M. Itobiya Canfar wan kasaarayna Cundhufo Cadaytu & G. Ciise Somaali daglka Joja

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 83

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Місяць тому +12

    Nuur waxaan idinka soosalaamayaa boorama guul ciidamada luyuuga fardo awliyo

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed Місяць тому

    Guul baan u rajaynaynaa Soomaalida insha allah wariyayaasha waad kumahadsan tihiin wllo idinkuna

  • @abdirashidgadhcase4337
    @abdirashidgadhcase4337 Місяць тому

    Somali waryaa somali aykaa somali aboo waa 3daas halyay somali dhab ah allaha unaxariisto

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Місяць тому +3

    Guul shacabka sitti iyo ciidamada somali galbeed

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Місяць тому

    Soomaaliya guul guul guul

  • @Nimcaan-il9ge
    @Nimcaan-il9ge Місяць тому +1

    hadii aanu nahay shacabka soomaaliyeed ee dds balantayadu waa guul iyo gareb istaaga ciidemada darbiga degaanka soomaalida

  • @saeemohamed2874
    @saeemohamed2874 Місяць тому +3

    😮Jaamac Galladoow nooloow walaalleh taladaada Soomaali Allaah hafahansiiyyo tusaale halgan waxa innoogu filan mid nool waliba Afqaanistaan 50 dawladood oo gaalo iyo dabadhilifkooda oo qaarkood muslim sheeganayaan ayay waddo mariyeen sidoo kale reer qassa ay isugu tageen Yuhuud reer galbeed iyo dabadhilifkooda intaba wayka guulaysteen sidaa darteed Soomaaliyeey halgan ayyaa cadaw lagala hortagaa adoo Allaah xadhigiisa cuskanaaya laakiin hubka dhigoo urur siyaasi ah furo cadaw dulkaa iyo khayraadiisa uu jaqaayyo kuguma siyyoi taasi waa habeen xalay tagay.

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 Місяць тому +2

    Aqoonyahan jaamac galad waa wariyey wa siyaasir wadani nimo kudheehantahey waa halyay qaran waa guubaabshaha umada soomaaliyeed waa geesi soomaaliyeed noolaaw

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Місяць тому +1

    Oromiya waa dameero 👉🏾🫏🫏🫏🔫

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Місяць тому +2

    Wallaahi waxay yoraahdaan BALCAD WAA GURIGII AABAYAASHEEN MAR AAN TAGNO WAAN TAGAYNAA SIDAAS AYEY OROMO AAMINSAN YIHIIN IYO DHAMMAAN ETHIOPIA

    • @ubahmahamud9046
      @ubahmahamud9046 Місяць тому

      Anaguna waxaan leenahay allahayow herer iyo ha waashay lahelaa dhoobada hawaash baa noo balan ah inshaa allaah waan gaari doona waana gaari jirnay gaala lugaha noo qabatee guul somali galbeed

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097 Місяць тому

    Guul gobanimo inta hadhayna inshaa allaah maalmo gudahood kusoo afjara.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Місяць тому +1

    Meelkasta dulmiilayaashii waa. Laga. Guulaystay

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Місяць тому +2

    Wallaahi waan Ka naxaa wiilkaa haduu kuumade ahaan lahaa tolow muxuu fali lahaa awowgii Cali yusuf bay addoomo u ahaayeen oo kolba iibin jiray sidii adhigii

    • @Nimcaan-il9ge
      @Nimcaan-il9ge Місяць тому

      marka geela lɔɔheeso ayyaad gorayada uheestaa kkkkk sheeko qabiil ayaad lasoo shirtagaysaa

    • @ubahmahamud9046
      @ubahmahamud9046 Місяць тому

      Maxaad ka kadlaysaa miyaadan fahmin afka somaliga kkk

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 Місяць тому +1

    WooooooW
    Guul. Somali
    Mar. Kasta

  • @gouleddaher960
    @gouleddaher960 Місяць тому

    Jamac ❤

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Місяць тому +1

    Nabadgalyo ku qaata waa hilis ammaan iska ilaaliya waxay doonayaan inay ciidan uruursadaan wixii ayagu ay sameeyeen ha lagu sameeyo garba ciise iyo candhuufo dadki iyo hantifiiba way dhameeyeen iyagana waa inay ka baxaan ama lagu dhameeyo waayo meel xoog lagaaga qaatay bartyo laguma doono

  • @MaxamedAaden-ue8rt
    @MaxamedAaden-ue8rt Місяць тому

    Markahore guul geesiyada dds galbeedkasiti ciidamada d-d-soomalida waamidqudha takale waxaynooleeyeen magacasoomaaliyeed

  • @codkabeesha
    @codkabeesha Місяць тому

    Aad iyo aad baad u mahadsantahiin sida aad u fahamteen Ethiopian ka oo aad u sheegteem xabad waxaan ahayn laisagama celiyo

  • @mudhkasiiyecabsiiye2388
    @mudhkasiiyecabsiiye2388 Місяць тому

    Jamac waa mujaahid

  • @munaomar187
    @munaomar187 Місяць тому

    Ayka wa warya

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 Місяць тому

    Somali abbo somali dhiha

  • @Neima1000
    @Neima1000 Місяць тому +1

    Wariye dhaba jamac gaalad runta ugu kaley

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj Місяць тому +1

    Jamaçaw runtu wa sidad sheegtay waa maya oo maya

  • @abdirashidgadhcase4337
    @abdirashidgadhcase4337 Місяць тому

    Shalay daraad iyo saakuun

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Місяць тому

    I❤

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Місяць тому

    Itoobiya cadaw

  • @venti9407
    @venti9407 Місяць тому

    Nuurow waa shiqool aan dibdanbe loo aaminin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Місяць тому

    Ethiopia alaha baabiyo waa cadowga Soomaali

  • @mudhkasiiyecabsiiye2388
    @mudhkasiiyecabsiiye2388 Місяць тому

    Fardo awliyo

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Місяць тому

    Waa sadexdii soomaaliyeed

  • @khadramohamed1716
    @khadramohamed1716 Місяць тому

    💯💯💯💯💯💯💯🏄‍♂️

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 Місяць тому

    Somali ayant. Somali abo.. somali waryaa

  • @azalikTasfay-zd1yh
    @azalikTasfay-zd1yh Місяць тому +1

    maxaa itobiyanka mesha so galiyey xada waa afar iyo somali yang laga yelin

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj Місяць тому

    Waa sherqol aan geed looĝusogaban 😊waa in.aan laga aqb😊alin

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim1830 Місяць тому

    Jaamac galad waa nin wakhtiga qaar kaga soo horjeeday arintii laascaanood laba garab u kala baxnay. Hase yeeshe waa nin wax badan og dhaqamada deegaanadana kala yaqaana sida u wax u sheegana runta ugu dhaw yahay. Waa nin maaquul ah jaamac

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre Місяць тому

    Jaamac glad iimaan.ayaa.lyyiraahdaa.waamagacae.qabiil.h.y.walaalhay.inaadtahay.mawaadan.soomaaliyeed.oodhab.ah. ayaatay.fahad.yaasiin.iyo.farmaajo.markaad.dhaliili.jirtay.waan.kassoo.hor.jeeday.ggadaAl.ayaan wax.ka.ogaaday waad.iga.ildheertay.waan.kuuqiray.inaad.saxnayd.soomaali allaaah.haguuleeyo.guuguuuguuul.insha.alkaaah

  • @MoussaBouh-xz4ph
    @MoussaBouh-xz4ph Місяць тому

    Waan runtiisa waxaan ogahay in.ayyihi somali aykaa waar canfaray..aqligiino.hashaqeeyo

  • @codkabeesha
    @codkabeesha Місяць тому

    Mudanayaal, Somali baa caawisey Canfarta, oo annakaa ku tababarbey Balli Doogle iyo Yaaq Bariweyne.
    Wiilka Suldaan Cali Miraah oo la oranjirey "Xanfadhi Cali Miraax" baa watey iyaga iyo O.N.L.F oo uu watey Colonel (Cali Shucaac) baan si fiican ugu tababarney dagaalka looyaqaano:
    ( Guerrilla Warfare الحرب العصابات )
    aad iyo aad baad u mahadsantihiin mudanayaal, waxaan idin leeyahay
    Hore u socda:
    Mohamed Dahir Hassan Toronto

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Місяць тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @elmiainanache4596
    @elmiainanache4596 Місяць тому

    😂😂😂😅hhhh War illeee jamahu waba qosolki o qofa

  • @AomarbBouh
    @AomarbBouh Місяць тому +1

    C est un piege

  • @user-bf3rp4ul4w
    @user-bf3rp4ul4w Місяць тому

    Itoobiya waa israaiil yar waxa aygalayaan tabaabusho dagaal cusub ee haka ditoonaadaan soomaali gabeed

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Місяць тому

    Walaalayaal waxaan la yaabay nin aan taariikh lahayn oo PhD Ku diyaariyay East African history oo hadana cuqdad Ka qaaday oo Ka shallaaynaya wixii uu bartay ma taqaanaann. M x ingiriis ma la yaabteen

  • @NuurAli-fx6ct
    @NuurAli-fx6ct Місяць тому

    Wsc walayal

  • @awad559
    @awad559 Місяць тому

    Jaamac galadow 7 casho u qabo hakaga baxeen dhamaan dhulka soomaalida
    Canfarna waa in ay qirataa in ay gardaran tahay magdhowna bixisaa waxii horey ay u samaysay iyo wax hada dhacay

  • @AyaneBoulboulo
    @AyaneBoulboulo Місяць тому

    😂😂😂👍

  • @roblehhassan
    @roblehhassan Місяць тому

    🤣🤣🤣jamac wan ku dirsada hadal kaga runtisa

  • @user-dv5wy9mr3v
    @user-dv5wy9mr3v Місяць тому

    Jaamacpo timaha Soo madoobaystay

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 Місяць тому

    Fule hooyadii ma gablanto

  • @gouleddaher960
    @gouleddaher960 Місяць тому

    Kkkkkkk Jamaica run iyad shegtey

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg Місяць тому

    Seed kuqaluulanee hal maatahay jaamacoow

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097 Місяць тому

    Jaamac baanu isku aragti nahay,waxaana layiri qaniiyaa,qaniiyo kaafujisa,wax wada hadalina in uu furmo intay taako dhul ahi canfari haysato wadahadal waa xaaraan baan u arkaa.

  • @OAFN
    @OAFN Місяць тому

    Jamacow umada Somaliyed hamarin habaabin, Canfar iyo Oromo midna Somali Maahan. Dal iyo Dadna kama dhexeeyan lkn Darisnimo iyo Diin ayaa kadhexeeya oo Kaliah. Nin Xilahaaga raba Gabadhaada kuma Qanco.

  • @exchacfarmyiidhii1010
    @exchacfarmyiidhii1010 Місяць тому

    Shalay cundhufo waa laga saaray baad tiri hadane waa maxay sheekadan jaamacow

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому

    ITOOBIYAANKU WAY KA WACANYIHIIN KANA GEESISANYIHIN KIINIYAANTIGA EE JAAMACOW OGOW.!!!

  • @gare12
    @gare12 Місяць тому

    DAGAALKA KALIYA EE SOMALI IN AY GASHO OO JIHAAD DHAB AH WAA KAN ALSHABAAB IYO KAN CAFARTA EE SOMALIYEEY GALA DAGAALKA.

    • @Nimcaan-il9ge
      @Nimcaan-il9ge Місяць тому

      alshabaabta iyo qoowmiyadaha garenwaaga habarddugaagta ee huwanta ah ee candho qaawenta canfarta iyo wixii lahal maalaba waa in dhegta dhiiga lɔɔ daraa

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Місяць тому

    Somali aboo uumbaan naqaanaye ayka waa maxay

    • @CaliCismaan-zy3om
      @CaliCismaan-zy3om Місяць тому

      Aboo waxa laysku yidaa deegaano badan oo somali galbeed ka madax banaan kanatirsan oromada maanta kabilaw baabili hawaas fayaan biiro harar diridhaba orna ajasa gora somali hurudo

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Місяць тому +1

    Ninka dagaal ku orda waa ninaan dagaal aqoon, lakiin ninka nabada jecel,sida Galad oo kale, haduu dagaal qabsado,waa ninka ugu xabada kulul, anaa waayo arag dagaal u ah.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Місяць тому

    Oroomo ma iyadoo amxaaro kasorowday rabtaa iney soomaali gumeysato aduunka èga bal caqligoodu dhulkan la isku haysto soomaali mayna lahayn

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому

    MAXAAD MAGACYADA RAGA U SHEEGAYSA? MA CADOWGA AYAAN KU DACWOONAYSAA? JOOJI MAGACYADA.!!!

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre Місяць тому

    Qoodh.qoodh..dhallay.jaamac.galad.soomaalinimo.kudheganaw.nac.qabiil.guul.soomailing.guulguul

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 Місяць тому

    Cigal shidal ayaa awowku ah

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

      haduu uyahay maxaad uga carartay oromo dadka aduumka ugubliita waa idinka

  • @user-oy2hu7jb9r
    @user-oy2hu7jb9r Місяць тому

    Jaamacoow maxaad dagaal magalo uleedahey sow adigii s.l a.ahaa xiligii cumar jees

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom Місяць тому

    Baal xoof tuu hayaa jamac galad

  • @AbdisalanhussenWacays
    @AbdisalanhussenWacays Місяць тому

    GaRDARADU NIIKI GEYSTEYBAY DIB UGAAMUNTA EE GASHANKI LALADSAMAY WAKAY LIDINTII GOOYEE GARASHADA KA DHABA IYO GAR UNAXAARISTA OO GOOGOYAY GA ALBA MEEL SAARA GORGOOGI IYO WARABI, IYO HACUUNO HADGA GAAJON DHE ? EE GIIBIGINBA SOMALIYEE WAA IINAD GUUSHA HAANATAAN ?MIKAANA CAWEYS WACN

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 Місяць тому

    Oo oromo iyo canfar waaba walaaleheene, maxay naga rabaan oo dhul balaarsiga iyo barakicinta noogu hayaan?
    Meeshii aan is garab sa laheen.

    • @Nimcaan-il9ge
      @Nimcaan-il9ge Місяць тому

      dhulkiibaa kuyaraaday oo waxay leeyihiin dhulkan cidlada ah ee kabilaw gobalka siti ilaa kenya waa dhul hawd ah oo cidla ah oo sadexda qoowmiyadeed ba kufilane soomaaliyeey aynu kuwada noolaano

  • @AbdisalanhussenWacays
    @AbdisalanhussenWacays Місяць тому

    Jamac galad cw wcn 💪🦾🖤🩷🤎🩶🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre Місяць тому

    Diyarbakir.ayaynu.unahay.cidkasta.oo.soomaali.istidhaa.dulmi.sooMali.baaleh.dhulks.beentii.waasoconwayday

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 Місяць тому +1

    Jaamacow ciise canfar ma nooga sokeeyaa
    Mise waa cadow daarood oo taag waayey ismaacii cumar intuu daarood mashquul ku yahay tolkiis miyuu illoobey

    • @Nimcaan-il9ge
      @Nimcaan-il9ge Місяць тому

      ciise waa qabiil soomaaliyeed dagaalkuna waa qoowmiyad iyo qoowmiyad markaa hadaanu nahay somaalida dds kuma daawen karno qoowmiyadaha garenwaaga habardugaagta garebkooda ayaan taagenahay ismaaciil cumar geelena labada degaan ama laba dal ayaanu kala deganahay markaa difaaca deegaanka soomaali galbeed waa muqadis sune maahee waa faral sheeko qabiilkuna kamashaqeeyo

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc Місяць тому

      Ciise waa somali waa la difaacayaa ismacil waxba nagama galin

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 Місяць тому

      ​@@MawlidRashid-rn5xcfariid farid daleycaqliga rabi haku dayo

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc Місяць тому

      @@fatxiyaosmanbarry3996 yes babe