AMIIRO IYO KOKO VS ASAD IYO CEYDA NAFTAADA BAD BAADI SI XUN LISKU GALE WAXBA LISKUMA REEBAN😱😱..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 305

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 7 місяців тому +98

    Hadaad u jeedo magaca Allah like 👍 saar❤
    الله أكبر ❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +48

    Amira wa dulqadkiyo qof o ixtirm badan in lo naxaristo mudantahy maskinta😢❤

    • @safiaibaar5110
      @safiaibaar5110 7 місяців тому +5

      Oooo iyada mee dadka u naxriisato drama heysaaa😂😂

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 7 місяців тому

      @@safiaibaar5110 ayaga ba kubillaby xoga

    • @tasniiminaabdiadentasniimi2286
      @tasniiminaabdiadentasniimi2286 7 місяців тому +10

      Haa wlhi waa qof wanaagsan qalbi fiican daacad eh oo samir badan Amiira qurux guuleyso wllshy mcn👸🥰🥰

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 7 місяців тому +7

      Been maahan ayada asad xoog utumo wayna utumta lkn ceyda asad aa dir diro

    • @safiaibaar5110
      @safiaibaar5110 7 місяців тому +3

      @@Msshappy58 baryahaan danbe asad uu u naxriisanayey xoog uma tumeen video orad Soo dawo iyada in baa si xoolanimo eh ugu dhufato

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 7 місяців тому +30

    Amira iyo asad labada teamka ugu dhibta badan
    Koko iyo ceyda labada meesha ugu maskiinsan 😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 місяців тому +5

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 7 місяців тому +25

    Ala amiira unaxariista maskiinta wah asad iyo cayda ba koko xoog uma tumesin Lkn amiira xog maskiin dheh😢

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 7 місяців тому +20

    آللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @KaafiyaIbraahim
    @KaafiyaIbraahim 7 місяців тому +18

    Ciyaartan kuwa qurxinaya waa amiira iyo asad si daacad ah oon ka helay bay udheelayaan wlhi😂😂😂😂😂

  • @Msshappy58
    @Msshappy58 7 місяців тому +16

    Ceyda waa dhaadhaan hadalka asad oo ku shaqeyaa yaahuuu xoog u garaac amira aa la dhahaa wuu yeela uf dhef

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 7 місяців тому +2

      Game weye labo iyo labay iskuls jirane

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 7 місяців тому +28

    Asad markii la dilaayo asaga wuu jiradaa markuu dadka garacayo wuu uxoog badan yahay ar asadaa😂😂😂😂 amiira is not easy

  • @tasniiminaabdiadentasniimi2286
    @tasniiminaabdiadentasniimi2286 7 місяців тому +11

    Wlhi aad ban kaga xumahay in amiiro saan dhan lootumo 🥺🥺

  • @zahraomar9359
    @zahraomar9359 7 місяців тому +14

    Amira xasidnimada u heysid mxa wye asad warkisa mxa u maqle maskaxdada kadhaqan nin rag iska dhig😡

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 7 місяців тому +8

    Kusaliya habibkeena muhammad sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 7 місяців тому +7

    Please gabadhu Allah uguma talo galin usha jidhkoodu waaa daciif bisinka ee gabadha unaxariista rag iska dhigo wxay inkastooy ciyaarthy hdana naxriista lgama tago

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 7 місяців тому +14

    Yarow ceydaa horta asad hadlkisa maxa u yesha wah amiro xog u dil hado ku dhoho wad u garcey lkin marka maskaxdada ka socoto cadi thy

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 7 місяців тому +12

    Amiira daacadnimada badan aday ku dhibaysa waayo gabdha koko ayara lagu dhufana adigana xoog afka ma lagu hayaa

  • @Muna_qaali
    @Muna_qaali 7 місяців тому +17

    Cayda horta maxaad umaqasha Asad niow nin wayn ayaa tahay ee maskaxdada kusoco😊❤

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 7 місяців тому +14

    Ceyda wllhi nacas bathy waayo asad amiira tuma lkn koko aad bu ugu naxariistaa ish

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 7 місяців тому +10

      horta ma arkinoh wllhi waan nici rabaa ceyda markaan uff dheh

    • @khadritamoha1562
      @khadritamoha1562 7 місяців тому

      @@xamdidaauud5754 haa wllhi asad ba taliya lkn ufiirso asad koko ayar tumaa ceyda na kugu diraa uf dheh

    • @Aisha11e
      @Aisha11e 6 місяців тому

      Ee game lee wye asxaab isku fiican wye koko yaa unaxriisray sixun. Baa loo garaacay marka udanbeese laga qaleeye😢😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +10

    uf war gabdhaha sidan kadaaya xasidiinyahay 😢😢😢😢😢😢

  • @adnaidiris6708
    @adnaidiris6708 7 місяців тому +16

    Heedhe horta amiira maxd sida xun ugu garacdan 😢 ceyda caqli ledahy kaga ku soco

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 7 місяців тому +30

    Amira always winner🎉❤

  • @user-zu7mu1is1z
    @user-zu7mu1is1z 7 місяців тому +17

    Waraa cayda koko aayara utume amiiro n.h gacanti jabinee asad warkiisa ku shaqeysaa shaqsi kaligiis naqo bastar yahow

    • @jaamacxasanmuuse535
      @jaamacxasanmuuse535 7 місяців тому +2

      Ninka kafuq nacacyahay

    • @user-zu7mu1is1z
      @user-zu7mu1is1z 7 місяців тому

      @@jaamacxasanmuuse535 anaa kucuno wacel yahey yaku wacday

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 7 місяців тому +2

      Waa sax amiira masmiin waaye wllhi maskii nimada badan ma fiicna iyo dacad nimada badan weeba ku dugten beeh maskiinta caydaa ba igu daran asad war kiisa yeela yaab

    • @user-zu7mu1is1z
      @user-zu7mu1is1z 7 місяців тому

      @@axlaamcumar5905 haa intee kaxanaqenin ee arkeen lkn tan kale waa dabecad xuntahay way iska ilaa liyaan koko

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 7 місяців тому +81

    Team dhumarland is not easy 🥰💯

  • @abdihakim6257
    @abdihakim6257 7 місяців тому +13

    12:39 Ceyda inuu unaxariisty koko yaa ila arkay yesterday was Amiro today koko kaqaleeyy 😊 love this young man ❤

  • @user-zu7mu1is1z
    @user-zu7mu1is1z 7 місяців тому +10

    Koko marabo inuu tumo asad amiiro rabaa inuu dilo caydahan n.h waa dabaal asad iska wato waraa gabdhaha sima nacasiin batihiine

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 7 місяців тому +22

    My team dumarland isn't easy 😂❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 місяців тому +6

    Mansha alahu abowa jimca Karim lakin walahi intinaba Amira idinkaxushmad badan maxa dheyh adinkagabadho maxushmenesin lakin koko ad umatuntinee Amira maxa macarad ugutihin

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 7 місяців тому +13

    Ayyy caawa CEYKO😭😂

  • @filzanQurux
    @filzanQurux 7 місяців тому +7

    Kokoo marka ka muqato noo cajis cayda koko xujoyinka lasoo samee❤😂😂

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w 7 місяців тому +1

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +21

    Qabqab family wa nawalesan❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +18

    Amiira xushmadi o qof ah wlhi masha Alllah ❤❤❤

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 7 місяців тому +10

    Amiira waligaa hka shakin la aaanteda nuurba mlha😂❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 місяців тому +8

    Tom and jerry asad iyo amira
    Lucky waye Amira hhhhhh m.a

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 7 місяців тому +5

    Uf ceyda doqon batahe nin facaa ah baa warkiisa yeelee

  • @MarishBintAli-dx3vt
    @MarishBintAli-dx3vt 7 місяців тому +2

    Keep going my brother 600k coming soon inshallah 🎉🎉❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +11

    Aniga Amira io Asad wn wata so funny gems 😂😂

  • @user-uj8pd6wk8i
    @user-uj8pd6wk8i 7 місяців тому +6

    Ceyda Maxa ku Darye doqono ma tahye adiga miss Asda ma ku diri

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +14

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️ CEYDA IS NOT EASY 😂❤

  • @user-kk2de8cr8d
    @user-kk2de8cr8d 7 місяців тому +2

    King ceyda aaheey welcome back

  • @user-fu1bu4fr7m
    @user-fu1bu4fr7m 7 місяців тому +11

    AMIIRA WAA U TASHATAAN MIYAA HORTO WLLHI XOOG LOOGU DHUFTAAYE😭😢

    • @BoqRaD
      @BoqRaD 7 місяців тому +7

      Ma aragtey horta cunugaan ceyda wuu iska
      Waaley wllhi 😊

  • @aasiyajirde4010
    @aasiyajirde4010 6 місяців тому +1

    Challenge gaan dib nooguso celiya kanan rabnaa ceyda 4 tiinuba soo sameeya isago badan wllo❤

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 7 місяців тому +9

    It's funny continue ceyda this games 600k soon inshallhi ❤❤❤❤❤

  • @Xilkaas
    @Xilkaas 7 місяців тому +14

    KOKO CAYDA 😢❤

  • @sowdaali-pu2em
    @sowdaali-pu2em 7 місяців тому

    Hi it is my first comment in this channel of ceyda am happy to comment on time

  • @Burcoboy
    @Burcoboy 7 місяців тому +7

    Channel aanan waLigaY daawan hadaaN Asad ku arko waan daawadaa teamkan si gaaraan u wataa asadow alle cafimaad ku sii intaad naga qosli saa badaN

  • @galmudugofficial5876
    @galmudugofficial5876 7 місяців тому +25

    Amiira isn't easy 😂

  • @nadiiraxasancllaahi6126
    @nadiiraxasancllaahi6126 7 місяців тому +11

    Asad saan u jeclahay lee barnaamijkaba haday isga iyo amiiri ku jiraan beer casaad qaadaysaa😂😂😂

  • @nadaaadamsiidow1755
    @nadaaadamsiidow1755 7 місяців тому +3

    Keep going brother 😊😊

  • @user-hz8ei1bt9b
    @user-hz8ei1bt9b 7 місяців тому +6

    (Cayda and koko❤🎉😊)

  • @samsamcabdimire413
    @samsamcabdimire413 7 місяців тому +3

    Ceyd hakudaysan asad xaasidka waxaa gem mahaan hadii la istumaayo simacquula halayskutumo ceyd adi markaa waxlaguushegin caadiyaa thy lkn asad hagio warkiisaa qadataaa waxaas ceebwaye is jir goaankaag ku fcn mrwlbo

  • @user-sl2gg7ez1m
    @user-sl2gg7ez1m 7 місяців тому +9

    Ceyda asad hagio waxad kutiraahdaa vediogii afkaga isku dil waax ubadashaa isagoo sawiro ah oo ah sheeg qofka madax kugu dhagan😂 pls ceyda

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 7 місяців тому +41

    Caw qosol ka aduunka asad wey ku yartaya😂😂 team amiiro ila qosla 😂😂😂

    • @user-qj4sp6qd6i
      @user-qj4sp6qd6i 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @XafsaQaali
      @XafsaQaali 7 місяців тому +3

      War idku qalbi maa nahy asad caawa walagu sugy😂😂

  • @aadanmohamed6621
    @aadanmohamed6621 7 місяців тому +8

    Ceyko is not easy

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 місяців тому +6

    Keep going ceyda❤ So badi waa Funyy waa lays tumaaa😂😂😂

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 7 місяців тому +15

    King ceyda 600K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +23

    Amira iyo asad vedio no qurxiya 😂😂❤

    • @XafsaQaali
      @XafsaQaali 7 місяців тому +2

      Tom and jery caadi waaye😂😂😂😂

  • @Zaazacade-gx3bt
    @Zaazacade-gx3bt 7 місяців тому

    Wow the first persone ❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 7 місяців тому +12

    Teem dumarlan is nor easy 😂😂😂

  • @Neehaa758
    @Neehaa758 7 місяців тому +2

    Keep going cayda wllkey

  • @user-uq6jn5gc5e
    @user-uq6jn5gc5e 7 місяців тому +5

    Waar tumawgaan hal dhaafo mida labaad asad amiira waa miskiin ha ixtiraamo😂😮😮😮❤

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar5110 7 місяців тому +13

    Wlhi Drama mesha ku heysiiin amira sida xoolanimada asad ugu dhufaneyso uma jedan miya asad isaga naf leh 😏koko ku naxsantihiin koko si tartiib eh ugu dhufanosaa labadaba iyadana waa qasab in si tartiib eh lagu dhufta tankale ceyda haduu asad hadalkisa qaado walalkis ka weyn waa uu respect kareynaa umada isku direysan joojiya dad wada jiran baa tihin ish war dadkan iyagaa is fahan san ka dhex baxa rufiyanimada kala taga😏

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 7 місяців тому +2

      Haa wlhi kuwaan favoritism wadaan 😂

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 7 місяців тому +2

      ​@@Taliso269Laxkasta waxee thy ku moda marka amiira kamaser san thy miyaa amiira sida lo tumoyo iyo sida koko isku fiiri warka badan Naga daya

    • @Aisha11e
      @Aisha11e 6 місяців тому

      ​@@axlaamcumar5905yaab indhhaa Maa ladehey wax maragtid cwa koko si xun loo garaacay Amira 2jeer cml leeba waaye😂

  • @user-uf4wk6gz4p
    @user-uf4wk6gz4p 7 місяців тому +9

    Amira iyo asad waa tom and jerry 😭😂💀

  • @akhdarmohamed-dg2db
    @akhdarmohamed-dg2db 7 місяців тому +11

    Gamekaan asad Lee shactiro kadhigooyo wale asi iyo amiira 😂😂😂

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 7 місяців тому +5

    video amira haday ku jirto waaba iska jeclahay ❤❤❤❤❤

  • @fatumamohammed4182
    @fatumamohammed4182 7 місяців тому +25

    I love you guys 😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 7 місяців тому +14

    Cayda waa sho weys te kawaran Koko Tar tiib ugu dhufa nayaa Amiira Xoog imaqa shiikulaha Asad Amarkiisa Muxuu Uqataa Asad Baa amra Uf Cunugaa Wa kayabay😅

    • @abdihakim6257
      @abdihakim6257 7 місяців тому +2

      Adi mxaa kudhibaayo indhaha lee kadaawo 😅

    • @Taliso269
      @Taliso269 7 місяців тому +1

      ​@@abdihakim6257😂😂😂😂mixnad tahay wlh

  • @Jawaahir-hf8dc
    @Jawaahir-hf8dc 7 місяців тому +6

    The one and only My team 27😊❤

  • @user-ck4ju1vq7x
    @user-ck4ju1vq7x 7 місяців тому +3

    King ceep going pro❤😊🤴🏻

  • @asmaasmahilowle4593
    @asmaasmahilowle4593 7 місяців тому

    Keep going my pro

  • @user-xl2cv8hd4c
    @user-xl2cv8hd4c 7 місяців тому +5

    Ceyda koko prank ku same

  • @rahmacabdirisaaq
    @rahmacabdirisaaq 7 місяців тому +5

    Teamka.afartan ba.ugu qosol.badan.😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +34

    Amiira waa qof naxariis badan uma qalanto game kan la is tumayo waayo idinku gabdhaha xoog ayad ugu dhufataan Asad ha ba ugu darnaadee lkn dhib male Amiira iyadu haday rabto inay game kan idin la dheesho kama xumin video yadana way qurxisaa Anigu video aanay ku jirin maba jecli inaan daawado ka warama hee 😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 7 місяців тому +4

      Ayada manaxariisoosaa marka jileec this is a game

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +6

      @@munamaanka8020 see u naxariisane meeshii ay kaga dhufteen sow ma xanuunayso aarso ayay is dhahaysaa markaas 😅

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 7 місяців тому +3

      Walhi anbah wan ku la jeclahay hadeysan ku jirin madaawan karoh❤ lkn markey disho waan jeclaahy😂

    • @XafsaQaali
      @XafsaQaali 7 місяців тому +4

      Amiiro la,aanted abaar❤❤❤ilahy ha noo deysto❤❤❤

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 7 місяців тому

      @@munamaanka8020 amiira wee naxariis badan thy Lkn adi Hadii xog lagugu dhufto ma tar tiib maa ku dhufane adna sheeko amiira dulqadkiyo qof ah waaka koko Haku dhiirtan

  • @dayaxgacal-yr8vo
    @dayaxgacal-yr8vo 7 місяців тому +2

    Ceyda gemka gacn ta ewilasha awy sosame next gemka danbe plzz🙏🙏

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 7 місяців тому +5

    War dadka kuhaayo amiiro sixun loo garaacay dadka kale xoolo miyee u arkaan ayadaa asad si xun utumoosee xaasidsanidiinaa😮😂

  • @AbdimuxsinAbdirahmn-gr3mp
    @AbdimuxsinAbdirahmn-gr3mp 7 місяців тому

    Keep going pro

  • @AmanYare-xb5zc
    @AmanYare-xb5zc 7 місяців тому +2

    A ayaan ahay qofkii ugu horeeye 🎉😢😢😢

  • @user-qb8ko6dp1o
    @user-qb8ko6dp1o 7 місяців тому +4

    Team team kadhiga oo gabar io wiil gabarii wiil 😅😂

  • @user-wm3xp4rw4w
    @user-wm3xp4rw4w 7 місяців тому +6

    Team waa lalaalaha is jacel ❤❤❤

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 7 місяців тому +3

    Gemkaan saa ujeclhy lee😂😂😂😂 11:51aa fuuray😂😂😂😂😂😂

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 7 місяців тому +7

    Asad iyo Amiro 2 dee isku xigto aya lomaleya isfahan le waye ma sha ALLAH ❤

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 7 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @user-up6cn9jp6c
    @user-up6cn9jp6c 7 місяців тому +6

    Ku sali nabi muxamad scw

    • @hooyofaadumo7880
      @hooyofaadumo7880 7 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️

    • @IkraanXasan-c1o
      @IkraanXasan-c1o 5 днів тому

      Scw❤❤❤

  • @queenilhan6418
    @queenilhan6418 7 місяців тому +11

    Ani San u jeclahay lee in asad laqaraco😂😂

  • @user-np3lb4nh3m
    @user-np3lb4nh3m 7 місяців тому +6

    Amira iyo asad OK wye but ceyda asad hadalkisa iyo gocakisa kusocda bismilah nin rag goan gado taliyo😂😂😂

    • @asmayusuf2893
      @asmayusuf2893 7 місяців тому +3

      Waxan wa bashaal amira iyo koko wa isla jiran marka wa cadi

  • @user-on8zq9bo7d
    @user-on8zq9bo7d 7 місяців тому +5

    Chalengiga ugu jeclahy Kan io spainka wye ❤❤😮

  • @user-fp5rt9tp6e
    @user-fp5rt9tp6e 7 місяців тому +3

    King cayda ayaaniita iyo cumayr😢😢😢 kusoo dar plaes

  • @Dhacdooyin__media
    @Dhacdooyin__media 7 місяців тому +2

    Challenge marax weeye nagadaa zhp

  • @user-yl8he5uv8v
    @user-yl8he5uv8v 7 місяців тому +2

    Amiiro funny weeye waa wata❤🎉

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 7 місяців тому +1

    W salam ww ❤❤❤ the only my team lovely ❤

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 7 місяців тому +11

    Dhibiq kulaha wlhy asad wan taageeraa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h 7 місяців тому +3

    Game kan funy waaye lkn amiira unaxariista miskiinta faro kuma yaalan wlhi

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj 7 місяців тому +3

    War labada dhabdhowd noo gala leexda xaasidiin aa tahdinee asad iyo ceyda

  • @user-ei5kp9tx2y
    @user-ei5kp9tx2y 7 місяців тому

    Aniga ugu horya❤❤

  • @CabdiDaauud-oo6nu
    @CabdiDaauud-oo6nu 7 місяців тому +1

    الله اكبر

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 7 місяців тому +1

    Anaa uhoreeyo ceyda reply

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 7 місяців тому

    Ceyda dadkaan warkooda iskadaaye sifiican ugaraan waxba ha,unaxariisan iyagaba kuuma naxariistaane

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 7 місяців тому +1

    Ayyyy😂ana u horeyo cawa❤❤jh

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 7 місяців тому +6

    Team king ceyda❤

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 7 місяців тому +1

    Blz ceyda asd naxtinta uu naxaayo uma roona kadaaya geamkan bllz wa iga codsi

  • @user-tz4pe4ro5f
    @user-tz4pe4ro5f 7 місяців тому +3

    😭😭😭😭💔💔💔amiiro.sor😭😭💔💔