CALAMADA IYO CAWA HARGEISA NIGHT 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • CALAMADA IYO CAWA HARGEISA NIGHT 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 10 днів тому

    Calaamadan ku noolanjiray wax ka garanmayo maadama 98 igu danbeeysa :) beautiful masha Allah.

  • @nurasaeed5381
    @nurasaeed5381 3 місяці тому +5

    انا دائما اتابعكم
    اختكم من الصومال من هاجيسا
    ولكن لا اعرف اكتب الصومالي
    جدااا جدااا احب اكس هارجيسا

    • @nurasaeed5381
      @nurasaeed5381 3 місяці тому +1

      انا مقيمه في دوله الكويت

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +1

      لنا شرف أختي نصرا وشكراً للمتابعه معنا وانشاء الله بنسوي قناه العربي

    • @nurasaeed5381
      @nurasaeed5381 3 місяці тому

      شكرا ​@@XHARGEISA

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 3 місяці тому

    Masha Allah xaftayadi adbay u dhisabtay❤

  • @monano4257
    @monano4257 3 місяці тому +3

    أتمنى التوفيق لقناتكم وفعلا في فترة قصيرة عرفت هرجيسا وحارتها.. الله يعطيكم العافية، ان شاءالله إذا صار عندي فرصة راح أزورها لاول مرة. اختكم من مواليد السعودي وعايشة في امريكا.

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +2

      Manshalah wllo fursad wacan bay NOQOTAY Inan kula Soo wadaagno magalada hargesia halkee AYAAD JECLAAN LAHEED INAN kula so wadaagno xafade mahadsinid

  • @anabguleid650
    @anabguleid650 3 місяці тому

    Mallkaa aad canaha ka iibsatay waa biidhaan mall ALLAH ha u naxariisto Amiin

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 місяці тому +1

    waan kaaga mahad celinayaa inaad soo duubtid adigoo Waliba lugeenaya...2023 July Ayaan imi sland anigoo ka maqnaa 20 sano markaas Calaamada Ayaan Iman Jiray habeenkii waan xasuustey halkan aad mateysid imika..

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 місяці тому

    Masha alla barikallaa

  • @awilomar8383
    @awilomar8383 3 місяці тому

    Mahadsanid wll, xusuus dheer ayaad na gelisee. Hore u soco wll. Weli waxaad mooda in aan wadooyinka wax wayn laga qaban , lkn waa la gaadhi insha allah

  • @MunaHusseinAli
    @MunaHusseinAli Місяць тому

    Wah xafadaha calamada

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 3 місяці тому

    Jigjiga yar soo duub Night

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 3 місяці тому

    MashaAllah xaafadaydii😊😊

  • @abdilahizidan
    @abdilahizidan 3 місяці тому

    Sabadii casayd soo gaadh sxb oo ku qabo

  • @abdilahizidan
    @abdilahizidan 3 місяці тому +1

    Telecom axya qaraami hore

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 3 місяці тому +1

    Legend xasuus weyn bay i galisaa videoyadaadu pick up to you brother iskuulka sare biya dhacay iyo ka hoose ayaan jeclaan laha inaad muuqaal kasoo duubto haday macquul tahay bro🙏

  • @عول-ق7و
    @عول-ق7و 3 місяці тому

    ماشاءالله عليك يا هرجيسا x

  • @samiyamohamed4729
    @samiyamohamed4729 3 місяці тому

    Please edit inag jar hagaajin

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      Sorry wllo Kuma fahmin

    • @AbdeShiesty
      @AbdeShiesty 3 місяці тому

      @@XHARGEISA Editing is kaa hagaji

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 3 місяці тому

    Waa tuulo

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому

      WAAD KU MAHADSANATAY FALADAADA PLEASE SUBSCRIBE WLLO CHANNEL NALA WADAAG HALKEE AYAAD JECLAAN LAHEED INAN KULA SOO WADAAGNO

  • @suhaybgaming9808
    @suhaybgaming9808 3 місяці тому +1

    Niow kalaye intaba ma soo dhasf tide calamadaha iyo new hargeisa garxajis ini baraya na dheh ishaboorama meedaye pepsiga umadii kale meedaye yaab

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  3 місяці тому +1

      Sxb Instagram ka iga so xidhiidh I need qof xafada ah OO AAD igu so xidhid si aan ula so duubo mahadsinid Instagram SAAM MOO

    • @salaansare
      @salaansare 3 місяці тому +2

      dadki qalbigu taagna miyaad tahay inanka marna fal ama wax qabyaalada dhirigelinaya mu samayn , ee caqli xumada guriga hooyada hala so dhaafin pls

    • @Shuruuqhassan
      @Shuruuqhassan 3 місяці тому

      Waxa laga had laya xafada EX HARGAYSA WEEYE HAMACOOW XAFADAN CALAMADU WA EX HARGAYZA

  • @abdilahizidan
    @abdilahizidan 3 місяці тому

    Albayk asalkii hore maxa la odhan jiray meesha ay ku jirto soo sheega sxbyaal