Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha allaah team Xhargeisa ustaad axmedna waa mahadsanyahay xasuus iyo afyahanimo intaba masha allaah
Axmed waa rageedi x haregsa
aaryaa waa iskuulkaygii
Iskulka Axmed’s dhagax
Skilka Axmed’s dhagax
Soo dhawow Adeero Dalmar waa lagu tebay ayaantan, hawsha waxaa si wacan u waday saaxiibkaa X.Hargeysa
Mahadsanid adeer sida fiican eed noola socoto , waynu Soo badinaynaa idamka allah
@@Dalmarvlogsdad badan baa aad idiinla socda si fiican waad u soo gudbisaan waxay dadku u baahan yihiin siiba x hargeisa.. aad baan idiinku mahadineynaa ale khayr ha idiin siiyo aduun iyo aakhiraba
Maamule Siciid cilmi tukaale alle ha unaxariistee jaarbaanu ahayn 2001-kii ilaa 2004. Xaafada geedgoble.
❤❤❤
Talo: markaad qof kale waraysanaysid kaamarada ha eegine qofkaad la hadlaysid eeg. Haddii kale adigu uunbaa isdaawanaya.
I cannot believe ganad stadium become that small
X hargeisa kooxdee taageertaa 😂❤
Real Madrid Spain
X hargysa 😂😂😂
Mar bey dawlada hoose geli jirtey
Axmed’s dhagax
Cajaa'ib, wakhtigu muxuu cararayaa. Ninkaas yidhi ciyaartoydii hore waxa aan ka garanayaa Bidha iyo Xasan Saas, kuwaasi kuway kubadda usoo qaban jireen tolow muxuu odhan 😂
😂😂😂
@@Dalmarvlogs 😂😂
Mukhtaar Waa Run Wakhtiga Isdaba Socda Maxaan Xasuustaa Wakhtigii Kubada, Waxbarashada Iyo Waayihii Ganad Wax Badan Aadbaan Kuu Salaamayaa.
@@tayoqaran.1446 aad sxb. Wax badan ayaa is bedelay. Xiligaa aan sheegayo wiilkan la waraysanayaa in aanu jirin ayaa dhici karta.
Xaqiiq waase Aduunka Oradka ah@@mukhtarselef2616