intaad Gaal ka sheekaynaysaan miyaanay jirin rag islaam ah oo meel hoose wax ka so bilaabay mise waxaad jeceshahiin adiga iyo qaar kale badaniba ragaa wlhi sxp maan arag youtuber ka sheekaynaaya hal qof oo islmaa ah oo nololsha meel hoose ka so bilaabay meel serena ka gaadhay calam islaam ka so qaata dad noocan oo kale ah waa iga waano kuwasay dani nuugu jirtaa waa iga waano sxp
waa runtaa wllo lkn waxaad ka heli kartaa sahanka xogaha woxogaa yar Runtii hdii laga hdli lahaa dadka islamka laga hdli lahaa waxyaabo badan baynu ka faaidi laheyn
runtii waa wax umuhiimsan nafta aadamuhu kalsooonida aduun aragaagu ha noqdo mid yr oo dhalin kara guula waaweyn inagol leh caqli karaameysan maxaa sababaya in aan ku fashilano nolosha in la fashilmo waa casharka guusha balse in aad fashilanto oo ad is dhigato maaha waxa lugu helo guusha guusha waxa lugu helaa daal badan iyo caqabado badan oo ku soo wajahaya oo ad iska xaliso guusha lama gaadho ilaa aad sii marto boosteejada daalka iyo faahilka noqo mid leh hami iyo hiigsi sare kana midho dhalin kara hamiyadiisa nololeed sidaa si le eg ha hilmaamin in aad alle swc mar walba talo saarato kadib aad caqligaaga cajiibka ah ka shaqeysiiso wlky ama wlshy guul badan baan idin rajey maanso ayaa waxay lahayd hadaad hiigsi ledahay ama himilo dheerto hanku meel ku xidhanyhy hadafkaagu guul yahay wale hogob lugu qoday ama halac lugugu shiday ama hadal lugugu yidhi nafta hakad ma galisee suldaaro hadimo iyo hagardaamo ruux loo hadalada xajiinta leh kula hoos ordaayo kolba hooto kaa jara qof ku huda ma weydidee nafta nacabka how jabin markaad rabto inaad guuleyso lagama yaabo ama caqli gal maaha inaad caqabad la aan guuleysTo waxa laga yaaba in aad dad badan colowdaan ama cqabado badan kusoo wajahaan waxa laga rabaa inaam yeelayo samir iyo dulqaD caqliga eebe kuugu deeqqyna aad ku xaliso wax walba waxay leyihiin xal waa hubaal inaad iska xalin krto wlshy ama wlky waxan leyhy hami sare iyo hididiilo fog allena hay rumeeyo azc
Runtii Zhp waadku maadsanthy Qisadan quruxda badan eed nala wadaagtay runtii waxa isaamaysay Horayna ii riixi doonta Oraah aad tidhiy ( Ku Kalsoonow naftaada, qaadna Masuuliyadada , Mucaawimad na haka sugin qof ku nool adduunkan ) Ilaahy hakaa jasaai siiyo Bro
Ogaalka Cusub,Ogaansho,Dadwaynaha,Anaga Production,Yislam Omar iyo Sahanka xogaha
youtebro wax laga faaidayo weeye
aadbaan utaageera chanaladas
aynu taageerno inaguna oo ogaalka cusub
100k gaarsiino i.a❤️🙏🏻
Iyo channal ka maanta
Manta love iisaar
Wcs
No
❤❤❤ wax hakuu tarto pro
Makuusaarayi
Keep it up and be strong enough 👊👊👊💯👊💪
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh
Yes yes 100k ayaan gaarnay 😁😁😁😇😎🥰❤
I love your videos ❤️ so please update more videos ❤️.
Love your videos❤🔥
Mashallh wa qiso cajiba
Love your vedios
Waxaan kaloon kaqaadaneena si walbo millioner utahay Malin uun jilibka Inaa fureyso shaqada haleysku dhax wado insha Allah aaqirona yaanan la iloobin
Masha alah
masha alla
100k inshaa alaah maalin dhow baan gaadhaynaa
Zxp. Soobadi muuqalada😍😍
Inta lasocota like wamuhiiim
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh
Masha Allah
Wakahele
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Maansha ALLAAH
Ogaalka Cusub Mahadsanid Wa Dhiiro Galinta Dhalinta Somaliyed
Dadaal waa gaari doontaa kalsoonida wa muhiim allah idin xafido like isaara
Good event😍😍🇸🇴
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Mahadsanid.😎😎
Hanoo shee hin
M.a bro keep going
KEEEP GOING LEGEND
Nice Voice✌ Guul Zhp
Masha allah 🤲🏼♥️
Waa run wlahi keep going 👍🙏🥰
Thenks brother
Thanks
Walaal waxad ku soo dartaa Qisooyinka Ragii islaamka aha tusaale sadaam xuseen usame bilafin qadafi RaGaa ku soo DaR Qisooyinka
Ma sha allh
Masha alh thanks
Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Ilahow no rume hamigayaga❤🥺
Habeenkasta Xiligan Cml Video yadada Keliya Daawada Inta Video's Aad Soo dhigtay 1 Week Ku Dhameeyay Wax Bdn ka Faaiday🙏🏽❤️
sxp soo badi adoo rali ah
Wadek illahaii kusiyo islam iyo Christian
Mashaalah sxb keep ging
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Ilahey baa u qorey Mahan mid hadalkiisa u ku garey
Mansha allaah hore usoco wll
subway waa mid khasaare ku sugan xiligan oo ma ay u guuleysan sida ad uga sheekeyneyso
Ogaal cusub ❤👈
waan nin adag oo samir leh noloshuna waxay ubaahan tahay goo aan adag
Inshalah I wanna start my ganacsi xora
Xgaa kawad zxp ILAAYo intaad gaaraysid 1m subscribe...
Mnshaalh bwe horey usoco
Cod mcn ledshy
GO FORWARD 😊 I LIKE REALLY CHANNEL
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Walhi waaa geeesi
Wllo hore u soco mansha Allah lkn noso turjun sheekada la yiraahdo ED GEIN
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Ogaansho
Diyeeshe media
Maanta
Ogaalka cusub
Dadweeyne
Sahanka xogaha
Keep going bro
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Hore usoco lpx
❤️❤️❤️❤️
Wcs
Mhdsnid👍
Ninkan codkarnimadisa iNta Jcel Like 😎
Mahdsnid wll
Waxan dib ugu laabtay kanalkaga si.an u daawado muqaladadi hore
anaga production waa beenloow ogaal cusub waa runlow hhhhhhhhh ey anaga production🤣🤣🤣😋😋😋😋😋
💪💪💪💪
intaad Gaal ka sheekaynaysaan
miyaanay jirin rag islaam ah
oo meel hoose wax ka so bilaabay
mise waxaad jeceshahiin adiga iyo qaar kale badaniba ragaa
wlhi sxp maan arag youtuber ka sheekaynaaya
hal qof oo islmaa ah oo nololsha
meel hoose ka so bilaabay
meel serena ka gaadhay
calam islaam ka so qaata dad noocan oo kale ah
waa iga waano
kuwasay dani nuugu jirtaa
waa iga waano sxp
Waad mhdsnty wll
Lkn waxayn ka waadanynaauun inta wnagsan inta xun ugama jeedno
Waad ku mahadsanty waanada
waa runtaa wllo lkn waxaad ka heli kartaa sahanka xogaha woxogaa yar
Runtii hdii laga hdli lahaa dadka islamka laga hdli lahaa waxyaabo badan baynu ka faaidi laheyn
af miishar nimo iyo af tahanimo ilaahay ayaa ku siiyay ee sxb aad ayaan kuu taa geerna waxaan ku lee nahay horay u soco hadaan nahay ree djibouti🌷❤❤❤
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh
Aadban ku taagera hada tahay wiilka iskaleh chanelkan hore usoco insha allh ♥♡♡
Dadka saidka kugu xiran aya ka mid ahay wana jclahay waxyabaha so galiso chanel kaga qasatan waxan ad uga hela baxsashada dadka
🤗🤗🤗🤗
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Mxaa lkn waajiginaa waligaanaga manarkiin MXAA uwaalactahay🤔🤔🤔🤔
ASC 👋 wan idin salamay asxabta ogaal cusub
waxaa jeclaa lahaay inaa ninkaan tariikhdiisa iyo waxuuyahay nooga soo hadasho waa Joseph kony
Mhdsnd mdaama aaixasuusisid in aa like saaro
Halka.zxp.iska sax mu dhalan 1948 lakiin waxa uu dhashay oktober 3,1947, siida aya sax ah zxp ma khaldame waa ilaahay
Sxb makhaayada Starbucks kasoo hadal pls
*Laymaha Xasuusiyo Anaa Is Xilqaama Wllken*
Game ayaan u aqaaney subyey
Waan ku xidhaney chanell kan
1 ahay
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Keep going sxp anaa kula garab taagan like share subscribe
😜😜 wadku mahsan thy wll hore kusoco
Zxb niKe iyo Adidas kfc kuzoo dar iyagana
runtii waa wax umuhiimsan nafta aadamuhu kalsooonida
aduun aragaagu ha noqdo mid yr oo dhalin kara guula waaweyn inagol leh caqli karaameysan maxaa sababaya in aan ku fashilano nolosha in la fashilmo waa casharka guusha balse in aad fashilanto oo ad is dhigato maaha waxa lugu helo guusha
guusha waxa lugu helaa daal badan iyo caqabado badan oo ku soo wajahaya oo ad iska xaliso
guusha lama gaadho ilaa aad sii marto boosteejada daalka iyo faahilka noqo mid leh hami iyo hiigsi sare kana midho dhalin kara hamiyadiisa nololeed sidaa si le eg ha hilmaamin in aad alle swc mar walba talo saarato kadib aad caqligaaga cajiibka ah ka shaqeysiiso wlky ama wlshy guul badan baan idin rajey
maanso ayaa waxay lahayd
hadaad hiigsi ledahay
ama himilo dheerto
hanku meel ku xidhanyhy
hadafkaagu guul yahay
wale hogob lugu qoday
ama halac lugugu shiday
ama hadal lugugu yidhi
nafta hakad ma galisee
suldaaro hadimo iyo
hagardaamo ruux loo
hadalada xajiinta leh
kula hoos ordaayo
kolba hooto kaa jara
qof ku huda ma weydidee
nafta nacabka how jabin
markaad rabto inaad guuleyso lagama yaabo ama caqli gal maaha inaad caqabad la aan guuleysTo waxa laga yaaba in aad dad badan colowdaan ama cqabado badan kusoo wajahaan waxa laga rabaa inaam yeelayo samir iyo dulqaD caqliga eebe kuugu deeqqyna aad ku xaliso wax walba waxay leyihiin xal waa hubaal inaad iska xalin krto
wlshy ama wlky waxan leyhy hami sare iyo hididiilo fog allena hay rumeeyo
azc
Comments oo dhanab waa like ii saar maxaa marka la idinka faidaya fuck like
Subway hada ayaanba soo arkay kwrn
🍔🍟🍟🍔🍔🍗
Walal sabiskaribe i sar channalka som pp3
First
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
@@badmaaxFX pro sheekooyinkanoo kale wAan necebahy lkn subscribe kuu saary
MAHDSANID Walal aniga makufaanayo inaan adiga SUBSCRIBE kuu saaray balse waxaan ku faanaa muuqaalada codka cajiibka lagu tarjumo mahadsanid
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
@@badmaaxFX mahdsanid walal
😯 KUSAMAYSO MOBILKAAGA AFAR WHATS AP C A J I I B🔥
booqo oobaro
👇👇👇👇👇
ua-cam.com/video/z0nsXjai7dU/v-deo.html
🤣🤣🤣
Go forwording
Waxaad kadaawan kartaa kanaalkan qisooyin xaqiiq ah iyo kuwa jaceyl iyo kuwo murugo leh iyo kuwa islaamka
Fst1
walal waxaan kugu casumay chanalkay isoo booqo taxanayaal ayaad ka helaysa ua-cam.com/video/wiLXKGQBteE/v-deo.html