Deg Deg P/Land Oo Laga Diiday In Ay Cayriyaan Sirdoonka Itoobiya, Somalia & Jabuti Oo U Midoobay C..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 чер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Kaftan688
    @Kaftan688 13 днів тому +9

    Wabiga jowhar 10m soo haloo qodo, Geesanahana Shub halooga dhiso 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 13 днів тому +3

    Xabashida wa in wadanka laga saara waayo wexey rabaan in ay hadhow ku dodan ey dhahaan anagaba Somalia wan daganahay e intey gooru gor tahay wa in la xidid siiba hadi kale Somalia 🇸🇴 wa u dhamatay ciidanka hada caloshi ushaqeytayasha joogo wa in marka hore lagasara wadanka 😊

  • @user-pp2mj7dl1u
    @user-pp2mj7dl1u 13 днів тому +5

    War iska kaxeya itobiyanka rer butland iska soo raafa itobiyanka sinabad galyo ah uraafa warkodu wa fogyahay itobiyanka rer butland hanbalyo from duriyada ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 13 днів тому

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXAD CIDEED MALMAHAN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 13 днів тому +2

    Waxas uma jojineyno wan bixineynaa eithopiap

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 13 днів тому

    Somali oo dhan in ay Ithiopianka iska saraan wayee

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x 12 днів тому

    War burial wadanka beeyqaadanaayan shaqadiibeyqaateen

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 днів тому

    Guul soomalilnd 💚🤍❤ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @cabdifataaxmaxamedcali3978
    @cabdifataaxmaxamedcali3978 13 днів тому +1

    Haday somalia iska ceyrin waydo dadkaas oromada waxaa. Dhab ah in ay qaadanhayso dhulkooda

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 13 днів тому +1

    Deg deg haloga sari itopia waa cadowga umada somaaliyeed ee deg deg haloga celiyo dalki ey kayimaaden itopia oo rabaan boob iyo dhac iyo boob kama soconeyso dulkeena xoog haloga saaro itopia oo dhul boob ey kawadan dalka somaaliya ma aho iib iyo dhul laboobikaro waad nataqaana itopia deg deg haloga saaro baryo ma'aho xabaad ayan oga saareyneyna marna kamayeeleyno wax deked ah oo somaaliya ey ledahay xata ineysan waxba Kalama sodegikaran bad kasto oo somaaliya ey leedahay

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 13 днів тому +1

    Hala xanuujiyo ayaga iska baxayan dhalinta somalia ha ka caan

  • @JaxshaBinjaxsha
    @JaxshaBinjaxsha 12 днів тому

    Hatiirunlasheegayo Kuwajooga mugdesho halamusafuriyo

  • @cabdisamiicaxmed4280
    @cabdisamiicaxmed4280 13 днів тому

    Haddii dowladdu fulin weydo waa in shacabku ka saaro dalkooda

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 13 днів тому

    Hala tarxiilo oromada

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 13 днів тому

    Adeer wali makahadashay qab
    riyada lafaagayo iyo canshuurta lagu soorogay.
    inttii aad maalinwalba ka
    hadleysid itoobiya iyo Somaliland.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 13 днів тому +1

    Waraka waxsuguun mayaahey saxiibo qofkast wax jir iyo wax aan jireen ayee sheygaan

    • @abdulhassan8563
      @abdulhassan8563 13 днів тому

      Somalida allah u kalmeeya waa dad dhiiban markast etobiyaanka iyo kenyaanka dhiib u geeysta qof kahadla majirto madaxdena xabashiida waay sugalaan waxwalba kasameyaan wadankena dhalanyarada iidacaadaaha waaydadalan markasta xaqiiqda asyka hadlan

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 13 днів тому

    Ummadda Somaliyeed arga dadka soo geyliiyaya ciidanka Ethopianka dalka wexee yirahdan ma baxeeno wexeena ku milmeen dadka Somaliyeed iyo siyaasada wexee ku jiran barlaamanka xuguunka Somaliayeed

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 13 днів тому

    Ader waa masab loosodary shacabk somaliyd 1 hassan shekh 2 sacid dani 3 musa baxi yahooda 4 ahmed madooba yahooda 5 adan madooba 6 abdi xasha yahooda kulo waxa dana ayhastan majaro shacabko ilahay barya cu, 19 uukano waa waada qoomaloodayn

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 13 днів тому

    War gobolada dhaneey joogan xitaa galmudug weey joogaan nacalad haku dhacdee

  • @KahoAfrah
    @KahoAfrah 6 днів тому

    Aloow waddanka nooga xafid hororka soo duulay

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 13 днів тому

    MAREEYKAN,
    MAXAA OOGAJIRAH
    SOOMAALIYA?
    #TEEDAKALANA
    YAA ASMINAAYA
    SIRDOONKA
    MAREEYKAN L?
    ..... MAREEYKAN,
    ADUUNKA OO DHAN AYAA NACAY OO LADAGAALAAYA?
    ...WAXAANA UU SABABSADAY
    #BEEN ABUURKII IYO LADAGAALANKA
    #DIINTA ISLAAMKA IYO MUSLIMIINTA.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 днів тому

    Balwaa.loocaderyay.oodowladoodii.ayaa.udoodaydaysa.ookule.cartaabta.dadkaygii.soomali.maxaa.helay.waarguba.oodila.oromada

  • @user-ge1wt7rk2w
    @user-ge1wt7rk2w 13 днів тому

    itoopiya 5 gobala Qaadada Taye ma shana kala Ye Rabatah

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 днів тому

    Soomalillnd.oromo.ayaa.qabsatay.aakhirkana.iuadaa.lawareegaysa.soomali.masidanaa.udambaysay.waar.halakaco.dhabaab.iyo.oromo.halsys.ka.saaro.

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 13 днів тому

    maraykan baa soo raraya daacish si ay uxalaal sadaan inay dalkaanaga iyo dadkaayaga ku tijaab sadaan hubka ay sameeyaan!!!
    maxaa somaliya ka galay daacish !!!
    Daacish macneheedu waa (( dawlada islaamka ciraaq iyo shaam))
    ciraaq iyo shaam miyaa somaliya????

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 12 днів тому

    Rer putlandow habashida wad wehelsanedin darena wad kaqatin wale ma soneyso

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 13 днів тому

    Waar.lacala.abohodkuyaalka.soomi.oodhami.ha.iskasssrto.etiopianka.walaahi.hadiokale.wayqabsanayaan.dhamasndalks.tolay.somaalidu.waa.bilaadamiir.foorara

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 12 днів тому +1

    Beenaale

  • @AadamAhmad-ne1nu
    @AadamAhmad-ne1nu 13 днів тому

    Wariye benale dhul bala bobeya wa shaqa la ininugu yaqana idinku markad wadamada kalay tagtan ma dhul bob bad ucadan? Mel kasta oromiya wad dagantihin wa inigarafi 😊 😂

  • @user-ge1wt7rk2w
    @user-ge1wt7rk2w 13 днів тому

    Somalia 🇸🇴 Gormaa Laga Raafaha?