@@abdirashidahmed7758 u can't say that u lived in every city in California, because firstly California is a large state, and besides that I haven't see any Somali in my hometown for the past 15 years
Weriye Hereri Iyo Televishanka Universaltv,waxy Dadka Soomaalida Wax Badan Ka Caawiyeen Dhinaca Xidhiidhka Iyo Iska War Haynt Dunida Dacaladeeda Aad Bey U Mahadsayihiin.
Universal TV is, no doubt, the best Somali television channel. This is because they bring the Main Street media. Abdisalan Herero, being a wonderful reporter, is the backbone of this amazing reports of the current world affairs.
Amiin diinta wax ka horeyo malahan...halkan sandiego California aniga ayaa hada ku sugan ...lakiin aduun waxuu yahay malahan.. diinteena mcn wax ka horeya ma lahan
Waxay na leyihin 20 daqiqo ba loo kala socda hadana dad ba ku dhintana gidaar ka la leyahay waa laba mid un ama koronta disha ama askar taa tooga ta waa saan ufahmay hadanan qaldanayn
hhhhhh halkan aniga ayaa ku nool sandiego ( calafornia) ogaden iyo Isaaq ma'ahi nin laandheere dagodia ayan ahay...barasho wacan...halkan dabaal ayan u imaanaa esp week end ( sabti iyo axadi) it is about 20 minutes driving 🚗from my home 🏡town. Sandiego
@@somaliwildlife Aniga ( lottery) ayan ku soo galay.. WA waqti badam iyo Qarash badan iga baxay.. marka sxb afar 4 Qaab ayaad ku soo gali kartaa. 1. Hadii aad Qaxooti tahay - barnamijka ( UN Resettlement Refugee programme) ayad ku imaan kartaa. 2. Hadii Qof ku joogo sida naag aad Qabtid waxey ku soo careen kartaa ( sponsor) 3. Lottery ayaad ku imaan kartaa sida anigaba aan ku soo galay. 4. Tahriib ayad ku soo gali kartaa dhanka 🇲🇽mexico. Lakiin tahriib kugula mataliyeen waayo aad iyo aad ayey u dhib badantahay naftaada ayaad halis galineysaa. Marka sxb afartaas Qaab ayaad ku imaan kartaa. Wabilahi towfiiq.
@@somaliwildlife tahriib hadey noqoto iska joog dad badan ayaa ku dhamaaday.. magafe ayaa ku dheer..Qarash aad u badan ilaa dhowr kun oo dollor ayaa loobaahan yahay madama safar aad iyo aad u dheer aad mareysid iyo dhul iyo bad ( sea) ah oo noolashada 50- 50 ay tahay..sxb tahriibka ma fududo dad badan ayaa bada sea ku dhintahay kuwa badan xabsiyada ayey ka buuxan. ...ayagoo lacag badan ka baxday... Marka naftaada halis ha galin sxb... Aniga diyaaradii aan NAIROBI KA SOO RAACAY WAXAN KU SOO MARAY..NAIROBI - EMITATES- LONDON- 🇺🇸USA. RAAXO AYAN KU IMID USA 🇺🇸WAAYO SI SHARCI AH AYAAN KU SOOGALAY 🇺🇸USA.
Qofki ugu wanaagsanaa uguna fiicna ugu akhlaaqda wanaag sanaa uguna udgoona uguna naxariista badaanaa waa nabi muxamad .s.c.w. pleas like garee hadhaafin walaal adoon sher dhihin🥰🥰🥰🥰
Scw
Salalaahu Calayhi Wasalam
SCW SCW SCW SCW SCW
الله اكبر
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Ilaahow muslimiinta oo idil iyo somalida kuligood janada nagu bishaareey
اميين يارب العالمين 🤲
Qĺ
Allaahuma Aamiin.
Aamiin aamiin
Aamiin yaa rabi
thank Abdisalan Harer 💚 for always showing us world through your camera lens!!
Somalida waxa kaliyah ee illahay ku karaameeyay waaa salaada oo ay jamaacada iyo masaajida ku illaliyaaaan❤❤❤❤
California the best place to live in. I have never regret to come here, living in a city where no crimes occur
Great Enjoy
@@mohamouda.dualle thanks
Hadaad email ama LinkedIn kaaga ii sheegto Waa wacan thy sxb
Excuse I’ve lived almost every city in CA
There’s always crime bcs who makes crimes are human dude.
@@abdirashidahmed7758 u can't say that u lived in every city in California, because firstly California is a large state, and besides that I haven't see any Somali in my hometown for the past 15 years
C/salaan hereri 🇸🇴🇸🇴you are our lagend cimri dheer iyo caafimad 🇸🇴kurajayn suxufiga runta ah ee somaliyed
He is somalilander adeer 🤦🏽♀️ get your facts straight ❤️🤍💚❤️💚🤍
Waxaan codsanayaa in playlist gaar ah loo sameeyo safarada Herari.
Si fiican weeye
adiga inta usamesid aya public ka digi kartaa
Thanks our senior journalist.
Weriye Hereri Iyo Televishanka Universaltv,waxy Dadka Soomaalida Wax Badan Ka Caawiyeen Dhinaca Xidhiidhka Iyo Iska War Haynt Dunida Dacaladeeda Aad Bey U Mahadsayihiin.
Mexico is so beautiful.
Universal TV is, no doubt, the best Somali television channel. This is because they bring the Main Street media. Abdisalan Herero, being a wonderful reporter, is the backbone of this amazing reports of the current world affairs.
Thnks our famous journey for all this work jazzakallah
Sharaf bay u tahay umada Soomaaliyeed in meesha laga heli karo ay tahay masjidka alxamdulilaah masha Allah. Ilaahay ha inoo daaimo
Haaye haaye haaye
Halqabsiga halyey hareri
Mexico waa dal qurux badan
mexico beutifull
legend hereri
Waa wariyaha kaliya. Si wacan.safaradiisa. Usoo gudbiya.
Your journey was so good our journalist go ahead sir
Masha allh dinta islamka allha no siyadiyo allha nagu ofsado
Amiin diinta wax ka horeyo malahan...halkan sandiego California aniga ayaa hada ku sugan ...lakiin aduun waxuu yahay malahan.. diinteena mcn wax ka horeya ma lahan
Thanks hareri for always showing us world interest me 🚶♂️ 🎠 for like 👍
Mashallah legend abdisalaam
Intaasuunbaa loo wada baahan yahay.haaye haaye
Barnamijkaan in badan ayaan sugaayey waa uuna ku mahadsanyahay Abdisalaan waxa uu ba isiibarayaa wadoyinka aan usii mari lahaa
Legend always legend
Nio aniga markaa arky Mexico wanba ka cabsaday hdane drugs iyo police ka buuxan halis buuxdo waye subxanaallah
dabaasha aad usii practice garee bro. deyrka dheer uma baahnida badaad kasoo wareegaysa dabaal camal haha
Masha Allaah.Guulaysta
Abdisalaaam hore u soco adeero 😂
Hareri Barnamijka Hareri Iyo America aad Ayaan uga helay
ASC thanks
Ee hadi Cirifka ugu dambeyo aa gartay amey wadi janada loomari laha amey halkas kutala Somalia mashaa cirifka dambo aduunka kawar doona
hhh cabdisln waa funny man waxay ka daremaysaa inay yara xayraan yihiin hhhhhhhhhhhhhhhhh
Soomaalidu jecela inay ku hadlaan soomaali adag oo ay iska dhigayaan inay mareykan ku dhasheen iyagoo cirro leh bay tageen iyo soomaaliga nagu adag waan fahmi waayay,
Best tv man
Yaa dhul maray aan hareri ahayn thnkz abdisalaan
Geedi sahan
Fantastic
Masha Allah waxbadan ayaa kafahanay c, salan
Clsalaan herari keep going
Mashallaah shukran c/salaan
War xaga bada waa laga gali karaya wlhy😅
Nio bad layskuma halayn karo 😁
Well done abdisalan waa barnaanig aad xiiso u leh kawad dadaalkaada meesha anagana waan kula socon
Mahadsanid abdisalan
Masha Allah shaqo wacan
Xaga bada ayuu ka fudud yahay qofkii dabaal yaqaan
😂😂😂 belo
Ciidanka bada ma iska hurdayaan marka shaqadooda dhan waye 😂😂 halista ugu badan waye meeshas
waaa runtaa yara xayraan ayey u eegyihiin ,,, kkkkkk
Herari Long Life and healthy
Masha Allah gabdho somaliyeed oo dadaalay ilahay ha idin barakeyo
Thanks adeer harwwri
You are always proud and Good 👍
Ustaad cabdi salaan herari aad baad u mahad santhy
Wariye Cabdisalan herari safaradiisa play list gaara haloo Sameeyo Waayo barmaamijyo Tayo leh weeyi
Meeshan waxaa lagu jiley movie la yiraahdo CAYOTE oo ka hadlaya drug cartel-ka
Tnank wll 🇸🇴💙❤
Vamos a lugar e América e lugar México
Anigu waan soo socdaa ee Cabdisalaan hereri iga warqab
Dhisme xayraan 😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃
Kee
First view and comment
😳😳
Sheikhunaaa anigaa kaa horeeyay timeka aan commentka kabixiyay bal fiiri 2 minute ayaan kaa horeeyay
@@mohamedkajiado8820 waan ogolahay wll mahadsanid
heriri mashallah wa ninku fiican xaga Visit ka .
Inta soo martay maxica ka hor intaysa marekan soo galin farta taaga☝️😀😀
Ala soomaliya dhibahasata ilahyow kasar
Aamiin
Cabdisalaam mahadsanid iskuday inaad isbaanash kuhadasho maandaaba aad Megsiko joogto . muchas gracias mi amigo
HERARI QURBE BAA IDILAY XAGEE MARA OO KA RAACAA FREEDOM AIRLINE MA NAIROBI CAIRO DUBAI AND SALALA. THANKS......
ماشاء الله
Haday saas tahay anigu bad dhac baan ahay maraykanka waxan ka galaya dhanka bada maxaaba darbiga korontadiisa igu wata balse waxay balo taalaa iyagoo dhowr feet dhanka biyaha koronto dhex dhiga
Fikirkaas aniga xataa way igu jrtaa lph ee ma shQa tagnaa kkk
War ninyohow xagee laga dagaa marka Latin America laadayo. Sideese muqalas loo helaa
Ilaaada bada ee labada wadan ma ilaawday😂😂😂
At 21:55 inta anan aqoon halkaasi waa Minneapolis, Minnesota ama Miniyabolis, Manasota🤣
Herari wariye culus
doctor ilkaha warbixin inaad kasoo dubtan ayey aheyd
Lkii waxaa laysheegey waxaa la sheeg
Hareer
Walaahey qararac baa kayeertey😂
War aniga tan ma bixi mayO Hadan lacag yar ku helo
Tanaa I london ah
Tee sxb ma Mexico 🇲🇽
Maya xagaa waxaa kaa xiga jaban iyo Asia
Qaadka looga soo cross xuduuda mexcico iyo america anaa rabo inan kasoo gudbe
Herire waa wariyah wngsn
Geed kaama danbeeyo abdisalamow kkkk
subscribta labooba waxa aad helaysaan
wax qalbigu ku xasilo
Waxaa dareemaysaa inay xoogaa xayraan yihiin hhhhhhhh
Asc walaal
Cajiib sheekhaw arab iyo somali uu u turjumaayo mexican
🤣🤣🤣 miyaa laayabtay
dadkana wey afdubtaan abdisalanow
Abdisalaan waa funny dhisamayaasha Maxico inay yar xayraan yihiin baad dareemasyaa kulahaa (10:43'), waa iga qosliyey- hhhhhhhhhh
YAA AMERICA II DHOOFINAYA SOMALIYEED I LOVE AMERICA 🤔
aniga aya ku wdta
Hadaan ku dhoofiyo armaad hadhaw tidhaa maxad ahayd kuma aqaane 😆😆
@@IdontKnow-hh2fc wlltinimo igu dhoofi 😁
@@fuadwalimuhamad7692 passport maso sameysta hda🙄
@@farxiyahasan846 xagee joogta
saxafi caal;aMIYA
Dhisme xayraannnnnnn hhhhhhhh inagana somali ahaannnnn kuwaaasaaaa qurux aynu u aragnaaaaaa
Masjiid meel walba wuu kuu yalas
☪️🕋🕌 Islamka allaha barakeyo
cabisalam hereri camera man kiisu nasiib badana
Ma aha Minneapolis hareeri waxay ku talaa bloomington mn France Cub foodka u dhow yahay
Dadka siliiga ka tallaabaya maxaa dila ma korontada ku xidhan mise duruuf kale ayaa disha yaa meesha maray
Waxay na leyihin 20 daqiqo ba loo kala socda hadana dad ba ku dhintana gidaar ka la leyahay waa laba mid un ama koronta disha ama askar taa tooga ta waa saan ufahmay hadanan qaldanayn
HERARI i whant to join you one trip in the world 🌎
waxaad dareemay inay yar xaarin yihiin kakak waad iga qoslisay wariye
« inay yara xayraan yihiin baad dareemysa» 🤣🤣
What does xayraan mean? Macnahiisu waa maxay? Ma fahmin.
Nio Mad camara mankaga iga dhigtidna Abdisalaanow 💬
Alaska uunba kuu dhiman saan filaayo
Tijuana is pronounced “Ti-waana “
Maar hadu Cabdisalan universal tv ka tagay yaa nor samayn programayda noocan 🤔😪 universal big mistake Cabdisalan noo soo caliya 😪
Waliba. Si xaqiiqa. Camara mankiisana.lamid.
Ogaadeen iyo isaaq iswareesanayo kkkkkk
hhhhhh halkan aniga ayaa ku nool sandiego ( calafornia) ogaden iyo Isaaq ma'ahi nin laandheere dagodia ayan ahay...barasho wacan...halkan dabaal ayan u imaanaa esp week end ( sabti iyo axadi) it is about 20 minutes driving 🚗from my home 🏡town. Sandiego
@@shantasomaliofficial7451 ninyohow sideen ku imaan karaa wadankaas from kenya
@@somaliwildlife Aniga ( lottery) ayan ku soo galay.. WA waqti badam iyo Qarash badan iga baxay.. marka sxb afar 4 Qaab ayaad ku soo gali kartaa.
1. Hadii aad Qaxooti tahay - barnamijka ( UN Resettlement Refugee programme) ayad ku imaan kartaa.
2. Hadii Qof ku joogo sida naag aad Qabtid waxey ku soo careen kartaa ( sponsor)
3. Lottery ayaad ku imaan kartaa sida anigaba aan ku soo galay.
4. Tahriib ayad ku soo gali kartaa dhanka 🇲🇽mexico. Lakiin tahriib kugula mataliyeen waayo aad iyo aad ayey u dhib badantahay naftaada ayaad halis galineysaa.
Marka sxb afartaas Qaab ayaad ku imaan kartaa. Wabilahi towfiiq.
@@shantasomaliofficial7451 thank you walaale the first 3 maawoodo marka tahriibku waa my only option
@@somaliwildlife tahriib hadey noqoto iska joog dad badan ayaa ku dhamaaday.. magafe ayaa ku dheer..Qarash aad u badan ilaa dhowr kun oo dollor ayaa loobaahan yahay madama safar aad iyo aad u dheer aad mareysid iyo dhul iyo bad ( sea) ah oo noolashada 50- 50 ay tahay..sxb tahriibka ma fududo dad badan ayaa bada sea ku dhintahay kuwa badan xabsiyada ayey ka buuxan. ...ayagoo lacag badan ka baxday...
Marka naftaada halis ha galin sxb...
Aniga diyaaradii aan NAIROBI KA SOO RAACAY WAXAN KU SOO MARAY..NAIROBI - EMITATES- LONDON- 🇺🇸USA. RAAXO AYAN KU IMID USA 🇺🇸WAAYO SI SHARCI AH AYAAN KU SOOGALAY 🇺🇸USA.
Ku salaamay
Haà
qamistii 30 Aheed not Tariq 2 qamis 😅😅
Bablo hda caaan miyaa hhhh
M.a
Shaqowanaagsan
Waxaad dareemaysaa dhismo yaal xayraan ah
😂😂😂