AMIIRO IYO KOKO VS ASAD IYO CEYDA BADBAADI SAAXIIBTA WAA LIS GARAACAY QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 356

  • @user-zz9mg7ry4i
    @user-zz9mg7ry4i 7 місяців тому +8

    Ku salin Nabigena the best person ever The most knowledgeable and
    The most shine all created prophet Muhammad ❤❤

  • @Taliso269
    @Taliso269 7 місяців тому +38

    Asad iyo amira game kasta ayago isku dhaarayo le so galan weyna isku si dhartan😅asad adunka qof u tumo u jecelyahay😂IMK kuso dar barnamijka

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku 7 місяців тому +42

    Afartiina way iigu baxdaa mashallah team wanagsan hormar wacan❤😊

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 7 місяців тому +36

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 7 місяців тому +65

    Gabdhaha khiyaana beerka uga garaacdan Ceyda iyo Asad 😂

    • @maxamedcusman1158
      @maxamedcusman1158 7 місяців тому

      qiyaano leyaasha asad ceyda mar walbo gab dha ha qiyantan waxas iska dhaafa❤

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l 7 місяців тому +22

    Amiiro iyo asad game ka iygaba qosol ka dhiga 😂Tom and jerry wye😂😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 місяців тому +63

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @Zeitun-binti-xubiya
    @Zeitun-binti-xubiya 7 місяців тому +18

    Ceyda iyo cumer vs koko and Amira next plz 😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 7 місяців тому +23

    Team Amira io koko guul anyway keep going brother funny game😂😂😂😂😂

  • @Aisha_Ahmett
    @Aisha_Ahmett 7 місяців тому +16

    Part 2 Amiiro io ceyda isla jira Asad io Koko isla jira so samey next geym i.a❤❤❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 7 місяців тому +26

    Ar amiira iyo asad funny waaye wllhi dhibkoda iska jeclahay😂

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 7 місяців тому +9

    Ceyda iyo asad qiyaanadoda way cadehe wllhi gebdheheena way qiyamen tuug yasha😥🥰🤣🤣

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 7 місяців тому +25

    Allah is One☝️PropHeTt moHaMeD sCw❤😊

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 7 місяців тому +8

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @Nimamohamed-sr2pt
    @Nimamohamed-sr2pt 7 місяців тому +22

    Number one from Djibouti 🥳🥳🥳 keep going 🔥🔥

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 7 місяців тому +31

    Dumarland isn't easy 😂😊❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 7 місяців тому +14

    Best game 👌
    Next time Part 2
    Keep up the good work 👍 👏
    Keep going Team 27👏👏👏

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 7 місяців тому +6

    Gacanta haniiga go,do manii dhaho amiiro miskiin wey gaduudiyeen teeda kle ceydow adaa usha iska ilaaliney sid amiira labacaarinaa ma ahoo asad iyo amiro markey ciyarayen adi iyo koko in aad is tuntiin ay eheed amiiro miskii nimada ku gadeen🥺😭😭ayadana wey iska qoslee😢😢

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +7

    Tem amira vedio noqurxinaya❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 місяців тому +4

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +28

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍🏽 inta ka heshy muuqaalkaan keep going ❤️Koko Amira Are not easy 😂

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 7 місяців тому +10

    Berka ifuuray team koo io mira lajira dumarlandnimo❤😂

  • @muhudiinhassan2220
    @muhudiinhassan2220 7 місяців тому +8

    Amiro hanbalyi hanbayo 700 ❤😊🎉

  • @nazriita
    @nazriita 7 місяців тому +17

    Asad iyo amiiro waa dadka kaliyooo is fahmy😂😂labaduuda leee ugu jeclhy teamka😂❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 7 місяців тому +41

    I lyk the way koko says soory wen She lates Amiira down 😊😂😂😂😂

    • @user-ds4oh6vw7u
      @user-ds4oh6vw7u 7 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 7 місяців тому +4

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

  • @Zeitun-binti-xubiya
    @Zeitun-binti-xubiya 7 місяців тому +8

    Koko iyo Amira legends waniwata

  • @Ahmad-Abdek
    @Ahmad-Abdek 7 місяців тому +7

    Ceydo surwalada nucaas iga cun bro ma soconeyso😂😂 ama lugaha Jim wa iney adaan

  • @user-qm9dk3im2c
    @user-qm9dk3im2c 7 місяців тому +4

    King ceyda aaaheyyyy guleyso my pro😊❤❤

  • @user-et6uy3kn2u
    @user-et6uy3kn2u 7 місяців тому +8

    point 2 de ce joyau brillant👍👍

  • @engalihassan5154
    @engalihassan5154 7 місяців тому +4

    Coming soon 1m i.a soonka inta la gaarin bro 😊🙏

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 7 місяців тому +20

    Cayda shp inay ila kugu dhacdo ayn ka cabasana wlhi xaly sidii laguu amaany😢😢, chp qur'aan akhriska io salaada ku dedaal liibaxayaga😊❤

  • @user-ms7rn2xw1g
    @user-ms7rn2xw1g 7 місяців тому +12

    Team 27 amiira lee qurxinayso😂😂😂

  • @sucaadsaban2877
    @sucaadsaban2877 7 місяців тому +46

    Dadka asiga ayaa ugu sharaf badnaa asigaana mudan inlagu daydo waxaa uu gursaday khadija oo jirta 40 asiga uu jiray 25 sano waxayna udhasahy caruutiisa inta ugu badan muxamad scw❤ ❤
    Marka amiira iyo cayda hadaa iskuguurino kwrma aa utashanee😅😂qabqab 2024 coming I.a

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 7 місяців тому +3

      😂😂😂ar adiga waa iga qosolsiisay lkn waa fikrad fiican goorme isku darna hee

    • @hanadkingmd3758
      @hanadkingmd3758 7 місяців тому +4

      scwscwscwscw❤❤❤❤❤❤ scwscwscwscw❤❤❤❤ scwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤

    • @sucaadsaban2877
      @sucaadsaban2877 7 місяців тому

      ​@@farhiaabdikadir1673hada arday waaye sandakaan uu jamacada dhameenaa markaas i.a 😂

    • @farhiaabdikadir1673
      @farhiaabdikadir1673 7 місяців тому

      @@sucaadsaban2877 Sanadkee noqotaba waan sugayna anaga muhiimada ah inee nolosha ku midobaan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому

      Haa beenta maaha hooyo khadiija Nabiga scw 15 sano ayay ka waynayd 6 caruur ah bayna u dhashay ❤
      Lkn Amira iyo ceyda 5 sano uun bay kala wayn yihiin waana dad ka gudbay heerka saxibtinimada walaalaha wada dhashay xataa iskuma fahamsana siday isku fahamsan yihiin masha Allah lkn horta marka la arko dad isku faraxsan oo aad iskugu dhaw maxa guur uun loo soo qaadaa nolosha inteedii kale xagay aaday kkkkk

  • @shukricumar6130
    @shukricumar6130 4 місяці тому

    WoW king ceydaa wan ku wataa❤❤❤ guul ceyda

  • @hodanmahamoud7206
    @hodanmahamoud7206 7 місяців тому +10

    Waar kuwani khiyaamo badanaa hablaha daaya😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 7 місяців тому +1

    Woww amazing keep going legend 🎉😂😂❤❤❤❤❤qosol igumaharin 😂😂😂

  • @Sagal27339
    @Sagal27339 7 місяців тому +6

    isdaana waa xanoon waaye wax fiican ina dacaas luuskutumo 😂😂😂❤asad 🫵🫵amira

  • @khadijoyuusuf9604
    @khadijoyuusuf9604 7 місяців тому +2

    Qofka ugu horeeya ee arka video wow❤❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +8

    xaasid sanaa Asad Amiira inuu tumo ayuu iska jecel yahay anaku isma badalaynee idinku is badala kulahaa yaahuu waar Amiira waa miskiin laastiigan aad xoog ugu dhufanayso kadaa Asad qosolkeeda iyo dabeecadeeda wanaagsan haku sirmin waxani waa xanuun cid rabto ma jirto in maanta dhan la tumo

    • @NimcushAbdi
      @NimcushAbdi 7 місяців тому +2

      Adi team is fahan san wye ha isku dirin team is fahansan wye

    • @Nastii145
      @Nastii145 7 місяців тому

      @@NimcushAbdi runta waye

  • @user-mz7pq6mr7m
    @user-mz7pq6mr7m 7 місяців тому +2

    Ceedo pls surwalka dhubka ah iska daa labis baro pro

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar5110 7 місяців тому +8

    Asad iyo amiiira labadaan lee games noo qurxiya😂😂tankale asad oo amira u naxriisanayo ii kow caawa yaaba ka fcn

  • @rabicaaweis5089
    @rabicaaweis5089 7 місяців тому +21

    Ayy koxdeydii❤

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 7 місяців тому +6

    Ala maanta xasuuus. Baan galnry away kuwiii markii gacanta taaga la dhaho class xaraabeysan jirey 😂😂😂😂

  • @Aishoqasim-uu6dc
    @Aishoqasim-uu6dc 7 місяців тому

    Plz part two 🙏

  • @nagoum1812
    @nagoum1812 7 місяців тому +1

    We need part 2😂😂

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid 7 місяців тому +4

    Allah is one❤🎉

  • @masturmohamud6229
    @masturmohamud6229 7 місяців тому +5

    Teamkaan waan ka helaa funny weeyaan 😂

  • @Alisha847
    @Alisha847 7 місяців тому +17

    Ceydow hal wax an kugu darsana marka game ciyareyin Asad waxuu ku faro sida xoog utum ,gadaal geey fiilada ,horay haka sameyn waxad u muuqane qof la control layo cml aan shaqsiyad lahyn dabeecadas iska da sxb sharaftada uma wacna,gabdhaha Mid hada tumeysid sida u tumi lahayd ana aayar ama xoog adi haka sooo go’do common man xifaaltanka yusan kula dheeran 🤝

    • @smilemayzuun9177
      @smilemayzuun9177 7 місяців тому +3

      Ma Ila aragtay asad waxa uu dhaho luuyelaa asadna amiira maba arki karo

    • @Barwaaqo114-rz6xp
      @Barwaaqo114-rz6xp 7 місяців тому +1

      Asad asaa keensade siiloo,amro uu,ugu dhufto waaye

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 7 місяців тому +2

    Allah is one ❤

  • @SabariinaliNuur-dr4rt
    @SabariinaliNuur-dr4rt 7 місяців тому +5

    Team 27 waan idin jeclahy wallhi ❤😊

  • @Kiii629
    @Kiii629 7 місяців тому +16

    Qabqabs look so cute 😍😂😂😂😂😂😂but why am I blushing ☺️😊😊

  • @RoodoXassan-ge6ik
    @RoodoXassan-ge6ik 7 місяців тому +5

    Team king cayda is muujiya❤❤

  • @user-if7zp9xj4n
    @user-if7zp9xj4n 7 місяців тому +7

    Inta daawneyso video gaan ayakoo caafimaad qabaan waan idin salaamya ❤

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi 7 місяців тому +4

    Amiira io asad io ceyda wa tom and jerry😂😂

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 7 місяців тому

    Qab qab is not easy keep going all team 27

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 місяців тому +1

    Ceyda game 🎮 kaan. Soo badi wlhi vuny waye😂😂😂

  • @amaalhassan2253
    @amaalhassan2253 7 місяців тому

    Part two plz

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 7 місяців тому +1

    Ku sali navigation, the vast person ever most know ledge able the most shine all created prophet Muhammad,

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 місяців тому +2

    wlhi kuwn qosl bay igu dileeen😂😂❤❤

  • @user-xe3qk4mq3n
    @user-xe3qk4mq3n 7 місяців тому +2

    Ceyda love you wllhi❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 місяців тому +3

    Dadka Yutubka igu haya 😢😂❤

  • @abdifatahjelle9103
    @abdifatahjelle9103 7 місяців тому

    Big fan from Kenya 🇰🇪

  • @Mumtaazyyyy
    @Mumtaazyyyy 7 місяців тому +2

    1 se ayaan kugusoo galay waxasi waa taageer nimo cayda❤❤😢

  • @user-rg6lw2rq9p
    @user-rg6lw2rq9p 4 місяці тому +1

    Amiira qurux is not easy❤❤

  • @Princesse34693
    @Princesse34693 7 місяців тому +12

    Funny afartina 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @user-wf2id8be5b
    @user-wf2id8be5b 7 місяців тому

    Alahuma sali calaa muxamed❤❤

  • @craxmaanmaxamed8922
    @craxmaanmaxamed8922 7 місяців тому +3

    Ceyda iyo asad gabdha ha waagadeen Togo gaaga wan
    Ceyda kooko prank.ku sameey waadiday mahanoo❤❤❤❤❤😢😢

  • @user-ej1hu7xv1h
    @user-ej1hu7xv1h 7 місяців тому +3

    MARKASTA CEYDA IO ASAD QIYAANO SOCOTO WLLHI 😂❤

  • @abdiaziz3496
    @abdiaziz3496 7 місяців тому +7

    Next asad iyo amiira haciyaaran koko iyo ceydana haistumaan😂

    • @hanadkingmd3758
      @hanadkingmd3758 7 місяців тому +3

      ceyda iyo koko way kla dhacayaa waydiide inay istumaan 😂😂

  • @Kafiakafeya
    @Kafiakafeya 7 місяців тому

    Je vous adore bcp ❤❤❤❤

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 7 місяців тому

    Wwww kokoh walahi cabaayadaa kahele abaayoh ❤❤

  • @rabicaaweis5089
    @rabicaaweis5089 7 місяців тому +7

    Ala qiyano badnidina asad iyo ceyda 😂

  • @user-tu5rp7bx9e
    @user-tu5rp7bx9e 3 місяці тому

    Alaaa asad iyo ceyda qayanolo waaay😂😂😂😂😂😂 Adad ayakadharan alaa kuwana 😂😂

  • @user-vv1er2js5e
    @user-vv1er2js5e 7 місяців тому

    Keep going 💪 ✨️

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 7 місяців тому +2

    Qosol ikumaharin ceyda noso badi😂😂😂

  • @RuweydoMahdi
    @RuweydoMahdi 7 місяців тому +1

    Waan Idin salamay team 27❤

  • @exquenbilan1260
    @exquenbilan1260 7 місяців тому +9

    Ceyda ku qosla alalal kulaha 😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +7

    Amira iyo asad 😂😂❤

  • @user-et2zc5nj2j
    @user-et2zc5nj2j 7 місяців тому +1

    Gem qosol badan🎉🎉

  • @Rihammoha
    @Rihammoha 7 місяців тому

    Big fan ❤

  • @idilismaelahmedidilismaela7543
    @idilismaelahmedidilismaela7543 7 місяців тому

    Part2 ❤❤

  • @muniirakhadar5748
    @muniirakhadar5748 7 місяців тому +5

    Cayda gabadha la saayir😅 way kacabatay amiiriye😂

  • @zoyaaalpi
    @zoyaaalpi 7 місяців тому

    ❤😊is alweys mar walipo❤🎉🎉

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 7 місяців тому +1

    Part TWO soo sameeya😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 місяців тому +5

    Hadaa dhinto qosol dartii kuwanaa loo heesta isoobadal kulahaa asad markii hore maxa kuwalay😂😂😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 7 місяців тому

    Gameka qatar wye part two cumeer kuso bdl asad 😂❤

  • @user-oi8zg5pw8l
    @user-oi8zg5pw8l 7 місяців тому

    Waa idling jeclahay❤❤❤❤❤❤

  • @aliyare228
    @aliyare228 7 місяців тому +3

    King ceyda❤❤😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +11

    Waaaaw game kan ayaaba belo eh prat 2 soo sameeya xataa ma idin dhahaayi prt 10 xataa hadaad gaadhsiisan lagama caajisayo 😂😂😂

  • @farxiyoAbdi-hu1bm
    @farxiyoAbdi-hu1bm 7 місяців тому

    Waaaw m.a❤❤

  • @aishakhalif1955
    @aishakhalif1955 7 місяців тому

    My lovely team❤

  • @faisomawlid9183
    @faisomawlid9183 7 місяців тому +94

    Team 27 lake me❤🎉😂

  • @XasankeynaanMursal
    @XasankeynaanMursal 7 місяців тому +1

    Team 27 meeqo love ayaan uqalmaa❤

  • @user-gx6lg6nm3u
    @user-gx6lg6nm3u 7 місяців тому +2

    Koko says sorry when she lates Amira down

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l 7 місяців тому

    Vedio ydan cml nsoo bdi xraapo wye😂😂😂 amiiro iyo asad igu hya wlle meesha

  • @fardowsoshariif1149
    @fardowsoshariif1149 7 місяців тому

    4 funny wllahi😂 m.a

  • @iqroomar3556
    @iqroomar3556 7 місяців тому

    Ceyda fully uu ahaan jiry markuu yraa😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 місяців тому +1

    Dumarland is not easy ❤❤😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 місяців тому +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤