CHALLENGE SU'AALO QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE YAA LAGA BADIYAY QOSOLKA ADUUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 роки тому +778

    Qof hooyo iyo aabo dhaaleen walashaa iyo walalkaa ahey waa adiga inta igu raacsan like dhac

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +320

    Part 2 noo soo sameeya
    Inta igu raacsan
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

    • @habibamoha4775
      @habibamoha4775 3 роки тому +1

      Suaashi kowad waxaa wye qufka ay dhalen hoyadaa iyo aabahaa misna walaalo aadn aheyn waa xaarkooda wey kula dhashen misna walaalo ma tihiino

    • @MohamedAhmed-cp6jt
      @MohamedAhmed-cp6jt 3 роки тому +1

      Luul

    • @bishaarcusmaan8997
      @bishaarcusmaan8997 3 роки тому

      Ala wah hos ma ahano cml

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 роки тому +436

    Magac afar xaraf ah oo horey hadii loo akhriyo iyo gadaal hadii loo akhriyo isku mid yihiin waa LuuL inta igu raacsan like dhac

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 3 роки тому +179

    1 Aniga
    2 Balcad
    3 Luul
    4 Diin Soor
    5 Maslax
    6 Riyaha Iyo Raga Gerka iyo Kalxanta
    SHAADIYA isa so Adkey Markan
    Da'dayda iyo wxa la i waydinayo isma lahan Kulaha 😀😀😀😀

    • @fardowso7244
      @fardowso7244 3 роки тому +5

      1aniga
      2balcad
      3luul
      4diinsoor
      5maslax
      6 garka iyo kalxanta
      Shadiyo wlh fanny waaye markala guuleysane insha Allah najib iyo abdi fitax wa mahadsan tihiin🤗🤗🤗

    • @faisal.british
      @faisal.british 3 роки тому

      😂😂

    • @maslahstudio5872
      @maslahstudio5872 3 роки тому +2

      Wl maxaa magacay xaywaanoo isko bedeleybe maslax

    • @leylacabdi4541
      @leylacabdi4541 3 роки тому

      Luul

  • @abdirahmanmukhtarhasan5424
    @abdirahmanmukhtarhasan5424 3 роки тому +277

    Shadiyo m a xijbka kuqrxnty alh kushrfo like dhac kusii

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 роки тому +29

    1: qofka ay dhalen mamo iyo aabo een wllky ahyn waaa (Aniga) waaye
    2: waa bal cad waaye
    3: luul waaaye
    4: diin soor waaye
    5: mas lax waaye
    6: ma kasaaayo wllo lkn asxaabta commintigoda waan eegay say sheegayaan masaxbaa tolow garka iyo kalxanta jawabahaanu bixinay nogaso sameeya muqal wllo najiib fataxo shadiya baysani qaxweyste dhamntin idin salmaya weeee weee nunaha boqorka reer fataxo maan hilmami kara namo maxamed suldaan ku salmya adna

  • @umuamanabduwali8409
    @umuamanabduwali8409 3 роки тому +148

    Tan kowaad 1:waa adiga
    2:waa balcad
    3:luul
    4:maslax
    5:riyaha iyo raga waxay iskaga mid yihiin kalxanta iyo garka

  • @alnuurmedia9608
    @alnuurmedia9608 3 роки тому +51

    Najiib sxb Arin aad ajir ku heleysid masaakintana wax utaraayo ayaa jirto
    sxb magalada dad suriyaan badan ayaa soogaley oo caawinaad ubaahan abahaa ayaa hada xogaa caawiyo micnaha vedio kasoo duub ee dadka lasoo wadaag dad wngsn ayaa jiro oo soo caawinaayo wlhi wax bey utareysaa masaakinta waxa ey naqataba adigana ajir ayaad ka heleysaaa hadaad fariinteyda aragta sxb arintaa isku dey in aad sameyso mahadsanid

  • @Hassan_dia
    @Hassan_dia 3 роки тому +171

    Luul waaye gadal iyo hore like sar 👍

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 3 роки тому +12

    1:Aniga
    2:balcad
    3:luul
    4:maslax
    5:gadhka iyo kalxanta

  • @hzbsisgbsissbsh873
    @hzbsisgbsissbsh873 3 роки тому +72

    Shaadiyo wlhi mar walbo dartaada ayaan youtub usooo galaa mcnto iii nolow intey nolol jirto mcnto one love 🥰💖

  • @ifraaxgarane132
    @ifraaxgarane132 3 роки тому +18

    Shadiyo xijabkaa aad ayey uguqurxontpahay MashaAllah,

  • @miirahnazap6201
    @miirahnazap6201 3 роки тому +131

    Qof hooyaday iyo aabahay dhaleen oon walaashay iyo walalkay ahayn? waa aniga

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 3 роки тому +5

    UA-cam inta gawar isticmaasho shaadiyo ugu qosol badan tagero weyn ku ahay wlh from swiska 🇨🇭

  • @shukricabdi8710
    @shukricabdi8710 3 роки тому +30

    Dad an u xiisay nolada wan ku heysanaa no sobadiya 💞💞💞❤❣❣🔥🙏🙏🙏🔥🔥🔥

  • @liibaanmaxamedc4627
    @liibaanmaxamedc4627 3 роки тому +5

    Waa adiga inta igu raacsan like dhac kusii

  • @naciimodheman1722
    @naciimodheman1722 3 роки тому +18

    1:Qofka Aabahay& Hoyaday dhalen oo wll ii ahayn waa Aniga
    2:bal cad
    3:luul

    • @sulub_boychennel2156
      @sulub_boychennel2156 3 роки тому

      Tnx naciimo 🙏🙏🙏

    • @samanbathanabdi1781
      @samanbathanabdi1781 3 роки тому

      Abayo sidhey kutahay "aniga"
      Ifahansii🙏

    • @naciimodheman1722
      @naciimodheman1722 3 роки тому

      Samanbathan Abdi wllo waxay ku tahy ilmaha hooyadaa iyo Aabahaa dhaleen adiga marka lagaa reebo inta kle waxay kuu yihiin walaalo lakin adigu wll isuma tihid

    • @runalisankaay9072
      @runalisankaay9072 3 роки тому

      Hadii aan ka jwpo su aasha ugu dabeyso hdaii aan isku dayo waa/r a

    • @runalisankaay9072
      @runalisankaay9072 3 роки тому

      Najiib isoo sheg hdii an saxanahay wan idin tageraa

  • @abdirizakabdullahi2287
    @abdirizakabdullahi2287 3 роки тому +4

    Shaadiyo Masha Allah aad ayad ogunoresa xijaabka mcnto Farxdada wa farxdeyda nolashada inta kadiman farxad egujoog

  • @amishabdi1530
    @amishabdi1530 3 роки тому +26

    Shaadiyo markan aarkan saan usorore lee your tube kudax kufay 😂

  • @sagalsagaldhaqane1823
    @sagalsagaldhaqane1823 3 роки тому +6

    1 wa aniga
    2 balcad
    3 luul
    4 maslax
    5 diinsoor
    6 Haarka iyo haraadka ayey riyaha raga lawadaagta 🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🙊🙊🙏🙏🙏

  • @farhantahliil8994
    @farhantahliil8994 3 роки тому +35

    Shadiyo sharaf funny girl🥰🥰👏

  • @luulyasin7908
    @luulyasin7908 3 роки тому +6

    1 waa adiga ama aniga saad u fahamtaba
    2 waa balcad
    3 luul
    4 diin soor
    5 mas lax

  • @abtigaofficial6699
    @abtigaofficial6699 3 роки тому +18

    shahdiyo ita ilataakiirto liik saar

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 роки тому +22

    Magac lix xaraf ka kooban sadaxda hore laga baqo sadaxda dambe la cuno waa maslax inta igu raacsan like dhac subscribe isaar shaadiyo share out ii raaacsii

  • @Nasiib4
    @Nasiib4 3 роки тому +1

    1 Adiga
    2 Balcad
    3 luul
    4 diinsoor
    5 maslax
    6 carabka iyo ilkaha

  • @aishaabdull8657
    @aishaabdull8657 3 роки тому +2

    1:waa aniga
    2:balcad
    3:luul
    4:diinsoor
    5:maslax
    6:wxy isaga midyihiin gadhka io kalxanta
    Wakuwas jawbtayda ani ahaan wll najiib shadia io abdifitah dhmntina alle ha idin dhawro cimri dher cafimad io cibado suban leh bn idin rajaynayaa❤🙏🤲

  • @naimoabdi8170
    @naimoabdi8170 3 роки тому +13

    First Question Answer is me

  • @shardiyaretube3336
    @shardiyaretube3336 3 роки тому +18

    Waxan walalka ama walasha mid na aan aheen waaaa aniga💖💖

  • @miinaamohamed3723
    @miinaamohamed3723 3 роки тому +1

    Waa aniga hooyo iyo aabe way iladhaleen inta igu raacsan like ta

  • @maryamahajji2626
    @maryamahajji2626 3 роки тому +17

    Waa adiga qofkas sbbto ah hoyad iyo abaha waa ku dhalen saas ila thy 😂 from karaaan igarken dartis kugu dawada najka cade 😂😂😂♥️♥️♥️

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 3 роки тому +1

    Suasha 1aad wa adiga jwpta
    Suasha 2aad wa balcad jwpta
    Suasha 3aad wa luul
    Suasha 4aad wa diinsoor
    Suasha 5aad wa maslax
    Suasha ugu dambesa wa garka waxy riyaha io raga wadagn I liked this questions noso badiya lamnhyga aada idin tagera keep going ilxun idinma hesho najip also adna wariyahena qaliga wa idin wata dhamantin💋❤🌹

    • @nacimahaji_1
      @nacimahaji_1 3 роки тому +1

      1:aniga
      2:Luul
      3:raga iyo riyaha wxey wdagan(Garka)...
      Sedexdi suaal ee bila jwapta ahaa igarkeyna io xaskiza qrxda bdan shadiyo cdey allaha isku kiin deyo

  • @sacdiyammuuse4289
    @sacdiyammuuse4289 3 роки тому +6

    Noo soo badi majiif suaalah wan ku heestaa ☝️☝️☝️

  • @jamaabdirisaq1494
    @jamaabdirisaq1494 3 роки тому

    1.Anita
    2.balcad
    3.luul
    4. Diinsoor
    5.Maslax

  • @libanmohamedjama8337
    @libanmohamedjama8337 3 роки тому +15

    Su.asha 1 waa isla aniga
    2 balcad
    3 luul
    4 maslax
    5 riyaha iyo ragga waxey iskaga mid yihiin kalxanta iyo garka labadaba wey leeyihiin

  • @xiiscade350
    @xiiscade350 3 роки тому +1

    ABDIFTAAH IYO SHAADIYO LAMAANO IS DORTAY
    ISNA JECL QOYS IYO REER WADA YEGALEELAY
    WAXAD MUDANTIHIIN TAALO IN G.BANAADIR LIDINGA SURO M.A 💔💔💔💕

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro 3 роки тому +4

    Suaasha ah sheeg magac gabar oo afar xaraf ka kooban?
    Jawabta waa: Luul ama Nuun

  • @mohamedmohamuud4154
    @mohamedmohamuud4154 3 роки тому

    Rida waxay iska agyihiin
    1.magaca marki loo yerayo magac hadi loga yeero wee imanesa
    2. Dhanka cuntada binadan waxay karsadan nooc waliba wey cunaan

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 3 роки тому +5

    Shaadiyo qosol miiran waaye😂🤣

  • @nimcoqurux5284
    @nimcoqurux5284 3 роки тому +2

    Qof hoyadey iyo aabahey dhaleen hadana wlalkey ama walashey ahen? Waa aniga inta igu racsan like hasaro

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 роки тому +6

    masha Allah Shadiyo waan ku heesta❤

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    WAN TAGEEY .EGYPT 🇪🇬. CAIRO. WAN TAGEEY . 🇰🇪. KENYA.NAIROBI .WAN TAGEEY .TURKIYE. ISTANBUL. YUSUUF BASHAA. .OO.WALIIBA .ANKARA XAGGA CASIIMADA WADANKA 🎉❤❤❤. TURKIYE. WAN BOOQDEY. WAN TAGEEY. 🇳🇬. NIGERIA.ABUJA. LA KIIN .WALII MA ARKIIN.MOGADISHU. SABAB. XAGGAA AMNIIGA. .AWOOG EED

  • @patoofficial9934
    @patoofficial9934 3 роки тому +4

    Aniga
    Balcad
    Luul
    Diinsoor
    Maslax
    Inats weye wuxuba
    Ya igu raacsan

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    WA SAHAL ABDI .OO.JOOGA CASIIMADA 🎉. DALKA. DJIBOUTI 🇩🇯. GAR AHAAN. XAFFADAA. SHEIKH.OSMAN

  • @pdirizaakkenidiid520
    @pdirizaakkenidiid520 3 роки тому +3

    👍😍😍😍👩‍❤‍👩👩‍❤‍👩Masha Allah

  • @deeqohassan959
    @deeqohassan959 3 роки тому +1

    Wax hoyod io abeh dhalin oo kule dhashan waa ibita kule soo baxdo marga dhalnesid soo sax mahm inta igu racsn like dhac ku siya👨‍💻

  • @Quen-Dia
    @Quen-Dia 3 роки тому +3

    Shadiyo lee waaye coz iyada aboowe iyo abaayo isuma ahan lakin walalahed lee aboowe iyo aboowe u ah su asha shadiya ad waydiisay qofkas shadiyo lee moohoo

  • @raahoomar5243
    @raahoomar5243 3 роки тому +1

    1su,aasha ugu horeso waa ani
    2waa balcad
    3waa luul
    4diin soor
    5mas lax
    6garka

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 роки тому +4

    Reero comment maxaa manta homie work laynoo diray 😆😆😀😆

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    WAA.SAHAL ABDI BOULALE. OO.KU.NOL. CASIIMADA QARAN KEENAA. .JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🎉😂❤❤❤❤❤

  • @fmfootball9225
    @fmfootball9225 3 роки тому +7

    Wan Idin Taagera Runtii' Wa iga qosliseen. Hore u socda. I.a

  • @jawanoora7
    @jawanoora7 3 роки тому

    adiga waye inta igu racsan like

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 3 роки тому +3

    Reer diinsoor hadaa tahy farta taag😂

  • @MiskiQalbi
    @MiskiQalbi 3 роки тому +1

    1: waa adiga
    2: balcad
    3: luul
    4: maslax

  • @boqoradaofficial4506
    @boqoradaofficial4506 3 роки тому +4

    Ilahy inuu kunaxaristo akhiriyo adumba subscribta hailadafin

  • @maxamedyaxye6403
    @maxamedyaxye6403 3 роки тому

    Wx ay hooyo iyo aapo dhaleen oo an walazha iyo walalka ahayn waxa waaye xaarka hoyada inta ugu racsan like dhac kusii 😋

  • @sadiamusemohamed1883
    @sadiamusemohamed1883 3 роки тому +4

    Magacaas gabadha waa luul tan kale sualaha fudeed plus fudeedka ah ayaa lagafaaaa miyaaa

  • @hayaatiqalbi3610
    @hayaatiqalbi3610 3 роки тому

    1 Aniga
    2 Balcad
    3 Luul
    4 Diin soor
    5 Maslax

  • @deeqohassan959
    @deeqohassan959 3 роки тому +3

    Mas lax mgcs waye😁shadiya wey kugu tadsnthy tlhi😂

  • @nadarmaxamuud6185
    @nadarmaxamuud6185 3 роки тому

    1 aniga
    2 balcad
    3 luul
    4 maslax

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro 3 роки тому +3

    Sheeg Qof Hoyo yadaa iyo Abaha dhaleen oo walasha iyo walalka eheeyn?waa (Adiga)

  • @abdirasaq14
    @abdirasaq14 3 роки тому +1

    1=Waa Aniga Nafteyda
    2= Waa Balcad
    3=Luul
    4=Diinsoor
    5=maslax
    6=Kalxanta Iyo Garka

    • @salmoabshir3
      @salmoabshir3 3 роки тому +1

      Waw best m.a ilahay haku xafido wlky 🙏🥺🥺

    • @abdirasaq14
      @abdirasaq14 3 роки тому

      @@salmoabshir3 shukran wlshy

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 3 роки тому +8

    Balcad waaye😁😂😂

  • @ikraanmuhamud3107
    @ikraanmuhamud3107 3 роки тому +1

    Barbata midia hurta iga rali noqda sualaha plz hana dhihina adinka kaso jawaba Anika faido ama ina kafaidesano ee jawabaha raciya wllalayali

  • @fitaaxyasin2049
    @fitaaxyasin2049 3 роки тому +4

    Qofka hooyo iyo aabe dhaleen misna aan walaalkey ahay marka su,aasho waa aniga

  • @boqoradainamxmd3724
    @boqoradainamxmd3724 3 роки тому

    1 waa aniga 2 waa balcad 3 waa luul 4 waa diinsor 5 waa maslax 6 waa riyaha iyo raga garka iyo kalxanta

  • @caashocusmancumar4430
    @caashocusmancumar4430 3 роки тому +11

    Maslax wye

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 роки тому +1

    Masha allah gropka iskuduubnida qaaday yutuperska ugu jeclahay shaashka abdifitah najiib adan najiib 🌹🌹❤️❤️❤️👌👈🙏farxad ku waara intey nolol jirto✌️✌️✌️

  • @sharuu11last54
    @sharuu11last54 3 роки тому +3

    shadiyo halba makajawabysaba abdiftah lee dishee

  • @noloshacooking3122
    @noloshacooking3122 3 роки тому +1

    Kaadida iyo saxarada waayy hoyadaa iyo aabaha wey dhalaan walalahaana ma ahan

  • @abdukadirdhagnas7271
    @abdukadirdhagnas7271 3 роки тому +4

    Shadiyo damiinimo boqol ey keentay...

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 3 роки тому +1

    Suaashii shadiyo hooyadey iyo aabehen dhaleen aniga waaye tan labaad magaca gabadha waa luul 🥰❤️

  • @raxalove3219
    @raxalove3219 3 роки тому +4

    Luul waay hore iyo gadal like ismujia

  • @akhiilkhali3410
    @akhiilkhali3410 3 роки тому

    Luul waye qofki Igu racsan like

  • @sukhrasiciid5357
    @sukhrasiciid5357 3 роки тому +5

    Su aasha koowaad waa (aniga)

  • @mosundaesuum2647
    @mosundaesuum2647 3 роки тому

    1 Gerka io kalxanta
    2 diinsor
    3 luul
    4 balcad
    5 aniga
    6 maslax

  • @umaymaqurux8506
    @umaymaqurux8506 3 роки тому +4

    hhhhh shadiyo sharf qosol igu dishay

  • @halimahodhan7219
    @halimahodhan7219 3 роки тому +1

    Shaadiyo weykuqayanen nimankan abdifah beezani ushegaye hdan mesha kufadiyo wankushegi lahaa wankaxume abayo antagero💖

  • @mandeeqcadey9912
    @mandeeqcadey9912 3 роки тому +6

    Luul

  • @hudawandow6800
    @hudawandow6800 3 роки тому

    Walhi shadiyo xijabka quruxu eey ku thy😍💛👑

  • @aashiimohametthussein166
    @aashiimohametthussein166 3 роки тому +5

    😂❤my couple

  • @playerking4642
    @playerking4642 3 роки тому

    1 waa adiga
    2 balcad
    3 luul
    4 diin soor
    5 maslax
    6 gadhka iya kalxanta

  • @buuyabaay5415
    @buuyabaay5415 3 роки тому +5

    Waa anig

  • @hamdihayaan4291
    @hamdihayaan4291 3 роки тому +1

    Qof hooyada iyo aabaha laleen waa adga lee 😂😂

  • @ibrakadarba2663
    @ibrakadarba2663 3 роки тому

    Wan ku haysana waliba markay shaadiyo ku jirto rapnaa wayo aad ayee iga qoslisaa allaha barakeye☝️☝️

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 3 роки тому

    Wlahi shadiyo umadeena mahan waa qof anana caadi aheen dhanka kaftanka iyo wax wal o wlahi caadi mahan mashallah

  • @ahaanaamohamed6267
    @ahaanaamohamed6267 3 роки тому

    Qof aabahaa iyo hooyadaa dhaleen waa ibida mar kay hooyadu canug dhaleeyso🌺🌺🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱🤱

  • @princehadi7879
    @princehadi7879 3 роки тому

    Su'aalaha soo badiya aad baa loo xiiseyaa mahadsanidiin dhamaan

  • @fatmagas9191
    @fatmagas9191 3 роки тому +1

    Qofka walidkeyga uu dhalay waa aniga,,,,,,,,,,,,,, magaca afarta xaraf kaboon waa LUUL

  • @nafizaalihassan918
    @nafizaalihassan918 3 роки тому

    Qof ay hyadey iyo aabahey dhaleen misana aan walalky ama walshy aan aheen hadii aan isku dayo jwbta waa ani☝️

  • @kowtharabdisamad7843
    @kowtharabdisamad7843 3 роки тому +1

    Su'asha koowad walhii anigoo commentiga aqrin ayaaba intee shadiyo radeesay fhmy waana qof hooyade abahee dhaleen oo walshe walkee eheen waa aniga tan 2aad waa luul wee fudud yihiin runtii eee ma siinayan maskaxooda shadiyo shrf iyo dumashi m.a alle ha idiin xafido noo soo badita plz🙏🙏❤❤🥰🥰

  • @maryamacige1803
    @maryamacige1803 3 роки тому

    Shadiyo meesha iska qaab

  • @tuuneytahliil750
    @tuuneytahliil750 3 роки тому +2

    ☝️☝️☝️☝️☝️ waan ku heysanaa noo soo badi like usara

  • @hibomaxamed4251
    @hibomaxamed4251 3 роки тому +1

    Ana hayo waa degmada balcad

  • @fartuunyazin7726
    @fartuunyazin7726 3 роки тому

    Magaca gabadha waxaweye luul horay iyo gadal wa iskumid wllo

  • @maandaweeye1575
    @maandaweeye1575 3 роки тому

    1: waa aniga
    2: balcad
    3: luul
    4: diinsoor
    5: maslax

  • @zeytunissack7228
    @zeytunissack7228 3 роки тому

    Mshlh xijabka kunoreysaa shaadiyo🧡💘❤️💕

  • @faizamohamed6941
    @faizamohamed6941 3 роки тому

    Aniga waaye may dhahdo
    Aabaha iyo hooyada ay dhalyn oo walaasha iyo walaalka aan ahyn
    Waa qofka wax la wwydiinaayo

  • @samilovekhan1390
    @samilovekhan1390 3 роки тому

    Tan 4 aad oo ah magac dagmo oo kakooban 8 xaraf 4 ta ugu horeysa ay tahay wax lagu dhaqmo 4 ta ugu dambeysana ay thy wax lacuno waa diinsoor diin oo ah diinta anku dhaqano iyo soor oo ah soorta an cuno🤘🏽

  • @munaadan8751
    @munaadan8751 3 роки тому

    Hooyadey iyo abahey ruxey dhaleen oo walalkey iyo walashey aheyn waa ani 💯💯💯👍👍👍

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 роки тому +1

    Codkinaa wa gabaan yahaaaaaaaaay markaa dhereesto neh shadiyo Aa dhagahaa iga qelinoosoooooooooo plz next time shadiyo makarafoonka ka Ag qaada Adinka neh koor uu hadlaa😩😩