah
    Alxm Ilaaah hayoow wadankeena nabad nooga dhig💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤

  • @asrar_saad8027
    @asrar_saad8027 3 роки тому +156

    Hadaan awoodo 1M kugarsiin lahaa wlh❤️💪geesiyadi dalkeena 🇸🇴 ❤️ mashallah ❣️ Alle gacmaha hakubarakeyo,cafimad iyo cimri Dheer kurejeynaya inshallaah

  • @AnwarAndHawasFamily
    @AnwarAndHawasFamily 3 роки тому +21

    Masha allah muuqaalkaan iyo lui part one ba waa maar la’aan igu dil caadi ma aha xbbti

  • @alfaofficial9163
    @alfaofficial9163 3 роки тому +19

    Dhulkaas anagga iska leh Dooga qurux Badan leh Dhaqankas wanagsane Somaali Oo kaliya ayaa laga helaa Gabdhaheena Sharaf ayeey leeyihiin Masha Allh😍😍 Somalia Nabad insha Allah❤️🇸🇴

  • @elahmedyyare4557
    @elahmedyyare4557 3 роки тому +72

    Intii aan somali youtuber ah Gabdho iyo wiilal arkaayey Gabadhii ugu Barnaamijyada iyo fikradaha wanaagsaneyd Wlal Cizi iyo sharaf korkaada ha ahaato.
    Waxaa tahay qofka ugu xaqa leh in aan daawano Muuqaladaada❤🥰.

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 3 роки тому +105

    Vedeo Gii Abid Iigu Horeeye Intaan Comments Ka AkHriyay Ee Bilaa Tuugsiga Ahaa😅 Amazing Vedeo shaw Xaqiiqada Laguma Tuugsado😅

    • @halimamohamed415
      @halimamohamed415 3 роки тому +1

      Hhhhh wlhy runtaa kuwakale xataa si fican umad dawanaysid tuugsi miran

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +1

      Xagan Kuwii Tuugsan jiray Ma yaQaanan Noh😅🤣

    • @yusufjowhari2877
      @yusufjowhari2877 3 роки тому

      🤣🤣🤣

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 3 роки тому +3

      Waa kula arkay reer tuugsi xasuus dheer ayaa loo diray ma ayaga ka gaaro tuugsigii

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому

      @munish official 😅✌

  • @shukri7863
    @shukri7863 3 роки тому +51

    Waan jeclahay noloshaan waayo waa taan ku koray lkn reer galbeed ayaan joogaa 31 sano waaan ka soo noqon saan u galo noloshii hore Maashallaah

    • @Urmy49
      @Urmy49 3 роки тому

      Alla walaaley noloshan mcna masha allaah simpl ida dhan tan manta waaba wareer caadiya

  • @shariifnajax9128
    @shariifnajax9128 3 роки тому +25

    Baahida kaliya ee looga baahnaa yutobe ayey aheyd tani waana xaqiiqda runta ah mahadsanid walashay..

  • @abdiraxmanhaji5293
    @abdiraxmanhaji5293 3 роки тому +16

    Masha.alah markale isma haan daahir noolow amerika ama USA 🇺🇸 waa lagaa jecel yahay siiba plymouth Minnesota👍👍👍👍

  • @mandeeqcabdullaahi8900
    @mandeeqcabdullaahi8900 3 роки тому +152

    Sual baan qaba gabadha markay muqaalkan duubeysay qur'aan miyay so aqrisatay aaway dadkii tuugsiga badna wlhy waa mida ila hada aan isku waydiinayo dadki nabiga hadad jeceshahay isaar ilahay dartiis igu saar like iyo erayo kalo badan miyey waa dhibteen majifaan mise gabadhu wayna kaduceysatay

    • @dahabodala8825
      @dahabodala8825 3 роки тому

      😂😂😂😂😂

    • @mabrukcali1648
      @mabrukcali1648 3 роки тому +19

      Xasuusbay wada galeen waxay u badnaayen dad wadankoodii ka xaajiray 😂

    • @fariida6236
      @fariida6236 3 роки тому

      😆😆😆

    • @ilhaam6927
      @ilhaam6927 3 роки тому +4

      😂😂😂😂wax tanyo leh bay la imataye saxib

    • @ladaneey509
      @ladaneey509 3 роки тому +3

      😂😂😂😂😂beenta mahan ilahey ba ka jeediyey rer tugsiley hadna gabdhan muqal xamaasad leh bey so bandhigtay🤩❤🙏

  • @alishamahad903
    @alishamahad903 3 роки тому +6

    Somaliyey gabdhaan an garab qabano wlhi Million subscribers uqalanta 😢 Love you abyo sida quruxda leh e vedios qiimo leh nogu sogudbiso

  • @zuleah8916
    @zuleah8916 3 роки тому +6

    Can you add subtitles pls? For us who's half Somali ❤️ . Nice content you got! So natural n satisfying to watch🤗

  • @cute.ayuush7076
    @cute.ayuush7076 3 роки тому +38

    Gacma dahab dheldhel lgumaa dhahiin intaa jogtaa kbadan ba uqalanata ismahaneeey 🥰😭what a beautiful mashaa allah

  • @faamadhudi
    @faamadhudi 3 роки тому +30

    Maashaaa Allah nolashena dhabta ah
    Reer dibadeedow maasha Allah na dhaha dhulkas wasaca ku nolnahay alxk

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 3 роки тому +1

      😂😂😂 masha’allh blse ha hilmaamin anaguba wn ku nolayn
      Caruurta yare qurbaha lagu dhalay moye wlhy wnan u xizny 🥰❣️🌹💐

  • @faraxxusen6863
    @faraxxusen6863 3 роки тому +47

    War dadki tuugsan jiray o hada nabiga jcshahay like isaar dhihi jiray xta xasuuse galeen wlh 🤣🤣🤣 ilaahow dalkena no hagaaji

    • @angalaqaali1276
      @angalaqaali1276 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhh Hhhhhhhhhhh ismahan allah daayo dadki xasuisey galisay

    • @zulehaabdi6842
      @zulehaabdi6842 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mumtazabdisalam5336
    @mumtazabdisalam5336 3 роки тому +15

    10years ma arkin somalia wallhi wan uxiisay😭😭🥺

  • @cabdicasiisabdulkadir111
    @cabdicasiisabdulkadir111 3 роки тому +77

    Sidaan oo kale waxa samen karo qof qibrad uleh muqal duubista gacantiisa fadhisa waana walashey ismahan daahir

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 3 роки тому +13

    This is remarkable story!! Love it 🇸🇴

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 3 роки тому +10

    OMG this is so beautiful I can't wait to experience this and go to Somalia Inshallah

  • @Bin_hazan
    @Bin_hazan 3 роки тому +54

    Somaliyeey gabadhaa hloo kala kiciyo runtii UA-camr-ada somalida qof bandhiga fican weye💯💥

    • @janogasho2474
      @janogasho2474 3 роки тому

      Waa runtaadadku ma fahmaayaan malaa qimaha uu keeyhy xasuus cajiiba weeye

  • @sumayamohamed2790
    @sumayamohamed2790 3 роки тому +5

    Anigoon daawan ayaan like saaray dhaqankeena wanaagsan iyo quruxda wadankeena sidaad nogu so bandhigto dhiirigelin ayaad ubaahantahay 1 million ayaad uqalantaa horay usoco walaashey

  • @umubushra5391
    @umubushra5391 3 роки тому +7

    Masha Allah gacmahaaga iyo maskakaxdaada Allaha kuu xafido
    Iyo reerkaada muqaal qurux badan nolol farxad badan oo u wada xiis nay. Allah wadan keena nabad buuxda noo ga dhig Aamiin yaa Allah

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому +3

    Qanaacadu waa mihim xaalada aad ku jirto inaad ku qanacsanaato ayaa wax wayn ahba meel kooban iyo muuqaal aan laga caajisayn💯✅

  • @mohamedabubakar6239
    @mohamedabubakar6239 3 роки тому +26

    Nolo ka qurux badan oo ka iimaan fiican ma jirto #OrganicLife# 🙂👍

  • @pakardaacad5943
    @pakardaacad5943 3 роки тому +36

    Walashey baan so xasuustay xili iyada oo yar ee sidaan wax noogu karin jirtay😢

  • @nuureTUBE
    @nuureTUBE 3 роки тому +3

    VERY BEAUTIFUL VIDEO. Thank you for posting. Brought back my childhood memories living back home🇸🇴❤️

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +5

    بارك فيه يا أختي💙🇸🇴💙🇸🇴

  • @mohamednor4528
    @mohamednor4528 3 роки тому +6

    Ilaahay barwaaqada hakuu siyaadiyo. Reerkana hakuu barakeeyo Masha allah.

  • @wardiofficiall
    @wardiofficiall 3 роки тому +18

    Gabdhaha kale:uff gurigan iyo howshan waa nacay
    Ismahan :hmmmm let's make a vlog 😭💀😂😂😂

  • @amiiratualmaas2449
    @amiiratualmaas2449 3 роки тому

    Masha allah walashey qaali waxa tahay qof wanagsan oo xaqiiqda so bandhigtay m.a hore u soco xabiibti

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 роки тому

    Amazing young woman. I will share this vedio with my 18 year old daughter

  • @ridwanburale865
    @ridwanburale865 3 роки тому +6

    Perfect ❤️❤️❤️❤️❤️ walashay mcn baan tabay wlhi.. Hablahayagu iyo hooyooyin kayo abaalkooda mahayno waxaan ugu gudno

  • @ahmedabdimire6332
    @ahmedabdimire6332 3 роки тому +17

    Inta qof ee sooxasuusaty hooyooyinkood iyo walaalohood unaxiistay markay muuqaalkan daawatay waxaan leeyahay midoba marlbaad.

  • @samsammohamed1481
    @samsammohamed1481 3 роки тому +11

    I remembered how my eedo use to cut the hilib like that too😂😂

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 3 роки тому +1

    Walaahi nolashii Xamar baan xasuustay - thanks abaayo

  • @basraabdi6471
    @basraabdi6471 3 роки тому +5

    Wlhi waa nolol farxaad leeh 🥺 i have never seen somalia but insha Allah i will came one day🥺😔

  • @umucaisha3416
    @umucaisha3416 3 роки тому +14

    Who can dislike such kind of video only those who don't know where they come from.

  • @bennyalea9479
    @bennyalea9479 3 роки тому +4

    Thank you for sharing, made me have an even deeper appreciation for other cultures even more. It felt very serene watching. 💕

    • @karlson982
      @karlson982 2 роки тому

      Somalia has the longest coastline in Africa with 3100 km. Lido beach

  • @alimohammed-qx1ot
    @alimohammed-qx1ot 3 роки тому +1

    Inta aan video fiirsanayay waa videogi igu saameynta badnaay, waxa aan so xasuustay noloshii aan kuso koray masha Allah, walashey xasuus ayad nagu celisay

  • @sakariyeabdi5181
    @sakariyeabdi5181 3 роки тому +5

    Woow that Amazing wlhi keep going sister
    xasuus wlhi🇸🇴🙋‍♂️

  • @liimohahussein3910
    @liimohahussein3910 3 роки тому +6

    Nolal bilaa buuq Ah Mujineyso Gabdhaheyna Abaalka nagu lee yihin ❤👏

  • @ajakiesmadufiko2259
    @ajakiesmadufiko2259 3 роки тому

    masha Allah Walaahi waa the best video aan ka daawado youtube waayo waxay so bandhigtay nolasha dhabta ah

  • @mohamedqadar6730
    @mohamedqadar6730 3 роки тому +1

    Mansh Allah inbadan wllqali keep going waxtahay qof wanagsan horay usoco wllqali

  • @samiahmedbea
    @samiahmedbea 3 роки тому +19

    Kun like hadan awoodo wa saari laha kaligey masha allah🥰🥰

  • @Oldies_podcast
    @Oldies_podcast 3 роки тому +3

    Much closer to my home town life❤️❤️❤️Ethiopian

  • @deeqoali3277
    @deeqoali3277 3 роки тому

    Masha allh abyo ismahaan dahir waa nolosh dhabta ah ee somaliya ka jrta wan u xiisy walhi wadankii allh haidinku xafido

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 3 роки тому +3

    1 million like haduu suuragal ahaan lahaa waan siin lahaa inan tan waanay is taahishaa hore usoco waayo waayo bay isoo xasuusisay

  • @sahraolad5637
    @sahraolad5637 3 роки тому +3

    Maasha allaah waa nolol dabiici ah qof kasta oo soomaali wuu soo maray inta dibada aadey oo ilmo ku dhaleen waa la geeya soomaaliya weyna yaqaanin ilaahay waxaa ka baryayaa inuu noo hagaago soomaaliya kuli waa ii siman yihiin soomaali waa mid adigna abaayo horey u soco noo soo gudbi waa xasuus bey ii thy wlhi waan xasuusta markaan soomaaliya tago dabiiciga wax u qabtaa allow dhowr soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @joofcftah8934
    @joofcftah8934 3 роки тому +19

    Waxaad si diiran oon codsi lahayn iiga heleysaa subscribe like and share walahi waa vedoe aan sadexjeer daawaday oo xasuus iyo sidaan kusoo kornay salka kuhaya

  • @Ayuush143
    @Ayuush143 3 роки тому

    Masha Allah noloshena dhabta ah ayad Nala wadaagtay gacantada Allah haku barakeeyo wlshy mcn💕part 3 so samey xbbti

  • @inamaxamed1868
    @inamaxamed1868 3 роки тому

    Masha allah muqalada aamusan qof walpo somalia io ajanib wey fahmayaan keep moving sist

  • @alfaofficial9163
    @alfaofficial9163 3 роки тому +7

    Hadii aad awoodo abaayo waxad kaloo Nasoo Xusuusisaa Cayarihii Yaraantena aan Ciyari jirnay Dhanka wiilasha iyo Gabdhahaba, Sida
    1-Kaatimey Kaatim
    2-Gariir
    3-Andaleel
    4-kabteey Bilataa
    5- 4 gooleey
    6-Tuug iyo Askari
    7-qunful Qunful
    8-Aay Aay
    9-Dhuudhuumashoow
    Dhaman cayarahan Qeyba waa dumarka Qeybna waa Ragga
    Mahdsanid abayo❤️🙏

  • @abdikarimisse8735
    @abdikarimisse8735 3 роки тому +10

    Saamalia nolosheeda Waa Nolol dhowr Qeyb ah
    1 Dabaqad sare 10%
    2 Dabaqad dhexe 30%
    3 Dabaqad hoose 60%
    Soomalia dabaqada ugu badan waa Dabaqada
    Hoose waan 60%

    • @guulwade989
      @guulwade989 3 роки тому

      Somalia dabaqad dhexe malahan hadii jiran wa 5% mid sare iyo mid hoose weeye dadka 100/80 wa mida hoose

  • @maxud8114
    @maxud8114 3 роки тому

    Mznha Allah Vedios noocan Oo Kle ah Millions ay u Qalmaan Hore Usoco sis

  • @hamdimohammedabdi7266
    @hamdimohammedabdi7266 3 роки тому

    Maasha alaah waa noloshii aan kusoo koray anigoo kasoo tagay wali qalbigeyga kama bixin ilaahey nabad hanooga dhigo wadankeyna 🤲 8ded sanaa kasoo maqanahay noloshii wacneyd ee Muqdisho kusoo qaatay xasuus dheer ayaa igalisay xabiibti ilaahey haku xafido wlshey mcn

  • @ehranaabdullahi9459
    @ehranaabdullahi9459 3 роки тому +7

    Nolol qurux badan❤ casiryada iyo cashadana waka sugena ismahan dahir gacan dahab ❤❤❤

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 3 роки тому +8

    Wlh noloshi aankusoo wada jornay oo sax ah waaye waana loowada shalaaye markii qurbaha layimid ee ismahaaney qurbo ha kusoo lugoin nolol mataale bls part3 nosoosameey 🥰❤❤❤💞💞

  • @nimcanuur4491
    @nimcanuur4491 3 роки тому

    Masha allah ismahn dahir xaqiqda sobandhigty kep going waan so wada marny runti

  • @deeqoabshircalideeqoabshir725
    @deeqoabshircalideeqoabshir725 3 роки тому

    Masha allh Waa Nolol Qurux badan iyo jawi Dagan keep going sis

  • @Kowzzaa
    @Kowzzaa 3 роки тому +3

    Love the cinematography of your vlogs💯❤️

  • @sagalmohamed162
    @sagalmohamed162 3 роки тому +3

    Masha allaah ismahan dahir keep going apyo illaah hagu xafido xbbt walahi waan ka helay ♥️💯

  • @meenarldiary5656
    @meenarldiary5656 Рік тому

    Am a Nigerian with this vlog I will definitely visit somalia

  • @mislihaamhuubsey7557
    @mislihaamhuubsey7557 3 роки тому

    Walashey ismahan nolosha dhabtaa ayaad soo bandhigty.....Thanks.
    Qeybaha danbana waan sugnaa.

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 роки тому +20

    Aniga on dhameysan ayaanba sii’jecladay videoga m.a gacmo dahab bilaash kuguma bixin👍🏼

  • @ishraxaxmed99
    @ishraxaxmed99 3 роки тому +7

    Guuulayso wllo ismahaan subscribe like share intaba waa isugu kaa dry hda iigu kaa horaysa soomalaay aan u kacno walasheen waa taa noloshena dhabta ahee mcaanka badnayd 😍😍😍 ilahy dadkeena ha midooye nbad buuxdana hyna siiyo
    Waxn kla so hadlaya wllo hargaysa farxad bn ku dareemay videogan❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏

  • @carawelocali5932
    @carawelocali5932 3 роки тому

    Masha allah aad ayan uga helay runti vidio gan mahadsanid walal gulayso

  • @falaqfalaqchannelofficial3318
    @falaqfalaqchannelofficial3318 3 роки тому

    Guleyso wall dadbadan cafimad daremayo markey xasustan nolashi hore wall guul aya kurajeynaya

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 3 роки тому +4

    I hope you will do for us another vedio for dinner preparation and housing system of pets💯💥

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 3 роки тому +16

    Waxa layabay dadka dislike sarayo bal hadusan cajabin muu iskaga tago mida kale noloshaan dhamanten wan kusoo kornay waxayna noo aheyd mid aad iyo aad uqalisan oo happy ah ee ilahow nabad noga dhig aan wadankena ulabaneee

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 3 роки тому

    Abayo horey usoco like iyo subscribers wan ku siiyay wadna u qalantaa keep going walshey

  • @abdrashdiban7535
    @abdrashdiban7535 3 роки тому

    No 1 UA-camr somali an ku siiyay

  • @hoodorage264
    @hoodorage264 3 роки тому +8

    Ismahaan dahir gacanteedu wlhy wax kle 🥰👏

  • @umumohamed6097
    @umumohamed6097 3 роки тому +5

    Dholasha dhabta masha alah xaqiqada wadankena somaliya xasus nalagu sokoriyay masha alah💕💕💕😘😘😘🇸🇴

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 3 роки тому

    Maasha ALLAH runtii xusuus baad nagu reebtay ALLAH haku barakeeyo

  • @aminaadan9314
    @aminaadan9314 3 роки тому

    Asc Maashaa alaah xabiibti horey u soco waa nolol fiican oo aan jeclahey

  • @farhanmoh4194
    @farhanmoh4194 3 роки тому +6

    Masha allaha My sister #ismahan Keep going

  • @sihaarchannel507
    @sihaarchannel507 3 роки тому +3

    Wlhi inta aan Muuqaal dawanayay ma arkin muuqaal ka qurux badan ismahan Daahir muqaladeeda 🥰🥰🥰🥰

  • @aminahassan3175
    @aminahassan3175 3 роки тому

    MashaAllah walahi xasuus Ayan galaxy,thanks walashey

  • @samsamjimale3556
    @samsamjimale3556 3 роки тому

    Mashaa allah walasheey xasuus ayaad i gelisay.
    Mahadsanid

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +3

    Lama huraan Wa dhulkena allow nabad inoga dhiig Yaa Raabi shukran wll aqliga alleh Haku siyaadsho 👸❤❤👏

  • @amiin8690
    @amiin8690 3 роки тому +25

    Wlhi 6month ban maqanahay ilahy wxn u baxay haiso fududeeyo iso duceeya somalia meel ku dhaanto wan so waye ilahy nabad waarto ka baryeeyna ❤❤❤❤🇸🇴💎❤❤

  • @mohmudabdilahi7764
    @mohmudabdilahi7764 2 роки тому

    Masha allh siham wll dalkeenu adigoo kaluu ubahanyhy WAD MAHADSANTHY WAN ILOOBI RABNY RUNTII HIDEHENI IYO CAADADEENI HORE WAN UXISAY RUNTI SOMALIYA

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 3 роки тому

    ASC
    MAASHAA ALLAAH
    WAA MAR LAWAAD IYO
    NOLASHII QURUXDA BADNEED
    SOOMALIA