BUUFISKA SOOMALIDA MAXAA KEENA AQOONYAHAN SAMATALIS XAYLE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • BUUFISKA SOOMALIDA MAXAA KEENA AQOONYAHAN SAMATALIS XAYLE OO BARTAY PHSCHOLOGY AND PHILISIPHY

КОМЕНТАРІ • 13

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 5 місяців тому

    Weliga wariye kajaahilsan ma arag, samatalis waa faylasuuf

  • @bashirgulled4447
    @bashirgulled4447 3 роки тому +2

    Wareye aan aqoon laheyn ilah ima horkeno

  • @Yahyemohamed607
    @Yahyemohamed607 Рік тому

    Horta wariyaan Muxuu ahaa? Qaab wax loola doodana ma Yaqaano, ninka Wuu nabayaa Waa Maxay?

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597

    Wxaa Yiri Somali wax ma qoraan dhibta awoowe ayey Ku noqonayaan # dhibta halaag ayey Ku dhex jiraan iyaga #taarikhd sheego oo Keliya tahay

  • @faaidochannel5545
    @faaidochannel5545 3 роки тому

    Wariyahaan magaciisa Hala iisheego asxaapta

  • @dr.abdisamadsalebanaden1210
    @dr.abdisamadsalebanaden1210 2 роки тому

    aqoonyahan samatalis.

  • @sahalyare7653
    @sahalyare7653 5 років тому

    aqoon diin islaam laheen waa 0

  • @bodayeabod4345
    @bodayeabod4345 3 роки тому

    wariyha hala badalo wax mafahmaayo manta dhan waxow kucelcelinayaa 1 hal su aal yaaab badal badal

  • @award-eg6jb
    @award-eg6jb 5 років тому +1

    Walahi ninkan xabad garaad ah ma leh aqoontiisuna waa been been

    • @elmnycollin1508
      @elmnycollin1508 4 роки тому +4

      Maxaad ula jeedaa garaad ma leh iyo aqoon. Qof haddaad dhaliilayso ama aad rabto inaad buriso wax uu yiri ama uu qoray waa inaad tilmaamtaa iyadoo qodobaysan. Haddii kale, waxba kama duwanid qof dhuuso ka fakatay😂😂😂😂😂

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Рік тому

      Cayda negative adiga sida hadlaya wax no sheeg Marka kkkkk