Deg Deg..Digniin Kusocota Somalida Kenya Iyo Xaalada Adag Ee Kenya Ka Jirta Xiligaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

КОМЕНТАРІ • 48

  • @ShamsoHashi-m5h
    @ShamsoHashi-m5h 3 місяці тому +7

    Allaha idinku nabadyeelo waa wadan aan jeclahay kenya Allaahuma Aamiin

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi 3 місяці тому +6

    Uma naxayo ganacsatada Somalida,laakiin waxan u naxayaa dadka caadiga ah somalida laakiin dadka ganacsatada mac ayey ku tahay maxey u maal-gashan waayeen dalkooda hooyo....

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 3 місяці тому

      Ma dal hoyo bajira yahuu kenya unukaleh dhac moryanimo somalia bay talaa

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib 3 місяці тому +8

    Mahadsanid wllo

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 3 місяці тому +5

    Marshall.allaah jazakallaah jazzaa sheikh.waa waano tii ufiicnayd aad u dirto dhalinyarada kenya. Siiba easleigh nairobi. Really waa wax aad looga yaq yaqsiido somaali badan sameetaan oo kala ah..
    1....dad madax ah oo iyagoo kale ah inay daba ordaan oo u heesaan..uniikiyaan sida masraxa oo kale..oo xitaa gaalada aduunjan aynan kasuurtoobin
    2...xusida xoriyadaha oo lasoo jeedo ilaa waaberigii rag iyo dumar isdhexgalaan fuxshi iyo danbiyo ay dhacaan...oo xitaa sidoo kale gaaladu aysan sidaas samayn

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 місяці тому +4

    Dadka soomaaliyeed dalkood ha aadan oo ha dhistaan oo ha ku noqdaan hadii kale guryah la idin ku soo galaya maalin walba waxa ay sugayaan dhac iyo dil

  • @habibaomar5857
    @habibaomar5857 3 місяці тому +4

    shukran walaal waa war fcn haday maqlaan dhalin yaradeena soomaaliyeed.

  • @KhadijaAbdirashidsahal
    @KhadijaAbdirashidsahal 3 місяці тому +3

    Dhalin yarada maanta badankoda sawir khaldan bay islaamka ka dubnayan ayado nabi muxamed csw iyo asxaabtisa diinta gaarsiinteda dhib badan usoo mareen😢

  • @f.o847
    @f.o847 3 місяці тому +10

    jazaa kallaah khayr
    hadalka kiisa wanaagsan kuwa maqla ee ku dhaqma Allaha naga dhigo.

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 3 місяці тому +4

    Maxey ka dabaal degaayaan oo ey ilaahabeenkii kasoo jeedaayaan ma dalkoodii ayey joogaan dal ey miciin bideen leyba joogaan mayagaa leh markey sidaas ugu fasahaadayaan qoorta intii laga soo qabto leyba ku egyihiine dabo eysan leheeyen ayey ku xaarayaan koodii ayey gubeen markaas ayey raban in ey kaasna isku aqoon sadaan oo lagu koco somali aqli ma lahan

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 місяці тому +3

    Wixi amarka qaadan waaya xabad nool afka laga galinaya. Soomaali iyada taqan danteeda

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 місяці тому +4

    Alle ha amansado inay layan baa darn yarabi ugargar wadankenii noo nabadee

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 3 місяці тому +2

    MashaAllaah jasakallaahu khayr sheikh Allah Soomaali waanadaada haku Anfaco, Allah ha,inagu Amaansado Arlada meelaan joognaba

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 3 місяці тому +2

    Soomaalidu meelkasta oo ay. Joogaan way tasaruf xunyihiin habeenkiina naago waawayn ayaad Arkaysa oo jidadka maraya xiliyo dambe iyagoo qaad soo cunay

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 місяці тому +5

    GEN Z ❤❤❤THEY ARE THE BEST GENERATION, TRIBELESS ,ONE YOUTH ❤

  • @ahlamomar6129
    @ahlamomar6129 3 місяці тому +2

    Soomliya Mac ayee Ku tahy wadan eey wadan Koda eheen ayee guri ka tageen Mey dhisaan wadan Koda hda iysha Yala taaagin

  • @AminaAhmed-v4r
    @AminaAhmed-v4r 3 місяці тому +7

    Subxana lah ilaahow qabooji masiibada

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 3 місяці тому +2

    Oo dadka hadey xarodaan yaa xoolahoda u ilaalinaayo dadkan ladhacay askaartiyo jogta oo fiirineysey tukamadi la aruursaday .mida kale adigibo wad jogta meesha maxaa ku kala duwan tihiin

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 місяці тому +2

    ❤❤hada oo kale safarka dhanka dhulka iyo hawada ( airports) xaalkooda ma sahlano..

  • @أحمدنورعزامالصومال
    @أحمدنورعزامالصومال 3 місяці тому +6

    صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 місяці тому +3

    Waddan bay leeyihiin er waddankooda haku laabtaan

  • @macaanos
    @macaanos 3 місяці тому +3

    Jazakallaah

  • @f.s.4886
    @f.s.4886 3 місяці тому +2

    Jazaa kallaah khayr

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 3 місяці тому +2

    Sx alle ha kaa abaal mariyo waa wano wanagsan

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx 3 місяці тому +3

    waa sax jazakalaah kher ❤❤😂

  • @badr3628
    @badr3628 3 місяці тому +2

    jazakAllahu kheyr

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 3 місяці тому +2

    Asc soomaali waa dad waalan wadadan aysan lahayn bay xoriyada meeday xoriyad ma wadan kale kk.

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 місяці тому +2

    Allow sahal amuuraha

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 3 місяці тому +3

    Jazaak allaah khairun

  • @samirr546
    @samirr546 3 місяці тому +3

    Shugran walaal laakiin somalidu miyaanay ahayn laandheerayaal qabiilka ay ku faaraan ee ay qaraabada ku gooyaan ee ay lacagta u soo ururiyaan ee ay xafladaha xaaraanta iyo qaabilaada soo dhowaynta mujrimiinta ku bixiyaan hada oo kale waa in loo baxsado oo qabiilku wax difaaco ma somaliga walaalka ah uun buu qabiilku naga difaacayaa!!!!!

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 місяці тому +2

    Subxaanalah

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 3 місяці тому +2

    Illahay soomaali haqa hafansiiyo bidnillahi kariim

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 3 місяці тому +1

    Waa badow dalka ma iyagaa leh somali xor ma aha been bey ku noolyihiin

  • @Umusalixa
    @Umusalixa 3 місяці тому +3

    Waad Mahadsantahay wlal

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 3 місяці тому +3

    Things are not very good in nairobi may Allah protect us

  • @AbdillahiKahin
    @AbdillahiKahin 3 місяці тому +1

    Nothing to do this violence

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 3 місяці тому +4

    Ilaahow na amaan so subxaanaAllah

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 3 місяці тому +1

    Alle haku sharfo sheq

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 3 місяці тому +1

    Kenya somali ayaa is ka leh

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 місяці тому +3

    SOMALI MEESHA AY KU DHIMANEYSO MAGARATO.

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 3 місяці тому +3

    Ilaah haqaboojiye , dad badan oo walaalaheen ayaa meesha degan ganacsiyo kuleh , ilaah ha amaansado .

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 місяці тому

    MARWALBA MAXAAD BULSHADA MARKEY QALADKA LA QABSATO UGA HADASHAAN XAGEED KU MAQAN TIHIIN MARKEY BILOWGA TAHAY 34 SANO CULIMADIINU BULSHADA WAXBA KAMA DUWANIDIIN WAAYO ILAAHEY FIDNADA BILOWGEEDA IN LAGA HORTAGO AYUU NA AMREY SI AYSAN QOFWALBA U SAAMEYN FIDNADAN XUSKA 20 SANO MAALINBA HEER AYEY SOOMARTEY MARKEY XADKA DHAAFTEY EEN UMADIHII KALE KA YAABINEY BAA LA MAMNUUCAY MUDADAA MAXAAD U REEBI WEYDEEN WAXAAN LEEYAHAY CULIMADA MAANTA JOOGTAA XAQII WEY KA MASHQUULEEN BAL GANACSI BEY KUWAASHEEN IYO INAY KENYA UMADII KU SOO RARAAN OO ISKUULO IYO GURYO XAYEYSIISKOOD AYEY DIINTII KU DAYACEEN ALAA NOOMAQAN

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 2 місяці тому

    Bad news