sxp adiga talo walalnimo an kusiiyo fanku faaido maleh hadii ad aqoon yahan tahay sxp dad aan wax aqoon ayaa jira ee uga faa idee ooo bar wax weliba xaga diinta aya ugu wanagsan aakhiro iyo aduun ku anfacaysa lkn fanku wuu ku halaageyaa aakhiro iyo aduunba wll iga talo walaaltinmo
Mansa Musa ninka african ka ahaa hadane muslim ka ahaa ee dunida ugu taajirsanaa the Richester man ever lives with 400 tirillion laga watay, waa ninka wuxu shaxaad iyo sadaqo u bixiyo uu wadamo dhaqaalahooda iyo ganacsigooda isa la bur buri gaareen
Waaa Xolo aduunyo laakin mamaqasheen qof laleeyay waa ninka ugu taajirsan janada haaa waad maqasheen ma'idiin sheega quraan iyo sunada rasuulka scw KU toosnaada allh dhamaanteen hanacafiyo
Wallaahi lacag billions aan iimaan jirin waa khasaaro waxaa ka fiican qof Alle ka raalli yahay oo quudkii maalmeed hela.
ADUUNKA UNOOLOOW AAKHIRANA UNOOLOOW WALAAL.
MAHADSANID
2030insha alaah soomaali ayaa noqonaaya ninka ugu taajirsan dunida🤲❤️👍
Mashallah
Inshaallaah
somalidu aduunka maxy ku so kordhisay iga jawp taajirnimada ciyarta ka daaa
Insha allah
Waa hadii laguu qorau
Soomaaliyey waan idin jeceley meelkasta ood joogtaaan walalyal qalbiga iiga duceeya inaaan noqdo nin hanti badan leh waana hayaaa wadadii guusha mudo 2 sanaaa 👉👉👉
I wish you are successful together
Inshaa allh
ilahay haku siiyo hanti aadan ku fidnoowin
Wish you the very best brother❤
Waxylo maan dooriyaha mia ka gancsaata😂
CAWA IYO GOOR WALBA. QANINIMADU MAAHA. XOOLO AMA HANTI EE WAA IIMAANKA ILLAH BAA BIXIYA DEEQDA ALXAMDULILAH MAHAD EEBE AAMIN.
armay caawa thy
HAD IYO JEER HADAAD WEYNE WEEYDISO WAAD HESHAA. MANA OGIDE UFIIRSO.
Waa ruuntaaa allah akbar
Million iyo billion ka saar wlal
Ninkaan 77 billion waaye lacagtiisa nio kkk
Thankz alot Eng
Barmaamujyada noocan oo kle ah noo so badi
Soomaliyeey fikrad gamacsi oo fiican aya hayaa maalgashi aya ubaahanahay wa iga dhab..
Fikradaydu africa ayay chance weyn uhaysataa...
Waa maxay sxb halkee kala soo xidhiidhaa
XAGEE LAGAALA XIRIIRAA
GUULEEYSO INSHA ALLA
NALASOO XIRIIR
M.a sxb fb ama Ig wax noreeb aa kaloxiridno💪💪✊
Dadkaygiyow waxa igalaso xiriiri kartaan FB @ayub ibnu kahiye
Nawad iyo nolol midnimada somalia hda jaceshahy like i saar
like iyo midnimadaba was
Kkkk nabar iyo naxdin dheh nabad ma aragnee, ma magac ii nabad baa la badalay oo amaan darada miya nabad loo baxshay yaab
Ma aqaano qofka akhrinaya qoraalkayga lkn waxan ilaahay kaaga baryayaa inuu walidka jannada ku casuumo hadii aad subscribe iisaarto
Ok
dayax gacmeed baan samaynayaaye yaa igu caawinaya
GUULEEYSO
Waxaan rajaynayaa in aan wadadiisa haayo maadaama aan qolkeyga ka dhex sameystay workshop
Inshaa ALLAH.
Guriga ano joogo Amazon iso adeegtaa wa jeclahay 👍👍👍👍
Maashaallah tahsy Saaxiibkaa Mar mar nasi.suleebaan xaashi fariid yar horfadhi go on.
💯💯💯 horufadhi midiyo ❤️✔️
wan idin salaamay bahda horufadhi aad ayaan uuga helay barnamijka soo badiya
Fadlan soo badi xogahaan oo kale mahadsanid
Mahadsanid hrfdh media diri dhaba somaligalbed
MAHADSANIDIIN 🙏🙏🙏
Somalia lee 20p ayey u bahn thy hubal qof walba wu ka nasan laha masuqmasuqa
100billion Mesha Lga Rabe MrKa u muuqaLKa Si dHaMaanaye Ayaa Wxa Dhahde 100million lKN qofKi Wx fHmayo wuu fhmi Kataa👌
Bahde HORUFADHI media aad ayan ugu xeranahay thanks alot
Billon qof haysta lacag ma arag waligay nin kan moyane waligay mollyan ayan maqli jiray lkn billon qof haysta ma jirto lkn ninkan taajirka aduunka waan uqiraya wlhi
Aduunka guul ayow gaaray Somalidana qabiil ayay gaartay waa isku mid madax iyo shacab
Kkkjkkk.waa jiro xun qabiilku
Anaa raba inan ka siiyaabiyo
Towxiidka Allaha kuhanuuniya
Million- billion waad isku qaldaysaa sxb maybe waa iska sabaq lisaan afkaa kaa xadaya.
qaninimada waa iimanka ilahy iimaan buubixiyaa iyo nimcada illahy oo lakoobikarin
Waxaan ahay 20 jir soomali ah haysta 3.7 Billion wlhi lkn lacagtu waa mid nooce ah ....🤣
BaL adba...
Injineer yaasiin scw hordfadhi media salma
Waa nin dadaalay runtii shaqaystayna
Good gear mans suleyman hashi
Eng yasin
Mustafe ali
Eng yaasiin mahadsanid
160 billion dheh sxb xisabta sax
Umar arko qafka ugu hanti baden ee waa Kan ugu caydhsan xagayga araagtidayda waxay uqabanaso alle hortii ma a jirto
Walikaa matajiridoonded aamiin
Wow amazing
200 billiona 😭😭😭😍😍
🥺-----MAxaad la ooyesaa 200dollar baan heestasye 🥳
Fadhfadhle horu fadhi
Ilaahaya wadan kenin dolad cadila nogadhisa
Barnaamijkaan aadbaa niiga mahadcelinanaa dhaliyarada dalka hadaa nahay dhiirigalin bay nootahy
Lkn playlist chanelka ee [xulushada Dunida ]soogaliya video
Addo amazan shekadeega dawanaayo xayesiin amazan ah maso gadhay
156.6 Bilyan oo dolar ayuu haysta Dheeh injiner Yasiin ee hadhihin 200. 000.000 milion ayu haysta hadalka sax aqoniyan rer Djibouti aah ayan ahay waliba fanan naa aah
sxp adiga talo walalnimo an kusiiyo
fanku faaido maleh
hadii ad aqoon yahan tahay sxp dad aan wax aqoon ayaa jira ee uga faa idee
ooo bar wax weliba xaga diinta aya ugu wanagsan aakhiro iyo aduun ku anfacaysa lkn fanku wuu ku halaageyaa aakhiro iyo aduunba wll
iga talo walaaltinmo
Shekadabl waay ii cajibisa
Meeshii usateysay ee gaalnimo lagu gaaro yaa islaamka Ku dhiiriya
Asc
Boss
200 million kulaha
$200 billion weeye ma aha million.
waxaso dhan wxaa ka tajirsan kan labada ragcadod salada subx ka tugada
Thanks bro
200 million ayuu ku leeyahay . Billions ayuu heystaa Bill Gates ayaaba heysta 80 billion
Horta amazone maaha shirkada ugu faaidad badan caalamka
Appleka iyo shirkada Aramco ayaa ugu faaido badan
Wan ka xumahay cinwaanka aad isticmaasheenn...oo cidina aduunka kama yaabin karto oo maamulkaa ilaahaa wato oo aduunka hortiis waa lasoo maray oo wayna zuuleen wuuna zuuli doonaa asna 😈😬😬😬
Thank you for story
Soomaaliyay ninkan aan booska kala wareegee subscribe iyo like iigu hiiliya ....
Mansa Musa ninka african ka ahaa hadane muslim ka ahaa ee dunida ugu taajirsanaa the Richester man ever lives with 400 tirillion laga watay, waa ninka wuxu shaxaad iyo sadaqo u bixiyo uu wadamo dhaqaalahooda iyo ganacsigooda isa la bur buri gaareen
caalamka lagama helo maal qabeen calool weyn lkn waxaa soomaalida laga helaa faqiir calool weyn
Waankuqoslay soomaalida caloosha way waa barris ka iyo baastada dadkaanawaxay cunanan canto health ah
@@fardowsaabdi5884 iso qabo mobile 07904679
Qadaafi hantidisu waxay gaadhay 200billion dahabkiisuna xad ma lahayn
100 bilyan dheh
Asc walaalahayga somaliyeed waxaan idinka codsanayaa inaad Subscribe iisaartaa guushaydu waa guushiina dabcan abaalna waan idinku hayaa
Hhh maha 200m ee waa 150B
200 Milion
Mise 200 Billion?
$156.6 billion (bilyan)
)
hhhh waxad ka soo xaday muqalkan chanalka caribaga ah we متع عقلك شخصيات nio flimkaagani waa xaran ee waxad ledahay soo bandhig
San warasha ona kufurano amiii amiiiiii
Faqiiradii madaxwaynaha noqotay Xaliima Yacquub? madaxwaynaha dalka Singapore. ua-cam.com/video/3r5VK4ACQjY/v-deo.html
1st
SO DAWO HESTA CUSUB
GOB & NASAB EE DAYAX
DALNUURSHE 2020
FULL SONG DAAWO 👇👇👇
m.ua-cam.com/video/OONuoOzt_J0/v-deo.html
$156billion USD hhh war anigu $1 mahayo
Shaqeyso wllo anigu waxaan heystaa kuu faani maayee 67,480$ da'deyduna waa 23 jir